Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 648)

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa magaaladda Hargaysa ayaa waxa uu kaga hadlay hawl-galo amni oo ay ciidamada ammaanku habeenadii u dambeeyay ka sameeyeen Gudaha Magaalada Hargaysa

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa magaaladda Hargaysa ayaa waxa uu kaga hadlay hawl-galo amni oo ay ciidamada ammaanku habeenadii u dambeeyay ka sameeyeen Gudaha Magaalada Hargaysa, kuwaas oo lagu soo qabtay in ka badan Boqol ruux oo eedaysanayaal ah. Taliyaha Booliska Somaliland […]

Kulmiye iyo Hogaanka Kulmiye kulayaa manta yeeshay laba kulan oo laba goobood ka kala dhacay kuwaas oo ku dhamaaday Golaaftan iyo Hanjabaad kooxiba Nidar ku martay awooda maamul ee shirweynuhu inay teeda u dhici doonto.

Wasiiradda Xukuumadda talada haysa ee Somaliland oo dhamaantood ka soo jeeda Xisbiga (MSL)Kulmiye iyo Hogaanka Kulmiye ayaa manta yeeshay laba kulan oo laba goobood ka kala dhacay kuwaas oo ku dhamaaday Golaaftan iyo Hanjabaad kooxiba Nidar ku martay awooda maamul ee shirweynuhu inay teeda u dhici doonto. Labadan kulan ayaa la sheegay midkood inuu ka […]

Guurtida Oo Warbixin Amniga la Xidhiidha Ka dhegaysatay Guddi-hoosaadkooda Nabad-gelyadda

Guurtida Oo Warbixin Amniga la Xidhiidha Ka dhegaysatay Guddi-hoosaadkooda Nabad-gelyadda

Hargeysa(MSL)Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye oo ah gudoomiyaha guddi hoosaadka siyaasadda nabadgelyada iyo difaaca golaha guurtida ayaa waxa uu guud ahaan dhalinyarada Somaliland usoo jeediyey in ay dalkooda aaminaan isla markaana ay ka shaqeeyaan horumarkiisa. Xildhibaanku waxa uu sidaa ka sheegay fadhi ay maanta yeesheen golaha guurtidu oo uu shirgudoominaayay gudoomiye ku-xigeenka kopwaad ee golahaasi mudane […]

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleeban Xaglo-toosiye Gaadhay Magalada Laaascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool.

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleeban Xaglo-toosiye Gaadhay Magalada Laaascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool.

Laascaanood(MSL)Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed ayaa maanta socdaal shaqo ku tegay Gobolka Sool ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Laascaanood, waxana uu dhagax dhigay dhisme cusub oo uu yeelan doono Mac-hadka caafimaadka ee Gobolkaasi. Wasiirku waxa uu kulan la qaatay maamulka gobolka iyo ka degmada Laascaanood isagoo kormeer ku soo maray, […]

Sarkaalkii Ugu Sareeyay Ciidanka Booliska Gobolka Todheer Oo Wadne Istaag U Geeriyooday.

Sarkaalkii Ugu Sareeyay Ciidanka Booliska Gobolka Todheer Oo Wadne Istaag U Geeriyooday.

Burco(MSL)Waxa Xalay Magaaalada Burco ku Geeriyooday Alle How Naxaristee Kornayl Marxuum Cilmi Ibraahin Xuseen oo ahaa Sarkaalkii ugu sareeyay Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer. Marxuumka ayaa Geeriyooday xalay ka dib markii uu Wadnuhu istaagay isagoo jooga Gurigiisa oo u dhaw Qaybta Booliska ee Magaalada Burco, sida uu nooxaqiijiyey  Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Togdheer Axmed Ilka Case. […]

Xaalad Deg Deg Ah Oo Laga Dhawaaqay Gobolka New South Wales Ee Dalka Australia Oo Dab Aad U Xumi Ka Holcayo.

Xaalad Deg Deg Ah Oo Laga Dhawaaqay Gobolka New South Wales Ee Dalka Australia Oo Dab Aad U Xumi Ka Holcayo.

Australia(MSL)Xaalad deg deg ah ayaa lagaga dhawaaqay gobolka New South Wales ee ee dalka Australia, halkaas oo dabdamiyaashu ay la halgamayaan dab aad u xoog badan oo ka kaymaha ka holcaya, iyagoo isku diyaarinaya inay xaalada oo ka sii dari karta. Ku dhawaaqida xaalada deg dega ayaa awood siinaysa masuuliyiinta si ay ugu qasbaan dadka […]

Mamnuucida E-passport-ka Somaaliya oo Xayiray Safaarada Ethoipia ee Puntland oo Hargeysa u soo Guurtay iyo Laanta Socdaalka oo Fuliyay Amarkii Waran-cadde

Mamnuucida E-passport-ka Somaaliya oo Xayiray Safaarada Ethoipia ee Puntland oo Hargeysa u soo Guurtay iyo Laanta Socdaalka oo Fuliyay Amarkii Waran-cadde

Mamnuucida E-passport-ka Somaaliya oo Xayiray Safaarada Ethoipia ee Puntland oo Hargeysa u soo Guurtay iyo Laanta Socdaalka oo Fuliyay Amarkii Waran-cadde  “dadka sita E-passports-ka waxaanu kaga reebnaa Madaarka,waanan fulinaynaa go’aanka wasaarrada arrimaha Gudaha” Gaashaanle sare Maxamed Cambarro. “waxaanu ka cabsi qabnaa in xadhig naloo geysto hadii aanu Baasboorka Somaliya fiiseyaal ugu soo doonano Hargeysa”Cabdiqani Cismaan […]

Labada Xisbi Mucaarid ee UCID iyo Waddani ayaa dhaliil u soo jeediyay sharci darona ku tilmaamay Mudo kordhinta 2da Sano ah ee uu Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siillaanyo u sameeyay Guddida Diwaangelinta ururadda Siyaasadda iyo Axsaabta qaranka oo ay sheegeen in aanay wax wada shaqayn ah la yeelandoonin hadii ay Xafiiska sii joogaan.

    Xisbiyadda Mucaaridka Ah Ee Somaliland  Oo Si Wada Jir Ah U Canbaareeyay Muddo Kordhinta Madaxweynahu U Sameeyay Guddida Dawaangelinta Ururadda  Siyaasadda Iyo Axsaabta Qaranka (MAANTASOMALILAND)Labada Xisbi  Mucaarid   ee UCID iyo Waddani  ayaa dhaliil u soo jeediyay sharci darona ku tilmaamay  Mudo kordhinta 2da Sano ah ee uu Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siillaanyo u […]

Wasiirka wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali X Xasan ayaa la filayaa berI in uu safar aan ujeedadiisa la shaacin oo qaadan dooona muddo bil ah ku tago dalka Ingiriiska.

Wasiirka wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali X Xasan ayaa la filayaa berI in uu safar aan ujeedadiisa la shaacin oo qaadan dooona muddo bil ah ku tago dalka Ingiriiska.

    Hargeysa(MAANTASOMALILAND) Wasiirka wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali X Xasan ayaa la filayaa beri in uu safar aan ujeedadiisa la shaacin oo qaadan dooona muddo bil ah ku tago dalka Ingiriiska. Wasiir Xirsi ayaa la filayaa socdaalkiisu inuu la xidhiidho qaadhaanka Jidka Ceerigaabo oo uu doonayo in uu ku soo dhiirigaliyo sidii ay uga […]

Ciidanka Laanta Socdaalka ee Madaarka Caasimadda Hargeysa ayaa ku guulaystay 16-kii Bishan inay badbaadiyaan wiil yar oo lix bilood jir ah oo laga soo xaday dalalka Khaliijka oo loo sii dhoofinayay magaaladda Muqdisho ee dalka Soomaaliya.

HARGEYSA (MAANTASOMALILAND)- Ciidanka Laanta Socdaalka ee Madaarka Caasimadda Hargeysa ayaa ku guulaystay 16-kii Bishan inay badbaadiyaan wiil yar oo lix bilood jir ah oo laga soo xaday dalalka Khaliijka oo loo sii dhoofinayay magaaladda Muqdisho ee dalka Soomaaliya. Ciidanka laanta socdaalka ee Madaarku waxay shaaca ka qaadeen inay falkaasi u qabteen lix qof oo iskugu […]

)- Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) iyo Marwadiisa ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaatay dhibcihii u horreeyay ee Tallaalka dabaysha oo doorkan la siinayo dadka waaweyn iyo carruurtaba,

(maantaSomaliland)- Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) iyo Marwadiisa ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaatay dhibcihii u horreeyay ee Tallaalka dabaysha oo doorkan la siinayo dadka waaweyn iyo carruurtaba, ka dib markii sida la sheegay dalalka dariska lagu arkay dad waaweyn oo uu ku dhacay xanuunka dabayshu. Tallaalkan ayaa Axadda Beri ka bilaabmi doona guud […]

Ciidamada Booliska Iyo Safaarada Maraykanka Ee Ugandha Oo Soo Saaray Digniino Ah In Ay Al-shabaab Qorshaynayso Weerar La Mid Ah kii Nairobi Oo Ka Dhaca Ugandha.

Ciidamada Booliska Iyo Safaarada Maraykanka Ee Ugandha Oo Soo Saaray Digniino Ah In Ay Al-shabaab Qorshaynayso Weerar La Mid Ah kii Nairobi Oo Ka Dhaca Ugandha.

Kampala(MSL)Ciidamada booliiska dalka Uganda ayaa sheegay inay heleen calaamado muujinaya in Al-shabaab ay doonayso inay weerarro argagaxiso ka geysato dalkooda, kaddib markii maalmo ka hor ay safaaradda Mareykanka ee Uganda ka digtay weerarro argagaxiso oo ka dhaca dlaka Uganda. Saraakiisha booliiska Uganda ayaa sheegay maanta oo Jimco ah in warar ku saabsan arrintan ay ka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com