Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 737)

Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ucid Waxaa War-Saxaafadeedkan Cod Xoogan Ku Canbaareynayaa RASAASTA NOOL NOOL ee Lagu Laynayo Dadka Shacbiga Ee Sida SALMIGA AH uga Mudaharaadayey Biyo La,aanta Ku Dhacdey Mudo Saddex Cisho Ah, War Xukuuumada Ka Soo Baxdeyna Aaney Jirin (WARSAXAAFADEED)

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka {UCID} Justice and Welfare Party Ref/UCID/1010/2013 Date: 29/12/2013 WAR SAXAAFADEED HARGEYSA UJeedo/Canbaareyn Xoogan Siyaasad Xumada Xukuumada (Siyaasada Biyaha) Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ucid Waxaa War-Saxaafadeedkan Cod Xoogan Ku Canbaareynayaa RASAASTA NOOL NOOL ee Lagu Laynayo Dadka Shacbiga Ee Sida SALMIGA AH uga Mudaharaadayey Biyo La,aanta Ku […]

Warsaxaafadeed: Ururka Nabada Iyo Horumarka Ee Baraarug Ayaa Markale ku celinaya Inaan wax saita Astaanta Horn Cable Tv lagu arki karin Bariga Burco Waa Digniin Ku Socota Maamulka Sare Ee Horn Cable Tv.‏

Warsaxaafadeed: Ururka Nabada Iyo Horumarka Ee Baraarug Ayaa Markale ku celinaya Inaan wax saita Astaanta Horn Cable Tv lagu arki karin Bariga Burco Waa Digniin Ku Socota Maamulka Sare Ee Horn Cable Tv.‏ Warsaxaafadeed Ujeedo :- Digniin Gudigga Ururka Baraarug ee Bariga Burco ayaa mar kale digiin culus u diraya maamulka sare ee Horn Cabdle […]

SHIRKADIHII BATROOLKA KA QODI LAHAA S/LAND OO OGOLAADAY IN AY XUKUUMADDA S/LAND KU QASBAAN IN HESHIISYADOODA LA HORKEENO BAARLAMAANKA SOMALILAND KAHOR INTA AANAY HAWSHA BILAABIN.

SHIRKADIHII BATROOLKA KA QODI LAHAA S/LAND OO OGOLAADAY IN AY XUKUUMADDA S/LAND KU QASBAAN IN HESHIISYADOODA LA HORKEENO BAARLAMAANKA SOMALILAND KAHOR INTA AANAY HAWSHA BILAABIN. Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee UCID, Mudane Yusuf Budle oo qiray in ay toos ula xidhiidheen Shirkadihii Dawladda Somaliland Heshiisyada Batrool Qodida la Galay……….. Waxa aan maanta nasiib u helay in […]

Guddoomiyaha Madasha Wada tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo ku dhaliilay cashuur kordhinta booyadaha biyaha iyo gaadiidka xamuulka ee dadweynaha u shaqeeya.

(maantasomaliland)Guddoomiyaha Madasha Wada tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo ku dhaliilay cashuur kordhinta booyadaha biyaha iyo gaadiidka xamuulka ee dadweynaha u shaqeeya. Waxa uu madaxweynaha xasuusiyay Muj.Xasan Guure balanqaadyadii uu balan qaaday wakhtigii uu mucaaradka ahaa ee dhanka biyaha Hargeysa, waxaanu su’aalo iska waydiiyay balanqaadyadaas iyo xaalada madaxweynahu […]

Madaxwayne Ismacil Cumar Gelle Oo Amaanay Kaalinta Uu Suugaanta Somalida Kaga Jiro Abwaan Xasan Ganay

(maantasomalilan)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaciil Cumar Gelle ayaa ammanay qaabka farshaxanka leh ee uu sugaantiisa bulshada ugu soo gudbiyo Abwaanka caanka ah ee Xasan Xaji Cabdillaahi (Xasan Ganay) Madaxweynaha Jabuuti ayaa ku sifeeyay Xasan Ganay Abwaan sugaantiisa sawir ahaan dadka ugu soo gudbinayso waxa uu kaga hadlayo, sidaana wuxuu ka sheegay maruu u waramaayay ilaacadda Codka […]

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay dhalin yarada beesha gabooye oo ay hogaaminayeen guddiga akadamiga (Academy)-ga horumarka, iyo waxbarashada ee beeshaasi

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay dhalin yarada beesha gabooye oo ay hogaaminayeen guddiga akadamiga (Academy)-ga horumarka, iyo waxbarashada ee beeshaasi

Wasaaradda Duulista Oo Tafaasiil ka bixisay shan milyan Oo Dollar oo Kuwait ugu deeqday

  Hargeysa (maantaSomaliland.)- Wasaaradda Duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland ayaa shaacisay in dawladda Kuwait ay ugu deeqday Somaliland si loogu balaadhiyo casriyaynta madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport Hargeysa. Sidaasna waxa lagu shaaciyay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray afhayeenka wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Md. Saddaam Maxamed Axmed, waxaanu u dhignaa sidan:- […]

Golaha Wakiilada ayaa fadhigii maanta waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen wax ka badalka xeerka ooliska

Golaha Wakiilada ayaa fadhigii maanta waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen wax ka badalka xeerka ooliska, fadhigan oo uu shirgudoominaayey gudoomiyaha golaha wakiilada mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) Shirgudoonka ayaa xildhibaanadii fadhigaa ku sugnaa ku wargaliyey in cod loo qaadi doono ansxinta xeerka booliska Somaliland, kaas ka soo gudbay golaha guurtida oo kaabis iyo […]

Guddida Cadaaladda ayaa maanta dhagaysatay markhaatiyayaal looga baahday cadeymo ka dhan ah Garsoorayaal iyo Xeer Ilaaliyaal ah ku socoto dacwad lagu soo oogay

Hargeysa(MSL) Guddida Cadaaladda ayaa maanta dhagaysatay markhaatiyayaal looga baahday cadeymo ka dhan ah Garsoorayaal iyo Xeer ilaaliyaal ah ku socoto Dacwad lagu soo Oogay, kuwaasoo lagu soo eedeeyey Musuq maasuq iyo wax is-daba marin. Dacwadan oo in muddo ah socotay ayaa la sheegayaa in lagu Oogayo ugu yaraan Afar qof oo ka hawl-gala Maxkamadaha Hargeysa, […]

Tuuladda Boodadheere oo hoos timaadda degmada Gaashaamo ee gobolka Dhagax Buur ayaa la sheegay inay in uu dagaal ku dhex maray ciidamo ka tirsan liyuu booliiska dawlad deegaanka soomaalidda itoobiya iyo dad shicib ah oo xoolo dhaqato ah

    Burco (MaantSomalilan)- Tuuladda Boodadheere oo hoos timaadda degmada gaashaamo ee gobolka dhagax buur ayaa la sheegay inay in uu dagaal ku dhex maray ciidamo ka tirsan liyuu booliiska dawlad deegaanka soomaalidda itoobiya iyo dad shicib ah oo xoolo dhaqato ah oo ku nool tuuladda boodadheere. dagaal ayaa sababay dhaawaca 2 qof oo ka […]

Hayadda Akaadamiga Nabadda oo sheegtay in markii saddexaad loo magac bixisay doodii Asxaabta Mucaaridku ku baaqeen

Hargeysa, (MaantaSomaliland) Sida uu maanta shaaciyey Guddoomiyaha fullinta ee Akaademiga Nabada iyo Horumarka Somaliland Maxamed Faarax ayaa ka warbixiyay halka ay marayso dooddii ay saddexda xisbi qaran ku heshiiyeen. Guddoomiyaha fullinta Akaademiga Nabada iyo Horumarka Somaliland ayaa sheegay inay xisbiyada qaranku ku heshiiyeen hanaanka loo qabanayo doodda, isla markaana ay isku raaceen in magac cusub […]

Guddoomiyaha xisbiga Muxaafidka ee Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hor yimid shirka Talo-qaran ee xisbiyada Mucaaradka ah abaabulayaan isla-markaana Khamiistii doraad saddexda xisbi sheegeen in laga heshiiyeen qabashadiisa.

Guddoomiyaha xisbiga Muxaafidka ee Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hor yimid shirka Talo-qaran ee xisbiyada Mucaaradka ah abaabulayaan isla-markaana Khamiistii doraad saddexda xisbi sheegeen in laga heshiiyeen qabashadiisa. Guddoomiyaha Kulmiye, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa sheegay inay xisbiyada ku heshiiyeen inay ka wada hadleen doorashooyinka iyo siyaasadda arrimaha dibada, balse […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com