Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 568)

-Boqortooyada Ingriiska, ayaa heegan ka gashay Cudurka Ebola ka dib markii Nin Ingiriis ahi u dhintay Cudurka

Dawladda Ingiriiska Oo Heegan Ka Gashay Ebola Ka Dib Markii Nin Ingiriis Ahi U Dhintay Cudurka Ebola -Boqortooyada Ingriiska, ayaa heegan ka gashay Cudurka Ebola ka dib markii Nin Ingiriis ahi u dhintay Cudurka. Ninka ayaa ku dhintay Xarunta Cudurada Faafa ee Dalka Macedonia. Saraakiisha Caafimaadka ee Macedonia ayaa sheegay in Hotel-ka uu joogay Ninkani […]

Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Bilawday Olole Dhir Dhib Ku Haysa Magaalada Lagaga Jarayo Iyo Nadiifin

Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Bilawday Olole Dhir Dhib Ku Haysa Magaalada Lagaga Jarayo Iyo Nadiifin

Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Bilawday Olole Dhir Dhib Ku Haysa Magaalada Lagaga Jarayo Iyo Nadiifin Maayarka Caasimadda Hargeysa ayaa  bilaabay hawlgal balaadhan oo uu laamiyadda u baxdda madaarka Hargeysa kaga jarayo dhirta loo yaqaan Garanwaaga oo dhibaato badan ku haya dadka iyo bilicdda caasimadaba. Maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelko ayaa sheegay in marka […]

Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Wareegto uu saaray waxa uu Xisbiga WADDANI dib ugu celiyey Xubintii ay u soo xusheen Guddida cusub ee Doorashooyinka

Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Wareegto uu  saaray waxa uu Xisbiga WADDANI dib ugu celiyey Xubintii ay u soo xusheen Guddida cusub ee Doorashooyinka

Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Wareegto uu  saaray waxa uu Xisbiga WADDANI dib ugu celiyey Xubintii ay u soo xusheen Guddida cusub ee Doorashooyinka, waxaanu sheegay in Xubintani aaanay waafaqsanayn sharciyada iyo hab-raaca soo xulista ee Xeerka Doorashooyinku tilmaamayo. Madaxweyne Axmed-Siilaanyo xubintan uu dib ugu celiyey Xisbiga WADDANI, isla markaana mar labaad […]

Ciidanka Illaalada Xeebahu Waxay Si Hufan Uga Ilaasheen Badaha Dalkeena Somaliland Dhaq-dhaqaaq Walba Oo Budhcad Badeednimo.” Wasiir Xirsi

  Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xasan, ayaa sheegay in xidhiidhka dublamaasiyadeed ee Somaliland iyo dalka Boqortooyada Ingiriisku uu fariin u yahay dalalka kale ee beesha caalamka. Wasiirk Xirsi oo ka mid ahaa Wasiirradii ka qayb-galay Munaasibad uu Madaxweynaha Somaliland Md Axmed-Siilaanyo tababbar ugu soo xidhaayey Cutubyo ka tirsan Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland oo […]

Wasaaradda Daakhiliga“Muwaadin kasta oo da’diisu gaadhay 16 jir waa waajib inuu is-diiwaangaliyo”

Hargeysa (maantasomaliland com)- Agaasimaha Waaxda Gobollada Dhaqanka iyo Siyaasada Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Xasan Cawaalle ayaa tafaasiil ka bixiyay ahmiyadda ay diiwaan-gelinta madaniga ahi ugu fadhido bulshadda, waxaanu muwaadiniinta Jamhuuriyadda Somaliland ugu baaqay inaanay fudaydsan diiwaan-gelintan oo uu ku dooday inay tahay mid ahmiyadeeda leh. Agaasimuhu waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal uu xalay soo […]

Labba qof ayaa dhaawac culus ka soo gaadhay afar bakhaar iyo hantidii taalayna way ku baaba’een ka dib markii dab uu qabsaday tuullada Ceel Dibir ee ka tirsan degmadda Huluul ee gobolka Sanaag

Labba  qof ayaa dhaawac culus ka soo gaadhay afar  bakhaar iyo hantidii taalayna way ku baaba’een ka dib markii  dab uu qabsaday tuullada Ceel Dibir ee ka tirsan degmadda Huluul ee gobolka Sanaag

Labba  qof ayaa dhaawac culus ka soo gaadhay afar  bakhaar iyo hantidii taalayna way ku baaba’een ka dib markii  dab uu qabsaday tuullada Ceel Dibir ee ka tirsan degmadda Huluul ee gobolka Sanaag.Sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Jimcaale Axmed C/laahi oo ka tirsan waayeelka tuuladda Ceel Dibir.   Waxa kale oo dabkan dhaawacyo fudud ka […]

Waxaa maanta Balay ku yaala Xaafadaha Biyo Shiinaha ee Woqooyiga Hargeysa ku dhintay Seddex Hablood oo halkaasi u tagay inay ku soo qaataan farxada Ciida

Waxaa maanta Balay ku yaala Xaafadaha Biyo Shiinaha ee  Woqooyiga Hargeysa ku dhintay Seddex Hablood oo halkaasi u tagay inay ku soo qaataan farxada Ciida

Waxaa maanta Balay ku yaala Xaafadaha Biyo Shiinaha ee  Woqooyiga Hargeysa ku dhintay Seddex Hablood oo halkaasi u tagay inay ku soo qaataan farxada Ciida, Seddexdan Caruurta ah oo Hablo ah ayaa ay laba walaalo ahaayeen halka ay ta kalena jaar ahaayeen waxayna la socdeen Aabahood oo halkaa u ciid geeyey.   Hablahan Geeriyo oo […]

dhamaan shaqaalaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com waxay hanbalyo iyo salaan u dirayaan shacbi waynaha islaamka

dhamaan shaqaalaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com waxay hanbalyo iyo salaan u dirayaan shacbi waynaha islaamka

dhamaan shaqaalaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com waxay hanbalyo iyo salaan u dirayaan shacbi waynaha islaamka gaar ahaan shacbiga reer somaliland meel kastooy joogaan wxaanay leeyiin ciidaa ciideeda bash bash iyo barwaaqo ku gaadha tafatiraha guud ee shabakada maanta somaliland xuseen xarbi

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xuska Ciidal Adxa awgeed Hambalyo u dirayaa Dhamaan Golayaasha Qaranka, Madax-dhaqameedka, Culima aw-diinka, Xisbiyada Qaranka, dhammaan Bulshada reer Somaliland iyo guud ahaan bulsho-weynta Islaamka ee dunida,

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xuska Ciidal Adxa awgeed Hambalyo u dirayaa Dhamaan Golayaasha Qaranka, Madax-dhaqameedka, Culima aw-diinka, Xisbiyada Qaranka, dhammaan Bulshada reer Somaliland iyo guud ahaan bulsho-weynta Islaamka ee dunida, waxaanu munaasibada Ciidal Adxa awgeed uu shacbiga Madaxweynuhu leeyahay Ciid-Mubaarik, Ciidal-caafiya, kullu-caam wa-antum bikhayr. Waxaan Illaahay inooga rajaynayaa in uu […]

Maxaa ka jira in Boqor buur madow lagu wareejinaayo Hutelka qaranka ee Hargeisa Club?qalinkii by abdirahman adem

Maxaa ka jira in Boqor buur madow lagu wareejinaayo Hutelka qaranka ee Hargeisa Club?qalinkii by abdirahman adem

– Warar aad loogu kalsoon yahay oo maantasomaliland.com ay soo gaadhsiiyeen masuuliyiin waaweyn oo isugu jira siyaasiyiin xilal ka haya xukumada Siilaanyo iyo kuwo madaxdhaqameedyo ah ayaa tibaaxaya in maalmihii ugu dambeeyey uu ka jiro muran hoose oo u dhaxeeya Suldaan Siciid Ducaale , oo ah ninka haatan gacanta ku haya huteelka taariikhiga ah ee […]

Madaxweyne ku xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xafiiskiisa madaxtooyada ku qaabilay wafti balaadhan oo ka socday dalka Norway.

Madaxweyne ku xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xafiiskiisa madaxtooyada ku qaabilay wafti balaadhan oo ka socday dalka Norway.

Hargeysa(M S L):-Madaxweyne ku xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xafiiskiisa madaxtooyada ku qaabilay wafti balaadhan oo ka socday dalka Norway.  Waftigan ka socday dalka Norway oo ka koobnaa 12 ruux oo kala matalayey ururada bulshada, macalimiinta, jaamacadaha dalkaasi iyo qaybaha kala duwan ee bulshada dalka Norway, waxaanay wadanka ku sugnaayeen mudo sadex […]

Gudida Horumarinta Beelaha Arab ayaa shir ay todobaadkan dhexdiisa ku yeesheen magaalada Hargaysa ku doortay 7 (todoba) xubnood oo ah gudida Fulineed

Gudida Horumarinta Beelaha Arab ayaa shir ay todobaadkan dhexdiisa ku yeesheen magaalada Hargaysa ku doortay 7  (todoba) xubnood oo ah gudida Fulineed

Gudida Horumarinta Beelaha Arab ayaa shir ay todobaadkan dhexdiisa ku yeesheen magaalada Hargaysa ku doortay 7  (todoba) xubnood oo ah gudida Fulineed. Sidoo kale waxa fadhigaas lagu doortay gudoomiyaha guud ee gudida oo loo doortay Dr Maxamed Warsame Ducaale waxa kale oo isla fadhigaasi lagu doortay Guddoomiye ku xigeenka Jaamac Koosaar Axmed iyo xoghayaha gudida […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com