Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 624)

Waxay ahayd 3/5/2002dii, muddo laga joogo 13sanno markii madaxweynihii labaad ee Somaliland Alla ha u naxariistee maxamed xaaji ibraahim cigaal,uu ku geeriyooday cisbitaal ku yaal magaalada Pretoria ee dalka south Africa.

Waxay ahayd 3/5/2002dii, muddo laga joogo 13sanno markii madaxweynihii labaad ee Somaliland Alla ha u naxariistee maxamed xaaji ibraahim cigaal,uu ku geeriyooday cisbitaal ku yaal magaalada Pretoria ee dalka south Africa. Waxay ahayd maalin xanuun kulul, xummad badan,xanaf leh. Waxay ahayd maalin mustaqbalka dalku mugdi galay, murugo badan, mashaqo leh. Geeridu waa xaq`e, xanuunkeeda ayaad […]

Maxaynu Ugu Mashqulay Waxaan Dannaheen Ahayn?

Maxaynu Ugu Mashqulay Waxaan Dannaheen Ahayn?

Waxaad mooda badiba baryahan dabe in aay dadku kusoo badanayaan siyaasada iyagoo reer jeclaysi ka’n kanaa ka ficaan, iyo hadaanu nahay reer hebal waxab nalgama siinin kurastii la qaybinaayay.! ’’Dadku waa isku mid dalkuna waa dalkeena, dhamaanteenba inaga wada dhaxeeya hadba ruuxii aynu u fahano in uu dalka iyo dadka u faa iidaynayo aayaa inooga […]

War-saxaafadeed: Xuska maalinta Saxaafadda Adduunka 3 May

War-saxaafadeed: Xuska maalinta Saxaafadda Adduunka 3 May

Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu maalinta Saxaafadda dunida kala qayb qaadanayaa xuska 3 May oo ay maalinta saxaafadda dunida, taasoo manta laga xusayo daafaha dunida gaar ahaan SOLJA waxay farxadda manta la qayb sanaysaa Qaaradda Afrika oo xuskan si weyn looga qaban qaabiyey, maadaama dibu-dhac badani ka muuqdo isla markaana Xukuumaddaha ka taliya qaarkood […]

Beel Murrashax Baarlamaan Iyo Taageeradoodiiba Guddoon siisay xisbiga WADDANI

Beel Murrashax Baarlamaan Iyo Taageeradoodiiba Guddoon siisay xisbiga WADDANI

Beesha Naaleeye Axmed ee beelweynta Dhulbahante oo ay hogaaminayeen Caaqil,Saleebeen Caarshe iyo waxgarad aqoonyahanada Xildhibaan Idho idho oo ka tirsan Galah Guurtida Somaliland Iyo Weliba Masuuliyiin Kale oo ka Tirsan Xukuumadda ,ayaa Qado sharaf nooceeda hore loo arag Hotelka Hido Dhawr Beesha Naaleeyey Axmed ugu Sameysay Masuuliyiinta Xisbiga WADDA oo uu Hoggaaminayey Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed […]

Magacyada Guddi Shirgudoonka Guurtidu U Saaray Ka Talo Bixinta Muddo Kordhinta Xukumadda

Magacyada Guddi Shirgudoonka Guurtidu U Saaray Ka Talo Bixinta Muddo Kordhinta Xukumadda

Fadhigii golaha guurtida ee Maanta ayaa mudaneyaashu iskula qaateen in guddi balaadhan loo saaro ka talo bixinta Muddo kordhinta hor taala golaha guurtida. Gudoomiyaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, oo fadhiga furay ayaa mudaneyaasha ku wargaliyay in shir gudoonku isla gartay in guddi loo saaro go’aanka goluhu ka qaadanayo Muddo kordhinta, iyadoo mudaneyaashuna ku taageereen. Guddida […]

Somaliland Qiimaha Qaadka oo Halkii Ugu Saraysay Gaadhay, Sababta Keentay & Sicir Bararka Ku Duugan Sirta Iibka Qaadlayaasha

Somaliland Qiimaha Qaadka oo Halkii Ugu Saraysay Gaadhay, Sababta Keentay & Sicir Bararka Ku Duugan Sirta Iibka Qaadlayaasha

Maalmihii u dambeeyay waxa halkii ugu saraysay gaadhay qiimaha qaadka somaliland yimaada, waxaana uu suuqyadda waawayn ee dalka gaar ahaan hargeysa ka gaadhay halkii ugu saraysay qaadka qaadka oo ah aafadda ugu xun ee dhaqaalaha xadiga badani kaga baxo somaliland islamarkaana dhaqaale fiican ay ka faa’ido dawladda ethiopia ayaa maalmihii ugu dambeeyay qaadlayaasha dalku halkii […]

La kordhiye yaa loo kordhiyay….kordhinta dambena yaa loo kordhinayaa?

La kordhiye yaa loo kordhiyay….kordhinta dambena yaa loo kordhinayaa?

“Xilligu waa goor-xun saar, Gegaa lagu dheelayaa, Shacbigu ka-garsoore yahay, Waxaa guul sheegan kara, Cidday u gartaan iyagu, Haddaad tahay guur-u-meer, Garaabo adoon qub-qubin, Adoon ummadda isku gubin, Dadweynaha soo gab yidhi, Waxaad ka gadayso mari, Abaalkana waa gudnaa, Waxaad noo gashee horiyo, Gadaal waxaad maaggan tahay, Bal noo sheeg waa golee,” Maansada Gurmad ee […]

Beesha caalamka ee Somaliland ka taageerta arrimaha doorashada iyo horumarka ayaa sheegtay in haddii dib u dhac doorasho oo aan ahayn dhinaca farsamadu yimaado ay wiiqmi doonto kalsoonida guud iyo tan beesha caalamkaba.

Beesha caalamka ee Somaliland ka taageerta arrimaha doorashada iyo horumarka ayaa sheegtay in haddii dib u dhac doorasho oo aan ahayn dhinaca farsamadu yimaado ay wiiqmi doonto kalsoonida guud iyo tan beesha caalamkaba. qodobo ay si wada jir ah u soo saareen xubno metalaya beesha caalamka iyo guddida jihaynta dimuqraadiyaynta ayaa lagu sheegay inay ay […]

Kulanka Guurtida Ee Bari oo Xamaasadi Hadhayn Doonto + Kulan lagu kala kacay oo Guurtidu la lahayd Beesha Caalamka.

Kulanka Guurtida Ee Bari oo Xamaasadi Hadhayn Doonto + Kulan lagu kala kacay oo Guurtidu la lahayd Beesha Caalamka.

-Golaha Guurtida, ayaa waxa Maanta ka baaqday Fadhi ay ka yeelan lahaayeen Arrimaha Muddo-kordhinta Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada oo Wakhtigii ka dhammanayo, waxana fadhigaas loo riixay Maalinta Berri oo ah Axad ku Beegan, maadaama maanta dalku fasax ku jiro. Aragtiyaha Xubnaha Golaha Guurtida, ayaan midaysnayn, waxase la filayaa in Hadba wixii Shirguddoonka iyo Xubnaha Talo-qabeenka […]

Mujaahidiin iyo Odayaal ka soo jeeda Gobolka Maroodijeex gaar ahaana Hawdka Hargeysa, ayaa Gudoomiyaha golaha guurtida uga digay muddo kordhin dhaafsan wakhtiga la isla ogol yahay ee Halka Sanno ah.

Mujaahidiin iyo Odayaal ka soo jeeda Gobolka Maroodijeex gaar ahaana Hawdka Hargeysa, ayaa Gudoomiyaha golaha guurtida uga digay muddo kordhin dhaafsan wakhtiga la isla ogol yahay ee Halka Sanno ah.

Mujaahidiin iyo Odayaal ka soo jeeda Gobolka Maroodijeex gaar ahaana Hawdka Hargeysa, ayaa Gudoomiyaha golaha guurtida uga digay muddo kordhin dhaafsan wakhtiga la isla ogol yahay ee Halka Sanno ah. Mujaahidiintan oo Shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa ka digay cawaaqib xumo ka dhalan karta muddo kordhinta iyo guurtida oo iska dhego marisa dhawaaqa beesha […]

Siyaasi Cabdi Haybe Oo Ka Hadlay Go’aanka Gudiga Doorashada, Magacaabista Gudomiyaha Maxkamadda Sare Iyo Dib U Dhaca Doorashooyinka

Siyaasi Cabdi Haybe Oo Ka Hadlay Go’aanka Gudiga Doorashada, Magacaabista Gudomiyaha Maxkamadda Sare Iyo Dib U Dhaca Doorashooyinka

Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed oo ka mid ah Siyaasiyiinta dalka, isla markaana ah Wasiirkii Caafimaadka ee Xukuumaddii Daahir Rayaale kana mid ahaa aasaasayaashii xisbiga KULMIYE, ayaa ka hadlay go’aankii ay guddiga Doorashadu dib ugu dhigeen doorashooyinka, Mawqifka Xisbiyadu ka qaateen, doorka ay ku leedahay Guurtidu iyo sida uu u arko.cabdi haybe Cabdi Haybe Maxamed ayaa […]

Taliyaha Ciidanka Qaranka oo Dad Danyar ah oo Daganaa Agagaarka Xeradda Birjeex U Raray Dhul Dad Shicib ahi Leeyihiin oo Ku Yaala Masalaha

Taliyaha Ciidanka Qaranka oo Dad Danyar ah oo Daganaa Agagaarka Xeradda Birjeex U Raray Dhul Dad Shicib ahi Leeyihiin oo Ku Yaala Masalaha

dad danyar ah oo deganaa agagaarka xerada birjeex ayaa taliyaha ciidanka qaranka sareeye gaas ismaacil shaqale ka raray dhulkoodii isagoo u raray dhul ku yaala masalaha islamarkaana ay leeyihiin dad shicib ahi arintan ayaa fajiciso ku noqotay dadkii dhulkooda la dajiyay dadkan danyarta ah ee laga raray agagaarka xeradda birjeex dadwaynaha dhulkooda la dajiyay dadkan […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com