Home » Entries posted by MaantaSomaliland (Page 5)

Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Oo Si Kulul U Cambaareeyay Xadhiga Ay Xukuumaddu Kula Kacday Suxufiyiinta

Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Oo Si Kulul U Cambaareeyay Xadhiga Ay Xukuumaddu Kula Kacday Suxufiyiinta

Hargeysa(maanta somaliland) Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe),ayaa si Kulul u dhaleeceeyey tallaabada ay xukuumaddu afka Kaga xidhayso saxaafadda madaxa Bannaan iyo tacaddiga ay ku hayso Xorriyatul-qawlka.  Mujaahid Boobe Yuusuf oo  u warramayey qaar ka mid ah saxaafadda madax  bannaan ee somaliland, ayaa ayaandarro ku tilmaamay in […]

Somaliland Oo Mabnuucday inay Madaaradda Adeegsadaan dadka aan sidan Baasaabooro.

Somaliland Oo Mabnuucday inay Madaaradda Adeegsadaan dadka aan sidan Baasaabooro.

Hargeysa (maantasomaliland)-Wasaaradda Duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland ayaa ka mamnuucday Madaarrada dalka inay adeegsadaan dad aan sidan dukumanti baasaboor. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka wasaaradda Duulista Md. Saddaam Maxamed Axmed, waxaanu u dhignaa sidan:- “Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka cirka Somaliland waxay dhamaan dadweynaha isaga goosha madaarada Somaliland ee ka […]

Khamiir iyo XabaSawda

Khamiir iyo XabaSawda

Waxa loo baahanyahay: 2 1/2 koob daqiiq 1 koob caano ama biyo 2 malqaacadood subag ama saliid 1 malqaacad yar yiist 1 malqaacad sonkor 1 malqaacad yar xabasawda 1/2 malqaacad yar badhkeed milix daqiiq yar oo lagu xasho saliid lagu shiilayo Habka loo samaynaayo: Madiibad kushub daqiiqda, sonkorta, xabasawda, milixda iyo badharka gacmahaaga adigoo isticmaalaya […]

Kribs: baankeega Faransiiska

Kribs: baankeega Faransiiska

(maantasomaliland):-kribs ama baankeega khafiifka ah ee loo yaqaano (crepes) af faransiis. Labada dhinacba waxa lagu shiilaa sliidyar ama badhar. Waxa laga sameeyaa daqiiq, caano, beed iyo badharyar oo la isku qooshay , qooshkan oo aad u khafiif ah. Waxa loo baahanyahay: 1 koob daqiiq 1 beed 1 1/4 koob caano 1/2 malqaacad yar milix 2 […]

Tareq wa Shireen’s ‘Counting in Arabic’ episode. Teach Children Modern Standard Arabic

Tareq wa Shireen’s ‘Counting in Arabic’ episode. Teach Children Modern Standard Arabic

Roodhi Beed lagu shiilay

Roodhi Beed lagu shiilay

Waxa loo baahanyahay: 2 xabo oo beed ah 3 malqaacadood oo caano ah 4 xabadood oo roodhi ah (sliced bread) saliid ama badhar malab Habka loo samaynaayo: Weel qodan beed iyo caanaha ku qas. Maqli dabka saar oo kululee. Kadib kolba xabad roodhi ah soo qaad oo beedka la qasay dhex geli. Maqliga oo inyar […]

Learn Five Pillars of Islam – for kids

Learn Five Pillars of Islam – for kids

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Oo Beeniyay Warkii Sheegayay Inuu Is-Casilay Ku/xigeenka Xoghayaha Arrimaha Gudaha

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Oo Beeniyay Warkii Sheegayay Inuu Is-Casilay Ku/xigeenka Xoghayaha Arrimaha Gudaha

Hargeysa(MaantaSomaliland)-Xoghayaha warfaafinta Xisbiga UCID oo beeniyay warkii shallay kasoo baxay ku xigeenka Xoghayaha arrimaha gudaha ee Xisbiga,kuna sheegay in lajabsaday Emailka Ku xigeenka Xoghayaha arrimaha gudaha. Halkan ka Akhriso warsaxaafadeed kasoo baxay xarunta dhexe ee xisbiga.       JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND   Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب […]

Ku Xigeenkii Xoghayaha Arimaha Gudaha UCID Oo Is Casilay, Dhaliileyna Siyaasadda Xisbiga

Ku Xigeenkii Xoghayaha Arimaha Gudaha UCID Oo Is Casilay, Dhaliileyna Siyaasadda Xisbiga

(Hargeysa, Maanta Somaliland) – Xuseen Xasan Badmaax, oo ahaa ku xigeenka xogyaha arimaha gudaha ee xisbiga UCID, ayaa maanta sheegay inuu iska casilay xilkaasi. Xuseen Xasan Badmaax ayaa war-saxaafadeed kooban oo uu maanta soo saaray ku sheegay inuu ka baxay xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, isaga oo ku sababeeyay taladii xisbigaasi oo u xuubsiibatay hal […]

Kabab

Kabab

  Waxa loo baahanyahay: 1 lb, 450g oo duqad ah 1 basal la googooyay 2 malqaacadood yaryar khamuun,budo 2 malqaacadood yaryar geedo adari, budo 2 malqaacadood yaryar basbaas cas 1 malqaacad yar milix 1 beed/ukun, la qasay iyo kamasaro lajarjaray Habka loo samaynaayo: Madiibad duqada, basasha, xawaashka, milixda iyo kamasarada isku walaaq. Xabadbeed ah oo […]

Curious George Full Episodes In English

Curious George Full Episodes In English

Story of Adam by Learning Roots

Story of Adam by Learning Roots

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com