Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Ciyaaraha (Page 29)

Kooxda Liverpool oo ka cabsaneysa in Real Madrid gor-goriso Suarez hadii Benzema laga iibsado

Kooxda Liverpool oo ka cabsaneysa in Real Madrid gor-goriso Suarez hadii Benzema laga iibsado

(maantasomaliland):-Kooxda Liverpool ayaa diidday in Arsenal ay ka iibiso weeraryahankeeda doonaya in uu baxo ee Luis Suarez, taas oo keentay in Arsenal u jaheysato weeraryahanka kooxda Real Madrid Karim Benzema. Liverpool ayaa hadda ka cabsaneysa in arinta Suarez ay soo laba kacleyso hadii Real Madrid ay weyso Benzema. Madrid ayaa horey loola xiriirinayay Suarez isagoo […]

Madaxa sare ee kooxda Manchester United ee dalka Ingiriiska, Ed Woodward ayaa u diray kooxda Chelsea warqad digniin ah u dirtay Chelsea oo ku saabsan gor-gorinta Rooney .

Madaxa sare ee kooxda Manchester United ee dalka Ingiriiska, Ed Woodward ayaa u diray kooxda Chelsea warqad digniin ah u dirtay Chelsea oo ku saabsan gor-gorinta Rooney .

(maantasomaliland):-Madaxa sare ee kooxda Manchester United ee dalka Ingiriiska, Ed Woodward ayaa u diray kooxda Chelsea warqad uu uga digayo in mar kale ay markale ay gor-goriyaan weeraryahankooda Weyne Rooney. Jariiradda Mirror ayaa sheegtay in Woodward uu si gaar ah ugu diray maal-qabeenka Chelsea iskaleh Roman Abromovic warqadda oo uga codsanaayo in aysan mar kale […]

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

(maantasomaliland):-Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasheena meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa wararka xanta ah ee wargeysyada ka soo baxa Ingariiska, Spain iyo Talyaaniga ay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo aan saaka indhaha soo marmarinay. Xuquuqda wararkaan waxaa iska leh wargeysyada ama warbaahinta ku hor qoran, Laacib.net mas’uul […]

Ciyaaryahanka lionel Messi Oo Shaki Uu Ku Jiro Kulanka Malaga Ka Dib Jug Ka Gaartay Muruqa Bowdada.

Ciyaaryahanka lionel Messi Oo Shaki Uu Ku Jiro Kulanka Malaga Ka Dib Jug Ka Gaartay Muruqa Bowdada.

(maantasomaliland):-Barcelona ayaa xaqiijisay in Lionel Messi uu shaki ku jiro kulanka ay u safrayaan isbuuca soo socda Malaga, madaama jug ay ka soo gaartay muruqa bowdada. 26 jirkaan ayaa la bedelay ku dhawaaq xilligii nasashada ee qeybtii hore ee ciyaartii xalay ee lugta hore ee Supercopa de Espana ee ay la ciyaareen Atletico Madrid ciyaartaasoo […]

Kooxda Arsenal Oo Hal Lug La Sii Gashay Wareega Group-yada Champions League Ka Dib Markii Ay Dardareen Fenerbahce.

Kooxda Arsenal Oo Hal Lug La Sii Gashay Wareega Group-yada Champions League Ka Dib Markii Ay Dardareen Fenerbahce.

maantasomaliland):-Arsenal ayaa hal lug la sii gashay wareega group-yada Champions League ka dib markii lugta hore ee isreebreebka ay 3-0 ku xaaqday kooxda Fenerbahce oo marti loo ahaa Istanbul, iyadoo Ramsey iyo Walcott ay ahaayeen xiddigaha garoonka. Arsenal ayaa ciyaarta ku bilaabatay si fiican, iyagoo kubada inteeda badan heystay, laakiin waxa ay ku guuldareysteen inay […]

Kooxaha Atletico iyo Barcelona oo isku garab dhacay, Neymar iyo Villa oo wacadarro dhigay

Kooxaha Atletico iyo Barcelona oo isku garab dhacay, Neymar iyo Villa oo wacadarro dhigay

maantasomaliland):-Kooxaha Artletico Madrid iyo Barcelona ayaa barbardhac 1-1 ah ku kala baxay lugta koowaad ee koobka Super Cup-ka Spain oo ka dhacday garoonka Atletico ee Vicente Calderon. Xiddiggii hore ee Barcelona oo dhawaan ku biiray Atletico ayay hayeen indhaha garoonka, waxeyna ku qaadatay 12 daqiiqo oo kaliya in uu is baro kooxdiisii hore markii uu […]

Tababbaraha kooxda Chelsea Mourinho oo dib u dhigay dalabka Rooney ilaa kulanka Isniinta

Tababbaraha kooxda Chelsea Mourinho oo dib u dhigay dalabka Rooney ilaa kulanka Isniinta

maantasomaliland):-Tababbaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa sheegay in si kumeel gaar ah ay u joojiyeen in ay dalab kale u diraan kooxda Man Utd kadib laba dalab oo horey looga soo diiday. Jose ayaa tilmaamay in hadda kooxdu ay hakad gelisay gor-gorinta Rooney ilaa laga gaaro kulanka Isniinta ee horyaalka Ingiriiska la ciyaari doonaan Man […]

Kabtankii hore ee kooxda Real Madrid Raul: CR7 waa in uu sii joogaa Madrid, Bale wuxuu ku xigaa Messi iyo CR7

Kabtankii hore ee kooxda Real Madrid Raul: CR7 waa in uu sii joogaa Madrid, Bale wuxuu ku xigaa Messi iyo CR7

maantasomaliland):-Kabtankii hore ee kooxda Real Madrid, Raul ayaa maanta kusoo laabanaya garoonka Bernabeu, halkaas oo kooxdiisa Al-Sadd ay ciyaar saaxiibtinnimo kula yeelan doonto Real Madrid. Ciyaartan ayaa ka tirsan Bernabeu’s Trofeo, oo sanad kasta la qabto. Raul wuxuu sheegay in C.Ronaldo muhiim u yahay kooxda Real Madrid xilligaan, loona baahan yahay in uu heshiiska u […]

Andre Villas-Boas ayaa xaqiijiyay in Tottenham ay wadahadalo kula jirto kooxda Anzhi Makhachkala oo ku aadan saxiixa kubadsameeye Willian.

Andre Villas-Boas ayaa xaqiijiyay in Tottenham ay wadahadalo kula jirto kooxda Anzhi Makhachkala oo ku aadan saxiixa kubadsameeye Willian.

maantasomaliland):-Andre Villas-Boas ayaa xaqiijiyay in Tottenham ay wadahadalo kula jirto kooxda Anzhi Makhachkala oo ku aadan saxiixa kubadsameeye Willian. Willian ayaa ka degay London shalayto, waxaana la fahamsan yahay in Spurs ay rajeyneyso inuu dhameystirto tijaabada caafimaadka islamarkaana uu heshiis u saxiixo ka hor inta uusan isbuuca dhamaan. Sky Sports News ayaana sheegeysa in haatan […]

Tababaraha xulka Brazil Luiz Felipe Scolari ayaa magacaabay xulkiisa uu kala hortagyo xulalka Australia iyo Portugal, iyadoo xulka ay ku soo laabteen Ramires iyo Maicon.

Tababaraha xulka Brazil Luiz Felipe Scolari ayaa magacaabay xulkiisa uu kala hortagyo xulalka Australia iyo Portugal, iyadoo xulka ay ku soo laabteen Ramires iyo Maicon.

maantasomaliland):-Tababaraha xulka Brazil Luiz Felipe Scolari ayaa magacaabay xulkiisa uu kala hortagyo xulalka Australia iyo Portugal, iyadoo xulka ay ku soo laabteen Ramires iyo Maicon. Kooxda hanatay Confederations Cup ayaa guuldarro lama filaan ah ay ka soo gaartay Switzerland kulankoodii ugu danbeeyay ee saaxiibtinimo, laakiin waxa ay doonayaan inay wadada guusha ku soo laabtaan kulamada […]

Kooxda Arsenaal Dalab ay si lama Filaan ah dalab 20 milyan ginni uga gudbineyso ciyaaryahanka khadka dhexe ee Juventus Paul Pogba.

Kooxda Arsenaal Dalab ay si lama Filaan ah dalab 20 milyan ginni uga gudbineyso ciyaaryahanka khadka dhexe ee Juventus Paul Pogba.

maantasomaliland):-Sida ay sheegeyso ITV warar soo baxaya ayaa tibaaxaya in Arsenal ay dalab ay si lama filaaan ah dalab 20 milyan ginni uga gudbineyso ciyaaryahanka khadka dhexe ee Juventus Paul Pogba. 20 jirkaan aadka loo qiimeeyo oo si wacan uga dhex muuqda Juventus islamarkaana mustaqbal weyn ku leh ayaa ah ciyaaryahankii ugu danbeeyay ee lala […]

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

(msl):-Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasheena meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa wararka xanta ah ee wargeysyada ka soo baxa Ingariiska, Spain iyo Talyaaniga ay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo aan saaka indhaha soo marmarinay. Xuquuqda wararkaan waxaa iska leh wargeysyada ama warbaahinta ku hor qoran, Laacib.net mas’uul […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com