Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 843)

Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Maroodi-jeex Oo Xilkii Kala Wareegay Guddoomiyaha Cusub Ee Gobolka Togdheer Loo Magacaabay

Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Maroodi-jeex Oo Xilkii Kala Wareegay Guddoomiyaha Cusub Ee Gobolka Togdheer Loo Magacaabay

(msl– Hargeysa ) Wasiir ku xigeenka wasaarada Arrimaha guddaha Somaliland Cismaan Garaad Soofe ayaa maanta xilalkii u kala wareejiyay guddoomiyihii hore ee gobolka Maroodijeex Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi iyo guddoomiyaha cusub ee gobolka Maroodijeex Maxamed Maxamuud Cali (Xaaji jeenya yare}. Xaflada ay labada guddoomiye xilalka kula kala wareegayeen oo lagu qabtay xarunta wasaaradda arrimaha guddaha […]

Xasan Ciise Jaamac Oo Ka Digay In Dad Doorashadii Ka Gadoodsani Ay Madaxweyne Silanyo Ku Mudaharaadaan Har(msl)-Guddoomiyaha ururka Xaqsoor Md. Xasan Ciise Jaamac, ayaa tallaabo khalad ah ku tilmaamay in dad ka gadoodsan natiijadii doorashada deegaanku ay ku mudaharaadaan Madaxweynaha Somaliland, marka uu gaadho magaalada London ee dalka Ingiriiska. Md. Xasan, oo xalay soo saaray […]

Guddoomiyaha ururka Xaqsoor Md. Xasan Ciise Jaamac, ayaa tallaabo khalad ah ku tilmaamay in dad ka gadoodsan natiijadii doorashada deegaanku ay ku mudaharaadaan Madaxweynaha Somaliland, marka uu gaadho magaalada London ee dalka Ingiriiska.warsaxaafadaeed

Hargeysa(msl)-Guddoomiyaha ururka Xaqsoor Md. Xasan Ciise Jaamac, ayaa tallaabo khalad ah ku tilmaamay in dad ka gadoodsan natiijadii doorashada deegaanku ay ku mudaharaadaan Madaxweynaha Somaliland, marka uu gaadho magaalada London ee dalka Ingiriiska. Md. Xasan, oo xalay soo saaray warsaxaafadeed uu nuqul ka mid ah soo gaadhsiiyay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu ku baaqay in la […]

London(maantaSomaliland.)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud London(maantaSomaliland.)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka degay dalka Ingiriiska oo uu socdaal shaqo ku tagay.(Siilaanyo) ayaa maanta ka degay dalka Ingiriiska oo uu socdaal shaqo ku taga

London(maantaSomaliland.)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud London(maantaSomaliland.)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka degay dalka Ingiriiska oo uu socdaal shaqo ku tagay.(Siilaanyo) ayaa maanta ka degay dalka Ingiriiska oo uu socdaal shaqo ku tagay. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Safiirka wareega ee Somaliland Mudane Kaysar Cabdilaahi Maxamed, […]

Golaha Wakiilada Oo Sabtida Barri La Horgaynayo Mooshin Xilka Lagaga Xayuubinayo Madaxwayne Xigeenka Oo Ay Koox Wasiirro Xukuumadda Ahi Daaha Dabadiisa Ka Hagayaan

Golaha Wakiilada Oo Sabtida Barri La Horgaynayo Mooshin Xilka Lagaga Xayuubinayo Madaxwayne Xigeenka Oo Ay Koox Wasiirro Xukuumadda Ahi Daaha Dabadiisa Ka Hagayaan

. Hargeysa (msl)Khilaafka ka dhex oogan Golaha xukuumadda Somaliland, gaar ahaan Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka, ayaa u gudbay Golaha Wakiilada, waxaana socda dedaalo ay ku doonayaan xildhibaanada Wakiilada qaarkood inay xilka kaga tuuraan. Madaxwayne ku xigeenka, qorshahaasi oo ay wadaan Wasiirro xukuumadda ka tirsan. Mooshinkan oo dardar ku socda, ayaa waxa ilo-wareedyo xog-ogaal ahi […]

Qaramada Madoobayd Oo Kenya Ku Amartay Inay Ciidamadeeda Kala Baxdo Somaliya.

Qaramada Madoobayd Oo Kenya Ku Amartay Inay Ciidamadeeda Kala Baxdo Somaliya.

(msl-Newyork)Golaha amaanka Qaramada Midoobay ayaa Qoraal ay kasoo saaren ciidamada Kenya ee Jooga Somaliya ayaa waxa ay ku sheegen qoraalkooda in Dowladda Kenya ay Ciidamada kala bixi doonto Dalka Somaliya xilliyada dhaw ee nagu soo foolka leh. Qoraalka Golaha ay soo saaren ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in Xukuumadda Kenya lagu amray inay ciidankeeda […]

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta magaaladda Nairobi kula kulmay Danjiraha Maraykanka u fadhiya wadanka Kenya Ropert F. Godec, iyo madax kale oo ay ka mid ahaayeen Brian Phipps, Deputy Special Rep for Somalia, iyo Marwo Hodan Hassan USAID Deputy Director.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La yeeshay Safiirka Maraykanka ee Kenya Iyo Saraakiil kale Nairobi (msl)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta magaaladda Nairobi kula kulmay Danjiraha Maraykanka u fadhiya wadanka Kenya Ropert F. Godec, iyo madax kale oo ay ka mid ahaayeen Brian Phipps, Deputy Special Rep for Somalia, iyo Marwo Hodan Hassan […]

Dowladda Britain oo Ciidamo Udiraysa Somaliya

Dowladda Britain oo Ciidamo Udiraysa Somaliya

War uu maanta daabacay Wargeyska lagu magacaabo the Times ee kasoo baxa Magaalada London ayaa shaaciyay in Xukuumadad Britain ay ku howlantahay sidii Magaaladda Muqdisho ay ugu diri lahayd Ciidamo Britain ah. Ciidamada Dowladad Britain ay dooneyso inay geyso Magaaladda Muqdisho ayaa lagu sheegay inay ilaalo ka ahaan doonaan Safaarad la filaayo in dhawaan ay […]

Cuqaal waxgarad siyaasiyiin reer Axmed Dhagax ah oo Sheegay inay barbar istaagayaan Xukuumadda

Hargeysa (msl)-Cuqaal, odayaal iyo waxgarad ka tirsan dadaweynaha Degmada Axmed Dhagax ee caasimadda Hargaysa ayaa maanta kulan ay ku qabteen Hotel Dalxiis ee Magaaladda Hargaysa waxay kaga hadleen arrimo badan oo khuseeya natiijadii doorashadii golayaasha deegaanka, bixintii derejooyinka ciidamada, isku bedelkii badhasaabada gobolada. waxgarku waxay taageeraan isku bedelkii Madaxweynaha JSL MD Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo […]

masuuliyiinta sare ee ururka Xaqsoor oo Taageerayaashiisa Ingiriiska ugu baaqay inay soo dhaweeyaan Madaxweynaha

masuuliyiinta sare ee ururka Xaqsoor oo Taageerayaashiisa Ingiriiska ugu baaqay inay soo dhaweeyaan Madaxweynaha Hargeysa, (msl)- Afhayeenka Ururkii Xaqsoor Rashiid Aadan Dhari ayaa ka hadlay mustaqbalka Ururka Xaqsoor. Wax kale oo uu ka hadlayey hadal dhawaan ay masuuliyiin ka tirsan xisbiga Kulmiye ku dalbadeen inay ku biiraan Xisbul-xaakimka. Waxa uu afhayeenku sheegay inaanay u qorshaysnayn […]

Xildhibaan Ka Mid Ah Baarlamaanka Somaliya Oo Booliska Somaliland ku Qabteen Gobolka Gabiley

Xildhibaan Ka Mid Ah Baarlamaanka Somaliya Oo Booliska Somaliland ku Qabteen Gobolka Gabiley

Gabilay(msl) Ciidamada booliska Gobolka Gabiley ee Somaliland ayaa maanta gacanta ku dhigay Jaamac Axmed Maxamuud oo la sheegay inuu ka mid ah yahay baarlamaanka dalka Somaliya. Ciidamada booliska ayaa xildhibaankan gacanta ku dhigay maanta sida uu sheegay Taliyaha qaybta booliska Gobolka Gabiley Mr Ubaxle oo BBC-da la hadlay. Taliyaha boolisku waxa uu sheegay in ninkaasi […]

Dawladda Mareykanka Oo Muwaadiniinteeda Ugu Baaqday In Aanay U Socdaalin Soomaaliya Iyo Somaliland.

Dawladda Mareykanka Oo Muwaadiniinteeda Ugu Baaqday In Aanay U Socdaalin Soomaaliya Iyo Somaliland.

(msl.Nairobi)-Dawlada Mareykanka, ayaa ugu baaqday in muwaadniinta u dhashay dalkaas in aanay u safrin Somaliya iyo Somaliland oo ay sheegtay in xaalada ammaanku aanu wanaagsanayn. Hadal qoraal ah oo ay soo saartay safaaradda Mareykanku ayaa lagu sheegay inay heleen warar lagu kalsoon yahay oo ah khatar soo dhow oo ka dhan ah dadka reer galbeedka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com