Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 832)

Xadhiga Weriye Yaasin Jaamac wuxuu xad-gudub ku yahay xoriyadda saxaafadda Hey´ada Xuquuqul insaanka

Xadhiga Weriye Yaasin Jaamac wuxuu xad-gudub ku yahay xoriyadda saxaafadda Hey´ada Xuquuqul insaanka

Hargeysa-(msl)Waxa magaalada Berbera lagu xidhay shalay 8 April 2013 Yaasiin Jaamac Cali oo ah weriye warka uga soo tebiya TV-ga af-Soomaaliga ku hadla ee Universal ee xarutniisu tahay Lonodn sidoo kalana ka howl galayay Shabakada Hadhwanaagnews. Xadhigaasi wuxuu xadgudub ku yahay xoriyadda ra?yi dhiibashada iyo saxaafadda xorta ah. Sida ku cad qodobka 32aad ee Dastuurka […]

madaxwaynaha cusub ee kanya oo maanta si rasmiya loo dhaariyey

madaxwaynaha cusub ee kanya oo maanta si rasmiya loo dhaariyey

Nairobi(MSL) Xaflad ay ka soo qayb-galeen in ka badan 11 madaxweyne oo ka socda qaarada Afrika ayaa lagu caleema saaray madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa William Ruto. siday faafisay shabakada wararka ee Hiiraan oo aanu warkan ka soo xiganay, Xafladdan oo lagu qabtay garoonka wayn ee Nyayo Stadium ayaa waxaa ka […]

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo ah u diray Madaxweynaha Cusub ee Kenya

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo ah u diray Madaxweynaha Cusub ee Kenya

Hargeysa (msl) Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo maanta loo dhaariyay xafiiskan. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyadda Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu u dhignaa sidan:- “Madaxweyne ku Xigeenka […]

Madaxweynaha Mareykanka Oo Meel Mariyay Hub Dowladdiisa Ay Siiso Dowladda Soomaaliya.

Madaxweynaha Mareykanka Oo Meel Mariyay Hub Dowladdiisa Ay Siiso Dowladda Soomaaliya.

Washington(MSL)Madaxweynaha dowladda Mareekanka Brag Obama ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka taageereyso dowladda Soomaaliya dhanka Milatariga islamarkaana ay ugu Yabooheyso Saanad Milatari. Iyadoo La soo Xiganayo Wakaaladda Wararka ee Reuters Madaxweynaha dalka Mareekanka ayaa Go’aansaday Isniintii shalay ahayd in Soomaaliya ay hesho kaalmo Milatari taas oo ay ugu deeqeyso dowladda Mareekanka. Mareekanka ayaa Tallaabadaan uga […]

Hargeysa(msl) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminayo ayaa manta u kicitimay dalka Turkiga si ay uga qayb galaan wadahadalada Dalkaasi u marti qaaday Somaliland iyo Somaliya.

Hargeysa(msl) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminayo ayaa manta u kicitimay dalka Turkiga si ay uga qayb galaan wadahadalada Dalkaasi u marti qaaday Somaliland iyo Somaliya. Madaxweyne Siilaanyo oo saxaafadda kula hadlaya madaarka Hargeysa ka hor intii aanu ka duulin ayaa u sheegay qorshaha ay la tagayaan inuu yahay sidii ay […]

Maayarkii Caasimadda Oo Maanta Si Heer Qaran Ah Loogu Aasay Hargeysa Iyo Boqollaal Qof Oo ka Qayb-galay

Maayarkii Caasimadda Oo Maanta Si Heer Qaran Ah Loogu Aasay Hargeysa Iyo Boqollaal Qof Oo ka Qayb-galay

Hargeysa(MSL)Maayarkii Magaalada Hargeysa Marxuum Yuusuf Warsame Siciid oo habeen hore ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta, ayaa maanta lagu aasay xabaalaha Xeedho ee Waqooyiga Hargeysa. Maydka Marxuumka oo saaka laga soo dejiyey garoonka diyaaradaha Magaaladda Berbera, ayaa waxa salaadii Duhur ee maanta ka dib la soo gaadhsiiyay Hargeysa, iyadda oo markaa ka dib lagu aasay Xabaalaha […]

Saraakiil ciidan oo ka socda dalka imaaraadka carabt aayaa maalintii labaad ku sugan magaalo xeebeeda Somaliland ee Berbera

Saraakiil ciidan oo ka socda dalka imaaraadka carabt aayaa maalintii labaad ku sugan magaalo xeebeeda Somaliland ee Berbera

Berbera(msl) Saraakiil dhinaca Ciidanka Dalka Imaaraadka Carabta ka socda ayaa maalintii labaad ku sugan magaalo xeebeeda Somaliland ee Berbera halkaas oo ay ka wadaan qorshayaal ay hore ugu soo heshiiyeen Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Weftigan oo maalintiisii labaadwali ku gaalaa bixinaya kormeero is daba-joog ah Madaarka iyo Dekedda Berbera ayaa warbixino iyo xogo is […]

Alle Ha U naxariistee maayirkii Hargeysa OO Geeriyooday ,asqarana loo qaban-qabinayo

Alle Ha U naxariistee maayirkii Hargeysa OO Geeriyooday ,asqarana loo qaban-qabinayo

Abu-dubai (MSL) Alle ha u naxriistee waxa xalay goor dambe ku geeriyooday Al Jasiira Cusbataal oo ku yaala magaalada Abu-dubai maayirkii caasimada Hargeysa Eng. Yusuuf Warsame Siciid, marxuumka ayaa mudooyinkii u dambeeyey ku sugnaa magaalada Abu-dubai ee dalka isku tagga Imaaraadka Carabta halkaas oo lagula tacaalaayay xanuunkan uu u geeriyooday. Maayarkii Magaalada Hargeysa Eng Yuusuf […]

Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa soo saaray Digreeto uu ku magacaabayo Guddi qaban qaabo oo ka hawl gala Aaska Maayarkii caasimaddaHargeysaoo saaka ku geeriyooday Dalka isu taga imaaraadka warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada

Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa soo saaray Digreeto uu ku magacaabayo Guddi qaban qaabo oo ka hawl gala Aaska Maayarkii caasimaddaHargeysaoo saaka ku geeriyooday Dalka isu taga imaaraadka carabta halkaasoo laga soo qaadi doono Berri. Sidoo kale waxa uu isla digreetadaas ugu dirayaa Tacsi Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii iyo shacbiga Reer Somaliland Magacaabida Gudida Qaban-qaabada Aaska Marxuumka […]

Sanadguuradii 32aad ee ka soo wareegtau Maalintii la aasaasay Urukii SNM oo ku beegnay 6-da bisha 4aad ee sanadkii 1981 ayaa laga xusay magaalada Hargaysa maanta

Sanadguuradii 32aad ee ka soo wareegtau Maalintii la aasaasay Urukii SNM oo ku beegnay 6-da bisha 4aad ee sanadkii 1981 ayaa laga xusay magaalada Hargaysa maanta

Hargaysa (msl):-Sanadguuradii 32aad ee ka soo wareegtau Maalintii la aasaasay Urukii SNM oo ku beegnay 6-da bisha 4aad ee sanadkii 1981 ayaa laga xusay magaalada Hargaysa munaasibada xuskan oo ay soo qaban qaabiyeen masuuliyiinta shabakada Halgannews oo lagu qabtay hotel maansoo ayaa waxaa ka soo qayb galay xubno ay ka midyihiin Asaasayaashii Urukii SNM oo […]

Taliyaha Booliska Oo Ka Hadlay Hawl-galo ay ku soo qabteen Mandooriyeyaal Badan

Taliyaha Booliska Oo Ka Hadlay Hawl-galo ay ku soo qabteen Mandooriyeyaal Badan

Hargeysa (MTaliska sare eeSL) Booliska Somaliland ayaa maanta ka hadlay Maandooriyayaal kala duwan oo ay ku soo qabteen hawlgal ay habeenimadii xalay ciidamada ammaanku ka fuliyeen qaybo ka mid ah caasimadda Somaliland ee Hargaysa. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in Khamri faro […]

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Finland

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Finland

Helisinki(MSL)Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) oo baryahan socdaal ku marayay waddamo ka tirsan qaarada Yurub, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Hilisinki ee caasimada wadanka Finland guddoomiyaha baarlamaanka wadankaasi. Kulankan oo u jeedadiisu ahayd sidii ay uga wada hadali lahaayeen labada guddoomiye arrimo ku saabsan horumarka iyo gooni isu […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com