Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 757)

)- Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) iyo Marwadiisa ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaatay dhibcihii u horreeyay ee Tallaalka dabaysha oo doorkan la siinayo dadka waaweyn iyo carruurtaba,

(maantaSomaliland)- Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) iyo Marwadiisa ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaatay dhibcihii u horreeyay ee Tallaalka dabaysha oo doorkan la siinayo dadka waaweyn iyo carruurtaba, ka dib markii sida la sheegay dalalka dariska lagu arkay dad waaweyn oo uu ku dhacay xanuunka dabayshu. Tallaalkan ayaa Axadda Beri ka bilaabmi doona guud […]

Ciidamada Booliska Iyo Safaarada Maraykanka Ee Ugandha Oo Soo Saaray Digniino Ah In Ay Al-shabaab Qorshaynayso Weerar La Mid Ah kii Nairobi Oo Ka Dhaca Ugandha.

Ciidamada Booliska Iyo Safaarada Maraykanka Ee Ugandha Oo Soo Saaray Digniino Ah In Ay Al-shabaab Qorshaynayso Weerar La Mid Ah kii Nairobi Oo Ka Dhaca Ugandha.

Kampala(MSL)Ciidamada booliiska dalka Uganda ayaa sheegay inay heleen calaamado muujinaya in Al-shabaab ay doonayso inay weerarro argagaxiso ka geysato dalkooda, kaddib markii maalmo ka hor ay safaaradda Mareykanka ee Uganda ka digtay weerarro argagaxiso oo ka dhaca dlaka Uganda. Saraakiisha booliiska Uganda ayaa sheegay maanta oo Jimco ah in warar ku saabsan arrintan ay ka […]

Dablaydii Weerarka Ka Fulisay Dhismihii Ganacsi Ee West Gate Oo La Sheegay In Uu Ka Qayb-qaatay Nin Somali Ah Oo Haysta Dhalashada Norway.

Dablaydii Weerarka Ka Fulisay Dhismihii Ganacsi Ee West Gate Oo La Sheegay In Uu Ka Qayb-qaatay Nin Somali Ah Oo Haysta Dhalashada Norway.

Nairobi(MSL)Baadhitaankii ay wadeen khubarada baadhitaanka dadkii ka qayb qaatay weerarkii rugta Westgate ee Nairobi, ayaa sheegay in afar qof oo laga arkay fiidiyoyaashi la duubay, in uu ka mid yahay nin asalkiisu yahay Soomaali oo ka tegey dalka Norway. Xassan Cabdi Dhuxulow, waxa lagu tilmaamay in uu ahaa wiil da’diisu ay ahayd ilaa 23 jir, […]

Ciidamada Liyuu Boliska Kililka Shanaad Ee Itoobiya Oo Magalada Bali Cabane Ku Dilay Nin Xoolo Dhaqato Ah Xalli Magalada Hargeysa Wasiiro Ka Socda Kililka Shanad Macsuumado Uga Socdaan.

Ciidamada Liyuu Boliska Kililka Shanaad Ee Itoobiya Oo Magalada Bali Cabane Ku Dilay Nin Xoolo Dhaqato Ah Xalli Magalada Hargeysa Wasiiro Ka Socda Kililka Shanad Macsuumado Uga Socdaan.

Balicabane(MSL)Ciidamo Liyuu Booliis ah ayaa  magaaladda Bali Cabane ee xuduudka Koonfureed ee Gobolka Maroodi-jeex ku Dillay nin Xoolo dhaqato ah oo Reer Somaliland ah kaasoo la odhan jiray Alle ha u naxariistee Aadan Yuusuf  “Qodhob” sid ay sheegayaan wararka laga helayo saraakiil ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa sheegay in Liyuu Boolisku dhex yimaadeen magaaladda Bali […]

Wasiirka Boosaha Oo ka Jawaabay Dhaliilo Mucaaridku u Jeediyeen Xukuumadda

Wasiirka Boosaha Oo ka Jawaabay Dhaliilo Mucaaridku u Jeediyeen Xukuumadda

Borama(MSL)Wasiirka Boosaha iyo Isgaarsiinta ee Somaliland Md. Maxamed Jaamac Abgaal ayaa maanta shir jaraaid oo uu ku qabtay gudaha magaalada Boorama waxa uu gaashaanka u daruuray waxa uu ugu yeedhay hadalada ka soo yeedhaya mucaaridka eek u aadan dhinaca dhismaha waooyinka, waxana uu carabaabay in waqtigani uu yahay waqti hormarineed balse aanau ahayn mid olole […]

Nala daawo michel jeckson

nala daawo michel jecjson    http://youtu.be/kXhy7ZsiR50

Sanad guuradii 29′aad ee ka soo wareegtay geeridii Muj.Mohamed Hashi Deria (Lixle)

Sanad guuradii 29′aad ee ka soo wareegtay geeridii Muj.Mohamed Hashi Deria (Lixle)

Waxaan halkan idiinku Soo Gudbinayaa Qoraal Kooban oo ka waramaya dagaalkii Burco-Duurey oo ah dagaalka lagu asteeyey Maalinta Shuhadada SNM. Sidaas darteed waxaa xusi doona Taariikhda Maalintan dad badan anigu waxaan halkan ku soo qaray warbixiintii Mujaahid Ibraahim Koodbuur, u Diray Gudoomiyaha SNM, oo dhamays tirna waana sidan :- ——————————————————————————– SOMALI NATIONAL MOVEMENT KU: Gudoomiyaha […]

Waa Maanso Lagu Xusayo Mujaahid Lixle oo ku beegan maanta maalintii uu geeryooday

Waa Maanso Lagu Xusayo Mujaahid Lixle oo ku beegan maanta maalintii uu geeryooday

  Waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan iyo akhristayaasha sharafta mudan.   Waa yoomul shuhadaa. Waa maalin wayn oo waa maalintii mujaahidiintii xaq u dirirka ahyd ee SNM loo qoondeeyay in la xuso isla markaana waa maalintii Mujaahidkii mujaahidiinta SNM. Maxamed Xaashiye (Lixle) Iyo saciimiin kaleba ku shahiideen BURCO DUURAY Ilaahay naxariistii jano […]

Qura’aan oo dhan Quluhu’wale, ayaa isku fuuqsaday Kudbadihii ciidana, tii Sh. Adan Siiro, ayaa isku fuuqsatay.

Qura’aan oo dhan Quluhu’wale, ayaa isku fuuqsaday Kudbadihii ciidana, tii Sh. Adan Siiro, ayaa isku fuuqsatay.

Nin kastaa ha doodobey, sidi roobka ha da’o. Wadaad iyo waran laba, waxkasta oo ay dudubiyeen, munaasabadii ciida, runtii daaha kamay rogin, marka laga reebo Sh. Aadan Siiro oo xaqa uun ku daakirey, isaga oo aan cid u dudeen, cidna daadihineen, cidna daayo lahayn, cid difaaca lahayn, oo akhriyey siday diintu nagu tidhi khudbada qaran, […]

guud ahaan shacabka weynaha reer somaliland iyo dhamaan umada Islaamka ahķ shalay u dareereen gudashada Waajibaadka Ciidul Odxaha iyadoo sidoo kalena lagu kulmayey goobaha Cibaadada, iyo suuqyada ayaa waxaa kadib markii laga baxay salaada ciida dadweynaha caasimada ku dhaqan intooda Miisaanka iyo Muuqaalka ku dhex leh bulshadu ku kulmayeen qasriga Madaxtooyada bartaas oo Madaxweyne Silayo salaan gacan qaad ah ku qaabileyey sida caadada ah WAXAANA MADXAWAYNAHA MARKII UGU HORAYSAY KULMEEN SULDAAN DAAKIR oo ah suldaanka beesha gabooyea

(MSL)guud ahaan shacabka weynaha reer somaliland iyo dhamaan umada Islaamka ahķ shalay u dareereen gudashada Waajibaadka0 Ciidul Odxaha iyadoo sidoo kalena lagu kulmayey goobaha Cibaadada, iyo suuqyada ayaa waxaa kadib markii laga baxay salaada ciida dadweynaha caasimada ku dhaqan intooda Miisaanka iyo Muuqaalka ku dhex leh bulshadu ku kulmayeen qasriga Madaxtooyada bartaas oo Madaxweyne Silayo […]

Digreeto dhawaan uu soo saaray Madaxweyne Siilaanyo waxa uu ku magacaabay Guddida dhismaha jidka Ceerigaabo ku soo xidhaya Goboladda Galbeed, kaasoo ay Xukuumaddu qaadhaankiisa geed dheer iyo mid gaabanba u fuushay sidii ay u fulin lahayd. Guddida Madaxweynuhu magacaabay waxa ka dhex muuqda Rag door ah oo miisaan leh, waxaana ka mid ah Sheekh Aadan X Maxamuud (Aadan Siiro)

(MSL)Digreeto dhawaan uu soo saaray Madaxweyne Siilaanyo waxa uu ku magacaabay Guddida dhismaha jidka Ceerigaabo ku soo xidhaya Goboladda Galbeed, kaasoo ay Xukuumaddu qaadhaankiisa geed dheer iyo mid gaabanba u fuushay sidii ay u fulin lahayd. Guddida Madaxweynuhu magacaabay waxa ka dhex muuqda Rag door ah oo miisaan leh, waxaana ka mid ah Sheekh Aadan […]

Maanta waxa ay ku beegantahay sannad guuradii 29aad ee ka soo wareegtay dagaalkii adkaa ee 17 Oktoobar 1984 ciidamadii Mujaahidiinta SNM iyo kuwii Siyaad Barre ku dhex maray Burco-Duurey.

Maanta waxa ay ku beegantahay sannad guuradii 29aad ee ka soo wareegtay dagaalkii adkaa ee 17 Oktoobar 1984 ciidamadii Mujaahidiinta SNM iyo kuwii Siyaad Barre ku dhex maray Burco-Duurey.

(MAANTASOMALILAND)Maanta waxa ay ku beegantahay sannad guuradii 29aad ee ka soo wareegtay dagaalkii adkaa ee 17 Oktoobar 1984 ciidamadii Mujaahidiinta SNM iyo kuwii Siyaad Barre ku dhex maray Burco-Duurey. 17 Oktoobar, oo ah maalinta loo asteeyay xuska shuhaadada SNM, waxa dagaalka maalintaas dhacay oo aad u adkaa ku geeriyooday Alle haw naxaristee Mujaahid Maxamed Xaashi […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com