Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 790)

Waa Rajo Fiican Iyo Wax Lagu Farxo In Maanta Aan Helnay 600 Oo Aqoonyahan Oo Wax Badan Ka Tari Doonaa Qaybaha Kala Duwan Ee Nolosha”.Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi

Waa Rajo Fiican Iyo Wax Lagu Farxo In Maanta Aan Helnay 600 Oo Aqoonyahan Oo Wax Badan Ka Tari Doonaa Qaybaha Kala Duwan Ee Nolosha”.Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi

(maantasomaliland):-Waa Rajo fiican iyo wax lagu farxo in maanta aan helnay 600 oo aqoonyahan oo wax badan ka tari doonaa qaybaha kala duwan ee nolosha”. “Waxaan Alle idiinka baryeyaa in Cilmiga aad soo barateen aad ku anfacdaan Umadiina idiin baahan Isla markaana  abaalkii soo celisaan”. Waxay ahayd 28/08/2013, kadib markaan ka qaybgalnay Munaasabad si heer […]

Abaal Laawe, Hogaamiyihii Aan Hogaaminta Lahayn qormadii 2aad Qalinkii Muj. Cali Guray.

Abaal Laawe, Hogaamiyihii Aan Hogaaminta Lahayn qormadii 2aad Qalinkii Muj. Cali Guray.

(maantasomaliland):-Mar hadii aan intii wada joogtay isu ogolayn in dhexdooda wax isu ogolaadaan ama xataa ka tartamaan in Axmed Silanyo cagaha la qabsado dan baa tidhi. Axmed Silanyo, ninka Jigjiga noogu yimi ma ahayn nin dagaal u soo diyaar garoobay iyo SNM in uu ka mid noqdo toona waayo SNM oo reer ihi wuxu qabay […]

Heesta Cawayska Jimcaha Ka Daawo:- Hafar Baad ku Nooshahay M Axmed Bakaal

Wax Ka Barro Habka Kala Sarreenta Darajada Ciidanka./Qalinkii:C/qaadir ismaaciil Askar

Wax Ka Barro Habka Kala Sarreenta Darajada Ciidanka./Qalinkii:C/qaadir ismaaciil Askar

(maantasomaliland):-Qormadeenan waxa aanu ku eegi doonaa darajada ciidanka sida ay u kala sareyso marka ugu horeysa ee shaqsiga ciidanka ah la soo carbiyo ama uu dhibooga uu ka soo baxo waa askari buure ah. waxaa taa kadanbeysa waxa uu ugudbayaa darajada dable. waxaa hakaa kabilaabmaya in dable dabadii ay darajadiisa cududa kaga taal ee dable […]

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha caalamiga oo warbixin kasoo saartay Tacdiyada loo geysto Barakacayaasha Somalia

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha caalamiga oo warbixin kasoo saartay Tacdiyada loo geysto Barakacayaasha Somalia

(maantasomaliland):-Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa saaka waxa ay warbixin ka soo saartay tacaddiyada loo geystay barakacayaasha Soomaaliya. Warbixinta ayeey hay’adda ka soo aruurisay Soomaaliya ayaa waxa ay ku sheegtay in haweenka iyo caruurta ku nool xeryaha ku meelgaarka ah ee ay ku nool yihiin dadka barakacay ay soo wajahdo khatar dhanka […]

Maanta oo Jimco ah iyo wargeysyada waxyaabaha ay ka qoreen ciyaaraha Caalamka.

Maanta oo Jimco ah iyo wargeysyada waxyaabaha ay ka qoreen ciyaaraha Caalamka.

(maantasomaliland):-Iyadoo la marayo dabayaaqadii suuqa kala iibsiga ciyaartooyda ayaa haatan waxaan idiin soo gudbinaynaa wargeysyada iyo waxyaabaha ay ka qoreen kooxaha iyo ciyaartooyda. ***Kooxda Everton ayaa markale ku gacan seyrtay dhigeeda Manchester United ka dib markii dalabkii sedexaad ee Marouane Fellaini iyo Leighton Baines ay ku doonayeen aduun dhan £36m. Kooxda sheyaadiinta cas cas ayaa […]

Yaa badis badan Mourinho iyo Guardiola ka hor kulanka caawa?

Yaa badis badan Mourinho iyo Guardiola ka hor kulanka caawa?

(maantasomaliland):-Laga yaabee in ay tahay waxa ugu weyn xiligaan la joogo kubbada cagta in ay iska hor yimaadaan Jose Mourinho iyo Pep Guardiola . Labada nin ee sida weyn u xafiltama ayaa caawa ku kulmi doona Super Cup-ka yurub,hadaba ka hor ciyaarta caawa ayaan eegeynaa farqiga guulaha labada nin. Xaga koobabka Jose Mourinho ayaa ka […]

Ciyaaryahanka Marouane Fellaini oo ka codsaday Tababarihiisa inuu ka iibiyo Manchester United

Ciyaaryahanka Marouane Fellaini oo ka codsaday Tababarihiisa inuu ka iibiyo Manchester United

(maantasomaliland):-Wiilka dheer ee reer Belgeim una ciyaara kooxda Everton Marouane Fellaini ayaa si ka fool ka fool ah ula kulmay tababarihiisa kooxda Everton Roberto Martinez taasoo uu kaga codsaday in laga iibiyo kooxda Manchester United. 25-jirkaan ayaa kooxdiisa u sheegay in la iibiyo taasoo uu daba socdo in Manchester United ay dalab rasmi u soo […]

Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale Oo Weli Ku Guda Jira Socdaalkii Dalka Australia

Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale Oo Weli Ku Guda Jira Socdaalkii Dalka Australia

(maantasomaliland):-Waxa weli si habsami leh u socda shirweynihi caalamiga ahaa ee loo yaqaaney AfricaDownUnder Conference, ee ka socda magaalada Perth ee galbeedka dalweynaha Australia. Hadaba waxa maanta shirkaas qudbad dheer oo dhaxal gal ah isla markaasna taariikhi ah ka jeediyey wasiirka macdanta iyo khayraadka ee Jamhuuriyada Somaliland. mudane Xuseen Cabdi Ducaale. The right honorable Hussein […]

Wargeyska The Washington Post ayaa Khamiistii shalay shaac ka qaaday in lacag ka badan 52 bilyan oo dollar oo misaaniyad suuq madow ah loo qoondeeyay mashaariicda Basaasidda miisaaniyad sanadeedkii 2013ka.

(maantasomaliland):-Qandaraas Qaatihii horey ula soo shaqeeyay Sirdoonka Mareykanka Edward Snowden, oo haatan ku suggan Ruushka Mareykankuna ay doon doonayaan,  ayaa dusiyay dukuminti kale oo sir oo culus, kaasoo markii ugu horeysay shaaca ka qaadaya sida dowladda Mareykanka ay ugu bixiso tobanaan Bilyan oo dollar barnaamijyada daba galka iyo basaasidda. Inkastoo dowladda Mareykanka ay sheegto si […]

Madaxweynaha maamul gobeleedka Soomaaliya ee Puntland Faroole oo si kulul u eedeeyay Jubbaland iyo Xukuumadda Somalia. (Warbixin xasaasi ah)

Madaxweynaha maamul gobeleedka Soomaaliya ee Puntland  Faroole oo si kulul u eedeeyay Jubbaland iyo Xukuumadda Somalia. (Warbixin xasaasi ah)

(maantasomaliland):-Madaxweynaha maamul gobeleedka Soomaaliya ee Puntland Abdiraxmaan Sheikh Mahammed xamed Mahamoud Faroole, ayaa gaashaanka ku dhuftay heshiiskii ay dawladda Somaliya iyo maamulka Jubbaland ay ku gaadheen caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Ababa, Waxaanu si kulul ugu eedeeyay ayaa ku eedeeyay Soomaaliya inay sabab u tahay oo ay is hortaagtay in hanaanka federaalku uu ka hano […]

Dowladda Ethiopia oo baareysa Laba diyaarad oo ku kala gubatay magaalooyinka Dirir Dhabe iyo Muqdisho.

Dowladda Ethiopia oo baareysa Laba diyaarad oo ku kala gubatay magaalooyinka Dirir Dhabe iyo Muqdisho.

(maantasomaliland):-Hay’ada duulimaadyda u qaabilsan ciidamada cirka ee dowlada Ethiopia ayaa baaraysa labbo shil diyaaradeed oo ka dhacay labbo asbuuc ka hor magaalooyinka Dirir Dhabe iyo Muqdisho. Ilo xog-ogaal ah ayaa u sheegay jariidada The Reporter ee ka soo baxda magaalada Addis Ababa in kooxo khubaro ah loo sameeyay baaritaanka labaddaas dhacdo, kuwaas oo hada ku […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com