Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 805)

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley guddiga akadeemiga daryeelka Afka Soomaaliga oo dhawaan booqasho ku yimid magaaladda Hargeysa.

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley guddiga akadeemiga daryeelka Afka Soomaaliga oo dhawaan booqasho ku yimid magaaladda Hargeysa.

HARGEYSA(maantasomaliland):- Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley guddiga akadeemiga daryeelka Afka Soomaaliga oo dhawaan booqasho ku yimid magaaladda Hargeysa. Kulankan uu madaxweynuhu la yeeshay guddida Daryeelka Af Soomaaliga waxa ku wehelinayey madaxweyne ku xigeenka Md. C/raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici iyo Wasiirka Warfaafinta iyo wacyigelinta C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse). Madaxweyne Siillaanyo […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)Oo Shacbiga Ka Tacsiyadeeyay Geerida Suldaan Daad-qaaday

Madaxweynaha Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)Oo Shacbiga Ka Tacsiyadeeyay Geerida Suldaan Daad-qaaday

HARGEYSA (maantasomaliland):-Madaxweynaha Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoyskii, qaraabadii, salaadiinta iyo guud ahaan shacbiga Somaliland oo uu ka tacsiyadeeyay geerida ku timid ALLE ha u naxariistii SULDAAN BARRE WARSAME SHIRE oo Xalay ku geeriyooday 21/08/2013 Shil-baabuur oo daad ku qaaday Dacar-budhuq isagoo Marxuumka ka mid ahaa wefti balaadhan […]

Ciidammadda Qaranka Somaliland ayaa si adag gacanta ugu qabtay isla markaana isku balaadhiyey jiida gobolka Sanaag ee ay ku dagaalameen labo ardaa oo walaalo ah oo isku deegaan ah. Iyadoo dhanka kalena ay halkaa gaadheen wufuud ka tirsan dawladda iyo ergooyin madax dhaqameedo ah.

HARGEYSA (maantasomaliland):-Ciidammada ammaanka Somaliland ayaa si adag gacanta ugu qabtay isla markaana isku balaadhiyey jiida gobolka Sanaag ee ay ku dagaalameen labo ardaa oo walaalo ah oo isku deegaan ah. Iyadoo dhanka kalena ay halkaa gaadheen wufuud ka tirsan dawladda iyo ergooyin madax dhaqameedo ah. Wararka aanu ka helayno deegaanka God-Heeli oo u dhexeeya degmooyinka […]

Gudoomiyaha Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Gurey ayaa Wareysi taf dheer oo uu Siiyay Shabakada Wararka Hadhwanaagnews waxa uu kaga hadley Qodobo badan oo ay kamid yihiin in Hogaanka talada

Gudoomiyaha Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Gurey ayaa Wareysi taf dheer oo uu Siiyay Shabakada Wararka Hadhwanaagnews waxa uu kaga hadley Qodobo badan oo ay kamid yihiin in Hogaanka talada

maantasomaliland):-Gudoomiyaha Sadexaadee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Gurey ayaa Wareysi taf dheer oo uu SiiyayShabakada Wararka Hadhwanaagnews waxa uu kaga hadley Qodobo badan oo ay kamidyihiin in Hogaanka talada Dalka ee Xiligan Hogaaminayo Madexweyne Siilaanyo ooahaa Gudoomiyihii ugu mudada dheeraa Halgankii SNM ay ka Turjumeyso in uu usoohalgamayay waxyaabihii laga dagaalamay ee uu ku abuurmey Halgankaasi […]

WAR DEG DEG AH-Madax dhaqameedyo. Iyo Salaadiin uu hogaaminayo Wasiirka daakhilaga Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran Cade oo u sii jeeday deegaanada OOG oo ka tirsan Gobalka Saraar,

WAR DEG DEG AH-Madax dhaqameedyo. Iyo Salaadiin  uu hogaaminayo Wasiirka daakhilaga Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran Cade oo u sii jeeday deegaanada OOG oo ka tirsan Gobalka Saraar,

maantasomaliland):-Madax dhaqameedyo. Iyo Salaadiin uu hogaaminayo Wasiirka daakhilaga Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran Cade oo u sii jeeday deegaanada OOG oo ka tirsan Gobalka Saraar, una socday inay soo xaliyaan dagaalo deeganadaa ku dhex maray laba beelood oo wallaalo ah oo Somaliland ka tirsan oo dhimasho iyo dhaawac ka dhashay ayaa lagu soo waramayaa in […]

Kooxda Arsenal Oo Hal Lug La Sii Gashay Wareega Group-yada Champions League Ka Dib Markii Ay Dardareen Fenerbahce.

Kooxda Arsenal Oo Hal Lug La Sii Gashay Wareega Group-yada Champions League Ka Dib Markii Ay Dardareen Fenerbahce.

maantasomaliland):-Arsenal ayaa hal lug la sii gashay wareega group-yada Champions League ka dib markii lugta hore ee isreebreebka ay 3-0 ku xaaqday kooxda Fenerbahce oo marti loo ahaa Istanbul, iyadoo Ramsey iyo Walcott ay ahaayeen xiddigaha garoonka. Arsenal ayaa ciyaarta ku bilaabatay si fiican, iyagoo kubada inteeda badan heystay, laakiin waxa ay ku guuldareysteen inay […]

Kooxaha Atletico iyo Barcelona oo isku garab dhacay, Neymar iyo Villa oo wacadarro dhigay

Kooxaha Atletico iyo Barcelona oo isku garab dhacay, Neymar iyo Villa oo wacadarro dhigay

maantasomaliland):-Kooxaha Artletico Madrid iyo Barcelona ayaa barbardhac 1-1 ah ku kala baxay lugta koowaad ee koobka Super Cup-ka Spain oo ka dhacday garoonka Atletico ee Vicente Calderon. Xiddiggii hore ee Barcelona oo dhawaan ku biiray Atletico ayay hayeen indhaha garoonka, waxeyna ku qaadatay 12 daqiiqo oo kaliya in uu is baro kooxdiisii hore markii uu […]

Tababbaraha kooxda Chelsea Mourinho oo dib u dhigay dalabka Rooney ilaa kulanka Isniinta

Tababbaraha kooxda Chelsea Mourinho oo dib u dhigay dalabka Rooney ilaa kulanka Isniinta

maantasomaliland):-Tababbaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa sheegay in si kumeel gaar ah ay u joojiyeen in ay dalab kale u diraan kooxda Man Utd kadib laba dalab oo horey looga soo diiday. Jose ayaa tilmaamay in hadda kooxdu ay hakad gelisay gor-gorinta Rooney ilaa laga gaaro kulanka Isniinta ee horyaalka Ingiriiska la ciyaari doonaan Man […]

Kabtankii hore ee kooxda Real Madrid Raul: CR7 waa in uu sii joogaa Madrid, Bale wuxuu ku xigaa Messi iyo CR7

Kabtankii hore ee kooxda Real Madrid Raul: CR7 waa in uu sii joogaa Madrid, Bale wuxuu ku xigaa Messi iyo CR7

maantasomaliland):-Kabtankii hore ee kooxda Real Madrid, Raul ayaa maanta kusoo laabanaya garoonka Bernabeu, halkaas oo kooxdiisa Al-Sadd ay ciyaar saaxiibtinnimo kula yeelan doonto Real Madrid. Ciyaartan ayaa ka tirsan Bernabeu’s Trofeo, oo sanad kasta la qabto. Raul wuxuu sheegay in C.Ronaldo muhiim u yahay kooxda Real Madrid xilligaan, loona baahan yahay in uu heshiiska u […]

Andre Villas-Boas ayaa xaqiijiyay in Tottenham ay wadahadalo kula jirto kooxda Anzhi Makhachkala oo ku aadan saxiixa kubadsameeye Willian.

Andre Villas-Boas ayaa xaqiijiyay in Tottenham ay wadahadalo kula jirto kooxda Anzhi Makhachkala oo ku aadan saxiixa kubadsameeye Willian.

maantasomaliland):-Andre Villas-Boas ayaa xaqiijiyay in Tottenham ay wadahadalo kula jirto kooxda Anzhi Makhachkala oo ku aadan saxiixa kubadsameeye Willian. Willian ayaa ka degay London shalayto, waxaana la fahamsan yahay in Spurs ay rajeyneyso inuu dhameystirto tijaabada caafimaadka islamarkaana uu heshiis u saxiixo ka hor inta uusan isbuuca dhamaan. Sky Sports News ayaana sheegeysa in haatan […]

Tababaraha xulka Brazil Luiz Felipe Scolari ayaa magacaabay xulkiisa uu kala hortagyo xulalka Australia iyo Portugal, iyadoo xulka ay ku soo laabteen Ramires iyo Maicon.

Tababaraha xulka Brazil Luiz Felipe Scolari ayaa magacaabay xulkiisa uu kala hortagyo xulalka Australia iyo Portugal, iyadoo xulka ay ku soo laabteen Ramires iyo Maicon.

maantasomaliland):-Tababaraha xulka Brazil Luiz Felipe Scolari ayaa magacaabay xulkiisa uu kala hortagyo xulalka Australia iyo Portugal, iyadoo xulka ay ku soo laabteen Ramires iyo Maicon. Kooxda hanatay Confederations Cup ayaa guuldarro lama filaan ah ay ka soo gaartay Switzerland kulankoodii ugu danbeeyay ee saaxiibtinimo, laakiin waxa ay doonayaan inay wadada guusha ku soo laabtaan kulamada […]

Dagaal Ka Qarxay Maanta Galinkii Hore God-Heeli Oo Ka Tirsan Deegaanka Gawsa Wayne Iyo Xisbiga Wadani Oo War Saxaafadeed Ka Soosaaray.

Dagaal Ka Qarxay Maanta Galinkii Hore God-Heeli Oo Ka Tirsan Deegaanka Gawsa Wayne Iyo Xisbiga Wadani Oo War Saxaafadeed Ka Soosaaray.

Hargeysa (maantasomaliland):- Inta La Og Yahay Saddex qof ayaa geeryoodey iska hor-imaad gelinkii hore ee manta God-heeli oo ah degaanka Gowsaweyne ku dhexmaray laba beelood oo degaankaas ku wada nool. Wararka ilaa hadda degaankaas naga soo gaadhaya ayaa sheegaya in iska hor-imaadkani ka bilawday hal nin oo isagoo xoolo waraabsanayey halkaas lagu diley kaddibna labada […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com