Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 61)

Sheeko Hummaag Ku Saabsan Dawlada Soo Socota Siday U Ekaan Doonto,Haday Timaadaba

Sheeko Hummaag Ku Saabsan Dawlada Soo Socota Siday U Ekaan Doonto,Haday Timaadaba

Waxaynu u soo joognay waayo badan oo dusheena isku badalayay, hadana dhib mooye aan dheefbadan lagala kulmin. 1960 ayaynu hananay guushii intaynu jirnay ugu qarada waynayd, hase yeeshe waxay ku danbaysay guuldaro iyo gacmo madhan.1991 aya ku xigtay iyana maalin xasuusteeda leh yididiiladii naxashka saarnayd ay dib u soo noolaatay, waxa bulshadaas soo rafaaday e […]

HADII AANU MADAXWEYNUHU KULA SOCON, HADALKA SALEBAAN GAAL MEEL FOG MA JIRO

HADII AANU MADAXWEYNUHU KULA SOCON, HADALKA SALEBAAN GAAL MEEL FOG MA JIRO

saleebaan gaalMudo Kordhinta. Guurtidu in ay gole dastuuriya ahaato waxa ka dhigey dastuurka, kuma fadhiyaan nidaamkii u dastuurku jideeyey in ay ku yimadaan, muddo kordhinta ay sameeyaana kuma cayina duruufaha u dastuurku baneeyey, weli Somaliland waxa ay muddo dheer awood u weydey in ay sharciyeeyaan qodobka muddo kordhinta marka ay arrimo farsamo caqabad ku noqoto […]

Farxadbay Na Galiyeen Gogashii La Fidiyiyo BY GUURE

Farxadbay Na Galiyeen Gogashii La Fidiyiyo BY GUURE

Farxadbay Na Galiyeen Gogashii La Fidiyiyo Garawshiiyihiinuye Go’aankiinu Muusaw Gadaalbay Ka Hagayeen Guurtida Hawaynkuye Hadii Aanad Goyn Karin Taladii La Gaadhiyo Gudoonkiyo Xaajada Maxaa Holaha Loo Yimi Garaadkiisa Saylici Isagana Ma Gawbaa BY GUURE

Muxuu Suleiman gaal sadexda xisbi iyo komishanku waxay isla aqbaleen u diidayaa. musharax wariye xuseen xarbi

Muxuu Suleiman gaal sadexda xisbi iyo komishanku waxay isla aqbaleen u diidayaa. musharax wariye xuseen xarbi

Golahii guurtida ee la doortay ee beeluhu soo xuleen wuxuu ka koobnaa 82 xubnood. Iminka tirada ka nooli waa 11 ay weliba afar ka mid ihi bukaan jiif yihiin. Waxa soo hadhay 7 ay ku jiraan dhowr oday oo maskaxda ka daalay sida Suleiman gaal, Cabdi Waraabe iyo Dheeg iyo weliba qaar kale. Sidaa marka […]

18kii may waxa ay ahayd mid si wayn o aad u qiimo badan looga xusay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba shacabka reer somalilandna meelkasta o ay joogaan,

18kii may waxa ay ahayd mid si wayn o aad u qiimo badan looga xusay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba shacabka reer somalilandna meelkasta o ay joogaan,

18kii may waxa ay ahayd mid si wayn o aad u qiimo badan looga xusay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba shacabka reer somalilandna meelkasta o ay joogaan, Waxa ay muujiyeen wadaniyad iyo jacaylka ay dalkooda u hayaan, sidii looga bartayna caalamka ayey tuseen sida ay ugu go an tahay qaranimada iyo madaxbanaanida jamhuuruyada Somaliland, Madaxweynaha jsl […]

wariye ayaan cabdi cimi oo ka rirsan bahda maantasomaliland .com oo erayo suugaan ah u soo jeedisay shaqaalaha iyo shabakadaba

wariye ayaan cabdi cimi oo ka rirsan bahda maantasomaliland .com oo erayo suugaan ah u soo jeedisay shaqaalaha iyo shabakadaba

www Maanta soomaliland.com msl.hawshaada kama hadho halgankaga kama lado maanta somaliland.com msl. saqda dhexe habeenki adaan ku duceya msl.saxafiyiinta ku jecel bulshad beenta ka dhawrta msl war baahin lagu nasta tahay msl.ha habsaamin malin hore usoco waliga salan baan ka sidaa dhinaca shaqaala msl halyayga xuseen xarbi hanbalyo idin diraya dhaman shaqalaha msl samo ku […]

Is qabqabsiga dhulka oo Noqotay caqabad joogta ah.

Is qabqabsiga dhulka oo Noqotay caqabad joogta ah.

Axmed FJIs qabqabsiga dhulka ee gudaha magaalada hargeisa oo noqotay dhibaato soo noqnoqota, taas oo keenta dhimasho nafeed iyo dhaawacba ,iyo waliba hanta badan oo ku baxda maxkamadaha Inta lagu jiro dacwada dhulka,lacagtaas oo ka baxda labada dhinac ee dacwadu ka dhexayso. Waxaad arkaysaa nin o dhanaya waxaan daganaa mudo kabadan 30 sano hadana imika […]

DHUXUL OO DHAWR JEER OO FIISE LOO DIIDAY KADIB SAFAR KU TAGAY TORONTO

DHUXUL OO DHAWR JEER OO FIISE LOO DIIDAY KADIB SAFAR KU TAGAY TORONTO

Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa gaadhay Toronto,waxaana sibalaadhan af- hayeenka usoo dhaweeyay Qaar kamida Jaaliyada Somaliland ee degan Toronto. Soodhawaynta balaadhan ee loosameeyay kabacdi ayaa af- hayeenka lageeyay huteelkii uu ku degi lahaa. Axmed Saleebaan ayaa lafilayaa inuu kaga qayb galo Xaflada xuska 18ka may magaalada Ottowa, halkaas oo lafilayo inuu khudbado […]

Salebaan lafaheena Ayaa Kala Badbaadiy Maanta ?by mawliid axmed jibriil

Salebaan lafaheena Ayaa Kala Badbaadiy Maanta ?by mawliid axmed jibriil

Salebaan lafaheena Ayaa Kala Badbaadiy Maanta ? (siraanyo Odayaal ayaa la dhaqdhaqaajiyay) Afrika waxa daashaday xanuun aan ilaa hada daawo loo hayn oo qalalaase abuura qax, gaajo iyo qaxooti iyo cudur ku keena waana xanuunka kursi jacaylka la yidhaa oo bilaabma maalinta doorashadu ay soo dhawaato sida ta maanta s/land ka taagan oo kale inkasdoo […]

Baroordiiqdii kusocota Marxuum Cigaal oo ka hadleysa kaalintiisii Somaliland (Waa Qlinkii Sayid Mawliid Sayid Nuux waxanu qoray 05/05/2002)

Baroordiiqdii kusocota Marxuum Cigaal oo ka hadleysa kaalintiisii Somaliland (Waa Qlinkii Sayid Mawliid Sayid Nuux waxanu qoray 05/05/2002)

  Dalka iyo Dadka (Waa Qlinkii Sayid Mawliid Sayid Nuux waxanu qoray 05/05/2002) Afrika Geesigii U Hadhay Siyaasi Aduunyaku Qiray Aftahan aan loo Bidhigin Aqoon Yahan laga Cabsado Ilbaxaan loo Duurxuleyn Cadaawe Agtiisa iman Aasaasihiin Gobanimada Xornimo Unugeed dhigay Gumaysiiga kii Eryee Lixdankii Ingiriiska raray Ku aan Axad lala simiyo Aynigiisa Dib loo Helayn Ilayskii […]

hanbalyo meher wacan

hanbalyo meher wacan

gudoomiyaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com musharax xuseen xarbi .maxamed yuusuf .nimco cabdilaahi  iyo dhamaan bahda mareegta wararka ee maanta somaliland.com waxy hanbalyo u dirayaan meherka fuaadaxmed cali ubaxle iyo raaqiya cabdilaahi roobleh oomeherkoodu ka dhacay magaalada hargaysa 15/4/2015 waxaanay leeyiin noqda kuwii aqalgalkooda ku gaadha bashbash iyo barwaao

Madaxweynaha Iiraan Oo Sheegay Inay Calankooda Ka Taagi Doonaan Khaliijka Cadan

Madaxweynaha Iiraan Oo Sheegay Inay Calankooda Ka Taagi Doonaan Khaliijka Cadan

Madxweynaha Xukuumadda Shiicada dalka Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa weerar afka ah ku qaadey Xukuumadaha Carabta ee howlgalka loogu magac-darey Duufaanta Adkeysiga ka wada dalka Yaman. Xasan Ruuxaani ayaa sheegey in Xukuumadda Sucuudiga ay dooneyso iney la wareegto guud ahaan Mandiqadda Carabta, taasna ay tahay mid aan soconeyn. Wuxuu sheegey in Calanka Iiraan laga taagi doono […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com