Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 776)

Dhalinyaro Soomaali Oo Dhac Iyo Boob Ka Geysatey Dalka Mareykanka Oo Maxkamad La Hor Keenay (DAAWO)

(maantasomaliland):-Dhalinyaradaan Soomaalida ah oo lagu kala magacaabo Cabdulqadir Axmed, Najib Aaden iyo Xasan Cabdirisaaq ayaa waxaa la sheegay in dhawaan la horkeenay maxkamad kutaala magaalada Seattle ee dalka Mareykanka, dhalinyaradaas Soomaalida ayaa waxaa lagu soo eedeeyey budhcadnimo iyo inay dadka magaalada dhac u geysanayeen, dhalinyaradaan ayaa waxay ku tuureen dhulka islamarkaana ay madaxa ka saareen […]

SHir Jaraaid Oo Ay Saqdii Dhexe Ee Xalay Qabteen WAsiirradii Somaliland Ee Wada Hadalka Genel (DAAWO)

Heesta Cawayska Jimcaha Ka Daawo:- King Khalid HADIMO Official Music Video | HD

Madaxweynaha jamhuuryada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa berri la filayaa inuu xadhiga ka jarao Dugsiga Tababarka Ciidanka Qaranka oo laga hirgeliyay deegaanka Dararweyne ee duleedka Hargeysa.

Madaxweynaha jamhuuryada  Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa berri  la filayaa inuu  xadhiga ka jarao Dugsiga Tababarka Ciidanka Qaranka oo laga hirgeliyay deegaanka Dararweyne ee duleedka Hargeysa.

(maantasomaliland):-Madaxweynaha jamhuuryada  Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa berri  la filayaa inuu  xadhiga ka jarao Dugsiga Tababarka Ciidanka Qaranka oo laga hirgeliyay deegaanka Dararweyne ee duleedka Hargeysa. Dugsigan oo laguaa qaban dono xaflad aad u balaadhan waxa ka soo qayb gali doona dhamaan Ciidamadda kala duwan ee Dalka, waxana lagu maamuusi doonaa Dufcadii ugu horaysay […]

Wafdigii Dawlada Itoobiya Ugu Maqnaa Wada Xaajoodka Arinta Diyaarada Itoobiyaan Airline Oo Kulan Gaara La Yeeshay Safiir Ku Xigeenka Ingiriiska ee Fadhigiisu Yahay Adiss Ababa Itoobiya

Wafdigii Dawlada Itoobiya Ugu Maqnaa Wada Xaajoodka Arinta Diyaarada Itoobiyaan Airline Oo Kulan Gaara La Yeeshay Safiir Ku Xigeenka Ingiriiska ee Fadhigiisu Yahay Adiss Ababa Itoobiya

(maantasomaliland):-Waftigii Wasiirada ahaa ee uu mdaxwayne silanyo u diray xalinta iyo ka talo keenida hakadkii ku yimid Duulimadyadii diyaaradii Ethiopian Airline  ayaa kulan baladhan la yeeshay Safiir ku xigeenka ingiriiska ee magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka IToobiya. Kulankaasi oo sida la sheegay labada dhinac kaga wada hadleen  sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka labada […]

Kulan saddex geesood ah ayaa markii u horaysay shalay dhex maray xisbiyada UCID, Wadani iyo madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka

(maantasomaliland)Kulan saddex geesood ah ayaa markii u horaysay shalay dhex maray xisbiyada UCID, Wadani iyo madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka. Kulankan ayaa ahaa mid aan saxaafadda loo ogolayn oo ay albaabadu u xidhnaayeen, waxaanu qaatay qiyaastii saddex saacadood. Ma jiro wax war ah oo kulankaas ka soo baxay, laakiin ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika […]

Madaxweynaha Somaliland ayaa Qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay Hogaanka Xisbiga Kulmiye, kuwaas oo maalmahanba ka doodayay qaabka loo qabanayo Shirweynaha Xisbiga oo ku began dabayaqaada bisha Diisambar.

  Hargeysa(maantasomaliland) Madaxweynaha Somaliland ayaa Qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay Hogaanka Xisbiga Kulmiye, kuwaas oo maalmahanba ka doodayay qaabka loo qabanayo Shirweynaha Xisbiga oo ku began dabayaqaada bisha Diisambar. Kulanka Madaxweynaha iyo Hogaanka Kulmiye oo ahaa mid ay Albaadau u xidhnaayeen lama oga waxyaabaha lagaga wadahadlay, hase yeeshee ilo wareedyo u dhuun daloola doodad hex taala […]

Xukumada oo ku fashilantay dib u dhiska Madarka Cigaal iyo lacagtii ku baxday Madaarka oo noqotay Hal bacaad lagu lisay

Xukumada oo ku fashilantay dib u dhiska Madarka Cigaal iyo lacagtii ku baxday Madaarka oo noqotay Hal bacaad lagu lisay iyadoo Madaxwayne Siilanyo looga fadhiyo Badhitaan inuu ku sameeyo Fadeexadan oo u baahan in la ogaado halka ay martay 4.5 Milyan dollars oo galay Madarka Casimada ee Cigaal oo Wasiirka Duuloistu Masuul ka ahaa. Sida […]

Wasiirka Warfaafinta, Waygalinta iyo Dhaqanka. Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa jawaab ka bixiyey hadalo dhalliilo ah oo ka soo yeedhay xisbiyada mucaaridka ah, kuwaasoo la xidhiidhay sababaha ay shirkaddaha Genel Energy iyo Ethiopian Airline u joojiyeen hawlihii shidaal baadhista iyo duulimaadyada Somaliland.

Wasiirka Warfaafinta, Waygalinta iyo Dhaqanka. Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa jawaab ka bixiyey hadalo dhalliilo ah oo ka soo yeedhay xisbiyada mucaaridka ah, kuwaasoo la xidhiidhay sababaha ay shirkaddaha Genel Energy iyo Ethiopian Airline u joojiyeen hawlihii shidaal baadhista iyo duulimaadyada Somaliland.

(msl)Wasiirka Warfaafinta, Waygalinta iyo Dhaqanka. Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa jawaab ka bixiyey hadalo dhalliilo ah oo ka soo yeedhay xisbiyada mucaaridka ah, kuwaasoo la xidhiidhay sababaha ay shirkaddaha Genel Energy iyo Ethiopian Airline u joojiyeen hawlihii shidaal baadhista iyo duulimaadyada Somaliland. Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo uu weheliyo Wasiirul-dawlaha Maaliyadda Md. Cismaan […]

Xukuumadda Somaliland ayaa xiisadda degmadda Xariirad ee gobolka Salel u dirtay wefti Wasiirro ah oo ka kooban shan xubnood oo uu Hoggaaminayo Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Dr. Cabdi Aw Daahir Cali.

  (msl)Weftiga Wasiirka Xanaanadda Xoolaha waxa weheliya Wasiirrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda iyo Dib u Dajinta iyo Wasiir ku xigeenada Qorshaynta iyo xubno kale. Madaxa Wafdigan oo ah Wasiirka Xanaanada iyo Xoolaha Dr. Cabdi Aw Daahir oo saxaafada uga waramay ujeedada safarkooda ayaa waxa uu yidhi “ Waxa aan nahay wasiiro dhawr ah iyo wasiir […]

Mujaahid Xasan Ciise oo Ku Adkaystay Inaanay Ka Tanaasuli Doonin Shirka ay Ku Baaqeen

“ Xukuumaddu kama laha dalka dadka xoogna kumay qabsan, ee waa la doortay.” “ annagu ma nihin kuwii looga baqi lahaa in ay dalka duminayaan, waxaanu nahay kuwo uga lex jeclo badan dalka, Tacab badanna ka galay” Hargeysa(Hubaal)-Muj. xasan ciise jaamac oo ka mid ah siyaasiyiinta ku bohowday madasha wad-atashiga iyo Toosinta Qaranka, ayaa mar […]

Diyaarado Laga Leeyahay Dalka Itoobiya Oo Aan La Ogayn Ujeedadooda Oo Soo Dul Dagay Duleedka Xariirad+ Cabsi Xoogan Oo Dadka Soo Food Saartay.

Diyaarado Laga Leeyahay Dalka Itoobiya Oo Aan La Ogayn Ujeedadooda Oo Soo Dul Dagay Duleedka Xariirad+ Cabsi Xoogan Oo Dadka Soo Food Saartay.

(maantasomaliland):-Tan iyo saaka waabarigii ayaa waxa degaanka Xariirad laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ay samaynayaan laba diyaardood oo ah nooca qumaatiga u kaca ee loo yaqaan Helicopter-ta kuwaas oo ka soo kacaya dhinaca kale ee xadka ee Dalka Itoobiya. Diyaaradahan oo cabsi hor leh ku abuuray dadka degaanka ayaa waxa ay ku dageen buurta loo yaqaan Gari-go’an […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com