Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 714)

Laba qof oo shicib ah iyo sida oo kale laba qof oo iyaguna ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland ayaa dhaawac gaadhay ka dib markii Askari ka tirsan Ciidamada Booliska Somaliland ay Xabadi kaga qaraxday.

Laba qof oo shicib ah iyo sida oo kale laba qof oo iyaguna ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland ayaa dhaawac gaadhay ka dib markii Askari ka tirsan Ciidamada Booliska Somaliland ay Xabadi kaga qaraxday. Falkan ayaa ka dhacay Badhtamaha Hargeysa, gaar ahaana Kaalinta Shidaalka ee Cajab. Si rasmi ah looma oga sababta dhabta ah ee […]

Daawo Muuqaal:-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo ka Hadlay Warar Sheegaya In Shirkada Dongsong Ay Dalka Uga Baxday Arimo La Xidhiidha Musuq Maasuq

Daawo Muuqaal:-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo ka Hadlay Warar Sheegaya In Shirkada Dongsong Ay Dalka Uga Baxday Arimo La Xidhiidha Musuq Maasuq

Dawladda Somaliland ayaa mar kale mawqif adag iska taagtay Sugida xuduudaheeda, waxaanay kulan ay manta Golayaasha Qaranku ku yeesheen qasriga Madaxtooyadda ka soo saareen war-murtiyeedkan oo uu ku dhawaaqay Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

Dawladda Somaliland ayaa mar kale mawqif adag iska taagtay Sugida xuduudaheeda, waxaanay kulan ay manta Golayaasha Qaranku ku yeesheen qasriga Madaxtooyadda ka soo saareen war-murtiyeedkan oo uu ku dhawaaqay Madaxweyne Axmed Siilaanyo. sssss“Waxa jirta in ay Somaliland hore u caddaysay mawqifkeeda ku aaddan nabad ku wada noolaanshaha iyo degenaanashaha mandaqadda oo aanu aaminsanahay in ay […]

Guddoomiayaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa raali-glin ka siiyey shirkadda Dahabshiil Af-lagaado uu kula dul kufay Odayga ugu weyn kooxdiisa u Ololaysa

Guddoomiayaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa raali-glin ka siiyey shirkadda Dahabshiil Af-lagaado uu kula dul kufay Odayga ugu weyn kooxdiisa u Ololaysa

Guddoomiayaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa raali-glin ka siiyey shirkadda Dahabshiil Af-lagaado uu kula dul kufay Odayga ugu weyn kooxdiisa u Ololaysa. Muuse Biixi ayaa shirkadda Dahabshiil ku tilmaamay mid aan agayin hadalka ka soo yeedhay Xasan Cali Weyd, kaasoo ka hadlay madal kooxda Muuse Biixi taageertaa ku dhaliilaysay Xukuumadda. Oday Xasan Cali Wey […]

Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta ka hadlay qabsashada Ciidamada Somaliland ee Magaalada Taleex,waxaana uu carabka ku dhuftay in xukuumada Somaliland uu qaranku u wakiishay Sugida Xuduudaha dalka balse aan loo baahnayn in dadka aynu walaalaha nahay ee deegaanadaasi dagan awood lagu maquuniyo.

Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta ka hadlay qabsashada Ciidamada Somaliland ee Magaalada Taleex,waxaana uu carabka ku dhuftay in xukuumada Somaliland uu qaranku u wakiishay Sugida Xuduudaha dalka balse aan loo baahnayn in dadka aynu walaalaha nahay ee deegaanadaasi dagan awood lagu maquuniyo. Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen […]

Daawo Muuqaal: Lacagtii Ugu Badnayd Ee Dhismaha Wadada Baligubadle iyo Hargeysa Oo Lagaga Dhawaaqay Shirka Beelaha Arab Iyo Wasiirada Cadaaladda, Diinta & Awqaafta Iyo Wasiir Ku Xigeenka Shaqada Oo Kormeeray Xarumaha Dawlada

Shirwaynaha Beelwaynta arab ugu socda magaalada baligubadle ee xarunta gobolka haw ayaa maanta waji saddexaad si habsami ah ugu galay.

Shirkii Beesha Arab Oo Galay Wajigii Saddexaad Iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Hambalyo Udiray Shirwaynaha Beelwaynta arab ugu socda magaalada baligubadle ee xarunta gobolka haw ayaa maanta waji saddexaad si habsami ah ugu galay. Waxaa shirkaasi lagu doortay Guddi ka shaqayn doonta horumarinta Gobolka Hawd, iyadoo la ansixiyey Guddida Wadooyinka ee isku xidhi doonta wada […]

siilaanyo Shir Jaraa’id ee Suxufiyiinta Waa Loo Diidaa, Cigaalna Suxufiyiin Iska Daaye Shacabka ayuu Odhan Jiray Waxaad Doontaa I Weydiiya oo Xitaa Hadii Aad Doontaan I Caaya

iilaanyo Shir Jaraa’id ee Suxufiyiinta Waa Loo Diidaa, Cigaalna Suxufiyiin Iska Daaye Shacabka ayuu Odhan Jiray Waxaad Doontaa I Weydiiya oo Xitaa Hadii Aad Doontaan I Caaya. Siilaanyo tan iyo markii uu taladda dalka la wareegay waxaa laga mamnuucay in uu shir jaraa’id oo wariyaayashu su’aalo ku weydiiyaan uu qabto,sida laga sheegay xubno ka mid […]

Daawo Shirka Beelaha Arab ee ka socda Magaaladda Baligubadle ayaa maanta laga uruuriyay aduun lacageed oo lagu dhisayo Wadada u dhaxaysa Magalooliyinka Baligubadle iyo Hargeysa .

Shirka Beelaha Arab ee ka socda Magaaladda Baligubadle ayaa maanta laga uruuriyay aduun lacageed oo lagu dhisayo Wadada u dhaxaysa Magalooliyinka Baligubadle iyo Hargeysa. sidoo kale waxa lagu uruuriyay xoolo nool oo isugu jira Geel iyo adhi, taas oo loogu talo galay wadadaasi

Salaadiinta beesha Subeer Awal ayaa soo dhaweeyay isla markaana taageeray go’aankii ay golaha Guurtida Somaliland ka soo saareen xalinta khilaafkii xisbiga talladda haya ee Kulmiye iyo sidoo kale aqbalaadii labadda dhinac ee madaxxweyne Siilaanyo iyo guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabd

Salaadiinta beesha Subeer Awal ayaa soo dhaweeyay isla markaana taageeray go’aankii ay golaha Guurtida Somaliland ka soo saareen xalinta khilaafkii xisbiga talladda haya ee Kulmiye iyo sidoo kale aqbalaadii labadda dhinac ee madaxxweyne Siilaanyo iyo guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi. Sidoo kale waxa ay salaadiintaasi sheegeen in ay soo dhawaynayaan musharaxnimadda mar labaad ee madaxweynaha […]

DaaWO Sawiraddii Shirweynaha Arap Ee Baligubadale Sawiraddii Shirweynaha Arap Ee Baligubadale

DaaWO Sawiraddii Shirweynaha Arap Ee Baligubadale Sawiraddii Shirweynaha Arap Ee Baligubadale

Shir Saxaafadeed saaka Madaxdhaqameed ka soo jeeda Beesha Gabeedka Hargeysa ku qaban lahaayeen Hotel maansoor ee Magaalada Hargeysa ayaa baaqday ka dib markii Dhalin yaro shirkaasidiidani soo dhex galeen.

Shir Saxaafadeed saaka Madaxdhaqameed ka soo jeeda Beesha Gabeedka Hargeysa ku qaban lahaayeen Hotel maansoor ee Magaalada Hargeysa ayaa baaqday ka dib markii Dhalin yaro shirkaasidiidani soo dhex galeen. Shirka Jaraa’id ayaa Odayaashu taageero ugu muujinayeen Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo. dhalin yarada ayaa soo dhex galay Hoolka Odayaashu shirka ku qaban lahaayeen oo Saxaafadduna ku sugnayd, […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com