Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 572)

Xisbiga talladda dalka haya ee KULMIYE ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoyskii, qaraabadii iyo shacbiga Somaliland oo ay ka tacsiyadeeyeen geeridda ALLE ha u naxariistee Agaasimihii Cisbtilaalka Burco Marxuum Dr. Cabdiqaadir Xaaji Muuse (Muruq-liqe),

Xisbiga talladda dalka haya ee KULMIYE ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoyskii, qaraabadii iyo shacbiga Somaliland oo ay ka tacsiyadeeyeen geeridda ALLE ha u naxariistee Agaasimihii Cisbtilaalka Burco Marxuum Dr. Cabdiqaadir Xaaji Muuse (Muruq-liqe), oo 24/09/2014 si heer qaran ah loogu aasay magaaladda Burco oo uu ku geeriyooday. Sidaasna waxa lagu sheegay Dhambaal Tacsi […]

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Denmark u fadhiya Kenya Ambassador Geert Aagaard Andersen.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Denmark u fadhiya Kenya Ambassador Geert Aagaard Andersen.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Denmark u fadhiya Kenya Ambassador Geert Aagaard Andersen. Labada dhinac ayaa kawada hadlay arimaha amaanka, wada hadalada Somaliland iyo Somalia iyo arimaha doorashada. Wasiirka Khaarajiga ayaa sharaxaad ka bixiyay qodabada ay kawada hadleen Xukumadda iyo Safiirka Denmark “Waad la socotaan oo Denmark iyo […]

Siyaasi reer Sudan ah, ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisa Sudan ay yaallaan warar badan oo fiican oo ku saabsan Somaliland, isla markaana waddankiisa si weyn looga taageersansan yahay Qaddiyadda Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland

Siyaasi reer Sudan ah, ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisa Sudan ay yaallaan warar badan oo fiican oo ku saabsan Somaliland, isla markaana waddankiisa si weyn looga taageersansan yahay Qaddiyadda Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland iyo inay hesho aqoonsi buuxa oo caalami ah. Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka dawladda Sudan Dr. Maxamed Awadallah Bannage oo qeyb ka […]

Nuxurka Shirka ay Somaliland kaga qayb Galayso London.

Nuxurka Shirka ay Somaliland kaga qayb Galayso London.

Shirkad Magaceedu yahay DMA (Developing markets associates), ayaa qabanqaabinaysa Shirka Ganacsiga ee Somaliland iyo Ingiriisku isugu imanayaan ee London ka dhacaya 14-ka Bisha Dambeoo uu Shalay iclaamiyay Wasiirka Khaarajiga Somaliland Maxamed Biixi Yoonis. Shirkaddan oo hore Shirar u qabatay haddana ay tahay markii u horaysay ee ay qabanqaabiso SHir Somaliland iyo Ingiriisku ku kulmayaan waxaa […]

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa shaaca ka qaaday in meel kasta oo uu galo sharciga la horkeeni dooni askarigii dhawaan dilay labada sarkaal ee madaxda ka ahaa Guutadda 17-aad ee ciidanka qaranka ee fadhigoodu yahay magalaadda Qori-lugud.

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa shaaca ka qaaday in meel kasta oo uu galo sharciga la horkeeni dooni askarigii dhawaan dilay labada sarkaal ee madaxda ka ahaa Guutadda 17-aad ee ciidanka qaranka ee fadhigoodu yahay magalaadda Qori-lugud. Wasiiirku waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal uu ka soo saaray socdaal wefti Wasiirro […]

Guddoomiyaha Xisbi Xaakimka Somaliland ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa Madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyay in uu masuull ka yahay soona abaabulay kooxda nabad –diidka ah ee la baxday Khaatumo State

Guddoomiyaha Xisbi Xaakimka Somaliland ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa Madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyay in uu masuull ka yahay soona abaabulay kooxda nabad –diidka ah ee la baxday Khaatumo State oo uu hor jooge u yahay dagaal ooge Cali Khaliif Galaydh oo dagaal la gashay Somalilland. Guddoomiyaha KULMIYE oo daba socday kana jawabayaya hadalo ka […]

Wasaaradda Duulista iyo gaadiidka Cirka ee Somaliland ayaa sheegtay inay Madaarada dalka ku qabatay Qaad Ganacsi oo si Sharci daro ah loogu dhoofinayay wadamada Yurub.

Wasaaradda Duulista iyo gaadiidka Cirka ee Somaliland ayaa sheegtay inay Madaarada dalka ku qabatay Qaad Ganacsi oo si Sharci daro ah loogu dhoofinayay wadamada Yurub.

Wasaaradda Duulista iyo gaadiidka Cirka ee Somaliland ayaa sheegtay inay Madaarada dalka ku qabatay Qaad Ganacsi oo si Sharci daro ah loogu dhoofinayay wadamada Yurub. Qaadka waxaa sitay sida Wasaaraddu sheegtay dad u dhoofayay wadamo ay ka soo xagaa baxeen. “Hawlwadeennada Ammaanka ee Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal waxay toddobaadyadii ugu dambeeyey qabteen Qaad sifo […]

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Norway u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Mr. Jens Mjaugeal

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Norway u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Mr. Jens Mjaugeal

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Norway u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Mr. Jens Mjaugeal. Labada dhinac ayaa kawada hadlay Kor u qaadista Cilaaqaadka labada dhinac. Wasiirka Arimaha dibada Maxamed Biix Yoonis, oo kulanka ka dib Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in labada dhinac lafa gureen sidii Dawlada Norway […]

Ninkii Dilay Saraakiisha oo Diyaarada tagaysay Galakacayo ka raacay Buhoodle.

Ninkii Dilay Saraakiisha oo Diyaarada tagaysay Galakacayo ka raacay Buhoodle.

Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Ucid iyo Kulmiye Eng. Faysal Cali waraabe iyo Muuse Biixi Cabdi ayaa Si wadda Jir ah ugu baaqay in aan la Siyaasadeyn Arrinta Dilkii Labbada Sarkaal ee lagu Dillay Qorulugud, waxayna Xukumada iyo Shacabka ugu baaqeen in lay iskugu taggo sidii loo soo qaban lahaa Gacan ku dhiiglihii Dillay Labbada Sarkaal. Guddoomiyaha Xisbiga […]

Weftiga Wasiiradda iyo Taliyaha Booliska Somaliland ee maanta gaadhay Magaalada Gabilay iyo waxgaradka deegaanka Gabilay,ayaa isku afgartay in la aaso Meydka Marxuum Mukhtaar Xasan

Weftiga Wasiiradda iyo Taliyaha Booliska Somaliland ee maanta gaadhay Magaalada Gabilay iyo waxgaradka deegaanka Gabilay,ayaa isku afgartay in la aaso Meydka Marxuum Mukhtaar Xasan

Weftiga Wasiiradda iyo Taliyaha Booliska Somaliland ee maanta gaadhay Magaalada Gabilay iyo waxgaradka deegaanka Gabilay,ayaa isku afgartay in la aaso Meydka Marxuum Mukhtaar Xasan Barre oo maanta isagoo maxbuus ah isku dayay in uu ka baxsado booliska oo ku sii waday Maxkamadda gabilay kadibna askari boolis ahi toogasho ku dilay. Wasiiradda Arrimaha Gudaha Cali Warn-cadde,Madaxtooyada […]

Wasiirka Waxbarashada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta dhagax dhigtay dhismo MaKtabad loogu talo galay oo loo dhisayo Jaamacadda Camuud

Wasiirka Waxbarashada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta dhagax dhigtay dhismo MaKtabad loogu talo galay oo loo dhisayo Jaamacadda Camuud, waxana madashan ka qayb galay Gudoonka Wasaarada Waxbarashada ee gobolka Awdal iyo madaxda laamaha kala duwan ee Jaamacadda Camuud. Ugu horayn ayaa waxa madashan ka hadlay Gudoomiyaha Jaamacadda Camuud Prof. Saleebaan Axmed Guuleed waxana […]

Maamulka Dawladda Hoose ee Hargeysa, ayaa toddobaadkii hore waxay goobaha diriinayjyadda ee biyo mareenadda ah ka fulisay olale baaxad leh oo nadaafadeed oo ay ciida iyo khashinka kaga gurtay

Maamulka Dawladda Hoose ee Hargeysa, ayaa toddobaadkii hore waxay goobaha diriinayjyadda ee biyo mareenadda ah ka fulisay olale baaxad leh  oo nadaafadeed oo ay ciida iyo khashinka kaga gurtay

Maamulka Dawladda Hoose ee Hargeysa, ayaa toddobaadkii hore waxay goobaha diriinayjyadda ee biyo mareenadda ah ka fulisay olale baaxad leh oo nadaafadeed oo ay ciida iyo khashinka kaga gurtay goobaha il-fashaqu ka jiray ee faras magaalaha caasimadda, Hase yeeshee waxay dawladda Hoose ay khashinkii ay ka gurtay meelaha Biyo-mareenka ah ay moos uga dhigtay jidka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com