Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 766)

Maamulka Jaamacadda Timacadde oo 3 todobaad Dib u dhigay Xafladii Qalinjabinta Dufcada Koowaad ka dib markii Madaxweynuhu Codsaday Arintaasi.

(MSL) Kulan Balaadhan oo Dhexmarey Maamulka Jaamacada Tima-ade iyo Ardeyda Sanadkan Ka Qalinjabineysa Jaamacada Iyo maamulka heer Degmo ee Gabiley Oo Lagu Go,aamiyey Ina Xaflada Qalinjabinta Saddex Todobaad Dib Loo Dhigo, maadaama uu madaxweynaha Somaliland Axmed maxamed maxamuud siilaanyo uu socdaal ka dis ah oo danta qaranka ugu baxay dalka dibadiisa soona codsadey ina saddex […]

Burco: Shil Baabuur oo Qof ku Naf-waayay, Tobaneeyena Kalena ku Dhaawacmeen

Burco: Shil Baabuur oo Qof ku Naf-waayay, Tobaneeyena Kalena ku Dhaawacmeen

Burco(maantasomaliland):-Hal qof ayaa ku geeriyooday, in ku dhow toban qofna way ku dhaawacmay ka dib markii afar baabuur isla goob kaliya shil ku galeen duleedka magaaladda Burco ee gobolka Togdheer. Afartan shil ee ka dhacay duleedka barri ee magaaladda Burco ayaa keenay dhimasho hal qof iyo tobaneeyo dhaawac ah iyo hanti badan oo halkaasi ku […]

Wasiirkii hore ee Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Ee hore Madashu waa Raad Abeeso”

Wasiirkii hore ee Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Ee hore  Madashu waa Raad Abeeso”

(maantasomaliland):-Wasiirkii hore ee Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland [Wakhtigii Madaxweyne Cigaal), Dr. Cabdijibaar Maxamed Cabdi, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mawqifkiisa Siyaasadeed ee ku wajahan marxalada uu dalku marayo, waxana uu si adag u naqdiyey Siyaasiyiinta la magac-baxay ‘Madasha Wada-tashiga iyo toosinta Qaranka. Dr. Cabdijibaar oo bare ka ah (Macalin) Jaamacada Burco, waxa uu […]

Xuseen M. Bisad Oo Sheegay Inuu Mayarka Berbera C/shakuur Ciddin Ku Wacad Furay Bulshadii Reer Berbera Ee Soo Doortay

Xuseen M. Bisad Oo Sheegay Inuu Mayarka Berbera C/shakuur Ciddin Ku Wacad Furay Bulshadii Reer Berbera Ee Soo Doortay

London(maantasomaliland):-Xuseen Maxamed Bisad oo ah ninka Labaad ee ugu dheer Aduunka kana tirsan xisbiga UCID, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay. maayarka Berbera C/shakuur Ciddin in uu ku biiraan xisbiga Kulmiye, waxaa tilmaamay inuu ku wacad furay taageerayaashii xisbiga UCID ee sida xooga iyo xaamasada lahayd xiligii doorashadii ugu soo baxay ee maalkooda iyo dhiigooda […]

Sarkaal Sare oo ka tirsan ciidanka amaanka oo been aan sal iyo raad toona lahayn ku tilmaamay war ay qoreen saxaafada qaarkeed

Sarkaal Sare oo ka tirsan ciidanka amaanka oo been aan sal iyo raad toona lahayn ku tilmaamay war ay qoreen saxaafada qaarkeed

(MAANTASOMALILAN)sarkaaal sare oo u hadlay ciidamada booliska ayaa shaaca ka qaady war aan sal iyo raad toona lahayn oo ay qoreen warbaahinta qaarkeed oo ay ku shegeen in maalintiina ay ciidanka boolisku magaalada hargaysa ka taliyaan habeenkiina ciyaal xaafo taasi oo ah ayuu yidhi been aan sal iyo raad toona lahayn sarkaalkan u hadlay ciidamada […]

Mudaaharaad Rabshad Watay Oo Ka Dhacay Suuqa weyn Ee Degmada Laascaanood

Mudaaharaad Rabshad Watay Oo Ka Dhacay Suuqa weyn Ee Degmada Laascaanood

Laascaanood((maantasomaliland):-Suuqa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa shalay ka dhacay banaan-bax rabshado watay oo ka dhan ah ganacsatada kasoo jeedda gobollada Koonfurta ee Soomaaliya. Booliiska magaalada Laascaanood ayaa isku dayaya sidii ay uga hortegi lahaayeen mowjado dad ah oo isugu jira dumar iyo caruur, kuwaasoo duullaan ku ah ganacsatada kasoo jeedda gobollada Bay […]

Is-xanbaarka is-xanbaartay Ma Xanbaari Karnaa?

Is-xanbaarka is-xanbaartay Ma Xanbaari Karnaa?

(maantasomaliland):-Maanta, marka aynu dheehanno xaaladdan aloosan iyo sowraca xeerarkan ay inagu sharciyaynayaan, iyo sida aanay u danaynayn goldaloolooyinka maamulka ku jira, maxaa loo bixin lahaa ama loogu wan-qali lahaa? Malahayga waxa ila fiican in aynu ku deysanno tuduc Hadraawi lahaa oo odhanaya: Dib baa looga sheekayn, Ka-daraa u-magac-bixin,?   Waxaan hordhacan gole-ka-fuulka ah ee kooban […]

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa markii u horeysay jawaab ka bixiyay dhaliilaha iyo naqdigii ay siyaasiyiinta mucaaridku ka faafinayeen maalmihii la soo dhaafay xeerka takaaliifta horumarinta waddooyinka.

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa markii u horeysay jawaab ka bixiyay dhaliilaha iyo naqdigii ay siyaasiyiinta mucaaridku ka faafinayeen maalmihii la soo dhaafay xeerka takaaliifta horumarinta waddooyinka.

(maantasomaliland):-Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa markii u horeysay jawaab ka bixiyay dhaliilaha iyo naqdigii ay siyaasiyiinta mucaaridku ka faafinayeen maalmihii la soo dhaafay xeerka takaaliifta horumarinta waddooyinka. Wasiir Xirsi waxa uu sheegay in mucaaridku markii ay waayeen wax ay ku mucaaridaan ay isu bedeleen inay ka ba’aan horumarka dalka, waxaanu sidaasi […]

Maayarkii Magaalada Berbera Iyo Xildhibaan Kale Oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye Isagoo Maayrcidin Markii Hore Ahaa Ucid Waxaana Munaasabadaasi Ka Soo Qayb Galay Wasiiro Ay Ka Mid Yihiin Wasiir Xirsi

(maantasomaliland):- xuseen xarbi maantasomaliland hargaysa/office email/harbi_31@hotmail.com tel:0634052413

Golaha Guurtida Somaliland Oo Su,aalo Ka Waydiiyey Wasiirka Arimaha Gudaha Xaalada Dalka.

Golaha Guurtida Somaliland Oo Su,aalo Ka Waydiiyey Wasiirka Arimaha Gudaha Xaalada Dalka.

(maantasomaliland):-Fadhigii maanta ee golaha guurtida Somaliland uu shir guddominayey guddomiyaha 1aad ee golaha guurtida Somaliland mudane siciid jaamac cali ayey mudanayaashu waxa ka waydiiyeen xaalada guud ee dalka Somaliland wasiirka arimaha gudaha Somaliland mudane cali maxamed waran cade oo ay weheliyaan taliyaha ciidanka booliska Somaliland sareeyo guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan iyo Taliyaha Ciidanka Laanta Socdaalka […]

Duqa Degmada Gabiley Iyo Cabashooyinka Bulshada Ee Dawlada Hoose Oo Sii Kordhaya. Qormada 1-aad. Fallo: By Maxamed Soodaani

Duqa Degmada Gabiley Iyo Cabashooyinka Bulshada Ee Dawlada Hoose Oo Sii Kordhaya. Qormada 1-aad. Fallo: By Maxamed Soodaani

(maantasomaliland):-Masuuliyadu waa Xil Culus oo Saaran Cid kasta oo umadda mansab u qaada waxaanay ubaahantahay Xisaabtan joogta ah in shaqsigu ku sameeyo waxa loo dhiibay inta uu leegyahay iyo sida uu Daacad uga noqon karo fulintiisa. Bani aadamku wuu Ilawsho badanyahay Masuuliyiinteena Badankooduna waxaad moodaa in Xilka loo dhiibo iyo waxa ay qabtaan ay kala […]

Baarlamaanka Wadanka Kenya Oo U Yeedhay Tilayaha Sirdoonka Dalkaasi Si Wax Looga Waydiiyo Dhacadadii Westgate Mall

Baarlamaanka Wadanka Kenya Oo U Yeedhay Tilayaha Sirdoonka Dalkaasi Si Wax Looga Waydiiyo Dhacadadii Westgate Mall

(maantasomaliland):-Taliyaha ugu sareeya Ciidamada Sirdoonka Kenya ayaa wajihi doona su’aalo ay weydiinayaan Baarlamaanka dalkaasi kuwaasi oo la xidhiidha Weeraradii dhawaan ka dhacay Magaalada Nairobi gaar ahaan Suuq Ganacsi oo lagu Magacaabo Westgate Mall. Sarkaalkani ugu sareeya Ciidanka Sirdoonka Kenya waxa ay Baarlamaanka Kenya su’aalo ka weydiinayaan sida aaney ula socon sirdoonku abaabulka iyo qorsheynta weerarkaasi […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com