Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 618)

(sheekh cabdilaahi diiriye ssoraan),waxaanan Bulshada uga digayaa khatarta iyo dambiga Heesuhu ay leeyihiin, Heesaha iyo Muusigu waa Xaaran, Nafta iyo Shaydanka ayaana jecel,

(sheekh cabdilaahi diiriye ssoraan),waxaanan Bulshada uga digayaa khatarta iyo dambiga Heesuhu ay leeyihiin, Heesaha iyo Muusigu waa Xaaran, Nafta iyo Shaydanka ayaana jecel,

Sheekh Cabdillaahi Diiriye Sooraan, oo hadda ka mid ah Culimada dalka, ayaa waxa uu ka waramay aqoonta uu u lahaa ALLE ha u naxariiste Maxamed Axmed Kuluc oo ay fanka ku wada jiri jireen, ka hor intii aanu Sheekh Sooraan ka bixin, waxaanu ka waramay aqoontii uu lahaa, inta Caruur ah ee uu Ifka kaga […]

Dhaqaalaheennu waa xoolo, waxa tirada xoolaheenna lagu qiyaasaa sidaan filayo 18 ilaa 20 milyan”Dr Sacad Cali Shire

Dhaqaalaheennu waa xoolo, waxa tirada xoolaheenna lagu qiyaasaa sidaan filayo 18 ilaa 20 milyan”Dr Sacad Cali Shire

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay heerka xoolaha nool ee Somaliland ka qaataan dhaqaalaha dalka iyo siyaabaha loo qiimeeyo. Dr. Sacad oo ka qaybgalay kulan ka dhacay huteelka Maansoor ee Hargeysa maanta oo lagu qiimeeynayey mashruuca horumarinta caanaha xoolaha Somaliland oo la bilaabay sannadkii 2013-kii, waxa uu sheegay in khayraadka […]

Mujaahid Ibraahin Xuseen(Dhegoweyne), oo ka tirsan siyaasiyiinta ku midaysan madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka ayaa ku dooday in gabi ahaanba la baabi’iyay wixii umadda Somaliland hore ugu heshiisay loona baahan yahay in la iskaga yimaado lagana wada tashado aayaha Somaliland.

Mujaahid Ibraahin Xuseen(Dhegoweyne), oo ka tirsan siyaasiyiinta ku midaysan madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka ayaa ku dooday in gabi ahaanba la baabi’iyay wixii umadda Somaliland hore ugu heshiisay loona baahan yahay in la iskaga yimaado lagana wada tashado aayaha Somaliland. Mujaahid Ibraahin Dhegoweyne oo saxaafadda kula hadlay Hargeysa ayaa Xukumadda dhaliilo culus u jeediyay “Wixii […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Bookhday Dadka Yemen Ka Soo Cararay Ee Berbera Ku Sugan

Madaxweynaha Somaliland Oo Bookhday Dadka Yemen Ka Soo Cararay Ee Berbera Ku Sugan

Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo oo safar ku jooga Berbera ayaa maanta wuxuu ku booqday xarumaha lagu nasiyo magaalada berbera dadka qaxootiga ah ee ka soo cararay dagaalka yemen . Madaxweynaha oo qaxoontiga soo dhex maray waxa uu kor u qaaday qaar ka mida caruurtii ku sugnayd kaamka qaxoontiga oo ah kaamka koowaad ee […]

Mareeyaha Dekeda Berbera Cali Xoor-xoor sharaxaada uu ka bixiyay Dhismaha Dekeda waxa uu ku xusey Mustaqbal ahaan qorshaha

Mareeyaha Dekeda Berbera Cali Xoor-xoor sharaxaada uu ka bixiyay Dhismaha Dekeda waxa uu ku xusey Mustaqbal ahaan qorshaha

Mareeyaha Dekeda Weyn ee Somaliland Eng Cali Cumar Maxamed(Cali xoor-xoor),ayaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo),oo kormeer ku tagay Marsada Berbera qeybta labaad ee xiligan dhismuhu ku socdo faafaahin dheeraad ah ka siiyay siyaabaha loo kordhinayo Dekeda iyo qalabka loo istcmaaley,iyo waliba qorsayaasha iyo qaababka looga danleeyahay dhismahaasi. Mareeyaha Dekeda Berbera Cali Xoor-xoor sharaxaada uu ka […]

Mudaneyaasha golaha guurtida Somaliland ayaa fadhi ay xaruntooda ku yeesheen galinkii hore ee sabtida maanta waxay ku sii adkeeyeen go’aankooda ay muddo xileedka ugu kordhiyeen Madaxweyne Siilaanyo, kuxigeenkiisa iyo wakiilada, iyagoo deedafeeyay heshiiska Asxaabta qaranka iyo Xukumadda.

Mudaneyaasha golaha guurtida Somaliland ayaa fadhi ay xaruntooda ku yeesheen galinkii hore ee sabtida maanta waxay ku sii adkeeyeen go’aankooda ay muddo xileedka ugu kordhiyeen Madaxweyne Siilaanyo, kuxigeenkiisa iyo wakiilada, iyagoo deedafeeyay heshiiska Asxaabta qaranka iyo Xukumadda. Mudaneyaasha ayaa sheegay in go’aankoodu yahay mid sharci ah kana mid ah shuruucda qaranka, waxaanay diideen heshiiska saddexda […]

HADII AANU MADAXWEYNUHU KULA SOCON, HADALKA SALEBAAN GAAL MEEL FOG MA JIRO

HADII AANU MADAXWEYNUHU KULA SOCON, HADALKA SALEBAAN GAAL MEEL FOG MA JIRO

saleebaan gaalMudo Kordhinta. Guurtidu in ay gole dastuuriya ahaato waxa ka dhigey dastuurka, kuma fadhiyaan nidaamkii u dastuurku jideeyey in ay ku yimadaan, muddo kordhinta ay sameeyaana kuma cayina duruufaha u dastuurku baneeyey, weli Somaliland waxa ay muddo dheer awood u weydey in ay sharciyeeyaan qodobka muddo kordhinta marka ay arrimo farsamo caqabad ku noqoto […]

Kooxda Arsenal Oo Markii Labaad Oo Isku Xiga Ku Guulaystay Koobkii 12aad FA Cup-ka Ingiriiksa,+SAWIRRO.

Kooxda Arsenal Oo Markii Labaad Oo Isku Xiga Ku Guulaystay Koobkii 12aad FA Cup-ka Ingiriiksa,+SAWIRRO.

Kooxda Arsenal ayaa dhigtay rikoor cusub, kadib markii ay hanatay koobkii 12aad ee FA Cup Ingiriiska oo ah Koob qadiimi ah, iyadoo markii labaad oo isku xigta hanatay. Arsenak ayaa 4-0 uga badisay kooxda Aston Villa oo Sema Finalka ku soo reebtay kooxda Liverpool, waxaana ciyaartan Final-ka ay ka dhacday garoonka Wembley. Ciyaartoyda Arsenal oo […]

XILDHIBAAN C/QAADIR ISMAACIIL JIRDE OO BOOQASHO KUJOOGA DALKA MARAYKANKA(SAWIRO).

XILDHIBAAN C/QAADIR ISMAACIIL JIRDE OO BOOQASHO KUJOOGA DALKA MARAYKANKA(SAWIRO).

Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Barlamaanka Somaliland Xildhibaan Abdil-Qadir Ismail Jirde oo Booqasho ku jooga dalka Maraykanka ayaa dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan dalkaasi Maraykanka gaar ahaan Gobalada TN iyo OH kala qayb galay dabaaldaga xuska 18th May. Xildhibaan A-Qadir Ismail Jirde oo ku yimi dalka Maraykanka martiqaadyo uu kahelay Jaaliyadaha Somaliland ee ku nool […]

Somaliland: State to Resume Hosting Somalis Fleeing Yemeni War

Somaliland: State to Resume Hosting Somalis Fleeing Yemeni War

The government of Somaliland has rescinded its decision barring citizens of Somalia escaping war in Yemen from entering the country. According a press statement released by line ministries in Hargeisa pledges of financial, material and logistical support made by the United Nationals High Commissioner for Refugees-UNHCR and the International Office for Migration-IOM makes it possible […]

Somaliland: Energy Ministry Unveils Biogas Technology

By: Yusuf M Hasan HARGEISA Citizens have been urged to switch from use of charcoal based appliances to those utilizing biogas. “This is as a prelude to protecting the environment and creating employment in the country” said the Somaliland energy minister Eng. Hussein Duale during a ceremony unveiling biogas technology and appliances at his ministry […]

Xukuumadda Somaliland Oo Dib U Fasaxday Qoxoontigii Somalia Ee Ka Soo Degayay Dekeda Berbera

Xukuumadda Somaliland Oo Dib U Fasaxday Qoxoontigii Somalia Ee Ka Soo Degayay Dekeda Berbera

Wasiirka Dib u dejinta Somaliland Cali Siciid Raygal, ayaa ku dhawaaqay in dib loo fasaxay qaxoontiga u dhashay koonfurta Somalia kadib markii dhawaan xukumaddu mamnuucday qaxoontiga koonfurta u dhashay ee Somaliland soo gaadhaya.waxa uu sheegay in hadda laga bilaabo ay sidii caadiga ahayd u iman doonaan doonyaha iyo maraakiibta sida qaxoontiga Somalia. Wasiirka arrimaha gudaha […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com