Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 821)

war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ururka dhalinyarada ee gobolka saaxil ayaa lagu canbaareeyey xadhiga ay xukuumadu kula kacday odayaaal,dhalinyaro iyo haween reer abdaal ah kuwaasi oo todobaadkii hore la xidhay markii ay taageereen golaha wada tashiga iyo toosinta

(Msl) war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ururka dhalinyarada ee gobolka saaxil ayaa lagu canbaareeyey xadhiga ay xukuumadu kula kacday odayaaal,dhalinyaro iyo haween reer abdaal ah kuwaasi oo todobaadkii hore la xidhay markii ay taageereen golaha wada tashiga iyo toosinta. warsaxaafadeedka ayaa waxa uu u dhignaa sidan. annaga oo ah ururka ay ku midoobeen dhalinyarada gobolka […]

Kulan lagu soo bandhigayey halka ay marayso hawsha rugta buugaagta ee qaranka Somaliland ayaa ka qabsoomay Hotel Sumer Time ee magaalada Hargeysa

Kulan lagu soo bandhigayey halka ay marayso hawsha rugta buugaagta ee qaranka Somaliland ayaa ka qabsoomay Hotel Sumer Time ee magaalada Hargeysa

Hargeysa, (msl)- Kulan lagu soo bandhigayey halka ay marayso hawsha rugta buugaagta ee qaranka Somaliland ayaa ka qabsoomay Hotel Sumer Time ee magaalada Hargeysa. Kulankan ayaa waxa ka qaybgalay Wasiirka Qorsheynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire, guddida gacanta ku haysa hawsha rugta buugaagta, qaybaha kala duwan ee warbaahinta Somaliland iyo marti sharaf kale. Axmed Daahir […]

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa kormeer shaqo ku soo maray Garoonka Diyaaradaha ee Egal international Airport

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa kormeer shaqo ku soo maray Garoonka Diyaaradaha ee Egal international Airport

(maanta somaliland) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu maanta Duhurnimadii kormeer shaqo ku soo maray Garoonka Diyaaradaha ee Egal international Airport Hargeisa oo hada dhismihii Runway-gu uu gebegabo yahay dhawaana la furi-doono insha allaah. Kermeerkan madaxweynaha oo ahaa mid kedis ah saxaafaduna aanay ogayn ayaa waxa uu madaxweynuhu ku soo kormeeray […]

Ingiriiska oo keliya 180 laamood ayaa nooga furan oo lacagta laga diro isku celcelintoodu tahay $200-300 kun doollar sannadkii oo ay ku nool yihiin dad masaakiin ahi… warqadda aannu ka helnay Barclays waxa ku qoran…” Maamulaha guud ee shirkadda Dahabshiil

London (maantasomaliland.com)- Baanka gaarka looga leeyahay dalka Ingiriiska ee Barclays ayaa mar kale waqti dheeraad u ogolaaday wadashaqaynta kala dhaxaysa shirkadda Dahabshiil, iyadoo go’aan uu hore bangigu ugu gaadhay inuu xidhayo xisaabaadka xawaaladaha ay ka hadheen maalmo koobani. Wadahadallo u socda Baanka Barclays iyo shirkadda Dahabshiil oo la xidhiidha wadashaqayntooda, ayaa mar kale madaxda Bangigu […]

Wasiirka Ciyaaraha Oo Maanta Koobabkii Gudoonsiiyey Kooxihii Kaalmaha Hore Ka Galay Tartan Ciyaareedkii Bisha Barakaysan Ee Ramadan

Wasiirka Ciyaaraha Oo Maanta Koobabkii Gudoonsiiyey Kooxihii Kaalmaha Hore Ka Galay Tartan Ciyaareedkii Bisha Barakaysan Ee Ramadan

Hargeysa(msl)wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland cali siciid Raygal oo uu weheliyo agaasimaha guud ee wasaarada ciyaaraha ayaa maanta Gudoonsiiyey Kooxdii ku guurlaysatay koobkii Kubada kolayga ee bisha Barakaysan ee Ramadan,kaas oo xalay lagu soo gabo-gabeeyay garoonka kubada kolayga ee Timo-cade. Munaasibadan oo ay ka soo qayb-galeen xubno wasiiro ah iyo dadwayne kale ayaa waxa ay […]

Maamul Goboleedka Puntland Oo Ku Dhawaaqay In Uu Hakiyey Wadashaqayntii Uu La Lahaa Xukuumadda Muqdisho – See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Maamul-Goboleedka-Puntland-Oo-Ku-Dhawaaqay-In-Uu-Hakiyey-Wadashaqayntii-Uu-La-Lahaa-Xukuumadda-Muqdisho.html#sthash.ph9dhWEz.dpuf

Garowe(MSL)Maamul Goboleedka Puntland oo ku dhawaaqay in uu hakiyey wada shaqayntii iyo xidhiidhkii ay la lahaayeen Dawlada Federalka somaliya ee xarunteedu tahay Muqdisho sidaasina waxa lagu sheegay war-saxafadeed qodobo badan ka koobnaa oo ka soo baxay maamulkaas waxa uu u dhignaa sidan. QODOBBADA AY PUNTLAND KU EEDEYSAY DOWLADDA SOMALIA: 1. DFS waxay diiday hi rgalinta […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhaqan Geliyay Xeerka Bixinta Darajooyinka Ciidammadda Madaxweynuhu waxa uu digreetadiisa ku sheegay in 10 kun askari la siin doono darajadda oo u dallacay min alifle Illaa Sareeye Gaas Korodhka Gunooyinka Darajadda waxa La dhaqan gelin doonaa September 2013

HARGEYSA (maantasomaliland.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa soo saaray Xeer madaxweyne oo uu ku dhaqan galiyay bixinta darajooyinka ciidammadda kala duwan ee dalka, iyadoo darajooyinka loo qeybin doono toban kun oo askari oo u dallacay darajooyinka Alifle illaa Sareeye Gaas. Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu Taliyeyaasha ciidammadda faray inay bixiyaan darajooyinkan munaasibadda […]

magaalada xariirad oo saan saan colaaded ka dilaacday iyo rasaas laba maleeshiyaad is waydaarsadeen +

magaalada xariirad oo saan saan colaaded ka dilaacday iyo rasaas laba maleeshiyaad is waydaarsadeen +

Xarriirad(m) magaaladda Xariirad oo ay ka dhaceen laba Di loo isweydaar ah oo ay kala geysteen labada Beelood ee wada dega ayaa noqotay goob Colaadeed oo ah Furin ay labada beeloodba markasya filan karaan khasaare, iyadoo wararka ka soo baxayaa sheegayaan in qof kastaa Heegan ku jiro saacad kasta. Wararkii u danbeeyay ayaa sheegaya in […]

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar lagu baahiyay Qaar Ka Mid Ah Mareegaha Somaliland oo sheegay in Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia uu Hargeysa ku sugan yahay.

Hargeysa (maantasomaliland) – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar lagu baahiyay Qaar Ka Mid Ah Mareegaha Somaliland oo sheegay in Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia uu Hargeysa ku sugan yahay. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Dhaahir (Cukuse) Waxa uu carrabka ku dhuftay […]

Didier Drogba Oo Garaacay Arsenal Xilli Uu Ka Caawiyay Galatasaray Inay Ku Guuleysato Emirates Cup

Didier Drogba Oo Garaacay Arsenal Xilli Uu Ka Caawiyay Galatasaray Inay Ku Guuleysato Emirates Cup

Kooxda Galatasaray ayaa sannadkan ku guuleysatay koobka saaxiibtinimo ee Emirates Cup ka dib markii kulankii ugu danbeeyay ay 2-1 kaga badiyeen Arsenal, ciyaar ka dhacday Emiartes Stadium iyadoo labada goolba uu u dhaliyay Didier Drogba. Arsenal ayaa hogaanka ciyaarta u qabatay daqiiqadii 38aad ka dib karoos uu keenay Theo Walcott iyadoo madaxa uu la waayay […]

Barcelona: Man United Waa Ay Ka Quusatay Saxiixa Cesc Fabregas.

Barcelona: Man United Waa Ay Ka Quusatay Saxiixa Cesc Fabregas.

Agaasimaha Barcelona Andoni Zubizarreta ayaa sheegtay in Manchester United ay ka quusatay isku daygoodii ay ku doonayeen inay kula soo wareegaan ciyaaryahanka khadka dhexe Cesc Fabregas. Kooxda heysata horyaalka Premier League ayaa isku dayaysay inay dalab seddexaad oo 40 milyan euro ah ka gudbiso ciyaaryahankii hore ee Arsenal. Laakiin Barcelona ayaa ku adkeysaneysay in 26 […]

Didier Drogba Oo Garaacay Arsenal Xilli Uu Ka Caawiyay Galatasaray Inay Ku Guuleysato Emirates Cup.

Kooxda Galatasaray ayaa sannadkan ku guuleysatay koobka saaxiibtinimo ee Emirates Cup ka dib markii kulankii ugu danbeeyay ay 2-1 kaga badiyeen Arsenal, ciyaar ka dhacday Emiartes Stadium iyadoo labada goolba uu u dhaliyay Didier Drogba. Arsenal ayaa hogaanka ciyaarta u qabatay daqiiqadii 38aad ka dib karoos uu keenay Theo Walcott iyadoo madaxa uu la waayay […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com