Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 740)

Ma dhabaa in Doodii qaran Akadamiyadda Nabadu qabanayso?

Warar hoose oo aan wali soo shaac bixin ayaa sheegaya in kulamdii ugu danbeeyey ee ay sida is-daba jooga ah u yeeshee Guddoomiye Cirro oo ka wakiil ah labada Xisbi Mucaarad iyo Guddoomiyaha Golaha Guurtidda oo meteleya Xukuumaddu isla meel dhigeen in gacan ka madax banaan labada dhinac loo dhiibo qabashada Dooda Qaran ee ay […]

Jaadka Miirooga Oo Maalinle U Yimaadda Ceerigaabo Iyo Xukuumadda Oo Mooggan Cashuurta Kaga Maqan

Maandooriyaha Jaadka loo yaqaanno Miiroo ayaa muddooyinkan ugu danbeeya wuxu si maalinle ah isagoo ay sidaan gaadiid u gaar ahi wuxu soo gelayaa magaalada Ceerigaabo. Kaasoo aan sidan oo kale hore looga baran inuu u yimaaddo gudaha magaalada Ceerigaabo haseyeeshee xilliyada qaarkood lagu arki jirey degaannada Sanaag-bari ee gobolka Sanaag. Qiimaha Jaadkan oo ah mid […]

Xaflad balaaran oo ka dhacday Zurich ayaa lasoo gabagabeeyay waxaana la sameeyay isku aadka Wareega 16-ka ee Champions League

(msl)Xaflad balaaran oo ka dhacday Zurich ayaa lasoo gabagabeeyay waxaana la sameeyay isku aadka Wareega 16-ka ee Champions League waxaana kasoo baxay kulamo adag oo la dhihi karo waa kuwii ugu cuslaa. Bayern Munich ayaa wajahi doonta mar kale Arsenal oo ay xili ciyaareedkii hore ku beegantay, sidoo kale Manchester City ayaa mashaqo lugaha la […]

”Waxa lagu xantaa Madaxweyne Siilaanyo, waa nin habar-jeclo ah,oo waa qabiili, ISAAQU waxa weeyaan Habar-jeclo iyo Habar-magaado, waxaan ku idhi Guddoomiyahayaga Guurtida Saleebaanoow Habar-magaado waan ka xishoonaa, ee maxaa Habar-jeclo looga xishoon-waayey XAAJI CABDIWARAABE

”Waxa lagu xantaa Madaxweyne Siilaanyo, waa nin habar-jeclo ah,oo waa qabiili, ISAAQU waxa weeyaan Habar-jeclo iyo Habar-magaado, waxaan ku idhi Guddoomiyahayaga Guurtida Saleebaanoow Habar-magaado waan ka xishoonaa, ee maxaa Habar-jeclo looga xishoon-waayey XAAJI CABDIWARAABE

Xaaji Cabdikariin Xuseen oo ah odayga ugu da’ada weyn Somaliland, isla markaana ka mid ah mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland oo wakhtigan da?diisu tahay 117-jir ayaa waxa uu is-barbar dhig ku sameeyeey madaxweynayaashi xilka madaxtinimada dalka Somaliland isaga kala danbeeyey, iyo mid-ba halka uu hannaanka dhismaha dawladnimo soo gaadhsiiyey ee lagu xasuusto. Oday Xaaji Cabdi Waraabe […]

wararka ay helayso shabakada Caalamiga ah ee MAANTASOMALILAND.COM ayaa sheegaya in Boobe Yuusuf Ducaale xil looga magacaabayo xisbiga UCID

wararka ay helayso shabakada Caalamiga ah ee MAANTASOMALILAND.COM ayaa sheegaya in Boobe Yuusuf Ducaale xil looga magacaabayo xisbiga UCID. Boobe yuusuf ducaale oo ahaan jiray wasiirkii hore ee wasaradda warfaafinta somaliland waxa wararku sheegayo in gudomiye faysal uu boobe u magacabayo jagada xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee ucid oo dhaawan uu iska casilay […]

Taariikhda Magaalada Berbera W/Q: Cali Cabdi Coomay

Taariikhda Magaalada Berbera W/Q: Cali Cabdi Coomay Berbera waa magaallo taariikh fog, leh oo ay adag tahay in la soo bandhigo taariikhdeed, oo dhan. Balse waxaynu soo bandhigi doonaa inta taariikhda qoran lagu hayo. Magacii hore ee magaalda loo yaqaanay wuxuu ahaa Malao. Magacan Malao waxa laga soo xigtay inay isticmaali jireen Giriigii hore iyo […]

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Markab Dushiisa Kula Shiray Ciidanka La Dagaalanka…

Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Iyo Wefti uu hogaamnayo Kulan La Yeeshay Madaxda Hay’ada La Dagaalanka Budhcad Badeed Ee Midowga Yurub Ku Qabsoomay Markab Dagaal Ay France-ku Leeyihiin XUSEEN XARBI MAANTASOMALILAND.COM

Xoghaya Fulinta Dawlada Hoose Iyo Gudoomiyaha Gudida Arimaha Bulshada Golaha Deegaanka Xil Cibaado Maax Oo Maanta Iswada Jir Ah U Gubay Alaabooyin Wakhtigoodo Cadhay

Xoghaya Fulinta Dawlada Hoose Iyo Gudoomiyaha Gudida Arimaha Bulshada Golaha Deegaanka Xil Cibaado Maax Oo Maanta Iswada Jir Ah U Gubay Alaabooyin Wakhtigoodo Cadhay   HALKAN   KADAAWO XUSEEN XARBI  

Toban shirkadood oo ka mid ah kuwa hormoodka u ahaa laydhka laga isticmaalo caasimadda Hargeysa, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay ku midoobeen.DAAWOSAWIRADA

Toban shirkadood oo ka mid ah kuwa hormoodka u ahaa laydhka laga isticmaalo caasimadda Hargeysa, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay ku midoobeen.DAAWOSAWIRADA

Toban shirkadood oo ka mid ah kuwa hormoodka u ahaa laydhka laga isticmaalo caasimadda Hargeysa, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay ku midoobeen hal shirkad oo doonaysa inay casriyeyso adeegeeda ay siinayso bulshada. Munaasibad lagu shaaciyey midowga shirkadahan oo lagu qabtay maanta hool wayn oo uu hirgeliyey huteelka Guuleed ee magaalada Hargeysa, wasiirro ka […]

Guddoomiyaha Xisbul xaakimka Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka xarunta Guud ee Xisbiga Kulmiye isugu yeedhay xubnihii loo Ansixiyey guddida qaban qaabada shirweynaha Xisbiga Kulmiye

 (MAANTASOMALILAND)Guddoomiyaha Xisbul xaakimka Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka xarunta Guud ee Xisbiga Kulmiye isugu yeedhay xubnihii loo Ansixiyey guddida qaban qaabada shirweynaha Xisbiga Kulmiye, waxaanu u qabtay kulan uu kaga dalbaday in ay dib isugu noqdaan oo ay soo doortaan hogaan cusub, isagoo u qabtay illaa berri in ay aku soo dhamaystiraan si […]

DHALINYARADA DEGMOOYINKA GACAN-LIBAX, MOHAMUD HAYBE, AHMED DHAGAX, IYO 31-KA MAY OO GO’AAN WADAJIR AH KA SOO SAARAY QORSHAHA MAREEYAHA WAKAALADA BIYAHA HARGEISA

HARGEISA(maantasomaliland.com) DHALINYARADA DEGMOOYINKA GACAN-LIBAX, MOHAMUD HAYBE, AHMED DHAGAX, IYO 31-KA MAY OO GO’AAN WADAJIR AH KA SOO SAARAY QORSHAHA MAREEYAHA WAKAALADA BIYAHA HARGEISA KU LEEXINAAYO MASHRUUCII BIYO BALAADHINTA EE MAGAALADA UGUNA BAAQAY BULSHEYNTA DEGMOOYINKAAS IN KA GILGISHAAN CUNO-QABATAYNTA BIYOOD EE LOO MALEEGAYO DHALINYARADA OO GALABTA KULA HADLAYEY WARBAAHINTA HOTEL DALXIIS EE MAGAALADA HARGEISA AYAA SHIRKAASI […]

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan London kula yeeshay Saraakiil ka tirsan dawladda Britain

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan London kula yeeshay Saraakiil ka tirsan dawladda Britain

London(MSL)Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland. Md. Cali Maxamed Warancade, oo shafar shaqo ku jooga dalka Ingiriiska ayaa kulamo la yeeshay madax sare oo ka tirsan wasaarada arrimaha debadda dalka Ingiriiska. Md. Cali Warancade, oo kulan ka dib lahadlay warfidiyeenada ayaa sheegay kulankaasi isaga iyo masuuliyiinta wasaarada arrimaha debadda Ingiriiska. Ay kaga wadhadleen arrimaha ku saabsan […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com