Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 713)

Ciidanka Qaranka Somaliland ee fadhigiisu yahay Taleex ayaa galabta ku Ruqaansaday magaaladda Saax-dheer ee ay ku dhuumaalaysanayaan hadhaaga kooxdii Khaatumo ee hore looga saaray magaaladda Taleex.

Ciidanka Qaranka Somaliland ee fadhigiisu yahay Taleex ayaa galabta ku Ruqaansaday magaaladda Saax-dheer ee ay ku dhuumaalaysanayaan hadhaaga kooxdii Khaatumo ee hore looga saaray magaaladda Taleex.

Ciidanka Qaranka Somaliland ee fadhigiisu yahay Taleex ayaa galabta ku Ruqaansaday magaaladda Saax-dheer ee ay ku dhuumaalaysanayaan hadhaaga kooxdii Khaatumo ee hore looga saaray magaaladda Taleex. Wararka Farriinnews.com ka helayso Saax-dheer ayaa sheegaya inay Ciidanka Qaranku kulaalayaan magaaladda kadib markii ay ka war heleen dhaqdhaqaaqyo cusub oo ay kooxda Khaatumo ka bilowday magaaladda. Ilo wareed […]

Ciidan wata sideed gaadhi oo Tikniko ah isla markaana ka soo kala jeedey Maleeshiyooyinkii Khaatumo iyo Puntland ee laga qabsaday Taleex ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Qaranka Somaliland ee ku sugan jiida hore ee Gobolka Sool.

Ciidan wata sideed gaadhi oo Tikniko ah isla markaana ka soo kala jeedey Maleeshiyooyinkii Khaatumo iyo Puntland ee laga qabsaday Taleex ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Qaranka Somaliland ee ku sugan jiida hore ee Gobolka Sool. Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa warkan u xaqiijiyey Waaheen, waxaanu sheegay inay dajiyeen meel gaar […]

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Guddoomiyaha Guddida Caddaallada Dr. Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa bahda gasroorka ugu baaqay inay si caddaalad ah u qaadaan kiisaska dacwadaha ah ee ay ka garnayaan.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Guddoomiyaha Guddida Caddaallada Dr. Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa bahda gasroorka ugu baaqay inay si caddaalad ah u qaadaan kiisaska dacwadaha ah ee ay ka garnayaan. Dr. Yuusuf Ismaaciil Cali oo hadal ka jeediyey kulan lagaga hadlay tayeynta garsoorka oo ay ka qaybgaleen guddoomiyeyaasha maxkamadaha kala duwan ee dalka […]

Somaliland oo sheegtay inay dalkeeda ku marti-qaadayso Maraykanka, Ingiriiska iyo Midawga Yurub

Somaliland oo sheegtay inay dalkeeda ku marti-qaadayso Maraykanka, Ingiriiska iyo Midawga Yurub

Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay dawladaha Maraykanka, Ingiriiska, Ururka Midawga Yurub iyo Ururrada akale ee caalamiga ahba u fidisay Marti-qaad rasmi ah oo ay ku yimaaddaan gudaha Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ku ogaadaan xaqiiqada Xuduudka dalkeennu la wadaago dalka Soomaaliya. timthumb Marti-qaadkan dawladda Somaliland, ayaa ku soo beegmay maalmo ka dib markii ay Wakiillada […]

Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday inay diyaar u tahay wadahadal ay la gasho kooxaha degaannada bari ee dalka iyo waddamada jaarka ah si hab nabadgelyo ah loogu xalliyo xiisadda colaadeed ee ka taagan degmooyinka Taleex ee Sool, Buuhoodle iyo Sanaag/bari warsaxaafadeeda ka soo baxay wasaarada arimaha dibada

Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday inay diyaar u tahay wadahadal ay la gasho kooxaha degaannada bari ee dalka iyo waddamada jaarka ah si hab nabadgelyo ah loogu xalliyo xiisadda colaadeed ee ka taagan degmooyinka Taleex ee Sool, Buuhoodle iyo Sanaag/bari. Warsaxaafadeed luqadda Ingiriisiga ku qoran oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ka soo baxay, nuqul […]

General Mohamed Nuur Xirsi Taliyihii Hore ee Sirdoonka Qaranka Somaliland ayaa loo Magacaabay Xoghayaha Amniga ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani taasi oo ah guul weyn oo u soo hoyatay Xisbiga iyo taageerayaashiisaba.

General Mohamed Nuur Xirsi Taliyihii Hore ee Sirdoonka Qaranka Somaliland ayaa loo Magacaabay Xoghayaha Amniga ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani taasi oo ah guul weyn oo u soo hoyatay Xisbiga iyo taageerayaashiisaba. General Mohamed Nuur Xirsi ayaa ah sarkaal ku takhasusay Cilmiga Sirdooka iyo Amniga, isla markaanna ah Injineer ku takhasusay Cilmiga Taangiyada Dagaalka(Tanks),General […]

Agaasimaaha Waaxda Cashuuraha dawlada hoose ee Hargaysa oo hawshani si toos ah uga dhex muuqday ayaa Hadhwanaagnews uga waramayay hawshan ayaa ku tilmaama

Dawlada hoose ee Hargaysa ayaa si rasmi ah u bilawday shalay nidaamka lagu hir-galinayo diwaan-galinta gaadiidka kala duwan ee dadweynaha caasimada Somaliland ee Hargeysa, Nidaamkan ay Dawlada Hoose ku hir-galinayso diwaan-galinta gaadiidka caasimada oo uu hor-kacayay Agaasimaha Waaxda Cashuuraha dowlada hoose ee Hargaysa Yuusuf Sooraan oo ah masuulka hir-gelinta hawshani ay sida tooska ah u […]

Alleh ha u naxariistee laba qof ayaa ku geeriyooday laba kalana waa ay ku dhaawacmeen shil baabuur oo ka dhacay duleedka Magaalada Burco ee Gobalka Togdheer.

Alleh ha u naxariistee laba qof ayaa ku geeriyooday laba kalana waa ay ku dhaawacmeen shil baabuur oo ka dhacay duleedka Magaalada Burco ee Gobalka Togdheer.

Alleh ha u naxariistee laba qof ayaa ku geeriyooday laba kalana waa ay ku dhaawacmeen shil baabuur oo ka dhacay duleedka Magaalada Burco ee Gobalka Togdheer. Labadan qof ee geeriyooday ayaa magacyadooda waxaa la kala yidhaahdaa Xuseen Ceerigaabo iyo Yuusuf Maxamed Diiriye. Shanta Qof ee dhaawacu soo gaadhay ayaa iyana kala ah: Qadiro Axmed Abokor […]

Yaab: Messi Oo Dafiray Wiil Yar Oo Gacan Qaad Ula Holladay

Yaab: Messi Oo Dafiray Wiil Yar Oo Gacan Qaad Ula Holladay

Kulan maanta ay wada yeesheen Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Iyo Axsaabta Siyaasada ayaa ay kaga wada hadleen halka ay marayso u diyaarinta hawsha diiwaan galinta Codbixyeyaasha Doorashooyinka Soo socda ee dalka ka qabsoomi doona.

Kulan maanta ay wada yeesheen Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Iyo Axsaabta Siyaasada ayaa ay kaga wada hadleen halka ay marayso u diyaarinta hawsha diiwaan galinta Codbixyeyaasha Doorashooyinka Soo socda ee dalka ka qabsoomi doona. Kulankan oo ahaa mid ariduhu ay u xidhnaayeen ayaa kadib markii ay uu soo idlaaday waxaa warbaahinta uga warbixiyey waxyaabihii ay […]

Daawo: Wararka Bulshotv

Daawo: Wararka Bulshotv

Daawo Heesta Ciidanka Qaranka Somaliland

Daawo Heesta Ciidanka Qaranka Somaliland

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com