Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 630)

Agasimaha guud ee wasaarada kaluumaysiga iyo khayraadka badda Maxamed Cilmi Aden (Ilkacase) ayaa maanta mar uu la hadlayay qaar kamid ah warbaahinta ayaa waxaa uu fariin u diray dhamaan kaluumaysata somaliland ee leh liisamda kaluumaysi in ay cashuurtii ku waajibtay ay ku soo bixiyaan

Hargaysa (msl)- Agasimaha guud ee wasaarada kaluumaysiga iyo khayraadka badda Maxamed Cilmi Aden (Ilkacase) ayaa maanta mar uu la hadlayay qaar kamid ah warbaahinta ayaa waxaa uu fariin u diray dhamaan kaluumaysata somaliland ee leh liisamda kaluumaysi in ay cashuurtii ku waajibtay ay ku soo bixiyaan. Agasamiaha guud ee wasaarada kaluumaysiga iyo khayraad badda waxaa […]

Haween-weynaha Gobolka Saaxil ayaa maanta Hotel Ambassador waxa ay qado sharaf ugu sameeyeen Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Amina Sheekh Maxamed Jirde

    Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Haween-weynaha Gobolka Saaxil ayaa maanta Hotel Ambassador waxa ay qado sharaf ugu sameeyeen Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Amina Sheekh Maxamed Jirde. Kulankan oo ay marwada madaxweynaha ku wehelinayeen Wasiirka Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan, Wasiirka Deegaanka Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Bandare, wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, Wasiir […]

Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo ka Warbixinayo Wixii U Qabsoomay Inii Uu Joogay t

Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo ka Warbixinayo Wixii U Qabsoomay Inii Uu Joogay  tafaasi9il kabixiyay <iframe width=”560″ height=”315″ src=”//www.youtube.com/embed/vadx1Sky6Jg” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

ayor ku Xigeenka Magaalada Hargeysa Xildhibaan Cabdi Casiis Maxamed Xaashi ayaa Shalay la Kulmay Mayor Ku Xigeenka Magaalada London Marwo Victoria Burnett MA.

  MMyor ku Xigeenka Magaalada Hargeysa Xildhibaan Cabdi Casiis Maxamed Xaashi ayaa Shalay la Kulmay Mayor Ku Xigeenka Magaalada London Marwo Victoria Burnett MA.   Mayorka ku Xigeenka  oo ay Wahelinayeen Safiirka Wareega ee Jamhuuriyada Somaliland Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed iyo Madaxa Ururka HAYA mudane Cabdirashiid Aadan iyo Mudane Xuseen Ibraahim Askar oo ka tirsan […]

Maayarkii hore ee Hargeysa Cawl Cilmi Cabdalla ayaa sheegay inuu muddo saddex sannadood ah raadinayay waddo uu kula kulmo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

(maantasomalilan) Maayarkii hore ee Hargeysa Cawl Cilmi Cabdalla ayaa sheegay inuu muddo saddex sannadood ah raadinayay waddo uu kula kulmo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Cawl waxa uu sidaa u sheegay mar uu shalay gelinkii hore weriye ka tirsan Wargeyska Saxafi kula kulmay dawladda hoose ee Hargeysa. “Muddaba waan xanuunsanayay, isla markaana waxaa jirtay […]

Sheekh Masuuliyiin Dawladeed marka xil loo magacaabayo waa la dhaariyaa, mudadii ay hayeen hadii ay dhamaato oo looga maarmi waayo in mudo loo kordhiyo intay doontaba ha ahaatee. Sidaasi dabadeed loogu kordhiyo, ma dhaar danbe ayay u baahan yihiin mise sheekh dirir?

Sheekh Masuuliyiin Dawladeed marka xil loo magacaabayo waa la dhaariyaa, mudadii ay hayeen hadii ay dhamaato oo looga maarmi waayo in mudo loo kordhiyo intay doontaba ha ahaatee. Sidaasi dabadeed loogu kordhiyo, ma dhaar danbe ayay u baahan yihiin mise s Shaygan la yidhaah dhaartee ee qofka masuul ka ah la dhaarinayo amaba markhaatiga la […]

Wasaarada Tamarta iyo Macdanta Somaliland ayaa maanta si rasmi ah heshiis shidaal baadhis ah ula saxeexatay

(maantasomaliland) Wasaarada Tamarta iyo Macdanta Somaliland ayaa maanta si rasmi ah heshiis shidaal baadhis ah ula saxeexatay sh irkad lagu magacaabo ANSAN WIKFS oo laga leeyahay dalka Yeman taas oo ka hawl gasha wadamo badan oo caalamka ah. Xafladan heshiikaas lagu saxeexayay oo lagu qabtay xarunta wasaarada tamarta iyo macdanta Somaliland ayaa waxa ka soo […]

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa manta qasriga Madaxtoouyadda ku qaabilay maal-qabeen u dhashay dalka Yaman kaasoo saacado joogay Caasimadda Hargeysa isla maantana dib u duulay.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa manta qasriga Madaxtoouyadda ku qaabilay maal-qabeen u dhashay dalka Yaman kaasoo saacado joogay Caasimadda Hargeysa isla maantana dib u duulay. siilaanyoLama oga socdaalka Maal-qabeenka Yamaniga ah iyo waxay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ka wada hadleen toona hase yeeshee wararka ka soo baxaya weftigaasi ayaa sheegaya in masuuliyiin ka tirsan […]

Maareeyaha shirkadda shiidaalka ka baadhaysa dalka ee Genel Energy Ibraahim Maxamed Xasan, ayaa caawa beeniyay war uu sheegay aanay waxba ka jirin oo wargeyska HAATUF ka qoray shirkadaasi maanta.

Hargeysa (maantSomaliland.)- Maareeyaha shirkadda shiidaalka ka baadhaysa dalka ee Genel Energy Ibraahim Maxamed Xasan, ayaa caawa beeniyay war uu sheegay aanay waxba ka jirin oo wargeyska HAATUF ka qoray shirkadaasi maanta. Maareeyaha shirkadda shiidaalka ka baadhaysa dalka ee Genel Energy Ibraahim Maxamed Xasan, ay bixinayaan wax qandaraas ah oo cusub, sidaasna waxa uu ku sheegay […]

Hooyo ka miod ah qoysaska degan magajiraladda hargeysa ayaa xalay saqdii dhexe guriga ay degan tahay ku dhex gubtay laba hablood oo la sheegay da’doodu inay kala ahaayeen afar iyo laba sano

(maantasomaliland)Hooyo ka miod ah qoysaska degan magajiraladda hargeysa ayaa xalay saqdii dhexe guriga ay degan tahay ku dhex gubtay laba hablood oo la sheegay da’doodu inay kala ahaayeen afar iyo laba sano . nnLama garanayo sababta rasmiga ah ee ay Hooyadani u gubtay Carruurteeda hase yeeshee sida la sheegayo waxa ay labadaba ku rushaysay Batrool […]

TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA OO SHEEGAY IN CIIDANKA BOOLISKU GACANTA KU SOO DHIGEEN NINKII SHALYA RASAASTA KU DHAAWACAY MADAXA SHAQAALAHA HAYADA KORANTADA

(MAANTASOMALILAND)Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in xalay ay hawl-gal ay Boolisku sameeyeen ay gacanta ku soo dhigeen Siciid Maxamed Jaamac oo khamiistii shalay laba xabadood ku dhuftay madaxii shaqaalaha ee wakaaladda Korontadda Hargeysa Ilyaas Daa’uud. Taliyaha oo galabta u warramayay WARBAAHINTA, waxa uu sheegay “Ciidanka Boolisku waxay hawl-gal balaadhan […]

Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland ayaa Sheegay inay Si Wadda jir Ah Ugu Heshiiyeen Qabashada Shirka

Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland ayaa Sheegay inay Si Wadda jir Ah Ugu Heshiiyeen Qabashada Shirka

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com