Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 600)

Wasiir-xigeenka Caafimaadka Oo Sheegtay In La Keenay Daawooyinka Uu Ku Shaqeeyo Mishiinka Kelyaha Oo Kala Go’ay

Wasiir-xigeenka Caafimaadka Oo Sheegtay In La Keenay Daawooyinka Uu Ku Shaqeeyo Mishiinka Kelyaha Oo Kala Go’ay

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, ayaa ka hadashay dib u dhac ku yimid Daawooyinka Mishiinada Kelyaha sifeeya, waxayna sheegtay in muddo yar oo kooban dib u dhac ku yimid Daawooyinka Mishiinada Kelyaha Sifeeya, iyada oo sabab uga dhigtay in Daawooyinku go’aan dadka oo aad u batay awgood, waxayna caddeysay in […]

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Waxyaabihii Uga Qabsoomay Socdaalkooda Djabouti

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Waxyaabihii Uga Qabsoomay Socdaalkooda Djabouti

Wadada hadalada labada dhinac ayaa ugu waaweynaa sidii la isaga kaashan lahaa xidhiidhka labada dhinac iyo waliba sidii nabad galyada ay u wada ilaashan lahaayeen. Djabouti (msl) – Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Warancade oo ay xubno ka yihiin Taliyaha Ciidamada Booliska Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, Xeer Ilaaliyaha Guud […]

Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil, ayaa siweyn looga deyrinayaa, qeybo badan oo kamid ah Xaafadaha halbowlaha Magaalada ee Shacbiga ugu badani ku nool yihiin gaar ahaana Shacbiga danyarta ah sida Xaafada Burco Sheekh in ay ka jirto Biyo,la,aan adag oo soo foodsaartey

dadweynaha ku nool Xafadaasi, oo la ildaran oonka xaalada biyo laanta kajirta halkaasi. Biyo la,aanta adag ee Soo Foodsaartey Xaafada Burco Sheekh ee Magaalada Berbera islamarkaana, ay u wehelinayaan xiliga Xagaaga,iyo Bisha barakeysan ee Ramadaan soonka maalintii ayaanay habayaraatee, la qabin guud ahaanba Huteelada Waaweyn ee Magaalada Berbera, iyo Gudaha Dekeba weyn ee Berbera, iyo […]

-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tigreeto madaxweyne ugu magacaabay Gobal in ay tahay Xaysimo oo ay Magaalo Madaxdiisu ay tahay Magaalad Taleex.

-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tigreeto madaxweyne ugu magacaabay Gobal in ay tahay Xaysimo oo ay Magaalo Madaxdiisu ay tahay Magaalad Taleex.

Warsaxaafeed ka soo baxay aqalka madaxtoyada ayaa waxaa uu udhignaa sida tan. 05/07/2014 WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-2613/072014 ku magacaabay Gobolka Xaysimo magaalo badaxdiisuna tahay Taleex. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 109aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 10aad ee Xeerka Gobollada […]

kamida afartii qof ee Xukuumada Somaliland u gacan galisay Dawlada Jabuuti oo ku eedaysanaa in ay kulug lahaayeen qaraxii ka dhacay dalka Jabuuti ayaa la sheegay in uu u dhintay jidh dil xooga oo ay u gaysteen Ciidamada Dalka Jabuuti halka uu mid kalena uu dhaawac u yahay isna jidh dil xogan oo ka soo gaadhay Ciidmadaasi.

kamida afartii qof ee Xukuumada Somaliland u gacan galisay Dawlada Jabuuti oo ku eedaysanaa in ay kulug lahaayeen qaraxii ka dhacay dalka Jabuuti ayaa la sheegay in uu u dhintay jidh dil xooga oo ay u gaysteen Ciidamada Dalka Jabuuti halka uu mid kalena uu dhaawac u yahay isna jidh dil xogan oo ka soo […]

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa digreeto madaxweyne ku magacaabay In Mudane, Cali Xaamud Jibriil, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa digreeto madaxweyne ku magacaabay In Mudane, Cali Xaamud Jibriil, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda ee Jamhuuriyadda Somaliland. War-saxaafeed ka soo baxay aqalk Madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa uu udhignaa sida tan: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa […]

Madaxweyne Siilaanyo ayaa digreeto madaxweyne u magacaabay Aasaasida Ciidanka damdamiska qaranka somaliland.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa digreeto madaxweyne u magacaabay Aasaasida Ciidanka damdamiska qaranka somaliland.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa digreeto madaxweyne u magacaabay Aasaasida Ciidanka damdamiska qaranka somaliland. warsaxaafdeed ka soo baxay xarunta aqalka madaxtooyada Somaliland ayaa sidan u dhignayd. Date: – 05/07/2014 WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-2619/072014 ku magacaabay Aasaasidda Ciidanka Dab-Demiska Qaranka Somaliland. Madaxweynuhu:- Markuu arkay: Qodobka 76aad […]

eng. Maxamuud Axmed Xuseen waa nin dhalinyarro ah waxa uu gacantiisa ku samaystay Wershad Dhagaxaanta ka samaysa jayga guryaha lagu dhiso, taasi oo ku taalla dhinaca galbeed ee caasimadda Hargeysa magaceedana la yidhaahdo Kaadiye Karasher.

eng. Maxamuud Axmed Xuseen waa nin dhalinyarro ah waxa uu gacantiisa ku samaystay Wershad Dhagaxaanta ka samaysa jayga guryaha lagu dhiso, taasi oo ku taalla dhinaca galbeed ee caasimadda Hargeysa magaceedana la yidhaahdo Kaadiye Karasher. Maxamuud waxa uu sheegay in Wershadaasi dhagaxa ridiqda ee jayga ka dhigta ay tahay mid uu isagu gacantiisa ku sameeyay […]

SOLJA oo Baaq culus u jeediyey Caalamka dimuquraadiyadda & Xorriyadda Saxaafadda daneeya

SOLJA oo Baaq culus u jeediyey Caalamka dimuquraadiyadda & Xorriyadda Saxaafadda daneeya

\ Hargeysa(msl):- MGarsoorihii Xukumay Wargeyska Haatuf iyo Masuuliyiintiisa oo Diiday bixinta Nuqulka Xukunka iyo Masuuliyiinta Racfaan ka qaatay Xukunkaas Sharci-darrada ahaa – Masuuliyiinta Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa Baaq culus u jeediyey Beesha caalamka guud ahaan, gaar ahaanna Hay’adaha iyo Dawladaha daneeya nidaamka dimuquraaddiyadda iyo madax-bannaanida Saxaafadda Somaliland, kuwaasoo ay ugu baaqeen inay si […]

Shirkadaha Duulimaadka Diyaarada African-Airweys ayaa guud ahaanba rakaabkeeda kasoo raaca Dalalka kala Duwan ee Afrika, Muqdisho,Imaaraadka, iyo Wadamada Kale ee ay isaga Gooshto Duulimaadka African-Airweys

–. Shirkada Duulimaadyada African-Airweys oo kamid ah Diyaaradaha ugu Socdaalka Fiican ee ay inta badan sida joogtada ah u raacaan Dadka Reer Somaliland,ee Socdaalka fasaxa ah kujira Xiligan Xagaaga, taas oo iyadu mar walba Duulimaadkeedu sitoos ah uga goosho guud ahaanba Madaarada Somaliland ee Berbera iyo Hargeysa, ayaa xiligan ku howlan in ay rakaabkeeda kala […]

Shir ku wajahnaa wax-wada qabsiga ammaanka iyo ganacsiga ee labada dale e Somaliland Iyo Itoobiya oo labadii maalmood u dambeeyay uga socday magaaladda Diridhaba ee dalka Itoobiya ayaa shalay la soo gebagabeeyay. kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya.

Shir ku wajahnaa wax-wada qabsiga ammaanka iyo ganacsiga ee labada dale e Somaliland Iyo Itoobiya oo labadii maalmood u dambeeyay uga socday magaaladda Diridhaba ee dalka Itoobiya ayaa shalay la soo gebagabeeyay. kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya. Waxa weftiga ka socday dhinaca Somaliland isugu jiray xubno ka kala socday […]

Dab ayaa qabsaday Bakhaar weyn oo ay Shirkadda Al-xarbi ku leedahay magaalada Burco goor aan sidaas u fogayn.

Dab ayaa qabsaday Bakhaar weyn oo ay Shirkadda Al-xarbi ku leedahay magaalada Burco goor aan sidaas u fogayn.

Hargeysa(msl)-Dab ayaa qabsaday Bakhaar weyn oo ay Shirkadda Al-xarbi ku leedahay magaalada Burco goor aan sidaas u fogayn. Dabka ayaa gubay dhamaan wixii alaab taalay Bakhaarkan oo ahaa Istoodhka ugu weyn ee ay Shirkaddu ku lahayd Magaaladda Burco. Ma jirto cid wax ku noqotay dabkaasi, waxaana bakhtiitiisa iska kaashaday Dadweynaha Magaalada iyo Gaadiid dab damis […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com