Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 692)

dhamaan shaqaalaha shabakada caalamiga ah ee maantasomaliland.com waxay idin leeyiin ciid mubaarig

dhamaan shaqaalaha shabakada caalamiga ah ee maantasomaliland.com waxay idin leeyiin  ciid mubaarig

dhamaan shaqaalaha shabakada caalamiga ah ee maantasomaliland waxay idin leeyiin ciid wanaagsan dhamaan muslimiinta aduunka gaar ahaana dhamaan shacbiga somaliland meel kasta oo ay ku sugan yiin xuseen xarbi tafatiraha guud ee shabakada caalamiga ah ee maanta somaliland.com hargaysa office

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ee Dalka Ingiriiska Md. Xuseen Aadan Cade ayaa guud ahaanba shacabka reer Somaliland si gaar ah taageereyaasha xisbiga Wadani ku hambalyeeyay Munaasibada Ciidul Fidriga.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ee Dalka Ingiriiska Md. Xuseen Aadan Cade ayaa guud ahaanba shacabka reer Somaliland si gaar ah taageereyaasha xisbiga Wadani ku hambalyeeyay Munaasibada Ciidul Fidriga. Xuseen Aadan Cade oo la soo xidhiidhay shabakada Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews ayaa waxa uu yidhi “Aniga Oo Ku hadlaya Magacayga iyo kan xisbiga Wadani […]

Ehelada Mujaahid Sheekh Bashiir, Aqoon yahann iyo Dhalin yaro ka soo jeeda Burco ayaa Golaha degaanka ee Burco ku Eedeeyay inay Iibisay Garoonka Sheekh Bashiir ee Kubada BasketBall-ka ee Burco.

Ehelada Mujaahid Sheekh Bashiir, Aqoon yahann iyo Dhalin yaro ka soo jeeda Burco ayaa Golaha degaanka ee Burco ku Eedeeyay inay Iibisay Garoonka Sheekh Bashiir ee Kubada BasketBall-ka ee Burco.

Garoonkan oo loogu Magac daray Halgamaa Sheekh Bashiir ayay si adag uga soo horjeesteen Tafiirta Sheekh Bashiir iyo waxgarad Reer Burco ah. Qoraa Axmed Aadan Maxamuud(Sakatuuri) ayaa sheegay in Golaha degaanka la filayay in lagaga raysto kuwii hore balse ay ka daran yihiin “Waxaan halkan ka Cambaaraynaynaa Golaha degaanka Burco, Golahaas oo la islahaa wuxuu […]

Wax Ka Baro Bisha Ramadaan W/Q: C/Raxmaan C/Laahi Wirdaani Qormadii 28-Aad

Sadaqadu ma ogtahay inay tahay nolol ku noolaato bulshadu, ma ogtahay inay tahay iska war hayan u dhaxaysa bulshada muslimka ah ee wadda joogta 28. RAMADAAN IYO SADAQADDA. Waa qormooyinkeeni taxanaha ahaa ee WAX KA BARO BISHA RAMADAAN iyo qormadeeni sideed iyo labaatanaad oo aynu kaga hadli doono xidhiidhka ka dhaxeeya ramadaan iyo sadaqadda. Ramadaan […]

laba dumar ah oo Soomaali Maraykan ah iyo sadex ruux oo kale oo aan dhalashadooda la shaacin ,ayaa maanta lagu riday xukunno xadhig adag ah dalka Maraykanka

laba dumar ah oo Soomaali Maraykan ah iyo sadex ruux oo kale oo aan dhalashadooda la shaacin ,ayaa maanta lagu riday xukunno xadhig adag ah dalka Maraykanka ka dib markii lagu eedeeyay in ay lacago u direen kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya. Labada gabdhood ee Soomaalida ah ee haysta dhalashada Maraykanka ayaa kala ah […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay warar sheegayay in xaaladiisa caafimaad liidato oo lagu baahiyay qaar ka mid ah mareegaha internet-ka, waxaanu sheegay in arrintaasi ay tahay dacaayad aan raad lahayn.

(maantasomaliland)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay warar sheegayay in xaaladiisa caafimaad liidato oo lagu baahiyay qaar ka mid ah mareegaha internet-ka, waxaanu sheegay in arrintaasi ay tahay dacaayad aan raad lahayn. Madaxweynaha Somaliland waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu xalay ka hadlayay xaflad afur iyo casho iskugu […]

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ahna Ku simaha Madaxweynaha Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shalay salaadii jimcaha waxa uu dadweynaha ku dhaqan caasimadda Hargeysa kula tukaday masaajidka Quba ee xaafadda Xawaadle ee Magaaladda Hargeysa.

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ahna Ku simaha Madaxweynaha Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shalay salaadii jimcaha waxa uu dadweynaha ku dhaqan caasimadda Hargeysa kula tukaday masaajidka Quba ee xaafadda Xawaadle ee Magaaladda Hargeysa. Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo aan wadan wax ilaalo ahi waxa salaadii jimcaha ka dib gacan […]

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.gudooomiyaha xisbiga ucid ee dalka UK mr.xuseen bisad ayaa tacsi udiraya dhamaan reer cabdi jaamac oo maanta walaalkood khadar cabdi jaamac ku geeriyooday magaalada hargaysa

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.gudooomiyaha xisbiga ucid ee dalka UK mr.xuseen bisad ayaa tacsi udiraya dhamaan reer cabdi jaamac oo maanta walaalkood khadar cabdi jaamac ku geeriyooday magaalada hargaysa waxaanu ilaahay uga beryay inuu janadii ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu kabaxayna samir iyo iimaan ka siiyo Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay warar sheegayay in xaaladiisa caafimaad liidato oo lagu baahiyay qaar ka mid ah mareegaha internet-ka, waxaanu sheegay in arrintaasi ay tahay dacaayad aan raad lahayn.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud  (Siilaanyo) ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay warar sheegayay in xaaladiisa caafimaad liidato oo lagu baahiyay qaar ka mid ah mareegaha internet-ka, waxaanu sheegay in arrintaasi ay tahay dacaayad aan raad lahayn.

LONDON (maantasomaliland)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay warar sheegayay in xaaladiisa caafimaad liidato oo lagu baahiyay qaar ka mid ah mareegaha internet-ka, waxaanu sheegay in arrintaasi ay tahay dacaayad aan raad lahayn. Madaxweynaha Somaliland waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu xalay ka hadlayay xaflad afur iyo […]

Afhayeenka Madaxtooyadda “Xaaladda Madaxweynuhu Aad ayay u fiican Tahay, warkaasina waa Been Aan sal iyo Raad-toona lahayn”

Afhayeenka Madaxtooyadda “Xaaladda Madaxweynuhu Aad ayay u fiican Tahay, warkaasina waa Been Aan sal iyo Raad-toona lahayn”

“Warkaasi waa Been Madaxweyne Ku xigeenkuna Ma Isticmaalo Twitter-ka, Dalkuna waa Nabad-gelyo” Dhuxul11HARGEYSA (maantasomaliland.com)- Madaxtooyadda Somaliland ayaa si adag u beenisay war lagu baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta oo sheegayay in xaaladda Caafimaad ee Madaxweyne Siilaanyo liidato isla markaana Madaxweyne Ku xigeenku heegan geliyay dalka. Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa warkaasi […]

War Qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa lagu sheegay in Ciidanka Qaranka Somaliland ee Degaanka Saax-dheer ku sugan Gacanta ku dhigeen Gaadhigii Cali Khaliif Galaydh.

War Qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa lagu sheegay in Ciidanka Qaranka Somaliland ee Degaanka Saax-dheer ku sugan Gacanta ku dhigeen Gaadhigii Cali Khaliif Galaydh. Warka Qoraalka ah oo laga baahiyay Idaacadda Radio Hargeysa ayaa lagu yidhi “ Cutub-yada CIidanka Qaranka Somaliland eek u Sugan Aagga Saax-dheer waxay […]

Xildhibano, Saladiin, Cuqaal iyo Waxgarad Eedeyay Wasiirka Xananada Xoolaha‏

Xildhibano, Saladiin, Cuqaal iyo Waxgarad Eedeyay Wasiirka Xananada Xoolaha‏

Shir-Jaraid Oo ay Magaladda Burco ku Qabteen Xildhibaano,Saladiin,Cuqaal,Aqoon-Yahan iyo Waxgaradka Degaanka Banka Aroori Ee Magaladda Burco ayaa eedayn baladhan usoo jeediyay wasaradda xanaanadda xoolaha somaliland oo ay ku Eedeyeen inay Doonayso inay bankaasi aroori ku Xanaanayso Xoolaha ka Yimaada Gobalada Konfureed Ee Dalka Somalia. Shirkani Jaraid Oo ay Goob joog ka ahayeen Xildhiban Cabdikariim Maxamuud […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com