Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 784)

War-murtiyeed.Madasha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka Oo Bayaamiyey U Jeedadii Loo Asasay, Taabtayna Meelaha Ugu Daran Ee Xaalada Dalku Marayo

War-murtiyeed.Madasha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka Oo Bayaamiyey U Jeedadii Loo Asasay, Taabtayna Meelaha Ugu Daran Ee Xaalada Dalku Marayo

(maantasomaliland):-Madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranku waa madal isu keentay, mujaahidiintii SNM, aqoonyahan, wax-garad, siyaasiyiin, ganacsato, xubno ka mid ah Qurba-joogga Somaliland iyo muwaadiniinta Caadiga ah, waa madal ay wakiillo ku leeyihiin ururrada bulshada ee haweenka, dhalinyarada, iyo dadka laga tirada badan yahay, ee dhammaan Gobollada Dalka. Waa Madal ay xubin ka noqoshadeedu u furan tahay […]

Maxkamadda Sare Ee Somaliland Ayaa Xoriyadiisa U Soo Celisay Nin U Dhashay Waddanka Itoobiya Oo Muddo 13 Sanadood Ah Xabsiyada Ugu Xidhnaa Kiis Dil Ah Oo Lagu waayay.

Maxkamadda Sare Ee Somaliland Ayaa Xoriyadiisa U Soo Celisay Nin U Dhashay Waddanka Itoobiya Oo Muddo 13 Sanadood Ah Xabsiyada Ugu Xidhnaa Kiis Dil Ah Oo Lagu waayay.

(maantasomaliland):-Qaraar ka soo baxay Maxkamadda Sare Somaliland 30/06/2013, kuna dhawaaqeen Shan Garsoore oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa xoriyadiisa si buuxda loogu soo celiyay Nuuradiin Maxamed Cabdiqaadir “ina Mutaax X. Cali” oo ah Nin ka soo jeeda qoomiyada Oromadda ee waddanka itoobiya oo sanadkii 2001-dii Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ku xukuntay Dil, […]

Gobalka Hawd Caasimadiisa Bali Gubadle Oo Laga Hirgaliyay Xafiiska Cashuurha Bariga We Wsaarada Maaliyada

Gobalka Hawd Caasimadiisa Bali Gubadle Oo Laga Hirgaliyay Xafiiska Cashuurha Bariga We Wsaarada Maaliyada

(maantasomaliland):-magaalada baligubadle ee xarunta gobalka hawd ayaa laga higaliyay xafiiska cashuuraha bariga ee wasaarada maaliyada waa markii u horaysay ee xafiiska cashuuraha bariga laga hirgaliyo gobalkaasi hawd sida uu ku soo waramayo wariyahayagagosi hawd ee shabakada maantasomaliland.com waxaa uu sheegay in maamulaha kastamka hawd mudane maxamed cabdi ismaaciil uu xadhiga ka jaray isagoo u mahad […]

Daafaca Carlos Puyol oo aan ku soo laaban doonin garoomada ilaa…

Daafaca Carlos Puyol oo aan ku soo laaban doonin garoomada ilaa…

(maantasomaliland):-Daafaca dhexe ee kooxda Barcelona Carlos Puyol ayaa lagu soo waramaya in uusan ku soo laaban doonin kooxdiisa Barcelona ilaa bisha October. Kabtanka Barcelona ayaa la filayay in uu ku soo laabto tababarka kooxda kadib dhamaadkii kulamadi fasaxa tiiyoo aan dhicin. Laakiin jariirada AS ayaa soo warisay in kabtan Carlos Puyol uu dib ugu laabtay […]

Laacibka SNEIJDER : LIVERPOOL Koob kuma guuleysan karto Tasna wa sababta aan ku diiday

Laacibka SNEIJDER : LIVERPOOL Koob kuma guuleysan karto Tasna wa sababta aan ku diiday

(maantasomaliland):-kubad qabeeyah kooxda Galatasaray Wesley Sneijder ayaa xaqiijiayay in uu diiday in uu ku biiro kooxda Liverpool waxaana uu ku sababeeyay horyaal la’aanta heysato kooxda . Liverpoola ayaa isku dayday laacibkan in eey la soo wareegto ka hor intii shalay uu xermin suuqa kala iibsiga waxaan laacibka xulka Dutch uu ka doortay dalabkaas in uu […]

Ciyaaryahanka Leo Messi Oo jabiyay Rikoor Gadaal laga ogaaday

Ciyaaryahanka Leo Messi Oo jabiyay Rikoor Gadaal laga ogaaday

(maantasomaliland):-goolashii hat trick uu ka dhaliyay kooxda Valencia waxey u dhiibtay hogaanka goolasha horyaalka isagoo lah shan gool — Messi ayaa sidoo kala waxa uu goolashaasi oo dhasheen qeebtii hore uu ku noqday ciyaaryahankii sedaxaad ee soo mara taariiqda kooxda oo sedaxley ku dhaliyay qeebtii koowaad ee ciyaarta , sidoo kala goolasha waxa uu ku […]

Maalintii Saddexaad Oo Raaf Ka Socda Wadanka Malaysia Iyo Soomaali Jeelka Loo Taxaabay

Maalintii Saddexaad Oo Raaf Ka Socda Wadanka Malaysia Iyo Soomaali Jeelka Loo Taxaabay

(maantasomaliland):-Tiro dhalinyaro muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa habeenkii Labaad ku hooyanaya xabsi ka mid ah xabsiyada dalka Malaysia, kadib markii ay la kulmeen xilli raaf ka dhan ah ajaanibta bilaa sharciga ku jooga dalka Malaysia ay sameenayeen qaar ka mid ah ciidamada Boliska oo ay cawinayaan ciidamo loo yaqaan Rela Army. Xaafadaha ay Soomaalida ugu badan […]

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Cabdi-casiis Maxamed Samaalle Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Sanadka Fooda Innagu Soo Haya Ee 2014-Ka Mushaharka Mar Kale Loo Kordhin Doono Shaqaalaha Dawladda Oo Dhan.

(maantasomaliland):-Wasiirka Maaliyaddu waxa kale oo uu tilmaamay in odoroska Miisaaniyadda xukuumadda dhexe ee sanadka 2014-ka la gaadh siin doono 150 malyan oo Dollar. Wasiir Sammaalle waxa uu sidaasi ka sheegay mar uu shalay hor-tagay Barnaamijka la yidhaahdo “MAQAL DADKAAGA” ee ka baxa TV-ga Qaranka, halkaasi oo dadweyuhu ay Wasiirrada ku weydiiyaan su’aalo la xidhiidha shaqadooda. […]

Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay in la weeraray gaadiid uu la socday madaxweynaha Soomaaliya oo degmada Marko ee gobolka Shabeellada Hoose ku socday, kaddib markii Al-shabaab ay sheegtay inay weerartay gaadiidkii uu madaxweynuhu la socday

Marka. (msl)  Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay in la weeraray gaadiid uu la socday madaxweynaha Soomaaliya oo degmada Marko ee gobolka Shabeellada Hoose ku socday, kaddib markii Al-shabaab ay sheegtay inay weerartay gaadiidkii uu madaxweynuhu la socday. Afhayeenka howlgallada Al-shabaab Sheekh C/casiis Abuu-Muscab, ayaa war uu siiyay wakaaladda wararka AFP ku sheegay in A-shabaab ay weerar […]

Hogaamiyhii Aan Hogaaminta Lahayn (Qormadii 3-4aad) Cali Guray

Hogaamiyhii Aan Hogaaminta Lahayn (Qormadii 3-4aad) Cali Guray

(maantasomaliland):-Run ahaantii guusha SNM marka hore waxay ku xidhnayd dagaalka qoriga oo ka socday jiidaha hore waa nay iska ba yarayd inta ku xidhnayd hogaanka sare ee ururka iyo xataa inta badan xubnaha Gudida Fulinta iyo weliba Golahiisa Dhexe oo iyagu wakhtigooda ugu badan ku qaadan jiray inta ay jigjigi ugu bari yayso, marka laga […]

AL-shabaab Oo ka Hadashay Weerar Ay Ku Qaaday Madaxweynaha Soomaaliya

AL-shabaab Oo ka Hadashay Weerar Ay Ku Qaaday Madaxweynaha Soomaaliya

(maantasomaliland):-Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay in ay weerar ku qaadeen babuur la socotay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.Waxay sheegeen in weerarka uu ka dhacay waddada u dhexaysa Muqdisho iyo Marka. Hoobiyayaal ayay sheegeen inay ku weerareen baabuurta la socotay madaxweynaha oo ku sii jeeday xilligaas magaaladda Marka. Madaxweynaha ayaa halkaas u tegay in uu kaga qeybgalo […]

Xildhibaan Maxamed Xuseen Ciise Oo Ka Mid Ah Mudanayaasha Golaha wakiillada Somaliland, Ayaa Ugu Baaqay Mudanayaasha Golahooda In Ay Ansixiyaan Xeerka Caasimadda Oo Ku Jira Ajandaha Kalfadhiga 22 Oo Ay Ku Gudo Jiraan.

(maantasomaliland):-Maxamed Xuseen Ciise oo shalay u waramayay warbaahinta waxa uu sheegay in xeerkan casimaddu muhiimad u leeyahay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxana uu tilmaamay in uu u ololaynayo in la ansixiyo xeerkan caasimadda. Maxamed Xuseen Ciise oo arrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi, “Xeerkan waxa hore loo keenay golaha, waa loo qaybiyay, waa laga dooday […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com