Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 736)

Badhasaab Ku Xigeenkii Hore Ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar Ayaa Maanta Xoriyadiisii Loo Soo Celiyey Ka Dib Muddo sadex Maalmood ah Oo Uu Ku Xidhnaa Xabsiga Magaaladda Berbera,oo looga soo dhaadhiciyey magalada Burco.

(MAANTASOMALILAND)Badhasaab Ku Xigeenkii Hore Ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar Ayaa Maanta Xoriyadiisii Loo Soo Celiyey Ka Dib Muddo sadex Maalmood ah Oo Uu Ku Xidhnaa Xabsiga Magaaladda Berbera,oo looga soo dhaadhiciyey magalada Burco. Guuleed Daahir Samatar Ayaa La Sheegay In uu saaka diiday In Uu Jeelka Ka Baxo Waxaanu Codsaday In Lagu Soo Cadeeyo […]

Shirkadda Pontus Marine ltd Oo ka warbixisay qorshe hawleedkeeda

Sidii uu qorshuhu ahaa wajiga dhexe ee diyaargarowgu waxa uu bilaabmay 1/1/2014 waxaanu ku egyhayah 31 Maarso 2014 (Insha Allah). Sida aad ka warqabtaan waxay shirkadda Pontus Marine ltd ku jirtay hawl baaxad wayn oo ku aadanayd hirgalinta barnaamijkeedii u qorshaysnaa oo ku soo ururayay sidan:- Wajiga koowaad oo ahaa bar bilow; oo ay hawshiisu […]

Wada shaqaynta saddexda xisbi qaran waxay muujisay bisaylka Hay’adaha dimuqraadiga Somaliland. Waxay si xirfadaysan oo deggan ay uga wada shaqeeyeen sidii ay u kala saari lahayeen talana uga gaadhi lahaayeen laba diiwaangelinood oo kala ujeeddo ah oo madaxa la isu geliyey (WARSAXAAFADEED) WADANI

(MAANTASOMALILAND)Wada shaqaynta saddexda xisbi qaran waxay muujisay bisaylka Hay’adaha dimuqraadiga Somaliland. Waxay si xirfadaysan oo deggan ay uga wada shaqeeyeen sidii ay u kala saari lahayeen talana uga gaadhi lahaayeen laba diiwaangelinood oo kala ujeeddo ah oo madaxa la isu geliyey: Diiwaangelinta Codbixyaha iyo ta Madaniga ah. Ta codbixiyuhu waa diiwaangelin siyaasi ah oo doorasho […]

Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa saaka soo saarta qoraal ay kaga noqonayso koox maafiyo ah oo dadweynaha Reer Somaliland ku dhacaysa magaca Shirkadd Shiine ah oo la yidhaahdo Tianshi(warsaxaafadeedd)

Hargeysa(maantasomaliland)-Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa saaka soo saarta qoraal ay kaga noqonayso koox maafiyo ah oo dadweynaha Reer Somaliland ku dhacaysa magaca Shirkadd Shiine ah oo la yidhaahdo Tianshi, kuwaas oo qab qabashadoodi koowaad ay doraad ciidanka baadhista Danbiyadu xabsiga u taxaabeen. Qoraalka Wasaaradda Caafimaadka ka soo baxay oo ay ku saxeexan tahay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda […]

Fadhigii maanta ee golaha wakiilada oo uu shirgudoominaayey gudoomiyaha golaha wakiilada mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Ciro) ayaa waxa goluhu warbixin ka dhageystay wasiirka wasaaradda maaliyadda mudane Cabdicasiisa Maxamed Samaale oo ay weheliyaan agaasimaha guud iyo masuuliyiin kale.

(MAANTASOMALILAND)Fadhigii maanta ee golaha wakiilada oo uu shirgudoominaayey gudoomiyaha golaha wakiilada mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Ciro) ayaa waxa goluhu warbixin ka dhageystay wasiirka wasaaradda maaliyadda mudane Cabdicasiisa Maxamed Samaale oo ay weheliyaan agaasimaha guud iyo masuuliyiin kale. Wasiirka wasaaradda maaliyada ayaa waxa uu golaha wakiilada ugu warbixiyey qasnada guud ee dawlada.Wasiirksa wasaaradda maaliyada ayaa […]

XISBIGA UCID OO U MAGACAABAY SADDEX MASUUL GARABKA HAWEENKA EE FINLAND‏

XISBIGA UCID OO U MAGACAABAY SADDEX MASUUL GARABKA HAWEENKA EE FINLAND‏. Warsaxaafadeedkan oo uu ku saxeexnaa Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Xidhiidhka Caalamiga ee UCID waxa uu u dhignaa sidatan….. Xisbiga UCID isaga oo ka duulaya u diyaar garawga dhamaystirka qaab-dhismeedka guud ee xisbiga,isla markaana bilaabay dib u habaynta iyo dardar gelinta dhamaanba laamaha xisbiga, waxa […]

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADANI Oo Sheegay In Ajandaha Shirka Somaliland Iyo Anay Waxba Kala Socon Xukuumaddana Ku Dhaliilay In Ay Jeebka Ku Qaadanayso Masiirkii Umadda Iyo Ajandayaal Cusub Oo Ay Iftiimiyeen In Ay Wadato Somaliya.

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADANI Oo Sheegay In Ajandaha Shirka Somaliland Iyo Anay Waxba Kala Socon Xukuumaddana Ku Dhaliilay In Ay Jeebka Ku Qaadanayso Masiirkii Umadda Iyo Ajandayaal Cusub Oo Ay Iftiimiyeen In Ay Wadato Somaliya.

Hargeysa(MSL)Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI ayaa dhaliil qaabka ay xukuumadda Somaliland uga qayb-galayso shirkii Somaliland iyo somaliya oo uu shalay wasiirka arrimaha dibedda Somaliland sheegay in todobaadka soo socda uu ka furmi doono dalka Turkiga, Waxa ay sheegeen in ay xukuumaddu isku koobtay ajandaha lala hor fadhiisanayo xukuumadda Muqdisho.Gudomiyaha Guddida Arrimaha dibedda ee xisbiga WADANI […]

Mudaharaad Balaadhan oo Lagu Taageerayay Xukuumadda oo lagu qabtay Oodweyne

Mudaharaad Balaadhan oo Lagu Taageerayay Xukuumadda oo lagu qabtay Oodweyne

oodwayne(MSL)Boqolaal qof oo ka mid ah dadweynaha Waxgaradka iyo cuqaasha gobolka Oodweyne oo beeniyay in wax mudaharaad ah oo lagaga soo horjeeday weftigii Wasiirka Madaxtooyaddu uu ka dhacay Oodweyne Khamiistii todobaadkii hore. waxaanay sheegeen in Telefishanka Horn Cable TV uu buun-buuniyay isla markaana ka been sheegay arrintaas. maantasomaliland.com Hargeysa

Guddi Guurtidu u saartay Cabashadii Booyadaha Biyaha Hargeysa oo warbixin soo saartay

Guddi Guurtidu u saartay Cabashadii Booyadaha Biyaha Hargeysa oo warbixin soo saartay

Guddoomiyaha gudidaasi Xildhibaan C/Qaadir Maxamed Xasan (Indho-indho) ayaa warbixintii uu ka soo diyaariyay cabashadii Booyadaha iyo mudaharaadkii ka dhashay waxa uu kaga hadlay warbixin dheer oo u qornayd sidan:- “Mudane Guddoomiye iyo Mudanayaal, Waxaanu halkan idiinku soo Gudbinaynaa Warbixin la xidhiidha shaqaaqadii iyo Mudaharaadkii la xidhiidhay shaqo joojintii ay ku dhaqaaqeen dhawaan Dirawaliinta Gaadiidka Booyadlaydu […]

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta shahaadooyin gudoonsiiyey labo boqol iyo lix arday oo ka qalin jebiyey machadka tababarka shaqaalaha ee magalada Hargaysa

(maantasomaliland)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta shahaadooyin gudoonsiiyey labo boqol iyo lix arday oo ka qalin jebiyey machadka tababarka shaqaalaha ee magalada Hargaysa munaasabad si weyn loo agaasimay oo ka dhacday mac-hadkaasi ayaa waxaa ka soo qayb galay xubno ka tirsan golayaasha qaranka, waalidiintii ardayda iyo marti sharaf kale oo […]

Caasimada Harraadan:Rajo ku saabsan in Hargeysa heli doonto Biyo ku filan

kaysar Sida qof kasta oo Caqli lhi uu qiri karo waa hubaal biyo kama dhibcaan ah oo Xaqiiq ah in Caasimadeenu ay Ooman tahay, mana aha baahida biyo la’aaneed ee ka jirta Hargeysa mid ku kooban xaafadaha Qaarkood, waxa biyo la’aantu ay ka jirtaa guud ahaan Magaalada Hargeysa oo dhan, marka laga reebo guryo tiro […]

Faallo: Qiimayn Rasaasta Oomanaha Loo Adeegsaday Iyo Inta Cashuur La Kordhiyay Keebaa Badan Wariye: Kamaal Sh Ismail Adem.

Faallo: Qiimayn Rasaasta Oomanaha Loo Adeegsaday Iyo Inta Cashuur La Kordhiyay Keebaa Badan Wariye: Kamaal Sh Ismail Adem. Xukuumada Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaan marnaba meesh soo dhiganin dhibta iyo hawsha ay leedahay mudahaaraado dhaca, waxaaynu ogayn maanta in hargaysa lagu ooman yahay oo biyo la’aani ay jirto kadib markii booyadiihii dhaaminayay ay ku dhawaaqeen […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com