Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Ciyaaraha (Page 32)

Kooxda Tottenham Oo dalab ka gudbinayaan weeraryahanka kooxda Roma Erik Lamela

Kooxda Tottenham Oo dalab ka gudbinayaan weeraryahanka kooxda Roma Erik Lamela

maantasomaliland):-Tottenham ayaa weli ka doodeysa hadii ay dalab ka gudbinayaan weeraryahanka kooxda Roma Erik Lamela kaasoo lagu qiimeeyo 30 milyan ginni, sida ay qortay jariirada England ka soo baxda ee Daily Mial. Agaasimaha dhanka farsamada kooxda Spurs Franco Baldini hore uga soo shaqeeyay Roma ayaa si wacan u yaqaana Lamela oo uu ku arkay 21 […]

Metalist Kharkiv Oo Laga Mamnuucay Inay Ka Qeyb Qaadato Champions League.

Metalist Kharkiv Oo Laga Mamnuucay Inay Ka Qeyb Qaadato Champions League.

maantasomaliland):-Uefa ayaa ku dhawaaqday in kooxda Metalist Kharkiv laga mamnuucay inay xilli ciyaareedkan ka qeyb qaataan tartamada Yurub ka dib markii dacwad laga furay lagu helay inay ku kaceen fadeexada qamaarka ee ciyaaraha natiijooyinkooda la qorsheeyo. Metalist ayaa ku dhameysatay kaalinta labaad horyaalka Ukraine, waxaana ay sidaasi ku buukinteen wareega seddexaad ee isreebreebka Champions League, […]

Ciyaaryahanka Franck Ribery: Waxaan Ka Fiirsaday Inaan Ku Biiro Barcelona

Ciyaaryahanka Franck Ribery: Waxaan Ka Fiirsaday Inaan Ku Biiro Barcelona

maantasomaliland):-Franck Ribery ayaa qirtay inuu ka fiirsay inuu ka tago Bayern Munich oo uu ku biiro Barcelona xagaagii 2009, laakiin uu ugu danbeyn doortay inuu sharfo qandaraaskiisa waxaana uu iska sii joogay Allainz Arena. Xiddiga reer France ayaa sannado yar ka hor waxaa si aad ah loola xiriirinayay Real Madrid, laakiin waxa uu haatan shaaca […]

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

maantasomaliland):-Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasheena meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa wararka xanta ah ee wargeysyada ka soo baxa Ingariiska, Spain iyo Talyaaniga ay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo aan saaka indhaha soo marmarinay. Xuquuqda wararkaan waxaa iska leh wargeysyada ama warbaahinta ku hor qoran, Laacib.net mas’uul […]

Qorshaha Labaad Ee Wenger Hadii Suarez Uu Anfield Sii Joogo… Michu Ama Edin Dzeko.

Qorshaha Labaad Ee Wenger Hadii Suarez Uu Anfield Sii Joogo… Michu Ama Edin Dzeko.

maantasomaliland):-Arsenal ayaa u gudbeysa qorshaheeda labaad ee ay ku raadineyeen gooldhaliye fiican, iyagoo haatan garwaaqsaday inay seegi karaan saxiixa Suarez, waxaana ay doonayaan midkood Michu ama Dzeko sida ay sheegeyso Daily Mail. Gunners ayaa weeraryahanka Liverpool ka dhigatay diiradooda koowaad ee xagaagan, waxaana durba laga soo diiday labo dalab oo ay u gudbiyeen kooxda Anfield […]

Ciyaaryahanka Luis Suarez Oo Maankiisa Bedelay: Waxaaan Sii Joogayaa Liverpool.

Ciyaaryahanka Luis Suarez Oo Maankiisa Bedelay: Waxaaan Sii Joogayaa Liverpool.

maantasomaliland):-Luis Suarez ayaa u sheegay wargeys Uruguay ka soo baxa in jaceylka uu ka helay taageerayaasha Liverpool inay ka dhaadhicisay inuu mustaqbalkiisa dhow u hibeeyo kooxda. Weeraryahanka ayaa si weyn u bedelay maankiisa isagoo xagaagan oo dhan dalbanayay in la iibiyo. “Haatan waan sii joogayaa, sababtoo ah jaceylka aan ka helay dadka reer Liverpool” ayuu […]

Labada Kooxood ee Liverpool iyo Tottenham oo ku dagaallamaya saxiixa Willian

Labada Kooxood ee Liverpool iyo Tottenham oo ku dagaallamaya saxiixa Willian

maantasomaliland):-Kooxda Liverpool ayaa u diyaar garoobeysa in ay gor-goriso xiddigga kubbad sameeyaha ah ee reer Brazil, Willian, oo ka tirsan kooxda sii musallafeysa ee Anzhi Makhachkala. Xiddggan ayaa kooxdiisa ku qiimeysaa 35 milyan oo Gini, waxeyna kooxda Liverpool tartan xooggan kala kulmeysaa kooxda Tottenham oo in muddo ah raadineysay ciyaaryahankan 25 jirk ah. Liverpool ayaa […]

Werar Yahanka Kooxda Livepool ee Gerrard oo sheegay in Rooney si wanaagsan u ciyaari doono, iskana indha tiray hadal-heynta

Werar Yahanka Kooxda Livepool ee Gerrard oo sheegay in Rooney si wanaagsan u ciyaari doono, iskana indha tiray hadal-heynta

maantasomaliland):-Weyne Rooney ayaa lagu wadaa in uu ciyaaro kulanka Arbacada manta ah ee xulkiisa England la yeelan doono xulka Scotland markii ugu horreysay muddo 14 sano ah. Kabtanka xulka qaranka Ingiriiska, Stephen Gerrard ayaa sheegay in Weyne Rooney uu ciyaari doono kulankaas waliba si wanaagsan, wuxuuna diiday in uu ka hadlo mustaqbalka Rooney ee Man […]

Kooxda Arsenal oo Bendtner ku beddelaneysa Difaac Cusub

Kooxda Arsenal oo Bendtner ku beddelaneysa Difaac Cusub

maantasomaliland):-Weeraryahanka Arsenal kaga maqnaa amaahda labadii sano ee u dambeysay, Nicklas Bendtner ayaa wali doonaya in uu ka tago kooxda Arsenal kagadaal markii uu kasoo laabtay amaah uu xilligii dhammaaday kusoo qaatay Juventus. Macallinka Arsenal, Arsene Wenger ayaa hadda billaabay qorshe uu Bendtner uga beddelanayo kooxda Malaga ee dalka Spain difaaceeda dambe ee midigta Jesus […]

Ciyaaryahanka De Rossi oo Toddobaadkan go’aan kama-dambeys ah ka qaadanaya mustaqbalkiisa

Ciyaaryahanka De Rossi oo Toddobaadkan go’aan kama-dambeys ah ka qaadanaya mustaqbalkiisa

maantasomaliland):-Xiddigga khadka dhexe ee kooxda Roma, Daniel De Rossi ayaa sheegay in ugu dambeyn go’aan rasmi ah ka gaari doono mustaqbalkiisa toddobaadkan. De Rossi oo magaciisa dhex wareegayay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bilihii u dambeeyay ayaa hadda gudanaya waajibaadka xulka qaranka Taliyaaniga oo ciyaar saaxiibtinnimo la yeelanaya xulka Argentina. Wuxuu sheegay in uu go’aan rasmi […]

Ciyaaryahanka Ibrahimovic oo sheegay in uu dhammeysanayo Qandaraaskiisa PSG

Ciyaaryahanka Ibrahimovic oo sheegay in uu dhammeysanayo Qandaraaskiisa PSG

maantasomaliland):-Weeraryahanka kooxda PSG ee dalka France, Zlatan Ibrahimovic ayaa sheegay in uu dhammeysanayo heshiiskiisa kooxda, kadib hadal-heyn badan oo la xiriirineysay in uu ka tagaayo kooxda. Ibra oo 31 jir ah ayaa qandaraaskiisa kooxda Parc Des Princes ku ciyaarta waxaa uga harsan laba sano, waxaana lala xiriirinayay in uu kooxda ka tagayo markii ay soo […]

Ciyaaryahanka Eto’o Oo Sheegay Inuu sii joogayo Anzhi

Ciyaaryahanka  Eto’o Oo Sheegay Inuu  sii joogayo Anzhi

maantasomaliland):-Wararka ka imaanayay Ruushka maalmihii u dambeeyay ayaa sheegayay in kooxda Anzhi Makhachkala ay iibin doonto qaar ka mid ah ciyaartoydeeda mushaarka badan qaata kagadaal markii ay dhaqaalo yari soo wajahday. Weeraryahanka kooxda Samuel Eto’o oo ah ninka ugu mushaarka badan kubbadda cagta adduunka, ayaa lala xiriirinayay in uu ka tagayo kooxda oo uu ku […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com