Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Muuqaal (Page 19)
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa ka hadlay bilawga diiwaangelinta Madaniga ah ee Muwaaddiniinta dalka oo qaadashada Kaadhkeeda qaybtii ugu horreysay ee tijaabo ahaan looga Sameeyo magaalada Hargeysa

Posted by on September 25, 2014
Filed under Muuqaal

Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dawlada Denmark ee fadhisii yahay Magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya

Posted by on September 24, 2014
Filed under Muuqaal

DAAWO.  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xadhiga ka jaray Qaadashada ama Bixinta Baasaaboorada Cusub ee loo yaqaan E-Passport kaasi oo Muwaadiniinta Reer Somaliland ay wixii ka danbeeya Maanta qaadan doonaan.

Posted by on September 9, 2014
Filed under Muuqaal

Magaalada Hargaysa ayaa waxa maanta Galankii Danbe ka da’ay Roob aad u wayn kaas oo watay Dabaylo Xad-Dhaaf ah waxaana uu Riday Guryo Badan halka uu Hoolkii Shaqaalaha Dawladana uu galay Daad wayni.

Posted by on September 1, 2014
Filed under Muuqaal

Cuqaasha, Waxgaradka iyo odayaasha degaanka degmada Dhahar ee gobolka Badhan,ayaa qaadacay shir lagu sheegay in uu yahay shir beeleed ay beelaha Warsangeli ay yeelanayaan

Posted by on August 28, 2014
Filed under Ciyaaraha, Muuqaal

Odayaal ka soo jeeda Beesha Ciise ayaa muddo toddobaad ka badan hargeysa u jooga jawaab ay ka sugayaan Xukuumadda, taasoo la xidhiidha cabashooyin ay hore ugu gudbiyeen Madaxweynaha.

Posted by on August 26, 2014
Filed under Muuqaal

Suldaanka guud ee Beelaha Arab Suldaan Cumar suldaan Maxamed  Suldaan Faarax,ayaa si adag uga hadlay shaqaaqo colaadeed oo ka taagan deegaanka Balli Diiriye Guudleed oo burco dhanka waqooyi kaga began una jirta illaa soddn KM.

Posted by on August 16, 2014
Filed under Muuqaal

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta la kulmay Wefti culus oo dawladda Denmark u soo dirtay Somaliland oo shalay Hargeysa soo gaadhay, kuwaasoo ay ka wadahadleen arrimo kala duwan.

Posted by on August 13, 2014
Filed under Muuqaal

Daawo-Muuqaal:- Ciidanka Loo Samaynayo Ilaalinta Shirkadaha Shidaalka Ka Qodaaya Somaliland Ma Aha Mid Loo Abuuray In Ay Amaan Daro Ay Ka Abuuran Wadamada Jaarka La Ah Somaliland .  halkan ka daawo

Posted by on August 9, 2014
Filed under Muuqaal

Dawlada hoose ee magaalada hargaysa ayaa tan iyo intii loo doortay Golaha deegaanka caasimada magaalada hargaysa,aan waxba ka qaban bilicdii Magaalada daawo

Posted by on August 8, 2014
Filed under Muuqaal

Halkan Hoose ka daawada Heesahaas Ciidul-fidriga ee Kooxda Xiddigaha Geeska

Posted by on July 28, 2014
Filed under Muuqaal

Madaxweyne ku xigenka somaliland oo ka jawabay hadlo ka soo yeedhay madaxweynaha somaliya

Posted by on July 23, 2014
Filed under Muuqaal

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-media.php on line 11 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-media.php on line 11
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com