Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 771)

-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb galay shirweynihii dawladaha hoose ee Degmooyinka A-da ah ee mashruuca GPLG-ga, kaas oo maalintiisii labaad ka soconaya Huteelka Ambassador ee Magaaladda

-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb galay shirweynihii dawladaha hoose ee Degmooyinka A-da ah ee mashruuca GPLG-ga, kaas oo maalintiisii labaad ka soconaya Huteelka Ambassador ee Magaaladda

-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb galay shirweynihii dawladaha hoose ee Degmooyinka A-da ah ee mashruuca GPLG-ga, kaas oo maalintiisii labaad ka soconaya Huteelka Ambassador ee Magaaladda Hargaysa. Shirkan oo ujeedadiisu tahay maamul daadejinta degmooyinka oo ay ka qayb qaadanayaan maayarrada lixda magaalo ee waaweyn ee Somaliland, agaasimayaasha […]

Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta qabatay shir joogto ah oo sadexdii biloodba mar ay dib u eegis ku samayso waxyaabihii uga hirgalay qorshe hawleedkeeda.

(MSL)Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta qabatay shir joogto ah oo sadexdii biloodba mar ay dib u eegis ku samayso waxyaabihii uga hirgalay qorshe hawleedkeeda.Kulankan oo ay oo socon doona muddo laba maalmood ah ayna ka qayb qaadanayaan 60 xubnood oo ka kala yimid wasaaradda caafimaadka iyo hay’adaha ka qayb qaata adeegyada caafimaad ee sadex biloodka […]

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Soo Guryo-Noqday Dalka

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Soo Guryo-Noqday Dalka

(maantasomaliland):-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka ka dib markii uu soo dhamaysatay socdaal caafimaad oo uu ku tagay dalka imaaraadka carabta gaar ahaan mandaqada Dubai. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxamaan Cabdilaahi Isamaaciil (Saylici) oo ka soo degay garoonka caalamiga ah ee cigaal International Airport […]

Mudane C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Oo Soo Agaasimay Mudaharaad Lagu Mijo-xaabinayo Ammaanka Iyo Aqalka Wakiiladda

Mudane C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Oo Soo Agaasimay Mudaharaad Lagu Mijo-xaabinayo Ammaanka Iyo Aqalka Wakiiladda

(maantasomaliland):-Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Mudane C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa soo agaasimay mudaharaad balaadhan oo lagu khal-khal gelinayo Nabad-gelyadda dalka iyo Golaha Wakiiladdaba. Ka dib markii labada xisbi mucaarid ee WADDANI Iyo UCID ay ku baaqeen wax ay ugu yeedheen mudaharaad salmi ah oo lagaga soo horjeedo Xeerka takaaliifta waddooyinka ee aqalkaasi horyaala. Xoghayaha Warfaafinta […]

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Ayaa Somaliland Dadkeedu Inaanay soo daba Joogsanayn Xasan Sheekh Mar Hore Ayay Go’aan Ka Gaadheen”

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Ayaa Somaliland Dadkeedu Inaanay soo daba Joogsanayn Xasan Sheekh Mar Hore Ayay Go’aan Ka Gaadheen”

(maantasomaliland):-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ugu baaqey kooxda Khaatumo in ay u soo noqdaan dalkooda iyo dadkooda oo ay wax la qabsadaan Somaliland, kana qeyb qaataan tartamadda loo gelayo hoggaanka dalka. Prof. Samatar, waxa uu sidaasi ku sheegay wareysi uu siiyay Telefishanka Somsat, waxaanu ku booriyay in gacmaha la is qabsado oo hore loo sii […]

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) Oo Baaq U Jeediyay Guddoomiyaha UCID

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) Oo Baaq U Jeediyay Guddoomiyaha UCID

(maantasomaliland):-Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah mudaneyaasha golaha guurtida Somaliland, ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalladii ka soo yeedhay hogaanka xisbiga UCID iyo siyaasiyiinta isku magacaabay madasha wadatashiga oo si qaawan oo ka baxsan milgaha siyaasadda u weeraray madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo shalay qaar ka mid […]

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (caddaani), ayaa jawaab ka bixiyey Eedihii ay Mucaaradka Somaliland u soo jeediyeen Madaxweynaha Somaliland Axmed maxamed Maxamuud(Siilaanyo) iyo Hannaankiisa Maamul.

(MSL)Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (caddaani), ayaa jawaab ka bixiyey Eedihii ay Mucaaradka Somaliland u soo jeediyeen Madaxweynaha Somaliland Axmed maxamed Maxamuud(Siilaanyo) iyo Hannaankiisa Maamul. Wasiir Caddaani oo Maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, ayaa sidoo kale si qoto dheer uga warbixiyey Safarkii dheeraa ee dhawaan Madaxweynaha iyo Waftigiisu ku soo […]

Mucaaridnimadda Somaliland oo Qaaday Dariiq Qaloocan Faallo…. Cabdilaahi Aadan Cumar (Wayab)

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee JSL Mudane Maxamad Biixi Yoonis, ayaa si ba’an uga murugooday ka dib, markay soo hordhigeen madaxdii Shirkadda Shidaalka ee Genal Energy ee ay kula kulmeen magaalada London, waraaqo ay qoreen dad reer Somaliland ah oo shirkadda ay ugu sheegayaan, in iyagoo Qabiil hebel ah aanay oggoleyn in shidaal laga soo saaro […]

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo uu gudoominayay Gudoomiyaha Aqalkaas mudane Cabdiraxamaan Maxamed Cabdilaahin (Cirro) ayaa Xildhibaanadu waxay dood kaga yeesheen xeerka takaaliifta horumarinta wadooyinka dalka

(msl)Fadhigii maanta ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo uu gudoominayay Gudoomiyaha Aqalkaas mudane Cabdiraxamaan Maxamed Cabdilaahin (Cirro) ayaa Xildhibaanadu waxay dood kaga yeesheen xeerka takaaliifta horumarinta wadooyinka dalka, iyagoo maanta soo gabagabeeyay doodiisa oo maalmahan ay ku gudo jireen. Mudanayaasha dooda ka qeyb qaadanayay oo ku kala aragti duwanaa dooda xeerkaaasi ayaa qaarkood soo jeediyeen in […]

Xukuumadda loogama fadhiyo in ay warbaahinta ku jahawareeriso waxa ay bulshada u qabatay islaamkuna ma qabo

(MSL) Iliilada biyaha ee dhinaca Barri ka xigta Madaxtooyada ee jidka u dhaxeeyay Xarunta Taliska Asluubta iyo Dhismaha Masaaradda ayaa qarka u saran in ay mar kale go’do, waxaanay Dadweynaha jidkaasi maraa markay arkeen saareen dhagax la mid ah ka ay Xukuumaddu dhigto meelaha ay Mashaariicda ka bilaabayso si aanay gaadiidka iyo Dadweynuhuba ugu dhicin. […]

Warqad Furan Oo Ku Socota Axmed Maxamed Maxamuud, Siilaanyo, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland “Mudane, Madaxweyne, Haddii Meelaha Qaar Aad Hadalkaygan Qoonsato, Raalli Ayaad Ka Ahaanaysaa, Xumaan Ugama Jeedin” …….Boobe

Warqad Furan Oo Ku Socota Axmed Maxamed Maxamuud, Siilaanyo, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland “Mudane, Madaxweyne, Haddii Meelaha Qaar Aad Hadalkaygan Qoonsato, Raalli Ayaad Ka Ahaanaysaa, Xumaan Ugama Jeedin” …….Boobe

(maantasomaliland):-Marka hore salaan,Marka xiga: “Arrimaha siddahoodana, Ilaahay kuma seejo”, taasina waa tii Duco, Ta daneed, Mudane, Madaxweyne, Laba ayaan dhex tag nahay ay doorashadoodu igu adag tahay. Mar waxaan doonayaa in aan warqad kooban oo aanad waqti badan ku lumin kuu soo qoro, marna dadweynaha oo aanu beryo kala maqnayn ayaan iga yeelayn ama aan […]

Macalinka David Moyes: Waan aqaanaa wax uu ka sameysan yahay kulanka Manchester Derby

Macalinka David Moyes: Waan aqaanaa wax uu ka sameysan yahay kulanka Manchester Derby

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Manchester United, David Moyes ayaa sheegay in uu garanaayo ahmiyada uu kulanka Manchester Derby uu uleeyahay jamaahiirta Man United . 26 sano kadib labada koox ee reer Manchester ayaa ku kulmaya nolol uu ka maqan yahay Sir Alex Ferguson halka Moyes uu ciyaari doono kulankiisii koowaad ee Manchester Derby. 50 jirka Scotishka ah […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com