Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 66)

Garyaqaan Ibraahim Khadar Siciid “Saxaafaddu Weel Wax Lagu Shubto Maaha”

gudoomihyaha xisbiga ucid ee dalka uk mudane xuseen bisad waxaa uu salaamayaa dhamaan muslimiinta ku nool aduunka gaar ahaan shacbiga somaliland gaar ahaan taageerayaasha xisbiga ucid meel kasta oo ay joogaan ciidal fidriga awgeed

gudoomihyaha xisbiga ucid ee dalka uk  mudane xuseen bisad waxaa uu salaamayaa dhamaan muslimiinta ku nool aduunka gaar ahaan shacbiga somaliland gaar ahaan taageerayaasha xisbiga ucid meel kasta oo ay joogaan ciidal fidriga awgeed waxaanu leeyahay sanadkaan sanadkiisa ku gaadha bash bash iyo barwaaqo aamiin

Anigoo Ah Qoraa Farhan Mohamed Sultan Nur (Rakad) Oo Hambalyada Ciidul Fidriga Awgeed U Diraya Dhamaan Umada Islaamka Iyo Bulshada Somaliland Meelkasta Oo Ay Joogaan

Asc waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaa dhamaan umada islaamka ah gaar ahaan reer somaliland meelkasta oo ay joogaan anigoo leh  ciid wanaagsan, ciidal caafiya ku ciida ciida ciideeda caafimaad iyo cimri dherer kuna gaadha sanadka sanadkiisa  waxaanan si gaara hambalyada ugu dirayaa dhamaan dadka kala ah  Labadayda waalid iyo  […]

Magacan loo yaqaannoRasta oo ay la baxeen dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed intaan ka warqabno muddooyinkii

Magacan loo yaqaannoRasta oo ay la baxeen dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed intaan ka warqabno muddooyinkiiSida aynu ogsoonahay beryahanba waxa dhaqankeenna ku soo biirayey la bixista magacyo qalaad ( ha ahaadeen kuwo Carbeed amaba kuwo reer Galbeede). Magacyadan badankoodu waxay ku soo dhex dhuunteen diinta islaamka, waa kuwa xaga carabta innagaga yimiye. Kuwo kale oo aynu […]

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.gudooomiyaha xisbiga ucid ee dalka UK mr.xuseen bisad ayaa tacsi udiraya dhamaan reer cabdi jaamac oo maanta walaalkood khadar cabdi jaamac ku geeriyooday magaalada hargaysa

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.gudooomiyaha xisbiga ucid ee dalka UK mr.xuseen bisad ayaa tacsi udiraya dhamaan reer cabdi jaamac oo maanta walaalkood khadar cabdi jaamac ku geeriyooday magaalada hargaysa waxaanu ilaahay uga beryay inuu janadii ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu kabaxayna samir iyo iimaan ka siiyo Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.tacsi ku socota gudoomiyaha xisbiga ucid ee dalka uk xuseen bisad oo seedigii ku geeriyooday hargaysa marxuum Osman Ahmed ismaciil cadde osman yowle

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.tacsi ku socota gudoomiyaha xisbiga ucid ee dalka uk  xuseen bisad oo seedigii ku geeriyooday hargaysa marxuum Osman Ahmed ismaciil cadde osman yowle

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.Tafatiraha guud ee shabakada caalamiga ah ee maantasomaliland.com xuseen xarbi iyo dhamaan shaqaalaha shabakada oo kala ah muuse faarax aw jaamac .xamda xasan faahiye .cali maxamed cali.amran musdafe jaamac. saleebaan ibraahim muxumed.khadar cabdilaahi muxumed.iyo dhamaan sahqaalaha shabakada calamiga ah ee maantasomalilaland.waxay tacsi gaara u dirayaan gudoomiyaha xisbiga ucid ee dalka uk […]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa 35 xubnood oo iskugu jira siyaasiyiin iyo madax-dhaqameedka reer Somaliland ku soo casuumay xaflad balaadhan oo meher ah oo uu ku bixinayo gabadh uu dhalay oo uu ka soo doonay Wasiirka Waxbarashada ee xukuumadiisa.

  Madaxweyne Geelle waxa uu u soo diray 35-kan qof diyaarad gaar ah oo ay subaxnimadda beri kaga jarmaadayaan madaarka caasimadda Hargeysa, si ay isla berriba uga qeyb galaan xafladaas lagu soo marti-qaaday. Siyaasiyiinta lagu marti-qaaday ee diyaaradan loo soo diray waxa ka mid ah Wasiirkii hore ee Ganacsiga iyo maal-gashiga caalamiga ah Dr. Maxamed […]

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.ala ha u naxariistee marxuum maxamuud maxamed dhoolayare oo maanta si heer qarana loogu aasay magaalada london

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.ala ha u naxariistee  marxuum maxamuud  maxamed dhoolayare  oo maanta si heer qarana loogu aasay magaalada london

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun. ala ha unaxariistee waxaa maanta si heer qaran ah loogu aasay magaalada london gaar ahaan xabaalah Watford graves iyadoo marxuumka aaskiisa ay maanta isugu soo baxeen dhamaan jaaliyada somaliland ee dalkaasi UK iyadoo dadkaasi lagu qiyaasayay boqolaal qof oo ay wheliyeen caailadiisii iyo ehelkiisii iyo ubadkiisiiba ilaahay qabriga ha u […]

Dhamaan Hawl-wadeenada SHabakada Calaamiga ee ah ee maantasoamlilaand.com waxa ay Tacsi u dirayaan Mudane maxamed cabdilaahi cali xayd

Dhamaan Hawl-wadeenada SHabakada Calaamiga ee ah ee  maantasoamlilaand.com waxa ay Tacsi u dirayaan Mudane maxamed cabdilaahi cali xayd

Dhamaan Hawl-wadeenada SHabakada Calaamiga ee ah ee  maantasoamlilaand.com waxa ay Tacsi u dirayaan Mudane maxamed cabdilaahi cali xayd  Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun. Dhamaan Hawl-wadeenada SHabakada Calaamiga ee ah ee Maantasomaliland.com, waxa ay Tacsi u dirayaan  Maxamed cabdilaahi cali xayd Geeridii Naxdinta lahayd eek u Timi Sodogii, Marxuum Maxamuud Maxamed Aadan (Dhoola yare), oo maalintii […]

Dhamaan Hawl-wadeenada SHabakada Calaamiga ee ah ee maantasomaliland.com waxa ay Tacsi u dirayaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Wadanka UK

Dhamaan Hawl-wadeenada SHabakada Calaamiga ee ah ee maantasomaliland.com waxa ay Tacsi u dirayaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Wadanka UK

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun. Dhamaan Hawl-wadeenada SHabakada Calaamiga ee ah ee maantasomaliland waxa ay Tacsi u dirayaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Wadanka UK Mudane Xariir Xiris Adar , Geeridii Naxdinta lahayd eek u Timi Sodogii, Marxuum Maxamuud Maxamed Aadan (Dhoola yare), oo maalintii shalay 17/07/2014  ku geeriyooday Magaalada London ee Cariga Ingriiska. Ilaahay Marxuumka […]

tafatiraha guud xuseen xarbi iyo dhamaan shaqaalaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com waxay tacsi u dirayaan dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum maxamuud maxamed aadan dhoolayare oo ku geeriyooday london

tafatiraha guud xuseen xarbi iyo dhamaan shaqaalaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com waxay tacsi u dirayaan  dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum maxamuud maxamed aadan dhoolayare oo ku geeriyooday london waxaanay ilaahay uaga baryayan inuu janadii ka waraabiyo

dhamaan shaqaalaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com waxay tacsi u dirayaan ilma cumar yare oo hooyadood saacado ka hor ku geeriyootay magaalada hargaysa

dhamaan shaqaalaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com waxay tacsi u dirayaan  ilma cumar yare oo hooyadood saacado ka hor ku geeriyootay magaalada hargaysa

tafatiraha guud ee shabakada wararka maantasomaliland.com  xuseen xarbi iyo dhamaan shaqaalaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com waxay tacsi u dirayaan  ilma cumar yare oo hooyadood saacado ka hor ku geeriyootay magaalada hargaysa sidoo kale waxa tacsi gaara u diraya bahda saaxafada somaliland iyo dhamaan abwaanada iyo fanaaniinta reer somaliland waxaanay ilaahay uga baryayaan inuu janadii […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com