Home » Entries posted by MaantaSomaliland (Page 4)

Sanuunad Kaluun iyo Bariis

Sanuunad Kaluun iyo Bariis

Sanuunad Kaluun iyo Bariis cad

Jananada Bilaysku Gar Daranaa Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray

Jananada Bilaysku Gar Daranaa  Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray

  Jananada Bilaysku Gar Daranaa Rag is gurayee. Hashii geela cuntoo cabaadaysa miyaa?. Masuuliyiinta Wargeyska HUBAAL aad iyo aad bay u dul qaateen. Saw maaha kuwii la shirqoolay ee dilka lala beegsaday misna iyagii la xidhay hadana. Saw maaha kuwa ilaa iyo hadda Madaxwayne Silanyo uga fadhiya keliya inay cadaalad helaan ee aakhirkii la yidhi […]

“Xukuumaddu meel dalkiiba lala wareegay oo calan soomaaliweyn lala cararayo, qaarna la xasuuqay ayey kursi aan jirin ku Yoto’day oo ciidan isku wareejinaysaa….” Muj.Xasan Guure.

“Xukuumaddu meel dalkiiba lala wareegay oo calan soomaaliweyn lala cararayo, qaarna la xasuuqay ayey kursi aan jirin ku Yoto’day oo ciidan isku wareejinaysaa….” Muj.Xasan Guure.

Hargeysa(Maanta Somaliland) Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa xukuumadda Somaliland ee uu Gadh-wadeenka ka yahay madaxweyne Axmed Siilaanyo ku Eedeeyey inay Lumisay Goboladdii dalka ugu muhiimsanaa, isla-markaana sababtay in Cadawgu cidla ka helo.Xasan Guure Jaamac oo waraysi gaar ah siiyey wargeyska Hubaal, ayaa tilmaamay inaanay xukuumadda ka muuqatanin wax qiimayn […]

“Filina Maayo In Midkood Wado Maslaxad-Ummadeed Ee Dadkuun Baa Noqday Baadi Dugaag Kala Ceshanayo” Abwaan Weedhsam

“Filina Maayo In Midkood Wado Maslaxad-Ummadeed Ee Dadkuun Baa Noqday Baadi Dugaag Kala Ceshanayo” Abwaan Weedhsam

“Xaalada Xilligan Aan Ku Jirnaa Waa Mid Kadeedan Oo Aan Qurux Badnayn, Siyaasiyiinteena Oo Dhan Dani Ku Baday Ayuun Baan U Arkaa” Hargeysa, – Abwaanka da’da yar ee Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa xaalada dalku marayo wakhtigan si wayn uga dayriyey, kaas oo sheegay inaan la mahadinin xukuumadda talada haysa ee xisbiga Kulmiye ee uu […]

Daawo WARAYSI WASIIRKA ARIMAHA DIBADA SOMALILAND MAXAMED BIIXI YOONIS

Musharaxa madaxweynaha xisbiga siyaasiga ah ee ucid ayaa daaha ka fayday in ay qaban doonaan wax kasta oo dhaca mudaharaad ay hore u mudeeyeen

Musharaxa madaxweynaha xisbiga siyaasiga ah ee ucid  ayaa daaha ka fayday in ay qaban doonaan wax kasta oo dhaca mudaharaad ay hore u mudeeyeen

Musharaxa madaxweynaha xisbiga siyaasiga ah ee ucid Mudane jamaac Cali Xuseen ayaa daaha ka fayday in ay qaban doonaan wax kasta oo dhaca mudaharaad ay hore u mudeeyeen kaasi oo ay ku Musharaxa madaxweynaha xisbiga siyaasiga ah ee ucid Mudane jamaac Cali Xuseen ayaa daaha ka fayday in ay qaban doonaan wax kasta oo dhaca […]

Wargelin Mihiim Ah Oo Ku Socota Taageerayaasha Xisbiga UCID

Wargelin Mihiim Ah Oo Ku Socota Taageerayaasha Xisbiga UCID

 REPUBLIC OF SOMALILAND       Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka                                                                                                           {UCID}                                                                                                                                                                                 Justice and Welfare Party     Ref/UCID/943/2013                                                                                                Date: 09/12/2013   WAR SAXAAFADEED HARGEYSA Ujeedo/War Galin Muhiim Ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Maroodi Jeex Ama Hargeysa Md: Faysal Abiib Gudhane Waxaa Uu Ku War Galinayaa Dhamaan Tageerayaasha Xisbiga Ucid Ee Caasimada Hargeysa In Ay Ka Soo […]

Of Titans and Trolls by:Ahmed M.I. Egal

During the last two weeks we have lost two titans of African politics: the first, and somewhat lesser giant, was Ambassador Axmed Maxamed Adan (Qaybe) of Somaliland, and the second, was the inestimable Madiba – Nelson Mandela of South Africa. Clearly, Mandela was a figure of global renown that is known and loved the world […]

Soomaalida iyo Dawladnimada – Qalinkii: Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”

Markii la dawladoobay in badan oo soomaalida ah waxaa ku dhacay waxa aynnu ku sheegi karro ”iswaayid”. Taasi waa qofka oo nafsad ahaan ka la luma oo jahawareera oo ay waaya’aragnimadiisa, filashadiisa, dareenkiisa iyo garashadiisu ka la qubtaan habsamida nafsadeedna ka xumaato. Iswaayiddu wax ay dhacdaa marka la galo xaalad nololeed oo aad uga duwan […]

Adams World Alif for Allah

Adams World Alif for Allah

Halkan Ka Daawo Warka Galabnimo Ee HCTV

Halkan Ka Daawo Warka Galabnimo Ee HCTV 09.12.13 Hagreisa By By Abdiaziz Ibrahim Cali Dheere

TAARIIKHDA SOOMAALIDA ISIR RAACA AFSOOMAALIGA

TAARIIKHDA SOOMAALIDA ISIR RAACA AFSOOMAALIGA SOO SAARE CABDI GOOD 07 12 2013 QAYBTA 3AAD

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com