Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 768)

Dowlada Turkiga Oo Kusoo Biireysa Dowladaha La Dagaalamaaya Al-qacidada Somalia.

Dowlada Turkiga Oo Kusoo Biireysa Dowladaha La Dagaalamaaya Al-qacidada Somalia.

(maantasomaliland):-Dowlada Turkiga, ayaa shaaca ka qaaday inay ka qeybqaadan doonto Dagaallada looga soo horjeedo Kooxda Alshabaab ee ka socda Somalia. Bekir Bozdag oo ah R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga, ayaa waxa uu Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ku yaalla Magaalladda Ankara, isagoona ka hadlay Xiriirka kala dhexeeya Xukuumadda Somalia, waxa uuna si diiran usoo dhaweeyay […]

Somaliland Oo Taariikhdeeda Markii Ugu Horeysay Maraykan Kaga Qayb Gashay Shir Caalami Ah Oo Lagaga Hadlayo Waxbarashadda

Somaliland Oo Taariikhdeeda Markii Ugu Horeysay Maraykan Kaga Qayb Gashay Shir Caalami Ah Oo Lagaga Hadlayo Waxbarashadda

(maantasomaliland):-Xukuumadda Somaliland ayaa kulan caalami ah kaga qayb gashay dalka Maraykanka.Shirkan oo lagaga hadlayay Waxbarashadda ayaa waxa Somaliland ku soo marti qaaday ergayga qaramadda Midoobay u qaabilsan Waxbarashadda.Somaliland ayaa waxa shirkaasi ku matalayay Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Waxbarashada Axmed Nuur Faahiye Iyo Cali Salaan Jirde oo ka tirsan Saraakiisha sarsare ee Wasaaradda Waxbarashada. Hadaba qoraal kooban […]

Ciyaaryahanka Juan Mata Oo Diyaar U Ah In Uu Udagaalamo Booskiisa Chelsea

Ciyaaryahanka Juan Mata Oo Diyaar U Ah In Uu Udagaalamo Booskiisa Chelsea

(maantasomaliland):-Ciyaaryahanka uu mustaqbalkiisa muranka hareeyey ee Chelsea Juan Mata, ayaa maanta ka hadlay mustaqbalkiisa naadiga reer London. Kubad abuuraha reer Spain Mata ayaa sheegay in haatan uu yahay mid ku qanacsan sii joogitaanka garoonka Stamford Bridge, ka gadaal markii uu asbuucan ka mid noqday xidigihii fursada u helay inay ciyaaraan kulankii ay 2-0 uga adkaadeen […]

Ciyaaryahanka Torres : Jose Mourinho eex mayaqaano

Ciyaaryahanka Torres : Jose Mourinho eex mayaqaano

(maantasomaliland):-Fernando Torres ayaan aaminsaneyn in tababaraha Chelsea Jose Mourinho uu janjeero Samuel Eto’o oo uu ka hormarinayo isaga ama Demba Ba. Tan iyo intii uu yimid dhamaadkii bishii August, Eto’o ayaa u muuqday inuu yahay dooqa koowaad ee gooldhaliyaha Chelsea. Laakiin Torres oo ku soo bilowday kulankii ay asbuucan ka badiyeen League Cup kooxda Swindon […]

Manchester United Oo Ku Dhaawaqday Qiimaha Ay Ku rabto Alex Song

Manchester United Oo Ku Dhaawaqday Qiimaha Ay Ku rabto Alex Song

(maantasomaliland):-Kooxda Manchester United ayaa isku diyaarin doonta marka la gaaro bisha Janaayo in ay soo qaadato laacibka khadka dhexe ee naadiga Barcelona Alex Song. 26-jirkaan horey ugu soo ciyaaray kooxda Arsenal ayaa waxaa caqabad ku noqotay inuu boos joogta ah ka helo garoonka Camp Nou, tan iyo markii uu ku biiray naadiga Barca. Macalinka kooxda […]

Ciyaaryahanka Lucas Leiva oo looga yeeray xulka Braz

Ciyaaryahanka Lucas Leiva oo looga yeeray xulka Braz

(maantasomaliland):-Kubadd bur buriyaha naadiga Liverpool Lucas Leiva ayaa dib looga yeeray gudashada wajibaadka qarankiisa bisha soo socoto. Xulka Brazil ayaa kulan saxiibtinimo la leh wadamada South Korea iyo Zambia. Waxaan markale xulka Brazil ka dhex muuqan doonin laacibiinta Kaka iyo Ronaldinho oo horaana bishii August looga soo tagay. Brazil ayaa waxaa sidoo kale kulamadaas dhaawacyo […]

Naadiga Inter Oo Wadada Guusha Cagta Saartay Kana Adkaatay Fiorentina

Naadiga Inter Oo Wadada Guusha Cagta Saartay Kana Adkaatay Fiorentina

(maantasomaliland):-Kooxda kubadda cagta Intermilano ayaa dhabada guusha cagta saartay ka dib markii caawa ay garoonka Sansiro ku garaacday kooxda Fiorentina oo si wanaagsan sannadkaan isu soo dhistay aadna u adag. Inter ayaa dib udagaalantay markii gool looga hormay ay laba gool ay ku badaleen ciyaaryahanada Esteban Cambiasso iyo Jonathan. Jusepe Rossi oo rigoore lagu galay […]

Heesta Cawayska Jimcaha Ka Daawo:- Hodan Abdirahman ft Nimcaan Hilaac (Ubaxa Soo baxa)

Faysal cali waraabe oo ka hadlay Xeerka Takaalifta wadooyinka ee la ansixiyey.(Daawo)

Xisbiga WADANI Oo Wasiirka Duulista Ku Eedeeyay Inuu Musuq-Maasuqay Lacagtii Madaarka Loogu Talagalay

Xisbiga  WADANI Oo Wasiirka Duulista Ku Eedeeyay Inuu Musuq-Maasuqay Lacagtii Madaarka Loogu Talagalay

(maantasomaliland):-Xisbiga mucaaridka ah ee WADANI ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay ku guul daraysatay in ay madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa uu noqdo Garoon ay ku soo dagi karaan nooc walba oo ka mid ah diyaaradaha isga kala Goosha Dunidda Dacaladeeda,una soo jeediyey in aanay diyaaradaha waawayn ku jujuubin in ay ka soo degaan Garoonka aan […]

Masuuliyiin Boorama Qaga Qayb Galay Kulan Wacyigalin Dhinaca Dhawrista Xuquuqda Caruurta Ah

Masuuliyiin Boorama Qaga Qayb Galay Kulan Wacyigalin Dhinaca Dhawrista Xuquuqda Caruurta Ah

(maantasomaliland):-Ururka Dhalinyarada wadaniga ah ee Gobolka Awdal ee AYODA ayaa maanta ku qabtay xarunta hanuuninta ee bartamaha magaalada Boorama kulan ay ujeedadiisu ahayd wacyigalinta bulshada ee dhinaca dhawrista iyo daryeelka xuquuqda caruurta, waxana kulankan ka soo qayb galaymadaxda degmada, kuwa gobolka, xildhibaano golaha degaanka Boorama ah, saraakiil ka socday ururada rayidka ah, kuwa haweenka, dhalinyaro, […]

Daallo Air-line Ee Saaka Oo Baalka Galisay Dhismaha Terminalka Madaarka Hargeysa

Daallo Air-line Ee Saaka Oo Baalka Galisay Dhismaha Terminalka Madaarka Hargeysa

(maantasomaliland):-Duulimaadkii saaka ee diyaaradda Daallo Air-line ayaa jiidhay Dhismaha Terminalka Madaarka Hargeysa kadib markii Baalka diyaaradu gaadhay Dhismaha madaarka. Wax khasaare ahi soo muu gaadhin sida ay Goob joogayaal ku sugnaa madaarku xaqiijiyeen, hase yeeshee ilaa hada baadka diyaaradda ayaa ku jira Dhismaha, waxaanay Maamulka Madaarka iyo Shirkaddu iska kaashanayaan sidii looga saari lahaa. Ilo […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com