Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 566)

DAAWO MAANSO CUSUB Laba-docaaley Abwaan Aadan Tarabi EDITING HUSSEIN HARBI DUUBISTII AXMED CAWAALE C

Xildhibaanno Golaha Wakiillada ka tirsan iyo Masuuliyiin ka kala tirsan Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay isla markaana si kulul u cambaareeyey dhacday ay Jimcihii shalay kala kulmeen Maamulka iyo Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Caasimadda Hargeysa.

  Hargeysa(MSL):- Xildhibaanno Golaha Wakiillada ka tirsan iyo Masuuliyiin ka kala tirsan Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay isla markaana si kulul u cambaareeyey dhacday ay Jimcihii shalay kala kulmeen Maamulka iyo Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Caasimadda Hargeysa.             Cambaarayntan ayaa timi markii Masuuliyiinta labada Xisbi Mucaarad, […]

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin(Cabdiraxmaan Dheere), oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland kana mid ah xubnaha ugu cad-cad ee hogaaminaya garabka Xukumadda taabacsan ee Golaha wakiilada, ayaa Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro u soo jeediyay inuu fuliyo qodobo Xubnaha ka soo horjeedaa dalbanayaan

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin(Cabdiraxmaan Dheere), oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland kana mid ah xubnaha ugu cad-cad ee hogaaminaya garabka Xukumadda taabacsan ee Golaha wakiilada, ayaa Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro u soo jeediyay inuu fuliyo qodobo Xubnaha ka soo horjeedaa dalbanayaan, waxaanu ka difaacay Eedo Gudoomiyaha Wakiiladu u jeediyay Madaxweyne xigeenka. Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Maanta […]

Wasiir Hore Oo Maxbuus Ah Oo Jeelka Dhexdiisa Ku Garaacay Maxbuus Ay Wasiir Walaalo Yihiin

Wasiir Hore Oo Maxbuus Ah Oo Jeelka Dhexdiisa Ku Garaacay Maxbuus Ay Wasiir Walaalo Yihiin

Wasiir hore oo ka tirsanaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Xukuumaddii uu ka tirsanaa u xidhan,ayaa qolka uu ku xidhan yahay ee jeelka Hargeya waxaa lagula xidhay maxbuus ay walaalo yihiin mid ka mid ah Wasiiradda Xukuumadda talada haysa ee Somaliland. Wasiir xigeenkii hore ee amniga Cabdillaahi Abokor oo xabsiga ku jira iyo Nin lagu magacaabo […]

Maamulka Degmada Mandheera oo Olole Nadaafadeed ka fuliyay Magalada Abdaal

Maamulka Degmada Mandheera oo Olole Nadaafadeed ka fuliyay Magalada Abdaal

DSC02263Maamulka dowlada hoose ee degmada maandheera oo horkacaaya ururada bulshada ayaa manta olole balaadhan oo nadaafadeed kafuliyay magaalada abdaal oo xarun u ah degmada mandheera halkaasi oo qashin buuxdhaafiyay kasifeeyay wadooyinka hareeraheeda waxaana kaqayb qaadanaaya ololahan nadaafadeed ardayda iskuulada iyo macalimiintooda ururada haweenka ciidamada booliska bahda caafimaad iyo dad wayne aad utiro badan waxaana ugu […]

AQOONYAHAN MAXAMUUD CISMAAN CIYI OO KULAN LAYEESHAY ODOYAASHA IYO WAXGARADKA BEESHIISA SIRASMIYA UGAGA DHAWAAQAY MUSHARAXNIMADIISA GOLAHA WAKIILADA

AQOONYAHAN MAXAMUUD CISMAAN CIYI OO KULAN LAYEESHAY ODOYAASHA IYO WAXGARADKA BEESHIISA SIRASMIYA UGAGA DHAWAAQAY MUSHARAXNIMADIISA GOLAHA WAKIILADA

AQOONYAHAN MAXAMUUD CISMAAN CIYI OO KULAN LAYEESHAY ODOYAASHA IYO WAXGARADKA BEESHIISA SIRASMIYA UGAGA DHAWAAQAY MUSHARAXNIMADIISA GOLAHA WAKIILADA ‘ HARGEISA(maantasomaliland)Musharaxa u taagan doorashada golaha wakiilada somaliand Maxamuud Cismaan Ciyi oo kamida aqoon yahanka somaliand ee xiligan tartanka ugu jira sidii ay dalka uga badbaadinlahayeen amaba figrado cusub ugu soo kodhin lahaa bulshada somaliand ayaa isagoo ku […]

albeder electronics oo adeeg cusub kuugu soo kordhiyay laamihiisa hargaysa iyo burco

albeder electronics oo adeeg cusub kuugu soo kordhiyay laamihiisa hargaysa iyo burco

Al beder electronics oo ku caan baxday keenista adeega qalbka electronicska oo dhan iyo un elcetric ayaa waxaa uu kuu soo kordhiyay adeeg casri ah gaar ahaan labada xarumood ee gobolada hargaysa iyo burco mulkiilaha albeder electronics mudane beder yuusuf sh cismaan nuur oo shabakada maanta somaliland.com ay waraysi khaas ah la yeelatay ayaa waxaa […]

SBI: Tusaalaha Maalgashiga Somaliland Iyo DALIILKA Xukuumadda Ee Shirkii London

SBI: Tusaalaha Maalgashiga Somaliland Iyo DALIILKA Xukuumadda Ee Shirkii London

(MAANTASOMALILAND)- Xukuumadda Somaliland, ayaa dedaal ugu jirta sidii ay indhaha Maal-gashadayaasha adduunka Somaliland ugu soo jeedin lahayd, si mustaqbalka shirkadaha adduunku u yimaaddaan dalka, una Maalgashadaan. SHIRKADDA SHARAABKA SOMALILAND EE SBI Waxaana shirkii ugu horeeyay ee xukuumaddu ku doonayso inay bulshada caalamka ku tusto fursadaha Maalgashi ee dalka yaalla lagu qabtay Magaalada London ee cariga […]

Guddoomiyeyaasha Saddexda Xisbi Siyaasadeed ee Somaliland ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI, ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa,

Guddoomiyeyaasha Saddexda Xisbi Siyaasadeed ee Somaliland ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI, ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa,

Guddoomiyeyaasha Saddexda Xisbi Siyaasadeed ee Somaliland ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI, ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, isla markaana waxay u kicitimeen magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, halkaasoo ay kulammo kula yeelan doonaan Qaadhaan-bixiyeyaasha caalamiga ah ee Somaliland ka caawiya sal-u-dhigista nidaamka dimuquraadiyadda iyo hirgelinta doorashooyinka iyo diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha. Guddoomiyeyaasha saddexda […]

tiro Xildhibaan Oo Golaha Deegaanka Hargeysa Ah Oo Shalay Gacmaha Isula Tagay Iyo Xubno Mooshin Ku Wada Maayarka

tiro Xildhibaan Oo Golaha Deegaanka Hargeysa Ah Oo Shalay Gacmaha Isula Tagay Iyo Xubno Mooshin Ku Wada Maayarka

Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa Kulan ay shalay ku yeesheen Hoolka shirarka ay ku qabsadaan si weyn iskugu khilaafay barnaamij ay wateen oo ay ku doonayeen inay ku soo kormeeraan goobaha diwaan galintu ay ka socoto iyo qaabka ay u socoto,waxaana markii ay taladu ka murugtay sida la sheegay gacmaha iskula tagay laba xildhibaan oo […]

Afhayeenka Waddani Oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Siilaanyo iyo Masuuliyiin Kale

Afhayeenka Waddani Oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Siilaanyo iyo Masuuliyiin Kale

Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani,ahna Xildhibaan ka tirsan Wakiilada Ibraahin Mahdi Buubaa, ayaa Eedaymo culus u jeediyay Madaxweyne Siilaanyo, waxaanu si adag u cambaareeyay talaabada Xukumaddu  Sahra Halgan kaga hor joogsatay Xuska Shuhadada SNM. Xildhibaan Ibraahin Buubaa waxa uu Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inuu ku dhaqmayo falal uu hore dawladdii Riyaale ugu eedayn jiray. […]

Somaliland: Egypt Sentences another Al-Jazeera Journalist

Somaliland: Egypt Sentences another Al-Jazeera Journalist

Egypt Sentences Al Jazeera Presenter Ahmed Mansour to 15 years in Absentia Somalilandsun – In another disturbing move against freedom of speech and independent journalism in Egypt, one of Al Jazeera Arabic’s presenters, Ahmed Mansour, has been sentenced in absentia to 15 years imprisonment by Cairo’s criminal court on the absurd charge of torturing a […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com