Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 687)

Xukuumada oo xidhxidhay dad taageeray golaha wada tashiga oo dagan degmada Abdaal ee gobolka Saaxil

Xukuumada oo xidhxidhay dad taageeray golaha wada tashiga oo dagan degmada Abdaal ee gobolka Saaxil

Xukuumada oo xidhxidhay dad taageeray golaha wada tashiga oo dagan degmada Abdaal ee gobolka Saaxil hadaba dadkan warkan oo caawa na soo gaadhay ayaa sheegay sababta lagu xidhay tahay, in ay taageero u muujiyey golaha wada tashiga oo xadhig loo gaystay Dadkan oo Shir Jaraaid ku qabtay degmada Abdaal, Wararka naga soo gadhay degmada abdaal […]

Sanad Guuradii 3-aad Ee Kasoo Wareegtay Markuu Tilihiisa Oo Uu Kulmiye Kaga Mudaharaadayo La Baxay

Sanad Guuradii 3-aad Ee Kasoo Wareegtay Markuu Tilihiisa Oo Uu Kulmiye Kaga Mudaharaadayo La Baxay

“Waxaan Go’aansaday Inaanan Timaha Iska Xiirin, Inta Uu KULMIYE Talada Hayo” Hargeysa(MSL)-Maxamed Cali Cumar, waa muwaadin degen magaalada Hargeysa, waxaanu sameeyay mudaharaad salmi ah oo uu kaga soo horjeedo hoggaaminta Madaxweyne Siilaanyo iyo xisbiga KULMIYE. Mudaharaadka uu muwaadinkani sameeyay waa mid uu noociisu ku cusubyahay wadanka. Maalintii uu KULMIYE ku guulaystay doorashada, ayuu balan qaaday […]

Aqoonyahanka Dalka Oo Ka Baydhay Wadadii Odayaashu Mareen Ee Waji Xaraashka Taageerayna Golaha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka.

Aqoonyahanka Dalka Oo Ka Baydhay Wadadii Odayaashu Mareen Ee Waji Xaraashka Taageerayna Golaha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka.

Hargeysa(MSL)Aqoonyahanka oo maanta shirjaraa’id ku qabtay Hotel xaraf ee magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in ay taageersa yihiin Golaha la magacbaxay Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka, oo mudooyinkii gug dambeeyey ay bulshada Somaliland aad u hadal haysay, iyada oo fikrado kala duwan bulshadu ka bixisay. Kulankan oo ay ka hadleen xubno badan ayaa wax aka mid […]

Masuuliyiinta Wargayskii Ay Xukuumaddu Xayirtay Ee Hubaal Oo Sheegay In Khasaare La Soo Gaadhsiiyey Dhismihii Xaruntooda Kuna Xusaya Sanadd Guuradoodii Koowaad Xayiraad

Masuuliyiinta Wargayskii Ay Xukuumaddu Xayirtay Ee Hubaal Oo Sheegay In Khasaare La Soo Gaadhsiiyey Dhismihii Xaruntooda Kuna Xusaya Sanadd Guuradoodii Koowaad Xayiraad. Hargeys- Xarunta Wargeyska Madaxa banaan ee HUBAAL ayaa khasaare soo gaadhay kadib markii laga war helay qaybo ka mid ah Deyrkiisa oo Dumay, iyo dilaac ku dhacay dhismaha laftiisa. khasaarahan ayaa laga war […]

Muj.Axmed Ibraahin (Wadne) oo ka mid ahaa mujaahidiintii Somaliland u soo halgantay ayaa Madaxweyne Siillanyo ku eedeyey in uu qaranimadii Somaliland uu aasay.

“Madaxweyne Qaranimadii Somaliland waad Aastee, halkeed ku aastay halagula ogaadee.”Mujaahid wadne. “Madaxweyne waxaanu ku soo jeedinaynaa in aanu Magacaagu noqon mid xumaan ka marag kaca.”Azhari. “Xukumada Siillanyo waxay diciifisay xidhiidhkii wanaagsana iyo iskaashigii aynu la lahayn sidda wadamada itoobiya iyo Koonfurta Sudan” Odowaa… “Runtii dalkeena waxa burburiyey qabyaalad ay dhashay xukuumadan uu hogaankeeda hayo siillanyo” […]

Wasaaradda ganacsiga iyo Maalgashiga ee Somaliland ayaa maanta soo saartay sharci kala xadaynaya ganacsiga.

HARGEYSA (msl)-Wasaaradda ganacsiga iyo Maalgashiga ee Somaliland ayaa maanta soo saartay sharci kala xadaynaya ganacsiga. Wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga Md. Bashiir Cabdi Xariir ayaa warbaahinta dalka u soo bandhigay qorshaha ay wasaaraddu u kala xadaysay ganacsiga guud iyo talaabooyinka laga qaadayo cid kasta oo ku xadgudubta sharcigaasi. Sharciga kala xadaynta ayaa ka koobnaan doona […]

‘Dhedo roob noqon weyday’ Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

‘Dhedo roob noqon weyday’ Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

“Seymaha ‘UNISOM’ u qoolayso Soomaali, waxa nala fiican in wadajir looga hor- tago, markaa Ictiraaf-doon ma aha, waa se Soomaali-badbaadin.” Mudane Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal, 28kii Oktoobar, 1994kii, BBC. Waa Bishii Ramadaan. Waynu is-toosinaynaa is-na tilmaamaynaa, annaga oo aan cidna waxba kaga doonayn, Ilaahay ajarkiisa mooyaan e’. Cay iyo af-lagaaddo ku hadli meyno, habaarna dibadda […]

Xisbiyada UCID Iyo WADDANI Oo La Sheegay In 48 Saac Gudahood Ay Kala Saxeexanayaan Heshiish Ka Nixin Doona Xukuumadda.

Xisbiyada UCID Iyo WADDANI Oo La Sheegay In 48 Saac Gudahood Ay Kala Saxeexanayaan Heshiish Ka Nixin Doona Xukuumadda. Hargeysa(msl) July23, 2012 – Labada xisbi mucaarad ee WADDANI iyo UCID, ayaa la filayaa inay 48ka saacadood ee soo socda gudahooda ay ku kala saxeexdaan heshiis ku salaysan iskaashi mucaaridnimo iyo in meel looga soo wada […]

-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeya Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay inay Ciidaanka booliska Somaliland ku guuleysteen hawlgal balaadhan oo ay sameeyeen,

Hargeysa(msl):-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeya Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay inay Ciidaanka booliska Somaliland ku guuleysteen hawlgal balaadhan oo ay sameeyeen,kadib-na gacanta ku soo dhigeen laba nin oo shlay duhurnimadii dilay Marxuum Mahad Asad Cabdi. Isla markaana waxa uu xusay inay baabuurta gurmadka deg-degu ay noqon doonaan baalasha ay Ciidanka boolisku ku duulaan. Sidaa […]

-Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada ee JSL Md Xirsi Cali Xaaji xasan oo uu wehelinayey wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelunta Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta xadhiga ka jaray Shantii KM ee ugu horaysay ee waddo laami ah oo dhismaheedu socdo, taasoo isku xidhaysa degmooyinka kala-baydh iyoWajaale.

Hargeysa (msl)-Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada ee JSL Md Xirsi Cali Xaaji xasan oo uu wehelinayey wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelunta Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta xadhiga ka jaray Shantii KM ee ugu horaysay ee waddo laami ah oo dhismaheedu socdo, taasoo isku xidhaysa degmooyinka kala-baydh iyoWajaale. Wasiirka Madaxtooyada oo ka hadlayey munaasabad kooban oo […]

Tartanka Qur’aRamadaan oo la soo Gabogabeeyey iyo Abaalmarinno Qaali ah oo la Bixiyey oo ay shirkada dahab shiil bixisayanka Kariimka ee Bisha

Tartanka Qur’aRamadaan oo la soo Gabogabeeyey iyo Abaalmarinno Qaali ah oo la Bixiyey oo ay shirkada dahab shiil bixisayanka Kariimka ee Bisha Shirkadda Dahabshiil Group oo tartankan maalgelinaysay ilaa sannadkii 1998 Hargeysa (maantasomaliland)- Tartanka Qur’aanka Kariimka ee bisha Ramadaan lagu qabto caasimadda dalka ee Hargeysa, ayaa si rasmi ah shalay loo soo gabogabeeyey, isla markaana […]

Komishanka Doorashooyina, Xisbiyada Qaranka iyo Wasaarada Arimaha gudaha Somaliland ayaa maanta kala saxeexday Heshiis ku saabsan sidii dalka looga qaban lahaa diwaan galinta

Komishanka Doorashooyina, Xisbiyada Qaranka iyo Wasaarada Arimaha gudaha Somaliland ayaa maanta kala saxeexday Heshiis ku saabsan sidii dalka looga qaban lahaa diwaan galinta

Hargeysa(msl) Komishanka Doorashooyina, Xisbiyada Qaranka iyo Wasaarada Arimaha gudaha Somaliland ayaa maanta kala saxeexday Heshiis ku saabsan sidii dalka looga qaban lahaa diwaan galinta codbixin iyo ta jinsiga.Kulan ay Xarunta Wasaarada Arimaha Gudaha ku yeesheen Komishanka, Saddexda Xisbi Qaran iyo Wasaaradu ayaa lagu Saxeexay Heshiiskaasi, Wasiirka Arimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade oo kulankaasi ka hadlay […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com