Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 670)

Odayaal U Xidhnaa Xiisadda Xariirad Oo Xabsiga Boorama Laga Sii Daayay

Odayaal U Xidhnaa Xiisadda Xariirad Oo Xabsiga Boorama Laga Sii Daayay

(maantasomaliland):-Waxa Maanta ooda laga qaaday oo xabsiga dhexe ee Boorame laga sii daayay odayaal dhaqameed ka soo jeeda dhegaanka Xariirad kuwaas oo ku xidhnaa halkaasi muddo 2 bilood ka badan una xidhnaa dilal ka dhacay deegaankaasi. Wasiir ku xigeenka Qorshaynta Xasan Daahir Dhimbiil oo ka hadlay kulan qado sharaf ah oo loo sameeyay odayaashan ayaa […]

Madaxwayaha Jamhuuriyada Somaliland Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Ayaa Maanta Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Dhawr Ah Oo Dhinaca Horumarinta Ah Oo Ka Qabsoomay Magaaladda Boorame.

Madaxwayaha Jamhuuriyada Somaliland Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Ayaa Maanta Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Dhawr Ah Oo Dhinaca Horumarinta Ah Oo Ka Qabsoomay Magaaladda Boorame.

(maantasomaliland):-Madaxwayaha Jamhuuriyada Somaliland Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray mashaariic dhawr ah oo dhinaca horumarinta ah oo ka qabsoomay magaaladda Boorame. Waxa ku wehelinay Madaxweynaha xadhig ka jarkaasi wefti balaadhan oo ay xubno ka ahaayeen Wasiirro tiro badan, marwadda koowaad iyo maamulka gobolka iyo kan dagmada Boorama. Ugu horayn waxa uu […]

Murrashaxa madaxweynanimada Xisbiga Mucaarid ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu sheegay inay Xisbi ahaan doonayaan inay aragti cusub u keenaan dadka iyo waxyaalihii ay arki jireen wax ka duwan,

  (maantasomaliland):-Murrashaxa madaxweynanimada Xisbiga Mucaarid ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu sheegay inay Xisbi ahaan doonayaan inay aragti cusub u keenaan dadka iyo waxyaalihii ay arki jireen wax ka duwan, isaga oo ku dooday mar haddii ay ku soo biireen Xisbiga  hor-dhicii beesha Arab inaan halkaas ka sii guuleysano ayaan jecel-nahay. Md. […]

Is faham la’aanta ka taagan shirkadaha doonaya inay shidaal ka baadhaan gobolka togdheer iyo dadwaynaha degaanku waxay u egtahay mid kaaf iyo kala dheeri ah.

Is faham la’aanta ka taagan shirkadaha doonaya inay shidaal ka baadhaan gobolka togdheer iyo dadwaynaha degaanku waxay u egtahay mid kaaf iyo kala dheeri ah.

(maantasomaliland):-Is faham la’aanta ka taagan shirkadaha doonaya inay shidaal ka baadhaan gobolka togdheer iyo dadwaynaha degaanku waxay u egtahay mid kaaf iyo kala dheeri ah. Shirkadaha gaarka loo leeyahay ee shidaalka baadhayaa waxa u muuqda faaido aad u badan oo xaddgaaf ah oo ay ka heli doonaan hadii lagu guulaysto in shidaalka la soo saaro. […]

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Oo Ku Waa Bariistay Cisbitaalka Guud Ee Hargaysa Iyo Shaqaalihii Oo Naxdin Iyo Anfariir Ka Qaaday Kala Haada Wasiirka

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Oo Ku Waa Bariistay Cisbitaalka Guud Ee Hargaysa Iyo Shaqaalihii Oo Naxdin Iyo Anfariir Ka Qaaday Kala Haada Wasiirka

(maantasomaliland):-waxaa saaka arooryadii hore uu Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglotoosiye) Ayaa Halmar Ku Waa Bariistay Cisbitaalka Guud Ee Hargaysa Cisbitaal Sacadu Markii Ay Ahay 5:20 Waxaana Arintaasi Layaab iyo Fajac Ay Ku Noqotay Shaqaalaha Cisbitalka Oo iyagu Aan Horay Uga Baran Wasiir Sidaas Oo Kale U Soo Kormeera hadaba wasiirka […]

Dhacdo argagax leh oo ka dhacday Dalka Shiinaha

Dhacdo argagax leh oo ka dhacday Dalka Shiinaha

(maantasomaliland):-Ilmo yar oo lix sanno jir ah oo ku dhashay Gobolka Shanxi ee dalka Shiinaha, ayaa la helay shalay isagoo bilaa indho ah, kadib markii ay xadeen koox tuug ah oo ka ganacsada xubnaha jidhka bani?aadamka. Waalidiinta ilmaha yar ee labada indhood lagala baxay, ayaa saxaafadda u sheegay in wiilka yari ku ciyaarayey meel ka […]

MUCJISO:- Abuur Alle: Wiil 14 Jir ah oo Leh JiRka Qof 110 Jir ah DAAWO SAWIRADDA):-Sawiro

MUCJISO:- Abuur Alle: Wiil 14 Jir ah oo Leh JiRka Qof 110 Jir ah DAAWO SAWIRADDA):-Sawiro

(maantasomaliland):-Cudurka Progeria wuxuu sababaa in jidhka qofku coodh-coodho, araggiisu diciifo, wadne-xannuun qaado, sidoo kalena bidaar yeesho. Wiil yar oo 14 jir ah, una dhashay dalka Hindiya ayaa jidhkiisu u egyahay muuqaalka qof 110 jir, kadib markii uu ku dhacay cudurka hidde-sidayaasha ku dhaca ee Genetic Disorder oo hore u dilay shan walaalihii ka mid ah, […]

Abaal Laawe: Hogaamiyihii Aan Hogaaminta Lahayn (Qormada 1aad) …..Mujaahid Cali Guray

Abaal Laawe: Hogaamiyihii Aan Hogaaminta Lahayn (Qormada 1aad) …..Mujaahid Cali Guray

(maantasomaliland):-Waa Muqdisho 1980/81, xilayadaas oo xaaladii kacaanka iyo guud ahaa Somalia ay si kale noqotay weji ama wejiyo kale na yeelatay waxa na sabab u ahaa arimihii dhacay daba yaaqada todobaataneeyada oo ay ugu muhiim sanaayeen dagaalkii lagu soo jebiyay ciidamadii Somalia iyo dhibaatooyinkii ka dhashay sida qaxootigii faraha badnaa, burburkii dhaqaale, dhibaatooyinkii dhinaca nabadgelyada […]

Shirkadda Pontus Marine Oo Xafiis Ka Furatay Berbera

Shirkadda Pontus Marine Oo Xafiis Ka Furatay Berbera

(maantasomaliland):-Shirkamadda Casriga ah ee kalluunka Pontus Marine LTD, ayaa maanta xarun ka furatay magaalo xeebeeda Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil, munaasibadii furitaanka oo ku qabsoontay hotel Barwaaqo magaalada Berbera, waxa ka soo qay galay Maareeyaha Shirkaddan, Afhayeenka Madasha Wada tashiga Ibraahim dhega wayne, Salaadiini iyo xubno ka mid ah ganacsatada Berbera. Xafladaas waxay ku soo […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta shahaadooyin gudoon siiyay 516 arday oo ah ducfadii 12-aad ee ka qalin-jabisa jaamacadda Cammuud ee Magaaladda Boorame.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta shahaadooyin gudoon siiyay 516 arday oo ah ducfadii 12-aad ee ka qalin-jabisa jaamacadda Cammuud ee Magaaladda Boorame.

(maantasomaliland):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta shahaadooyin gudoon siiyay 516 arday oo ah ducfadii 12-aad ee ka qalin-jabisa jaamacadda Cammuud ee Magaaladda Boorame. Xafladii qalin-jabinta oo lagu qabtay xarunta jaamacaddaasi waxa kale oo ka qeyb galay Wasiirro, siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan goleyaasha Baarlamaanka iyo marti-sharaf tiro badan. Guddoomiyaha Jaamacadda Camuud Prof. […]

Maxkamadda sare ee Ciidammadda Qalabka sida ee Somaliland ayaa soo saartay xukuno kala duwan oo isugu jira xabsi daa’in iyo Tobon sanadood oo ay ku riday askari hore ugu xukunaa dil

Maxkamadda sare ee Ciidammadda Qalabka sida ee Somaliland ayaa soo saartay xukuno kala duwan oo isugu jira xabsi daa’in iyo Tobon sanadood oo ay ku riday askari hore ugu xukunaa dil

(maantasomaliland):-Maxkamadda sare ee Ciidammadda Qalabka sida ee Somaliland ayaa soo saartay xukuno kala duwan oo isugu jira xabsi daa’in iyo Tobon sanadood oo ay ku riday askari hore ugu xukunaa dil. Nuqul ka mid ah xukunnadda ay maxkamaddu soo saartay oo soo gaadhay Somaliland.Org oo uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidanka qalabka […]

Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Gaadiidka Hawadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta u mahad celiyey ergooyinkii goboladda Somaliland ee u soo gurmaday shaqaaqadii dhowaan ka dhacday degmooyin reer guuraa ah oo u dhexeeya deegaamada Gar adag iyo Oog.

(maantasomaliland):-Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Gaadiidka Hawadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta u mahad celiyey ergooyinkii goboladda Somaliland ee u soo gurmaday shaqaaqadii dhowaan ka dhacday degmooyin reer guuraa ah oo u dhexeeya deegaamada Gar adag iyo Oog. Wasiirku waxa kale oo uu u mahadceliyey Ciidammadii Ammaanka sugayey iyo labadii dhinac ee u hogaansamay […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com