Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 760)

Wefti balaadhan oo ka socda dawlad deegaanka Soomaalida itoobiya oo uu hoggaaminayo Madaxa Xarunta xisbiga dimuqraadiga shacbiga Soomaalida Itoobiya Axmed Maxamed Shugri isla markaana ay xubno ka yihiin xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada iyo masuuliyiin kale ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid Somaliland.DAAWO SAWIRADA

Wefti balaadhan oo ka socda dawlad deegaanka Soomaalida itoobiya oo uu hoggaaminayo Madaxa Xarunta xisbiga dimuqraadiga shacbiga Soomaalida Itoobiya Axmed Maxamed Shugri isla markaana ay xubno ka yihiin xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada iyo masuuliyiin kale ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid Somaliland.DAAWO SAWIRADA

(MSL)Wefti balaadhan oo ka socda dawlad deegaanka Soomaalida itoobiya oo uu hoggaaminayo Madaxa Xarunta xisbiga dimuqraadiga shacbiga Soomaalida Itoobiya Axmed Maxamed Shugri isla markaana ay xubno ka yihiin xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada iyo masuuliyiin kale ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid Somaliland. Weftigan ka socda dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxa kulan balaadhan […]

maayarka berbera oo cadeeyay inaanu kabixin xisbigiisii ucid DAAWO

Maayarka berbera oo dhawaan xukuumdau xaflad u qabatay in uu ku soo biiray  xisbul xaakimkaa ayaa hadana waji siyaasadeedkiisii hore soo baxay DAAWO BY XUSEEN XARBI

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu muddo toban maalmood ah uu socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Turkiga oo ay ka heleen marti-qaad rasmi ah. Madaxweynaha Somaliland oo galabta ka soo degay madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport,DAAWO SAWIRADA

(msl)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu muddo toban maalmood ah uu socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Turkiga oo ay ka heleen marti-qaad rasmi ah. Madaxweynaha Somaliland oo galabta ka soo degay madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport, ayaa sheegay in dalka Turkiga loogu […]

Maamulka Dekadda Berbera iyo maamulka kastamka Berbera, ayaa war-saxaafadeed wada jir ah oo ay soo saareen ay ku beeniyeen inaanay jirin warar sheegayay in shirkadda shiidaalka ka qodaysa ee Genel Energy ay Kontiinaro ay macdan ku soo guratay ka dhoofinayso marsadda Berbera, siday faafiyeen qaar ka mid ah saxaafadda dalku.

(msl)Maamulka Dekadda Berbera iyo maamulka kastamka Berbera, ayaa war-saxaafadeed wada jir ah oo ay soo saareen ay ku beeniyeen inaanay jirin warar sheegayay in shirkadda shiidaalka ka qodaysa ee Genel Energy ay Kontiinaro ay macdan ku soo guratay ka dhoofinayso marsadda Berbera, siday faafiyeen qaar ka mid ah saxaafadda dalku. War-saxaafadeed ay si wada jir […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu muddo toban maalmood ah uu socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Turkiga oo ay ka heleen marti-qaad rasmi ah.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu muddo toban maalmood ah uu socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Turkiga oo ay ka heleen marti-qaad rasmi ah.   Madaxweynaha Somaliland oo galabta ka soo degay madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport, ayaa sheegay in dalka Turkiga […]

Gudoomiyaha Shirkadda Kaluumaysiga Wadajir ee Degmada Maydh Cige Axmed Ismaaciil ayaa soo dhoweeyay hawlagalada kaluumaysi ee shirkada Pountas marine dhowaan ka bilaabi doonto xeebaha Somaliland.

Gudoomiyaha Shirkadda Kaluumaysiga Wadajir ee Degmada Maydh Cige Axmed Ismaaciil ayaa soo dhoweeyay hawlagalada kaluumaysi ee shirkada Pountas marine dhowaan ka bilaabi doonto xeebaha Somaliland.

Gudoomiyaha Shirkadda Kaluumaysiga Wadajir ee Degmada Maydh Cige Axmed Ismaaciil ayaa soo dhoweeyay hawlagalada kaluumaysi ee shirkada Pountas marine dhowaan ka bilaabi doonto xeebaha Somaliland. Gudoomiyaha oo u waramay saxaafada ayaa ku tilamaamay talaabo wanaagsan hirgelinta shirkada pountas oo maal gelin xoog leh ku samaynaysa dhinaca ka faa’iidaysiga khayraadka bada. [Iskaashato ahaan waanu soo dhoweynaynaa […]

RAALI GALIN DHAAAMAAN AAAAAAKHRISTAYAASHA SHABAKADA MAANTASOMALILALAN

DHAMAAN AKHRISTAYAASHAYADA WAXAANU KA RAALI GALIN NAYNAA SHALAY ILAA MAANTA OO AANU SHALAY ILAA MAANTA OO XAGA FARSAMADA HAWADA KAGA MAQNAYN BALSE SIDII CAADIGA AHAYD AAD HADA WAXII KA DANBEEYA AAD UGA HELI DOONTAAN AAAKHBAARTII XUSEEN XARBI

Wasiirrada Madaxtooyadda iyo Warfaafinta Somaliland ayaa maanta kormeer ku soo maray dhismaha iyo dayactirka lagu samaynayo jidka isku xidha Hargeysa iyo Berbera oo maraya marxalad gabo-gabo ah isla markaana ku siman illaa degmadda Dacar-budhuq oo la gaadhsiin doono magaaladda xeebta ku taalla ee Berbera.DAAWO SAWIRADA

Wasiirrada Madaxtooyadda iyo Warfaafinta Somaliland ayaa maanta kormeer ku soo maray dhismaha iyo dayactirka lagu samaynayo jidka isku xidha Hargeysa iyo Berbera oo maraya marxalad gabo-gabo ah isla markaana ku siman illaa degmadda Dacar-budhuq oo la gaadhsiin doono magaaladda xeebta ku taalla ee Berbera. Dayactirkan lagu sameynayo jidka laamiga ah ee isku xidha Hargeysa iyo […]

Kooxda AC Milan oo la sheegay in ay si rasmi ah ula xiriirtay kabtanka Man United

Kooxda AC Milan oo la sheegay in ay si rasmi ah ula xiriirtay kabtanka Man United

(maantasomaliland):-AC Milan ayaa la soo xariirtay kabtanka kooxda Manchester United Nemanja Vidic si uu u yimaado garoonka San Siro. Dafaca dalka Serbia ayaa waxa ugu harsan 12 bilood oo kaliya heshiiska uu kala joogo kooxda uu hogamiyo macalin David Moyes. Milan wakiil ka socda ayaa la soo xiriiray Vidic si uu ugu soo biro kooxda […]

Chelsea oo kula biirtay Tottenham, Man United iyo Arsenal saxiixa Andrea Pirlo

Chelsea oo kula biirtay Tottenham, Man United iyo Arsenal saxiixa Andrea Pirlo

(maantasomaliland):-Afarta kooxood ee ugu wa weyn dalka England ayaa si aad ah waxey u xiiseynaayan kubad qaabeeyah kooxda Juventus Andrea Pirlo kasoo macquul eey tahay in uu ka tago kooxdiisa . 34 jirkan ayaa heshiiska uu kala joogo kooxdisa waxa uu dhaci doono bisha June waxaana kooxdiisa ay dhawaan hakada galisay wada hadaladii ay kula […]

Kooxda Chelsea oo hogaamineysa loolanka Karim Benzema

Kooxda Chelsea oo hogaamineysa loolanka Karim Benzema

(maantasomaliland):-Chelsea macalinkeeda Jose Mourinho ayaa qoresheynaya in Karim Benzema uu kala soo wareego kooxda Real Madrid. Benzema ayaa qarka u saran bisha January in uu ka tago garoonka Santiago Bernabeu. Arsenal macalinkeeda Arsene Wenger ayaa diyaar u ah in weeraryahanka reer France uu kooxdiisa ku soo daro , iyadoona wargeyska Marca uu qoray in Mourinho […]

Kooxda Liverpool oo la wareegtay hoggaanka horyaalka Ingiriiska

Kooxda Liverpool oo la wareegtay hoggaanka horyaalka Ingiriiska

(maantasomaliland):-Liverpool ayay mar kale caawa ku hooyatay fooqa sare ee horyaalka Premier league kaddib guushii damaashaadka ahayd ee ay ka gaareen kooxda Crystal Palace. Reds ayaa Arsenal si ku meel gaar ah hoggaanka kala wareegtay, waxaana ay ku adkaatay 3-1. Goolal ay kala dhaliyeen Luis Suarez oo 14 daqiiqo shabaqa furay, Daniel Sturridge oo labeeyay […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com