Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 690)

DAAWO shirkada sharaabka ee SBI oo deeq lacageed u qaybisay dadka dhimirka wax ka qaba iyo xarumaha agoomaha ee lixda gobol ee somaliland iyo puntland

DAAWO shirkada sharaabka ee SBI oo deeq lacageed u qaybisay dadka dhimirka wax ka qaba iyo xarumaha agoomaha ee lixda gobol ee somaliland iyo puntland <iframe width=”480″ height=”360″ src=”//www.youtube.com/embed/dQX8dUIQ4t0″ frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Xaruntiisa Laascaanood ku soo dhaweeyay Ciidamo ka soo goostay Maamulka Puntland, kuwaasi oo Somaliland ku soo biiray.

Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Xaruntiisa Laascaanood ku soo dhaweeyay Ciidamo ka soo goostay Maamulka Puntland, kuwaasi oo Somaliland ku soo biiray.

Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Xaruntiisa Laascaanood ku soo dhaweeyay Ciidamo ka soo goostay Maamulka Puntland, kuwaasi oo Somaliland ku soo biiray. Waxa halkaasi ku soo dhaweeyay Cutubyada Puntland ka soo goostay Taliyaha Qaybta 7-aad ee Ciidanka Qaranka Gobolka Sool Gaashaanle dhexe Mahad Baashe Cilmi iyo Taliyaha Qaybta 12-aad ee Gobolka Sool Gaashaanle dhexe Axmed Hurre. […]

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Sweden,

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Sweden, kuwaasi oo gogol xaadh u ah wefti culus oo ka socda dawladda Sweden oo dhawaan dalka ku iman doona booqasho rasmi ah. Sidaasna waxa lagu sheegay […]

wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyi gelinta somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(Cukuse) ayaa ka jawaabay eedaymo uu xisbiga mucaaridka ah ee waddani u jeedinayey madaxweynaha somaliland oo la xidhiidha inay xukuumadu mudo kordhin doonayso.

wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyi gelinta somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(Cukuse) ayaa ka jawaabay eedaymo uu xisbiga mucaaridka ah ee waddani u jeedinayey madaxweynaha somaliland oo la xidhiidha inay xukuumadu mudo kordhin doonayso. Wasiirka warfaafinta wacyi gelinta Somaliland oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa kale oo uu sheegay inaanay xukuumadani diyaar u ahayn […]

Wasiir Cukuse “Waxaan shacabka iyo intii magaca Xidigaha Geeska Taqaanay-ba ka Tacsiyadaynayaa Gafka ay ka galeen fankooda iyo dalkoodaba”

Wasiir Cukuse “Waxaan shacabka iyo intii magaca Xidigaha Geeska Taqaanay-ba ka Tacsiyadaynayaa Gafka ay ka galeen fankooda iyo dalkoodaba”

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa sheegay inuu shacabka ka tacsiyadaynaayo barnaamij fannaaniinta Xidigaha Geeska oo ka tirsana TV-ga qaranku ay u duubeen iidal-fitriga telefiishanka Qaranka Soomaaliya iyo TV-ga Universal. Wasiir Cukuse oo shir jaraa’id xafiiskiisa ku qabtay shalay waxa tilmamay in fannaaniintan meel kaga dhaceen qarankooda, shacabkooda iyo fankoodaba, waxaannu […]

Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa ku cambaareeyey xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo heshiisyo ay sheegeen inay si qarsoodi ah ula saxeexdaan shirkado xaalufiya khayraadka badda Somaliland

Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa ku cambaareeyey xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo heshiisyo ay sheegeen inay si qarsoodi ah ula saxeexdaan shirkado xaalufiya khayraadka badda Somaliland

Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa ku cambaareeyey xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo heshiisyo ay sheegeen inay si qarsoodi ah ula saxeexdaan shirkado xaalufiya khayraadka badda Somaliland. Xoghayaha Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee UCID Mr. Cabdillaahi Cumar Xuseen (Shaqalle), ayaa qoraal uu soo saaray shalay ku sheegay in shirkadaha xukuumaddu la gasho heshiisyada dhinaca khayraadka badda ah […]

Iska hor imaadyo dhimisho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay duleedka Xarshin

Iska hor imaadyo dhimisho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay duleedka Xarshin

sadexdii maalmood ee ugu danbeeyey waxa deegaanka hawdka Xarshin ka taagan dagaalo goo goos ah oo u dhaxeeya beelo halkaas wada dega, kuwaas oo uu ka dhashay khasaare Dhimasho iyo dhaawac isugu jira oo labada dhinac kala gaadhay.Inkasta oo aan war rasmi ah laga haynin khasaaraha soo kala gaadhay labada dhinac, hadana ilo wareeedyada aanu […]

– Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqalle) ayaa shaaca ka qaaday inay maanta ciidanka qaranka ee jiida Gambadha ee gobolka Sool isku soo dhiibeen 20 askari oo hubkoodii wata oo ka soo goostay kooxaha Nabad-diidka ah.

Hargeysa (maantasomaliland.com)- Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeye Gaas  Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqalle) ayaa shaaca ka qaaday inay maanta ciidanka qaranka ee jiida Gambadha ee gobolka Sool isku soo dhiibeen 20 askari oo hubkoodii wata oo ka soo goostay kooxaha Nabad-diidka ah. Taliyaha Ciidanka Qaranku waxa uu sidaasi ku sheegay war-qoraal ah oo uu xalay soo […]

Wasiirka Kaluumaysiga Iyo khayraadka Badaha Somaliland Cali Jaamac Buureed ayaa socdaal Hawleed ku tagay Magaalo Madaxda Gobolka Badhan

Wasiirka Kaluumaysiga Iyo khayraadka Badaha Somaliland Cali Jaamac Buureed ayaa socdaal Hawleed ku tagay Magaalo Madaxda Gobolka Badhan. Wasiirka oo Idaacada Radio Hargeysa uga waramayay ujeedada Socdaalkiisan ayaa ku sheegay in uu yahay mid ay ugu kuur galayaan xaalada ay ku sugan yihiin dadka deegaankaasi. Wasiirka oo arrimahaasi ka hadlay ayaa yidhi “Ujeedada socdaalkayagan ee […]

Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Ayaa shacabka ku bogaadiyay Munaasibada Ciidul Fidriga.

Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Ayaa shacabka ku bogaadiyay Munaasibada Ciidul Fidriga.

Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Ayaa shacabka ku bogaadiyay Munaasibada Ciidul Fidriga. Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID oo qoraal kooban soo gaadhsiiyay Hadhwanaagnews ayaa waxa uu ku yidhi “Aniga oo ku hadlaya Magacyga iyo ka xisbiga UCID Waxa aan halkan dhambaal hambalyo oo […]

‘Somaliland Wey dhaaftay Xilligii Qabyaaladda Iyo Tolaay Yaa Reer Hebel ah halkan ka daawo Wax lagu dooni Jiray’wasiirka maaliyada

‘Somaliland Wey dhaaftay Xilligii Qabyaaladda Iyo Tolaay Yaa Reer Hebel ah Wax lagu dooni Jiray’wasiirka maaliyada halkan ka daawo

Munaasibad ay xilalka kula Wareegayeen maamulada Waxbarashada Heer Degmo Ee Magaaladda Baligubadle ee xarunta Gobolka Hawd ayaa ka dhacday Magaaladaasi.

Munaasibad ay xilalka kula Wareegayeen maamulada Waxbarashada Heer Degmo Ee Magaaladda Baligubadle ee xarunta Gobolka Hawd ayaa ka dhacday Magaaladaasi. Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen Guddoomiyaha Waxbarashada ee Gobolka Hawd Cabdilaahi Ibraahim Xaaji Xasan iyo xubno kale. Cabdikariin Xaaji Cali oo ka mid ah haldoorka Gobolka Hawd oo halkaasi kalmado kooban ka soo […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com