Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 693)

Ugaaso Axmed Oo Si Kulul Uga Jabwaabtay Hadal Aan Micne Wayn Samaynayn Oo Ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Somaliya Oo Uu Somaliland Ku Durayo.

Ugaaso Axmed Oo Si Kulul Uga Jabwaabtay Hadal Aan Micne Wayn Samaynayn Oo Ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Somaliya Oo Uu Somaliland Ku Durayo.

Hargeysa(MSL)Ugaaso waa haweenay ka soo jeeda somaliya oo degan caasimadda dalkan jamhuuriyadda Somaliland oo hore uga soo carartay dhibatada ka taagan dalka somaliya,balse haatan ka mid ah bulshada reer Somaliland kana tirsan xisbiga mucaaridka ah ee WADANI,ugaaso hadaba waxa ay jawaab kulul ka bixisay hadal uu madaxwaynaha somaliya si indho la,aan ah isaga yidhi oo […]

“Anigoo Ka Soo Jeeda Somaliya Waxa Anan Ogolayn In Ay Somaliland Iyo Somaliya Isku Noqdaan”Ugaaso Axmed Maxamed

“Anigoo Ka Soo Jeeda Somaliya Waxa Anan Ogolayn In Ay Somaliland Iyo Somaliya Isku Noqdaan”Ugaaso Axmed Maxamed

Hargeysa(MSL)Ugaaso Axmed Maxamed oo ah Haweenay ka soo jeeda dalka aan walaalaha nahay ee somaliya waxa ay ku dhiiratay waxa ay inta badan ku dhiiran waayeen ama afkooda ka dhawraan madaxda iyo shacabka somlaiy inta badan. Ugaaso oo maanta waraysi gaar ah siinaysay shabkadan maantasomliland.com ayaa daboolka ka qaaday in ay taageerayso madaxbanani ay ka […]

Dadweynaha Reer Somaliland ee ku Nool London oo Diidey in lajoojiyo Banaanbixii 18 may ee London

Taageero iyo Baaq ay soo jeedinayaan jaaliyada Somaliland Society UK “SSUK”

Taageero iyo Baaq ay soo jeedinayaan jaaliyada Somaliland Society UK “SSUK” Gudida Somaliland society UK “SSUK” waxa ay marka hore soo dhaweyn iyo taageeraba u muujinayaan dalada ururada reer Somaliland ee UK ay sameeyeen looguna wanqalay “British Somaliland counsel” BSC. Daladan oo wax weyn ka tari doonta dhamaan dhinacyada waxqabad iyo isku duubnaanta ururada, waxa […]

Gud. Qurbajooga SL ee EU. A Ubaxle oo Qurbajooga u sheegay in aan cidina hor istaagi karin xuska maalinta qadiyadooda 18 May

Gud. Qurbajooga SL ee EU. A Ubaxle oo Qurbajooga u sheegay in aan cidina hor istaagi karin xuska maalinta qadiyadooda 18 May

Anigoo tixraacaya cabashooyin tiro badan oo ka imanaya Jaaliyadaha Qurbajooga iyo barnaamijkii ugu danbeeyey ee rayiga dadweynaha reer UK, waxaa iiga soo baxay sida ay jaaliyadaha qurbajoogu uga xunyihiin in maalinta qaranimada Somaliland oo calaamada u ah muujinta qadiyada halganka dheer loo soo maray ee 18May in cid gaara ahi taladeeda yeelato ama loo maamulo […]

Guddida Dhalinyarada Beesha Degta Goboladda Hawd iyo Hargeysa Oo Socdaal Ku Tegay Deegaamadda Ay Teedsan Tahay Beeshu, Hargeysana Dib Ugu Soo Laabtay Iyagoo Ilmada Iska Tiraya

Guddida Dhalinyarada Beesha Degta Goboladda Hawd iyo Hargeysa Oo Socdaal Ku Tegay Deegaamadda Ay Teedsan Tahay Beeshu, Hargeysana Dib Ugu Soo Laabtay Iyagoo Ilmada Iska Tiraya

Socdaalkan oo uu hor kacayay Guddoomiyaha guddidaasi Axmed Maxamed Cabdilaahi (Darajo), ayaa waxa ay ku soo mareen deegaamo ay ka mid yihiin bidhiiqa, bali-case, gunburaha , magaalo-xali, magaalo-dhish, jabaaqe, iyo habaaswayn. Bali-gubadle marka galbeed loga kacan ay ahayd, kaabada galbeed, gumar, baargo, ina cunaaye, widhwidh darfacle, ayaa waxa ay dadkii ay halkaasi kula kulmeen kaga […]

Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Somaliland Oo Maanta Xadhiga ka Jaray Warshad ay Hirgaliyeen Ciidanka Asluubtu.e

Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Somaliland Oo Maanta Xadhiga ka Jaray Warshad ay Hirgaliyeen Ciidanka Asluubtu.e

Hargeysa(MSL)Wasiirka Wasaarada Cadaalada Md Jamaal Xuseen Caydiid oo maanta furay warshad ay leeyihiin Ciidanka Asluubta Somaliland oo soo saaraysa Agabka Guryaha lagaga shaqeeyo iyo qalabka Xafiisyada , Iskuulada,waxa intaa dheer oo kale Birta iyo Laxaamada iyo waliba dharka ciidanka gaar ahaan ka Asluubta. Wasiirka oo furitaankaas ka hadlay ayaa sheegay in Ciidanka Asluubtu ay qabteen […]

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Warbixin Ka Siiyey Golaha Wakiilada Hawlaha Uu Baanku U Hayo Bulshada

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Warbixin Ka Siiyey Golaha Wakiilada Hawlaha Uu Baanku U Hayo Bulshada

Hargaysa(MNN)Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi oo maanta kalfadhigii Golaha wakiilada somalilnad warbxin ka siiyey hawlaha uu baanka dhexe ee Somaliland u hayo bulshada . Gudomiyaha oo markii warbixinta uu siiyay ka dib ay qaarka mida mudanayaasha aqalka wakiiladu su’aallo waydiiyeen, ayaa waxa su’aalihii mudanayasha iyo warbixintiiba hadheeyay baxadaga ama isbad-badalka sarafka Dollarka […]

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Ayaa Booqasho Ku Tagay Magalada Borame Arrimo Dhinacyo Badan Tabanayana Ka Hadlay

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Ayaa Booqasho Ku Tagay Magalada Borame Arrimo Dhinacyo Badan Tabanayana Ka Hadlay

Hargeysa(MSL)Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta booqasho qaadan doonta muddo 2 maalmood ah ku tagay Boorama, Eng. Faysal oo shir Jaraa,id Boorama ku qabtay waxa uu kaga waramay ujeedada safarkiisa iyo waxa uu qaban doono mudada uu Boorama Joogo. “Waxa aan u imid wada tashi balaadhan oo aan la […]

Masuuliyiin Ka Kala Socda Somaliland iyo Itoobiya Oo Maanta Shir Balaadhani Uga Furmay Hotel Ambsador Ee Magaalada Hargeysa.

Masuuliyiin Ka Kala Socda Somaliland iyo Itoobiya Oo Maanta Shir Balaadhani Uga Furmay Hotel Ambsador Ee Magaalada Hargeysa.

Hargeysa(MSL)Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada Somaliland md Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa si rasmi ah u furay isaga oo ugu horaynba hadalkiisa ku soo dhaweeyay waftigii ka socday dalka Itoobiya,sheegayna in shirkan ay labada Dawladood kaga Wada hadlayaan Arrimo ay ugu muhiimsan yahiin, Dhinacyada iskaashiga Ganacsiga iyo Amaanku oo lagu lafaguridoono labada cisho ee uu socondoono […]

Kooxdii Kubada Kolayga Ee Dalka Yugaandha Safar Ciyaareed Ugu Bixilaha Oo Kharash La’aan U Xaniban Kuna Hanjabay In Ay Tahriibayaan.

Kooxdii Kubada Kolayga Ee Dalka Yugaandha Safar Ciyaareed Ugu Bixilaha Oo Kharash La’aan U Xaniban Kuna Hanjabay In Ay Tahriibayaan.

Hargeysa(MSL)Kooxda kubada kolayga oo kulan ciyaareed ku yeelan lahaa wadanka yugaandha ayaa ilaa hada dhaqaala la’aan u xayiran dhaqaalihii ay xukuumadu ku ambabixin lahaydna sheegeen in aanay ilaahada ka helin, hadaba dhalinyaradan oo maanta shirjaraa’id ku qabtay magalada Hargeysa ayaa sheegay in uu wasiirka ciyaaruhu u sheegay in aanuu haynin dhaqalihii ku bixilahaa,isla markaana ku […]

G. BAARLAMANKA SOMALIYA OO SHARCI DARO KU TILMAAMAY MOOSHIN 27 04 2013

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com