Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 730)

Mudaharaad balaadhan oo lagu taageerayay xukuumadda oo ka dhacay Berbera

Mudaharaad balaadhan oo lagu taageerayay xukuumadda oo ka dhacay Berbera Berbera (maantaSomaliland.)- banaan bax balaadhan ayaa maanta ka dhacay magaalada Berbera, kaasi oo lagu taageerayay Ciidamada qaranka iyo khudbadii Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu 14-kii bishan ka jeediyay fadhi wada jir ah oo ay yeesheen labada aqal ee Wakiilada iyo Guurtida, khudbadaasi […]

Dawlada Ku Meel-gaadhka Ah Ee Sheekh Shariif Oo Dagaalkii Buuhoodle Ka Soo Saartay War-saxaafadeed Ay Dhinaca Ku Saarayso Maleeshiyaadka Nabad-diidka Ah Ee Laga Saaray Buuhoodle.

Dawlada Ku Meel-gaadhka Ah Ee Sheekh Shariif Oo Dagaalkii Buuhoodle Ka Soo Saartay War-saxaafadeed Ay Dhinaca Ku Saarayso Maleeshiyaadka Nabad-diidka Ah Ee Laga Saaray Buuhoodle. Muqdisho (maanta) Jan 16,2012 – Dawlada ku meel-gaadhka ah ee Soomaliya ayaa ka hadashay dagaalkii ciidamada qaranka Somaliland kula wareegeen gacan ku haynta Magaaladda Buuhoodle oo ay hore uga talinayeen […]

war deg deg ah Saxafiyiintii la xidh xidhay oo dib loogu celiyey xoriyadoodii

Hargeysa(maanta somaliland) wariyayaashi ku xidhnaa magaalada Hargeysa ayaa goor dhawayd la sii daayey, kadib markii lagu guulaystay waan waan ka dhex socotay labada dhinca, waa saxaafada iyo xukumadee. wariyayaashan ayaa saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa ku xidhnaa afar iyo labaatan saacadood, lamana cadayn sababta dhabta ah ee ilaa hada loo xidhay, marka laga reebo cabasho […]

Taliyaha Ciidanka Qaranka S/Land Oo Ku Sugan Buuhoodle Oo Ka War Bixiyay Dagaalki shalay xalyto

Taliyaha Ciidanka Qaranka S/Land Oo Ku Sugan Buuhoodle Oo Ka War Bixiyay Dagaalki shalay xalyto Buuhoodle-(maantSomaliland.)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Gen.Maxamed Xasan C/laahi (Jidhif) oo ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa caawa ka waramay dhirbaaxo kulul oo ay ciidanka qaranku saaka ku dhuftaan maleeshiyo uu soo diray Cali Khaliif Galayr iyo kooxo ka tirsan Al-Shabaab oo ku […]

War Deg Deg Ah: Wariyeyaashii Ugu Tirade Badnaa Ee Ka Kala Socday Meelo Kala Duwan Oo Goor Dhawayd Xabsiga Loo Taxaabay.

War Deg Deg Ah: Wariyeyaashii Ugu Tirade Badnaa Ee Ka Kala Socday Meelo Kala Duwan Oo Goor Dhawayd Xabsiga Loo Taxaabay. Ciidamada Amaanka Magaalada Hargeysa ayaa saaka xabsiga Hargeysa (maantasomaliland) Ciidamada Amaanka Magaalada Hargeysa ayaa saaka xabsiga u txaabay Weriyeyaashii ugu tirade badnaa ee mar kaliya la wada xidho. Wariyayaashan oo tiradoodu gaadhayso ilaa labaataneeye […]

gudoomiyaha ururka kobcintaiyo dhisida iskaashatooyinka bulshada eexooladhaqatadaiyo beeralayda mudane axmed yaasiin sheekh aadan oo shabakada waraka ee maanta somaliland.com warysi khaas ah layeelatay goor dhow kala soco qaybahayaga danbe ururkan oo magaciisa la yidhaahdo pascp wuxuu soo dhisay214 ikaashatooyin

ikaaashatooyinkaasi oo isugu jira beeraha naaxinta xoolaha mashaariicda digaaga iyo shini malabta by xussen xarbi hargaysa

Jan 14,2012 – Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka mid ah abwaanada da’yarta ah ee reer Somaliland ayaa caawa Munaasibad uu ku qabtay Magaaladda Hargeysa ku soo bandhigay lix maanso oo mid walba dhankeeda ujeedo gaar ah u xambaarsan tahay.

Jan 14,2012 – Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka mid ah abwaanada da’yarta ah ee reer Somaliland ayaa caawa Munaasibad uu ku qabtay Magaaladda Hargeysa ku soo bandhigay lix maanso oo mid walba dhankeeda ujeedo gaar ah u xambaarsan tahay. Abwaan Weedhsame maansooyinka is-barkan ee uu xalay soo bandhigay ayaa waxa ka mid ah […]

“Xukuumadan Waxa Dalka Loo Dhiibay Bulshadda Oo Midaysan, Garaad Jaamac-Na Waxaan Leeyahay Dabka S/Land Ka Baxayaa Waa Kii Uu Garaad C/Qani Bali-Gubadle Ku Shiday 1990-Kii”Suldaan Xasan Suldaan C/Raxmaan suldaanka beesha habar awal oo waraysi khaas ah siiyay wariye naasir aadan khadka telfoonka

“ Hargeysa, (maantasomaliland) Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa sheegay in xukuumada talada haysaa ay ku guul-daraysatay waajibaadkii loo igmaday ee ay ummada uga masuulka ahayd, isla markaana Madaxwayne Axmed Siilaanyo ugu baaqay inuu 28 saacadood gudahood bulshada ugu soo bandhigo talaabada uu ka qaadanayo shirka lagu mijo […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sabtida Beri Khudbad U Jeedin Doona Labada Gole Ee Baarlamaanka Somaliland Xilli Ay Xaalada Amniga Dalka Khatar Ku Jirto.

Jan. 13, 2012- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo”, ayaa maalinta beri ah ee Sabtida khudbad u jeedin doona labada aqalka ee baarlamaanka ee Guurtida iyo Wakiilada. Madaxweynuhu waxa uu hadalka ku soo qaadi doonaa xaalada siyaasada iyo amniga wadanka , waxaana uu si gaar ah diirada u saari doonaa shirka ka socda degmada Taleex […]

Dr. Gaboose oo u Riyaaqay Soo dhaweyn uu kala Kulmay Magaalada Ceerigaabo Hargeysa(maantSomaliland.com) Wefti uu Hogaaminayay Gudoomiyaha urur siyaasadeedka UMMADDA Dr. Maxmed Cabdi Gaboose iyo masuuliyiin sar sare ee ururku ayaa dhawaan si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Boqolaal qof oo ka mid ah taageereyaasha ururka UMMADDA ayaa duleedka magaalada Ceerigaabo […]

Sem Bibendum Nullam

Sem Bibendum Nullam

Donec sed odio dui. Duis mollis, est non commodo luctus, nisi erat porttitor ligula, eget lacinia odio sem nec elit. Sed posuere consectetur est at lobortis. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec ullamcorper nulla non metus auctor fringilla. Donec id elit non mi porta gravida at eget metus. Fusce dapibus, tellus ac cursus […]

Amet Mattis Quam

Amet Mattis Quam

Donec sed odio dui. Duis mollis, est non commodo luctus, nisi erat porttitor ligula, eget lacinia odio sem nec elit. Sed posuere consectetur est at lobortis. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec ullamcorper nulla non metus auctor fringilla. Donec id elit non mi porta gravida at eget metus. Fusce dapibus, tellus ac cursus […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com