Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 603)

Maareeyaha Guud ee Xarunta Shirkadda Dahabshiil, Mudane Cabdiraxmaan Cali Cabdi, ayaa guuddoonsiiyey Guddoomiye-ku-Xigeenka Guddida Dhismaha waddada Allaybaday iyo Arabsiyo, iyo xubno kale oo isugu jira waayeel iyo waxgarad oo weheliyey, deeq lacag ah oo dhan US$25000 (Shan iyo labaatan kun oo Dollarka Maraykanka ah).

Maareeyaha Guud ee Xarunta Shirkadda Dahabshiil, Mudane Cabdiraxmaan Cali Cabdi, ayaa guuddoonsiiyey Guddoomiye-ku-Xigeenka Guddida Dhismaha waddada Allaybaday iyo Arabsiyo, iyo xubno kale oo isugu jira waayeel iyo waxgarad oo weheliyey, deeq lacag ah oo dhan US$25000 (Shan iyo labaatan kun oo Dollarka Maraykanka ah). Munaasabad kooban oo lagu qabtay xafiiska Maareeyaha Guud, Axad 29 June […]

Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka tirsan golaha deegaanka Burco iyo La-taliyaha arrimaha bulshada ee madaxweynaha Barkhad Jaamac Xirsi ayaa kulan la yeeshay masuulka ugu sareeya magaalada Birmingham, kulankaas oo lagu qabtay xarunta City Council Victoria.

Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka tirsan golaha deegaanka Burco iyo La-taliyaha arrimaha bulshada ee madaxweynaha Barkhad Jaamac Xirsi ayaa kulan la yeeshay masuulka ugu sareeya magaalada Birmingham, kulankaas oo lagu qabtay xarunta City Council Victoria. Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi ayaa kulankaas ka sheegay in Somaliland ay tahay dal in ka badan 23 sanno […]

Daawo Muuqaal: Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Ka Soo Laabtay Socdaal Ay Ku Tageen Dalalka Kenya iyo Ethiopia

Daawo Muuqaal: Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Ka Soo Laabtay Socdaal Ay Ku Tageen Dalalka Kenya iyo Ethiopia –

DAAWO oo Ka Faaiidayso Su’aalo iyo Jawaabo ku Saabsan Axkaam SU’AALO IYO JAWAABO AXKAAMTA SOONKA SH MAXAMED CUMAR DIRIR DAAWO oo Ka Faaiidayso Su’aalo iyo Jawaabo ku Saabsan Axkaam SU’AALO IYO JAWAABO AXKAAMTA SOONKA SH MAXAMED CUMAR DIRIRta Soomka

Ka Faaiidayso Su’aalo iyo Jawaabo ku Saabsan Axkaamta Soomka

Xukuumada Somaliland ayaa maanta sid adag uga jawaabtay eedaymo uu Eng:Maxamed Xaashi Cilmi u soo jeediyey Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Afhayeen Aqalka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul

Xukuumada Somaliland ayaa maanta sid adag uga jawaabtay eedaymo uu Eng:Maxamed Xaashi Cilmi u soo jeediyey Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland,kaasi oo uu ku sheegay in Madaxweyne Siilaanyo uu lumiyey Sharaftii SNM iyo Sharaftiisaba,iyo sida oo kale in uu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland in uu yahay raysal Wasaare aan magacaabnayn oo u dhaqmaaaya sidii oo […]

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa markale soo jeediyey in la kordhiyo tirada Xubanaha Gudida Doorashooyinka Somalilan

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa markale soo jeediyey in la kordhiyo tirada Xubanaha Gudida Doorashooyinka Somaliland. Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa hadalkan ka sheegay Qoraal kooban oo uu ku baahiyey barta Xidhiidhka Bulshadu ay ku leeyahay ee Facebooga,waxaana uu sheegay in uu soo jeedinaayo […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Reer Somaliland Hambalyo Ku Beegan Bisha Ramadaan U Diray

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Reer Somaliland Hambalyo Ku Beegan Bisha Ramadaan U Diray

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Reer Somaliland Hambalyo Ku Beegan Bisha Ramadaan U Diray Madaxweynuhu waxa uu ILLAAHAY uga Baryayaa inuu Sannadka Sanadkiisa Bash-Bash & Barwaaqo ku gaadhsiiyo bishan bisheeda ummadda Islaamka dhamaantood. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u dirayaa Shacbiga Somaliland Meelkastoy Joogaan Dalka Guddihiisa & Dibediisaba, Bisha […]

Maayirka Caasimada Hargeysa Cabdiraxman Maxamed Caydiid (Solteco) ayaa Maanta ka Qaybgalay Xaflad balaadhan oo shirkada ALMIS ay kula wareegaysay shaqada qashin ururinta ee Degmada 26-Juune ee Magaalada Hargeysa

Maayirka Caasimada Hargeysa Cabdiraxman Maxamed Caydiid (Solteco) ayaa Maanta ka Qaybgalay Xaflad balaadhan oo shirkada ALMIS ay kula wareegaysay shaqada qashin ururinta ee Degmada 26-Juune ee Magaalada Hargeysa. Munaasibadaasi oo lagu qabtay Hotel Guuled ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa ka qaybgalay Maayirka Caasimada Hargeysa Cabdiraxman Solteco, Agaasimaha Guud ee Wasaarada warfaafinta Maxamed Ilkacase, Maareeyaha Telefeshinka […]

DAAWO:Somaliland Xasuuq Short Video oo khubaro caalamiya ahi ka markhaati kacayso

Waa Qayb Hordhac ah Oo Ay Soo Sareen Khubaradii Baadhaysay Xasuuqii Somaliland Ka dhacay 1988-198

Xalay: Xuskii 54-guurada 26 June ee Madaxtooyada Hargeysa & Wacdarihii Xiddigaha Geeska

Xalay: Xuskii 54-guurada 26 June ee Madaxtooyada Hargeysa & Wacdarihii Xiddigaha Geeska

Xuska 54-guurada ka soo wareegtay markii calankii ugu horreeyey ee Soomaaliyi yeelato laga qotomiyey magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland 1960-kii 26-kii June oo ku buuxday habeen-hore oo ay ahayd 26 June 2014, ayaa xalay lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa. Somaliland ayaa 26 June 1960-kii Xornimada ka qaadatay Maxmiyaddii Boqortooyada Ingiriiska, markaasoo calankii […]

– Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta gaadhay Magaaladda London ee Carriga dalka Ingiriiska.

– Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta gaadhay Magaaladda London ee Carriga dalka Ingiriiska.

London (MSL) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta gaadhay Magaaladda London ee Carriga dalka Ingiriiska. Taageereyaasha Xisbiga UCID iyo masuuliyiin sarsare ayaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyay Guddoomiyaha UCID Magaaladda London, waxaanay u galbiyeen dhinaca hudheelka uu ka degi doono Magaaladda London mudada uu halkaasi ku […]

Wasiirka Diinta iyo Aw Qaafta Somaliland Oo Cadeeyay In Aan Meelna Laga Arag Bisha Ramadaan

Wasiirka Diinta iyo Aw Qaafta Somaliland Oo Cadeeyay In Aan Meelna Laga Arag Bisha Ramadaan

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa cadeeyay in aanay caawa ahayn Ramadaan, balse la dhamaystiri doono 30-ka bisha Shabcaan. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo warbaahinta ugu waramayay Masjidka Cali Mataan ee Magaaladda Hargeysa ayaa yidhi Ugu horeyn waxa aan halkan ka salaamayaa dhamaanba shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com