Home » Posts tagged with » Somaliland

“Cali Khaliif Waa Nin Ummada Somaliland Kansar Ku Ah, Waana In Si De-deg Ah Wax Looga Qabto” Xil Saleebaan Koore.

Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka mid ah Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee ka soo jeeda gobolada bari ayaa si adag uga hadlay faro galinta qaawan ee uu Horjooge Cali Khalay Galaydh ka wada Somaliland.

Qiimaha Calanka Somaliland oo Cirka Isku shareeray iyo Diyaargarawgii ugu Xooganaa ee Lagu Xuso 18 may oo Somaliland ka Bilaabmay.

Qiimaha Calanka Somaliland oo Cirka Isku shareeray iyo Diyaargarawgii ugu Xooganaa ee Lagu Xuso 18 may oo Somaliland ka Bilaabmay.

Qiimaha Calanka Somaliland oo Cirka Isku shareeray iyo Diyaargarawgii ugu Xooganaa ee Lagu Xuso 18 may oo Somaliland ka Bilaabmay. Dadwaynaha ayaa Muujiyay isla markaana ku Labista Calanka somaliland oo laga Tolay Shaadhadh Daawo Sawiradda Hargeisa (maantasomaliland.com)-Dadwaynaha ku Dhaqan Somaliland ayaa Si aad u heersaraysa ugu Diyaar garoobay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland 18-may taasi oo […]

Ogeysiis:Xuskii 18may ee ugu waynaa ee abid ka dhaca wadanka Jarmalka,kaas oo lagu qaban doono 21 ka bishan Magaalada Bonn iyo Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Muxumad (dr xoog) oo kala qaybqaadanaya.

Ogeysiis:Xuskii 18may ee ugu waynaa ee abid ka dhaca wadanka Jarmalka,kaas oo lagu qaban doono 21 ka bishan Magaalada Bonn iyo Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Muxumad (dr xoog) oo kala qaybqaadanaya.

Ogeysiis:Xuskii 18may ee ugu waynaa ee abid ka dhaca wadanka Jarmalka,kaas oo lagu qaban doono 21 ka bishan Magaalada Bonn iyo Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Muxumad (dr xoog) oo kala qaybqaadanaya. markaa dhamaan shacabka Somaliland ee ku dhaqan wadankan jarmalka …. jaaliyada Somaliland ee jarmalka oo markii ugu horaysay ku guulaysatay inay ka […]

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta ka qayb galay xaflad balaadhan oo loo sameeyay furitaanka bilowga hawsha shacbiga Gobolka Tog-dheer

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta ka qayb galay xaflad balaadhan oo loo sameeyay furitaanka bilowga hawsha shacbiga Gobolka Tog-dheer

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Wasiiro ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta ka qayb galay xaflad balaadhan oo loo sameeyay furitaanka bilowga hawsha shacbiga Gobolka Tog-dheer lagaga bedelayo lacagta giimbaarta ee laga qaato deegaanadaasi. Xafladaasi oo lagu qabtay Huteelka City Plaza ee magaalada Burco. Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Md. Cabdi Dirir Cabdi,oo kea hadlay furitaankii xafladaasi waxa uu […]

Xaflada labaatan guurada maalinta qaranimada Somaliland iyo Germany

Xaflada labaatan guurada maalinta qaranimada Somaliland iyo Germany

Ugu horayn waxaanu hambalyo kal iyo laab ah oo ku aadan labaatan guurada maalinta qaranimada hawada u marinaynaa Bulshada gobta iyo geesiga ah ee Jamhuuriyada Somaliland oo aanu leenahay way ahaataye maanta siwanaagsan u ciida. Waxaa farxad iyo sharaf weyn noo ah inaanu nasiib u helo noqoshada Jaaliyadii ugu hor dabaaldegta labaatan guurada kasoo wareegtey […]

Somaliland: 20 Sanno Ka Dib Iyo Xamaasadda Qabanqaabadda Xuska 18-ka May…Qaybtii 3-aad

Somaliland: 20 Sanno Ka Dib Iyo Xamaasadda Qabanqaabadda Xuska 18-ka May…Qaybtii 3-aad

Ujeeddada aynu qormaddan u anbaqaadnay, waa taxanne qayb ka ah diyaar-garowga xuska 18-ka May oo ku suntan maalintii Somaliland dib ulla soo noqotay madaxbanaanideedii luntay.

Macdanta Somaliland Oo Markii U Horraysay Lagu soo Bandhigay Carwo Caalami Ah Oo Lagu Qabtay Sweden‏

Noocyada Macdanta Somaliland Oo La Jaad Noqday Macdanta qaaliga ah ee Musambique Sweden (maantaSomaliland.com)- Carwaddii u horraysay ee lagu soo bandhigo noocyada macdanta Somaliland, ayaa Sabtidii todobaadkan lagu qabtay Magaalada Varnamo ee gobolka Jonkooing ee koonfurta dalka Sweden, waxaana khubaradii caalamiga ahayd ee ka soo qeyb gashay ay ka Marag kaceen in macdanta Somaliland ay […]

Somaliland: 20 Sanno Ka Dib Iyo Xamaasadda Qabanqaabadda Xuska 18-ka May qaybtii labaad

Somaliland: 20 Sanno Ka Dib Iyo Xamaasadda Qabanqaabadda Xuska 18-ka May qaybtii labaad

May 9th, 2011 Qormaddii tan ka horeysay waxa aynu ku soo qaddinay oo duuduub ahaanugu sharaxnay ujeedada aynu qormaddan u anbaqaadnay ooah,diyaar-garowga xuska 18-ka oo May ku suntan maalintii Somalilanddib ulla soo noqotay madaxbanaanideedii luntay, balseintii ay wanaag u arkayeen iyo dedaalkii ay ku jireen oo dhan in ayarragti ahaan ugu muuqdeen dawladdii kalle ee […]

Weftigii ka koobnaa Wasiirrada Wasaaradaha Diinta iyo Awqaafka oo ka dhoofay madaarka London iyagoo ku soo jeeday Somaliland

Weftigii ka koobnaa Wasiirrada Wasaaradaha Diinta iyo Awqaafka oo ka dhoofay madaarka London iyagoo ku soo jeeday Somaliland

London (maantaSomaliland.com)- Weftigii ka koobnaa Wasiirrada Wasaaradaha Diinta iyo Awqaafka Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed, Beeraha Md. Faarax Cilmi Maxamuud, Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac, ayaa shalay ka dhoofay madaarka magaalada London ee dalka Ingiriiska iyagoo ku soo jeeday Somaliland, ka dib markii ay dhamaysteen socdaal shaqo oo qaatay muddo afar todobaad […]

20 Sanno Ka Dib Iyo Xamaasadda Qaban qaabadda Xuska 18-ka May

20 Sanno Ka Dib Iyo Xamaasadda Qaban  qaabadda Xuska 18-ka May

Hargeysa (maantasomaliland.com) – Qaban-qaabada Xuska munaasibadda 18-ka May oo ku beegan 20-guuraddii ka soo wareegtay Markii ay Somaliland Xoriyadeeda kala soo noqotay dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya ayaa si aad ugaxamaasad badan waqtiyaddii la soo mara oo dhan looga dareemayaa, guud ahaan Caalamka. gaar ahaan Somaliland. Waxaa calanka midabadda saddexda ah leh ee Tawxiidka […]

Weftigii Wasiirrada, Badhasaabadda iyo Maayaradda dalka qaarkood, ee dalka Jabuuti kaga qeyb galay kulan balaadhan ee dawlada Maraykanku soo qaban qaabisay

Weftigii Wasiirrada, Badhasaabadda iyo Maayaradda dalka qaarkood, ee dalka Jabuuti kaga qeyb galay kulan balaadhan ee dawlada Maraykanku soo qaban qaabisay

maantasomaliland.com)oo lagu darsayay mashaariicda horumarineed ee Maraykanku uu markii u horraysay si toos ah u siinayo Ha’yadaha dawliga ah. Ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Weftigan oo ka koobnaa 73 xubnood waxay isugu jireen 3, Wasiir, 13 Maayar, 4 Badhasaab, Ururada bulshada iyo ganacsatada dalka waxaana hoggaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Md. Maxamed Cabdi […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Soo Dhaweeyay Dilka Hoggaamiyihii Al-Qacida

– Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka hadlay dareenka xukuumadiisa ee la xidhiidha dilka Hoggaamiyihii Ururka Al-qacida, oo ciidamada Maraykanku ay ku khaarajiyeen ku guri yaala dalka Pakistaan oo uu ku dhuumanayay. “Dawlada Somaliland waxay qabtaa waxa dunida oo dhan intiisa badan laga qabo oo ah in argagixisadda caalamka lala dagaalamo, […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 1 of 212
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com