Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 762)

Wasaaradda Warfaafinta Oo Qorshaynaysa In Radio Hargeysa Mawjadda FM-ta laga Dhegaysto Boorame

Wasaaradda Warfaafinta Oo Qorshaynaysa In Radio Hargeysa Mawjadda FM-ta laga Dhegaysto Boorame

(msl)Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md. Cabdirashiid Jibriil Yuusuf ayaa maanta booqasho muddo kooban qaadatay ku yimid magaaladda Boorama. Agaasimaha Guud waxa Booqashadiisan ku wehelinayay Eng. Siciid Aamiin Gadiid oo ka mid ah injineeradda wasaaradda warfaafinta. Isuduwaha Warfaafinta ee gobolka Awdal Md. Abokor Xasan Caafi ayaa saxaafadda u sheegay in socdaalka Agaasimaha guud ku […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La yeeshay Gudida Horumarinta dhaqaalaha Turkiga(DAAWO)

Badhasaabka Gobolka Awdal Biladbuu Qaranka Ka Mudanyahay

Badhasaabka Gobolka Awdal Biladbuu Qaranka Ka Mudanyahay

(maantasomaliland):-Tan iyo inii Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland isku badalka ku sameeyey badhasaabada  dalka waxey dadweynuhu aad u soo dhaweyeen fikirka ah inaan badhasaabku gobolka uu u dhashay aan lugu garan kareen wax qabadka uu soo kordhiyey waayo waxaa asturayey madaama uu joogo deegaanka uu kasoo jeedo. Hadaba badhasaabka gobolka awdal Mudane Cabdoo Axmed aayer oo ahaa […]

Bilayska oo gacanta ku dhigay Koox la sheegay inay Xalay Nin Shicib ah ku dileen Magaalada

Bilayska oo gacanta ku dhigay Koox la sheegay inay Xalay Nin Shicib ah ku dileen Magaalada

Hargeysa(MSL)-Ciidamada Bilayska ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Koox dhalinyaro ah oo xalay Nin shicib ah ku dilay Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Xaafadda Sheedaha. Tiro ka mid ah Kooxda Dishay Mustafe Cabdi Xaaxi, ayaa la sheegay inay xalayba Ciidanka amnigu gacanta ku dhigeen , ka dib markii Maydkiisa laga soo qaaday Goobta ay ku […]

Khasaare Dhimasho iyo dhaawacba leh ayaa ka dhashay shil baabuur oo ka dhacay saxaraha u dhexeeya dalalka Liibiya iyo Suudaan, ka dib markii gaadhi Tahriibinayey Soomaali iyo Ajaanib kale uu qalibmay.

(MSL)Khasaare Dhimasho iyo dhaawacba leh ayaa ka dhashay shil baabuur oo ka dhacay saxaraha u dhexeeya dalalka Liibiya iyo Suudaan, ka dib markii gaadhi Tahriibinayey Soomaali iyo Ajaanib kale uu qalibmay. Gaadhigan gaddoomay ayaa waxa ku dhintay saddex dhalinyaro Soomaali ah, kuwaasi oo ka mid ahaa dadkii safarka Tahriibka ah ugu socday dhanka dalka Liibiya […]

Munasibad Balaadhan oo Ay So Qaban Qaabiyeen Akaademiga Horumarka Iyo Waxbarashada beelwaynta gabooye iyo salaadiinta ayaa maanta ka Dhacday hotel Xaraf Ee magaalada Hargaysa taasi oo loo sameyay ciidama kala duwan ee ka soo jeede beesha kuwaas oo qaatay darajooyinka kala duwan ee ciidanka Somaliland

(MSL)Munasibad Balaadhan oo Ay So Qaban Qaabiyeen Akaademiga Horumarka Iyo Waxbarashada beelwaynta gabooye iyo salaadiinta ayaa maanta ka Dhacday hotel Xaraf Ee magaalada Hargaysa  taasi oo loo sameyay ciidama kala duwan ee ka soo jeede beesha kuwaas oo qaatay darajooyinka kala duwan ee ciidanka Somaliland Munaasibada balaadhan oo si meqaan saraysa loo agaasimay ayaa maanta waxa […]

Wasiirka wasaarada warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta , Md C/laahi Maxamed Daahir (Cuskuse), ayaa maanta tababar uga furey in ka badan labaatan suxufi oo ka kala socdey heyadaha warbaahinta maxaliga ah hoteelka Imperial ee magaalada Hargeysa.

(MSL)Wasiirka wasaarada warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta , Md C/laahi Maxamed Daahir (Cuskuse), ayaa maanta tababar uga furey in ka badan labaatan suxufi oo ka kala socdey heyadaha warbaahinta maxaliga ah hoteelka Imperial ee magaalada Hargeysa. Tababarkan oo socon doona muddo saddex cisho ah waxa lagu baranayaa mabaadiida anshaxa saxaafadeed, waxaana soo qabanqaabiyay ururka suxufiyiinta Solja. […]

Somaliland delegation in Turkey led by the president is very essential to the country indeed

As seen in the press of Somaliland a heavy delegation consist of the ministers of Energy, Commerce and foreigner Affairs led by the President of Somaliland Ahmed Mohamed Mohamoud together with the first lady of the nation, Amina-Weris Maxamed departed Somaliland this week heading to Turkey having crucial meeting with Turkey Government, where received invitaion. […]

Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi ayaa mar kale sharaxaad ka bixiyay hanaanka lacag ka bedelka Magaalada Ceerigaabo iyo guud ahaan Gobolka Sanaag oo bishan

Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi ayaa mar kale sharaxaad ka bixiyay hanaanka lacag ka bedelka Magaalada Ceerigaabo iyo guud ahaan Gobolka Sanaag oo bishan horaanteedii la bilaabay. Cabdi Dirir Cabdi, ayaa sheegay inay si wanaagsan u socoto hawshaasi, isla markaana lagu guulaystay in lacagta shilinka Somaliland ka shaqayo Gobolka, gaar ahaan Magaalo-madaxdiisa […]

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger : Anaa ka gaabiyay Ronaldo

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger : Anaa ka gaabiyay Ronaldo

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa warbaahinta u qishay inuu ka gaabiyay saxiixa Cristiano Ronaldo ka hor inta uusan ku biiran kooxda ay xifiltimaan ee Manchester United. Arsene Wenger ayaa daboolka ka qaaday inuu ku dhawaaday oo uu qarka u fuulay inuu soo afjaro heshiiska xiddiga hadda ugu mushaarka badan adduunka laakiin looga adkaaday. Macallinka […]

Denis Law: Wayne Rooney wuu jabin doonaa rikoorka goolasha ee Manchester United

Denis Law: Wayne Rooney wuu jabin doonaa rikoorka goolasha ee Manchester United

(maantasomaliland):-Halyaygii hore ee Manchester United Denis Law ayaa waxaan shaki ku jirin ku tilmaamay in weeraryahanka xulka England Wayne Rooney uu jabin doono rikoorka gooldhaliyaha ugu badan taariikhda Manchester United. Rooney ayaa u dhaliyay goolkiisii 202-aad kooxda haysata horyaalka England ee Manchester United sabtidii markaasoo 2-1 guuldaro ay kasoo gaartay kooxda West Bromwich Albion. Laacibkii […]

Ciyaaryahanka Aguero iyo Silva oo diyaar u ah kulanka Bayern Munich

Ciyaaryahanka Aguero iyo Silva oo diyaar u ah kulanka Bayern Munich

(maantasomaliland):-War fiican ayaa u soo yeeray kooxda Manchester City kaddib markii la ogaaday inay dib uga soo kaceen dhaawicii ay qabeen David Silva iyo Sergio Aguero oo diyaar u ah kulanka adag ee caawa koobka Yurub ay la ciyaarayaan hoggaamiyeyaasha Yurub ee Bayern Munich. Aguero oo saxiixay labo ka mid ah goolashii 4-1 ee lagu […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com