Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 842)

Askari Ka Tirsan Ilaalada Aqalka Baarlamaanka Somaliland Oo Rasaas Kaga Qaraxday Mid Ka Mida Shaqaalaha Golaha Guurtida.

Askari Ka Tirsan Ilaalada Aqalka Baarlamaanka Somaliland Oo Rasaas Kaga Qaraxday Mid Ka Mida Shaqaalaha Golaha Guurtida.

(msl-Hargeysa) Askari ka mid ah ilaalada aqalka baarlamaanka Somaliland ee Hargeysa, ayaa rasaas kaga qaraxday goor dhawayd mid ka mid ah shaqaalaha Golaha Guurtida. Askarigani oo ka mid ah ciidamada booliska ee u xil-saaran amaanka Golaha Wakiilada, ayaa la sheegay in rasaastani ka qaraxday isaga oo ka soo degaya dabaqada sare ee hoolka golaha Guurtida […]

President Silanyo meets with UK Foreign SecretaryWilliam Hague in London

President Silanyo meets with UK Foreign SecretaryWilliam Hague in London A delegation from the Republic of Somaliland led by President Ahmed Mohamed Mahmoud Silanyo met with the UK Foreign Secretary, Rt Hon William Hague, at the Foreign & Commonwealth Office in London on 11 February. The President was accompanied by the Minister of Foreign Affairs, […]

HARGEYSA (maantaSomaliland.com)- Ku simaha Madaxweynaha Somaliland ahna Madaxweyne Ku Xigeenka Md. C/Raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Xafiiskiisa Ku qaabilay Wefti ka socda Ururka Ganacsatada Dalka Turkiga ee (Tuskow) oo socdaal ku yimid dalka.

  HARGEYSA (maantaSomaliland.com)- Ku simaha Madaxweynaha Somaliland ahna Madaxweyne Ku Xigeenka Md. C/Raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Xafiiskiisa Ku qaabilay Wefti ka socda Ururka Ganacsatada Dalka Turkiga ee (Tuskow) oo socdaal ku yimid dalka. Kulankan oo ay Madaxweyne ku xigeenka Ku waheliyeen Wasiirka Ganacsiga Md. C/risaaq Khaliif Axmed, Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Maxamed Shugri, Kulankan […]

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Madbacadda qaranka Somaliland ayaa maanta soo iibsatay makiinad cusub oo loogu tallo-galay inay waraaqaha googoyso (Cutting Papers), taasi oo ay ka soo iibsatay dalka China. Maareeyaha Guud ee Madbacadda Qaranka Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Caray), ayaa ka hadlay makiinaddan cusub ee madbacada lagu soo kordhiyay, waxaanu yidhi “Waxay madbacadda qaranku soo iibsatay sanadkan sadex makiinadood oo kala duwan runtiina wax weyn nooga tari doona dhinaca daabacaadda Juwanada cashuuraha laamaha kala duwan taasina Waxay kor u qaadnay shaqadii makiinadaha.

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Madbacadda qaranka Somaliland ayaa maanta soo iibsatay makiinad cusub oo loogu tallo-galay inay waraaqaha googoyso (Cutting Papers), taasi oo ay ka soo iibsatay dalka China. Maareeyaha Guud ee Madbacadda Qaranka Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Caray), ayaa ka hadlay makiinaddan cusub ee madbacada lagu soo kordhiyay, waxaanu yidhi “Waxay madbacadda qaranku soo iibsatay sanadkan […]

London (maantSomaliland.com)- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynah Jsl,Md.Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo,oo ku Sugan Wadanka Ingiriisska ayaa goor dhawayd waxaa ku qaabilay Xafiiskiisa Xoghaya Arrimaha Dibada ee Ingriiska William Hague.

  London (maantSomaliland.com)- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynah Jsl,Md.Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo,oo ku Sugan Wadanka Ingiriisska ayaa goor dhawayd waxaa ku qaabilay Xafiiskiisa Xoghaya Arrimaha Dibada ee Ingriiska William Hague. Madaxweynaha Somaliland oo ay Wahelinayeen Wasiirrada Arrimaha dibada Dr. Maxamed Cumar iyo Wasiirka Qorsheynta Qaranka Dr. Sacad Shire,waxa ay Mr. William Hague ka wada Hadleen,Xaalada Nabadgalyada […]

Hargeysa (msl)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa markii u horeysay ummadda u soo bandhigay cay laf-jab ah oo ay gabadh la yidhaahdo Nadra Maxamed Jaamac Telefoonkeeda gacanta uga soo dirtay isaga.

Hargeysa (msl)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa markii u horeysay ummadda u soo bandhigay cay laf-jab ah oo ay gabadh la yidhaahdo Nadra Maxamed Jaamac Telefoonkeeda gacanta uga soo dirtay isaga. Wasiirku waxa uu sidaasi ku sheegay khudbad uu ka jeediyay xafladii Xisbiga KULMIYE u sameeyay Urur siyaasadeedkii DALSAN oo ku […]

“Waxaan Soo Dhawaynayaa Hadalkii Xasan Ciise waana Lexjecladii iyo Odaynimadii Lagu Yaqaanay” Hargeysa (msl)- Guddoomiyaha Xisbiga talladda dalka haya ee KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo xukuumadda ay u soo jeediyeen xisbiga WADDANI, waxaanu tilmaamay in aan hadal deel qaaf ah looga fadhiyin xisbigaas.

“Waxaan Soo Dhawaynayaa Hadalkii Xasan Ciise waana Lexjecladii iyo Odaynimadii Lagu Yaqaanay”   Hargeysa (msl)- Guddoomiyaha Xisbiga talladda dalka haya ee KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo xukuumadda ay u soo jeediyeen xisbiga WADDANI, waxaanu tilmaamay in aan hadal deel qaaf ah looga fadhiyin xisbigaas. Guddoomiyuhu waxa kale oo uu […]

President Silanyo meets with UK Foreign SecretaryWilliam Hague in London

President Silanyo meets with UK Foreign SecretaryWilliam Hague in London A delegation from the Republic of Somaliland led by President Ahmed Mohamed Mahmoud Silanyo met with the UK Foreign Secretary, Rt Hon William Hague, at the Foreign & Commonwealth Office in London on 11 February. The President was accompanied by the Minister of Foreign Affairs, […]

Ra’isal Wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ku hanjabay in xukuumadiisa itaalka darani ay awood Ciidan ku muquunin doonto cidkasta oo ka hortimaada danahooda oo sida caadada u ah hogaamiyayaasha Koonurta sheegtey dhulka Somaliland oo uu si indho la’aan ah u xusay in xukuumadiisu ay xaq u leedahay inay faro-galiyaan khilaafyada iyo xiisadaha ka dhaca gudaha Somaliland. Sidoo kale hadalkan ka soo yeedhay Ray’isal Wasaaraha Muqdisho ayaa ku soo beegmay xili khilaafyo ay ka dhextaagan yihiin xukuumadda talada haysa ee Xisbiga Kulmiye, kuwaas oo u dhaxeeya Madaxwayne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa, sidoo kalena wali aan la dawaynin tabashooyinkii doorashadii deegaanka ka dhashay ee ay axsaabta siyaasada qaarkeed ka qabeen natiijooyinkii ka soo baxay doorashooyinkaas Wadanka ka qabsoomay 28-kii bishii November ee sanadkii hore ee 2012-kii. Hanjabaada wakhtigan ka soo yeedhay Raysal Wasaaraha xukuumadda Somalia Mr Saacid ayaa ku soo beegantay xili isaga Gurigiisa ay ku ilaalinayaan Ciidamo Afrikaan ahi, isla markaana Xamar gudaheeda aanu Xasilooni ku haysanin oo ay Ciidamada Amisom ee Ajanabiga ahi ku ilaaliyaan magaaladaas, kuna dooday inay ka go’an tahay fulinta qodobadii wixii loogu yeedhay dariiqada nabada ee Road Map-ka ee hogaamiyayaasha Koonfurta lagu khasbay inay u hogaansamaan fulintiisam cidii ka hor timaadana lagu muquunin doono xoog. Ray’isal Wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa waxa uu sidaas ku sheegay mar uu Muqdisho kula hadlay Warbaahinta maamulkiisa,

. Muqdisho (msl) – Ra’isal Wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ku hanjabay in xukuumadiisa itaalka darani ay awood Ciidan ku muquunin doonto cidkasta oo ka hortimaada danahooda oo sida caadada u ah hogaamiyayaasha Koonurta sheegtey dhulka Somaliland oo uu si indho la’aan ah u xusay in xukuumadiisu ay xaq u leedahay inay faro-galiyaan […]

Guddoomiyaha xisbiga Tallada Somaliland haya Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay dhaliil Mucaaradnimo oo xisbiga Waddani u jeediyay xukuumadda, kaasi oo ay ku sheegeen inaan shacabku garanayn ujeedada Madaxwaynuhu dalka dibadiisa ugu baxay.

Guddoomiyaha xisbiga Tallada Somaliland haya Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay dhaliil Mucaaradnimo oo xisbiga Waddani u jeediyay xukuumadda, kaasi oo ay ku sheegeen inaan shacabku garanayn ujeedada Madaxwaynuhu dalka dibadiisa ugu baxay.

Hargeysa (sml) Guddoomiyaha xisbiga Tallada Somaliland haya Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay dhaliil Mucaaradnimo oo xisbiga Waddani u jeediyay xukuumadda, kaasi oo ay ku sheegeen inaan shacabku garanayn ujeedada Madaxwaynuhu dalka dibadiisa ugu baxay. Muuse Biixi Cabdi, waxa uu sheegay in Madaxwaynuhu u baxay hawlihii qaranka ee umaddu u dooratay oo uu caalamka […]

Siilaanyo Markaanu SNM-ta Ahaynba Taladaa Qaloocan Ee Uu Dalka Ku Wado Ayuu Nagu Walaaqi Jiray, Si Aan Ummadu U Kala Yaacin Baanu Kursiga Ugu Haynay ”Xildhibaan Mataan Hoori”

Siilaanyo Markaanu SNM-ta Ahaynba Taladaa Qaloocan Ee Uu Dalka Ku Wado Ayuu Nagu Walaaqi Jiray, Si Aan Ummadu U Kala Yaacin Baanu Kursiga Ugu Haynay ”Xildhibaan Mataan Hoori”

Hargeysa(msl) Xildhibaan Aadan Maxamed Hoori “Mataan” oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland, isla markaana ka mid ahaa hogaamiyayaashii ururkii SNM ee dalka xoreeyay ayaa madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ku eedeeyay in dalka uu ku hogaaminayo talooyin qaldan, kuna baaqay in wada tashi qaran laga yeesho xaalada uu dalku marayo wakhtigan xaadirka ah. Xildhibaan […]

Somaliland’s Foreign Policy: Fearless, Forward-thinking and Far-reaching

At a time of rising hostility, animosity and jealousy towards the existence of our nation aimed earnestly at destabilization and destruction of our home country, a government with guts, determination and daring instinct is vital for defending the dignity and sovereignty of its people. As we are aware, our country is surrounded by geographically precarious, […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com