Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 671)

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay wax cabsi iyo dhibaato ah midna ku haynin socdaalka uu madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ku yimid degmada Taleex. Isla markaana aanay u arkaynin socdaalkaasi mid macno samaynaya.

(maantasomaliland):-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay wax cabsi iyo dhibaato ah midna ku haynin socdaalka uu madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ku yimid degmada Taleex. Isla markaana aanay u arkaynin socdaalkaasi mid macno samaynaya. Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga Mudane Axmed Xaaji Cali (Cadami) oo xalay khadka telefoonka ugu waramay wargeyska DAWAN, isaga oo sugan magaaladda Hargeysa, […]

Xisbiga talladda Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa ugu baaqay Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID inuu keeno cadaymaha eedo uu Salaasadii ku qoray wargeyska Geeska Afrika ay sheegeen inay loo gudbin doono Ha’yadaha sharciga qaabilsan. (warsaxaafadeed uu galabta soo saaray xoghayaha guud ee kulmiye0

(maantasomaliland):–Xisbiga talladda Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa ugu baaqay Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID inuu keeno cadaymaha eedo uu Salaasadii ku qoray wargeyska Geeska Afrika ay sheegeen inay loo gudbin doono Ha’yadaha sharciga qaabilsan. KULMIYE waxa kale oo uu cambaareeyay faro-gelin ay maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya ku hayaan soohdinta iyo xuduudaha Somaliland, sidaasna waxa […]

Qaraxyo Miino ayaa sida la sheegay maanta waxaa lagula eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Qaraxyo Miino ayaa sida la sheegay maanta waxaa lagula eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

(maantasomaliland):-Qaraxyo Miino ayaa sida la sheegay maanta waxaa lagula eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Goobjoogayaal  la hadlay Warbaahinta Magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in qaraxan ciidamadda Dawladda Somalia lagula beegsaday Bar Kaantarool oo ay ku leeyihiin xaafadda Caymiska ee Degmadda Yaqshid ee Magaaladda Muqdisho. Ciidamo ka tirsan kuwa […]

Daawo Video: Hawlihii Nabadaynta ahaa ee Degaanka God heelli oo so gebogaboobay iyo 50 xubnood oo laga dhaariyey labada dhinac

Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Reer Somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay talaabadda ay ku dhaqaaqday shirkad Sahamin shidaal ka bilawday deegaamadda Hawdka Somaliland.

(maantasomaliland):-Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Reer Somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay talaabadda ay ku dhaqaaqday shirkad Sahamin shidaal ka bilawday deegaamadda Hawdka Somaliland.Waxa uu xusay in ay tahay talaabo aan loo dul-qaadan Karin, waxaanu intaasi ku daray in aan dadka deegaanka laga shaqaalaysiinin isla markaana aan waxba laga weydiinin […]

Mudanayaasha Golaha Wakiilada, ayaa shalay maalintii labaad fadhi albaabadu u xidhan yihiin ku yeeshay xaryntooda Magaalada Hargeysa, waxaana fadhigaasi hagayey Guddoomiyaha Golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).

Hargeysa(maantasomaliland):-Mudanayaasha Golaha Wakiilada, ayaa shalay maalintii labaad fadhi albaabadu u xidhan yihiin ku yeeshay xaryntooda Magaalada Hargeysa, waxaana fadhigaasi hagayey Guddoomiyaha Golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). Shirarka noocan ah oo aan in muddo ah aanay yeelan Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaan loo ogoleyn inay saxaafaddu ka qayb-gasho ama ay goob joog ka ahaato, waxaana […]

Wargeys Ku Baxa Afka Ingiriiska The Horn Oo Faallo Ka Qoray Tirada Golaha Wasiirada Somaliland Iyo Ballan Qaadyadii Siilaanyo Sameeyay Wakhtigii Doorashada

Wargeys Ku Baxa Afka Ingiriiska The Horn Oo Faallo Ka Qoray Tirada Golaha Wasiirada Somaliland Iyo Ballan Qaadyadii Siilaanyo Sameeyay Wakhtigii Doorashada

(maantasomaliland):-Wargeyska The Horn,oo ah toddobaadle Afka Ingiriisida ku soo baxa Isniin kasta ayaa shalay qormadiisa tifaftirka wuxuu kaga hadlay tirada golaha wasiirada xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Siilaanyo iyo xaaladda dhaqaale ee dalka. Wargeysku wuxuu qormadiisaas ku sheegay inuu Madaxweynaha Somaliland u muuqdo hoggaamiye ka baydhay balan qaadkiisii wakhtigii uu ololaha doorashada ku jiray […]

Boqor Cisman buurmadow iyo barnaamijka xiisaha leh ee xusuus reeb HCTV(Daawo)

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay golaha amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh xogheyn gaar ah oo dabagal ku sameysa fulinta go’aannada golaha amniga Qaranka.

(maantasomaliland):-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay golaha amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh xogheyn gaar ah oo dabagal ku sameysa fulinta go’aannada golaha amniga Qaranka. Madaxweynaha oo furitaankii shirkii ugu horreeyey shir guddoominayay maanta ayaa yiri: “Golaha amniga Qaranka Soomaaliyeed waa hay’adda ugu sarreysa Qaranka oo dajinaysa siyaasadda iyo istraatiijiyada […]

Nabadaynta shaqaaqadii dhimashada iyo dhaawaca badan keentay ee labada Beelood ee wada dega deegaanka Oog ayaa ku bilaabantay jawi fiican,

Nabadaynta shaqaaqadii dhimashada iyo dhaawaca badan keentay ee labada Beelood ee wada dega deegaanka Oog ayaa ku bilaabantay jawi fiican,

(maantasomaliland):-Nabadaynta shaqaaqadii dhimashada iyo dhaawaca badan keentay ee labada Beelood ee wada dega deegaanka Oog ayaa ku bilaabantay jawi fiican, waxaana shalay la dhaariyay xidhayaasha labada beelood, halka laga go’aamiyay in labada dhinac keenaan toban xubnood oo u dooda labada beelood. Sidoo kale waxa Ergada u soo gurmatay laga soo xulayaa toban Xeer beegti ah oo […]

Waxa aan saaka idinku yeedhay in aan u jawaabo faysal cali waraabe Gudoomiyaha Xisbiga UCID iyo ninka la yidhaahdo Cali Guray oo isna xisbigaasi ka tirsan oo sidaad ka warqabtaan beryahan caadaystay waxyaabo ay ku dheleecaynayaan Xukuumada iyo Madaxweynaha.

(maantasomaliland):-Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo uu deel-qaaf ku tilmaamay oo ka soo yeedhay Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiye ku xigeenkiisa sadexaad Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray. Afhayeenka madaxtooyadda Somaliland Md. Axmed Saleebaan Dhuxul oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa […]

Wasiirka arrimaha dibedda ee Maraykanka ayaa dowladda Suuriya ku eedeeyay inay adeegsatay hubka kiimikadda.

Wasiirka arrimaha dibedda ee Maraykanka ayaa dowladda Suuriya ku eedeeyay inay adeegsatay hubka kiimikadda.

Usa-(maantasomaliland):-Wasiirka arrimaha dibedda ee Maraykanka ayaa dowladda Suuriya ku eedeeyay inay adeegsatay hubka kiimikadda. John Kerry ayaa sheegay in dowaladda madaxweyne Bashar Al Asad ay adeegsatay gaaska sunta ah oo toddobaad ka hor lagu weeraray duleedka Dimishiq, caasimadda dalkaas. Tallaabo militeri Weriye ka tirsan BBC-da oo jooga Washington ayaa soo sheegaya in maammulka Obama uu […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com