Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 693)

Dhalinyaro Iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Degmooyinka 31 May Iyo Axmed Dhagax oo Ka Digay Halista Ka Iman Karta Dhul Masuuliyiin Xukuumadda Ka Tirsani Awood Kaga Qaadeen Qoyskii Lahaa daawo

news Dhalinyaro Iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Degmooyinka 31 May Iyo Axmed Dhagax ayaa si adag uga hadlay dhul masuuliyiin xukuumadda somaliland ka tirsani qaab shaadh dawladeed ah uga qaadeen qoyskii lahaa dhulkan oo ku yaala haayadda shaqaalaha dibadeeda islamarkaana laga dhigay xarunta ciidanka dambadiska ayaa masuuliyiin ay kamid yihiin wasiiradda daakhiliga, diinta iyo awqaafta […]

Hal qof oo ku dhintay Israsaasayn dhex martay Askar Milateri ah

Hal qof oo ku dhintay Israsaasayn dhex martay Askar Milateri ah

Israsaaseyn dhex martay Ciidamo ka tirsan Milateriga Somaliland iyo Dad lagu sheegay rayid ayaa sababtay dhimashada Hal qof oo la sheegay inuu Ciidanka Naafada Qaranka ka tirsanaa. Dhacdadan oo ka dhacday shalay Meel dhinaca Bariga kaga beegan Magaalada Hargeysa ayaa waxay salka ku haysaa muran dhul. Ninka dhintay ayaa la sheegay inuu doonayay inuu goob […]

Diyaaradda Air Algerie oo ay leedahay Shirkadda Spanish-ka ah ee SwiftAir ayaa ku burburtay inta u dhaxaysa Algeria iyo Burkina faso. Diyaaradda ayaa siday 110 Qof oo Rakaab ah iyo 6 qof oo ka mid ah Shaqaalaha diyaarada.

Diyaaradda Air Algerie oo ay leedahay Shirkadda Spanish-ka ah ee SwiftAir ayaa ku burburtay inta u dhaxaysa Algeria iyo Burkina faso. Diyaaradda ayaa siday 110 Qof oo Rakaab ah iyo 6 qof oo ka mid ah Shaqaalaha diyaarada. Waxay ka soo duushay Caasimada Burkina Faso Ouagadougou, iyadoo ku sii jeeday Caasimada Algeria ee Algeries. “110, […]

Taliyaha guud ee Ciidanka Ilaalada xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cismaan Cabdi, oo ka jawaabayay warar sheegayay inay dayacan yihiin Xeebaha Badda Somaliland waxa uu sheegay inay si buuxda gacanta ugu hayaan Badda Somaliland.

(maantasomaliland)Taliyaha guud ee Ciidanka Ilaalada xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cismaan Cabdi, oo ka jawaabayay warar sheegayay inay dayacan yihiin Xeebaha Badda Somaliland waxa uu sheegay inay si buuxda gacanta ugu hayaan Badda Somaliland. Hadalka Taliyaha Xeebaha ayaa ka dambeeyay, warar warbaahintu baahisay oo sheegayay Ugaadh si Kootara baan ah looga dhoofiyo Xeebaha Somaliland. Waxa […]

Boqor Cismaan aw Maxamud Buurmadow oo kasoo laabtay socdaal uu ku tegay Magaaladda Buuhoodle ayaa ka hadlay dedaalo uu sheegay in uu iskii isugu xilqaamay kuwaasoo uu ku doonayo in nabad iyo wadahadal lagu dhameeyo colaada ka jirta deegaanadda Saax-dheex iyo Buuhoodle ee gobolka sool.

Boqor Cismaan aw Maxamud Buurmadow oo kasoo laabtay socdaal uu ku tegay Magaaladda Buuhoodle ayaa ka hadlay dedaalo uu sheegay in uu iskii isugu xilqaamay kuwaasoo uu ku doonayo in nabad iyo wadahadal lagu dhameeyo colaada ka jirta deegaanadda Saax-dheex iyo Buuhoodle ee gobolka sool. Boqor Buurmadow oo shalay saxaafadda ugu Waramay Magaaladda Hargeysa ayaa […]

Dawladda Jabuuti ayaa mar kale ku dhawaaqday maanta laga bilaabo in ay xidhay xuduudkeeda, iyadoo ku sababaysay sida laga soo xigtay madaxda Dalkaasi hawlgalo ay ku xoojinayso amaanka Dalkeeda.

Dawladda Jabuuti ayaa mar kale ku dhawaaqday maanta laga bilaabo in ay xidhay xuduudkeeda, iyadoo ku sababaysay sida laga soo xigtay madaxda Dalkaasi hawlgalo ay ku xoojinayso amaanka Dalkeeda.

Jabuuti(maantasomaliland)Dawladda Jabuuti ayaa mar kale ku dhawaaqday maanta laga bilaabo in ay xidhay xuduudkeeda, iyadoo ku sababaysay sida laga soo xigtay madaxda Dalkaasi hawlgalo ay ku xoojinayso amaanka Dalkeeda.Amarka cusub ee ka soo baxay dalka Jabuuti ayaa dhaqan gali doona maanta, waxaanu socon doonaa sida warku sheegayo muddo toddobaad ah, waxaana lagu soo waramayaa in […]

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.tacsi ku socota gudoomiyaha xisbiga ucid ee dalka uk xuseen bisad oo seedigii ku geeriyooday hargaysa marxuum Osman Ahmed ismaciil cadde osman yowle

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.tacsi ku socota gudoomiyaha xisbiga ucid ee dalka uk  xuseen bisad oo seedigii ku geeriyooday hargaysa marxuum Osman Ahmed ismaciil cadde osman yowle

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.Tafatiraha guud ee shabakada caalamiga ah ee maantasomaliland.com xuseen xarbi iyo dhamaan shaqaalaha shabakada oo kala ah muuse faarax aw jaamac .xamda xasan faahiye .cali maxamed cali.amran musdafe jaamac. saleebaan ibraahim muxumed.khadar cabdilaahi muxumed.iyo dhamaan sahqaalaha shabakada calamiga ah ee maantasomalilaland.waxay tacsi gaara u dirayaan gudoomiyaha xisbiga ucid ee dalka uk […]

Madaxweyne ku xigenka somaliland oo ka jawabay hadlo ka soo yeedhay madaxweynaha somaliya

Madaxweyne ku xigenka somaliland oo ka jawabay hadlo ka soo yeedhay madaxweynaha somaliya

Xukuumadda Somaliland ayaa tafaasiil ka bixisay asbaabaha marti-qaad rasmi ah oo ay u fidisay Wakiilka Qarrammadda midoobay u qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya Mr. Nicholas Kay

Xukuumadda Somaliland ayaa tafaasiil ka bixisay asbaabaha marti-qaad  rasmi ah oo ay u fidisay Wakiilka Qarrammadda midoobay u qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya Mr. Nicholas Kay

HARGEYSA (maantasomaliland)-Xukuumadda Somaliland ayaa tafaasiil ka bixisay asbaabaha marti-qaad  rasmi ah oo ay u fidisay Wakiilka Qarrammadda midoobay u qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya Mr. Nicholas Kay oo dhawaan socdaal ku iman doona Hargeysa si looga shaqeeyo sidii ay isku soo dhawaan lahaayeen wada shaqayntii mugdigu galay ee u  dhaxeeyay xafiiskiisa iyo Somaliland.     Wasiirka […]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa 35 xubnood oo iskugu jira siyaasiyiin iyo madax-dhaqameedka reer Somaliland ku soo casuumay xaflad balaadhan oo meher ah oo uu ku bixinayo gabadh uu dhalay oo uu ka soo doonay Wasiirka Waxbarashada ee xukuumadiisa.

  Madaxweyne Geelle waxa uu u soo diray 35-kan qof diyaarad gaar ah oo ay subaxnimadda beri kaga jarmaadayaan madaarka caasimadda Hargeysa, si ay isla berriba uga qeyb galaan xafladaas lagu soo marti-qaaday. Siyaasiyiinta lagu marti-qaaday ee diyaaradan loo soo diray waxa ka mid ah Wasiirkii hore ee Ganacsiga iyo maal-gashiga caalamiga ah Dr. Maxamed […]

-Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa dhinac iskaga leexiyey war ku soo baxay mid ka mid ah wargeysyada ka soo baxa magaalada Hargeysa.(WARSAXAAFADEED)

(MAANTASOMALILAND)Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa dhinac iskaga leexiyey war ku soo  baxay mid ka mid ah wargeysyada ka soo baxa magaalada Hargeysa.Warsaxaafeed uu soo saaray xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Ucid oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Hadhwanaagnews ayaa u dhignaa sidan “Maanta oo ay Bishu tahay 23 July ,2014, waxa Xisbiga UCID  si […]

Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Mr. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa shaaca ka qaaday inay kala xadeeyeen Kooxaha heerarka kala duwan ee kubadda cagta Somaliland, waxaanu tilmaamay inay kal-dambe qaban doonaan tartankii ciyaareed ee ugu weynaa oo ay ku loolami doonaan naadiyada heerarka koowaad illaa saddexaad.

-Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Mr. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa shaaca ka qaaday inay kala xadeeyeen Kooxaha heerarka kala duwan ee kubadda cagta Somaliland, waxaanu tilmaamay inay kal-dambe qaban doonaan tartankii ciyaareed ee ugu weynaa oo ay ku loolami doonaan naadiyada heerarka koowaad illaa saddexaad. Agaasime Maxamed Xuseen waxa uu […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com