Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 785)

Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa maanta ka war-bixisay hawl-galo ay wasaarad ahaan ka soo fuliyeen xog ogaal u noqoshada xaaladda dhabta ah ee ka jirta Gobolada Sool iyo Sanaag.

Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa maanta ka war-bixisay hawl-galo ay wasaarad ahaan ka soo fuliyeen xog ogaal u noqoshada xaaladda dhabta ah ee ka jirta Gobolada Sool iyo Sanaag.

(maantasomaliland):-Agaasimaha guud ee wasaaradda Qorshaynta C/rashiid Axmed Guuleed oo maanta la hadlayey wakaaladda wararka Somaliland ee Solna ayaa sheegay in ujeedada ay dhowaan wasaaraddu goboladaa uga hawlgashay ay ahayd in laga soo sameeyo qorshihii goboladaa ee qaybta ka noqon lahaa qorshaha heer Qaran ee sanadka 2014-2016. Md Cabdirashiid waxa uu sheegay inay maamulka heer gobol […]

Tababaraha Mourinho: Ozil Waxa uu La Mid Yahay Figo iyo Zidane Oo La Iskudaray

Tababaraha Mourinho: Ozil Waxa uu La Mid Yahay Figo iyo Zidane Oo La Iskudaray

(maantasomaliland):-Chelsea macalinkeeda  Jose Mourinho ayaa sheegay in tageero wayn uu u yahay laacibka dhawan galka ah ee kooxda  Arsenal Mesut Ozil. Mourinho ayaa la soo shaqeeyay  Ozil xiligiisii koooxda  Real Madrid. “waa cuyaaryahan xirfada badan . waxa  copy ahana ma sameeyo  —.waa ninka ugu fiican ee xertay nambarka 10 ee aduunka . qof walbana wuu […]

Ciyaaryahankii Hore Luis Figo Oo u Sharaxan Agaasimah Cusub Ee Kooxda Paris Saint-Germain

Ciyaaryahankii Hore Luis Figo Oo u Sharaxan Agaasimah Cusub Ee Kooxda Paris Saint-Germain

(maantasomaliland):-Garabkii hore ee kooxda  Inter  Luis Figo ayaa laga yaaba in uu noqdo agaasimah ciyaarah ee cusub ee kooxda  Paris Saint-Germain. PSG ayaa raadineysa agaasimo cusub Kadib markii Leonardo, uu iskacaslay xilka markii lagaaxay xili uuku xadguday garsoore. Kooxda Le Parisien ayaa wadahadal kulajirto 40jirkaan u dhashay dalka Portuguese. Figo ayaa qibarad u lahshaqadaan isagoo, […]

Ciyaaryahanka Di Natale Oo Wacad kumaray In Goolashiis Uu gaarsiindoono 200 Xili ciyaaredkaan

Ciyaaryahanka Di Natale Oo Wacad kumaray In Goolashiis Uu gaarsiindoono 200 Xili ciyaaredkaan

(maantasomaliland):-Udinese weeraryahankeeda  Antonio Di Natale ayaa ku riyoonaaya in uu dhaliyo goolkiisii 200 ee Serie A ka hor  inta uusan dhaamnin xiliciyaard kan horyaalka . “waxan doonayaa inaan  200 gool dhaliyo ,” captain kooxda ayasida yari. “waxaan u bahanahay 24 gool inaan hada aan dhaliyo  xili ciyaaredkan . 35j irkaan ayaa ku suganaa kooxda ilaa […]

Manchester United Maxaa usabab ahaa in ku guuldaraysato Suuqa kala iibsiga??

Manchester United Maxaa usabab ahaa in  ku guuldaraysato Suuqa kala iibsiga??

(maantasomaliland):-Manchester United ayaa suuqa kala iibsiga ku guuldaraysatay iyadoo keensatay oo kaliya Fellaini, su’aasha meesha taal ayaa ah maxaa ugu wacnaa inaay sidaasi wax u dhacaan? Wararka laga helaayo madaxda naadiga ayaa sheegaya in daqiiqadihii ugu danbeeyey ay si layaab leh ku weysay Fabio Coentrao iyo Herrera oo Atletico Bilbao u ciyaara. Fabio Coentrao ayaa […]

Kooxda Manchester United xagaagan Yaa yimid ? Yaase ka tagay

Kooxda Manchester United xagaagan Yaa yimid ? Yaase ka tagay

(maantasomaliland):-Waxaa yimid   Guillermo Varela (Penarol, £1m) Marouane Fellaini (Everton, £27.5m), Waxaa ka tagay Paul Scholes (waa uu fariistay) Scott Wootton (Leeds, £1m), Ryan Tunnicliffe (Ipswich, amaah), Frederic Veseli (Ipswich, xor), John Cofie (Barnsley, xor), Reece Brown (Watford, xor), Sean McGinty (Sheffield United, xor) Bebe(Pacos de Ferreira amaah) Nick Powell (Wigan, amaah) by abdikani

Chelsea Immisa xidig ayaa ku soo biirtay ama ka tagay xagaagan?

Chelsea Immisa xidig ayaa ku soo biirtay ama ka tagay xagaagan?

(maantasomaliland):-Xidigaha yimid   Andre Schurrle (Bayer Leverkusen, £18m), Marco van Ginkel (Vitesse Arnhem £9m), Cristian Cuevas (O’Higgins, £3m), Mark Schwarzer (Chelsea, free), Willian (Anzhi, £32m), Samuel Eto’o (Anzhi, free), Christian Atsu (Porto, 3.5m). Xidigihii ka tagay Jeffrey Bruma (PSV, £2.5m), Florent Malouda (Trabzonspor,) Ross Turnbull (Doncaster,) Yossi Benayoun (fasax), Thibaut Courtois (Atletico Madrid, season-amaah), Patrick […]

Yaa ku soo biiray ? yaase ka tagay kooxda Liverpool xagaagan?

Yaa ku soo biiray ? yaase ka tagay kooxda Liverpool xagaagan?

(maantasomaliland):-Xidigihii ay soo iibsatay Kolo Toure (Manchester City, xor), Luis Alberto (Seville, £6.8m), Iago Aspas (Celta Vigo, £7.5m), Simon Mignolet (Sunderland, £9m), Aly Cissokho (Valencia, amaah), Tiago Ilori (Sporting Lisbon, qiimo aan la shaacin), Mamadou Sakho (Paris Saint-Germain, qiimo aan la shaacin) Victor Moses (Chelsea, amaah). Waxaa ka tagay Andy Carroll (West Ham £15.5m), Danny […]

Xidigihii yimid iyo kuwii ka tagay kooxda Machester City xagaagan

Xidigihii yimid iyo kuwii ka tagay kooxda Machester City xagaagan

(maantasomaliland):-Waxaa kooxda yimid xidigaha Fernandinho (Shakhtar Donetsk, £30m), Jesus Navas (Sevilla, £15m), Alvaro Negredo (Sevilla, £20.6m), Stevan Jovetic (Fiorentina, £25.8m), Martin Demichelis (Atletico Madrid, £3.5m) Waxaa ka tagay Carlos Tevez (Juventus, £10m), Kolo Toure (Liverpool,xor), Wayne Bridge (Reading, xor), Ryan McGivern (Hibernian, xor), Roque Santa Cruz (Malaga, xor), Karim Rekik (PSV, amaah), Jeremy Helan (Sheffield […]

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo Fariin kulul u diray Madaxweyne Obama

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo Fariin kulul u diray Madaxweyne Obama

(maantasomaliland):-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa shir jaraaid oo uu qabtay sabtidii, waxa uu dhigiisa dalka Maraykanka Barack Obama ka codsaday inuu cadayn, buuxda oo la xidhiidha in xukuumada Madaxweyne Asad ee dalka Suuriya Adeegsatay Hubka Kimikalka ah soo hor dhigo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Vladimir Putin oo si gaar ah fariin ugu diraya Madaxweyne […]

Ciyaaryahanka Moses : waan ku faraxsanahay imaatinkeyga Liverpool

Ciyaaryahanka Moses : waan ku faraxsanahay imaatinkeyga Liverpool

(maantasomaliland):-Victor Moses ayaa ku biiray kooxda Liverpool isagoo amaah kaga yimid kooxda Chelsea ,waxaana uu uciyaari doonaa mudo sanad ah . Laacibka Nageria oo 22 jir ah ayaa ku baasay tjibaada caafimaadka waxana funaanadiisa lagu gudoonsiiyay xerada tababarka Liverpool ee Melwood. “Waan ku faraxsanahay imaatinkeyga Liverpool ,hadafkeygu waa in aan ciyaara oo aan caawiyaa kooxda […]

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse Ayaa Xilkii Ka Qaaday Wariye Xamse Cali Bulbul Oo Ahaa Madaxa Wararka Telefishanka Qaranka Somaliland.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse Ayaa Xilkii Ka Qaaday Wariye Xamse Cali Bulbul Oo Ahaa Madaxa Wararka Telefishanka Qaranka Somaliland.

(maantasomaliland):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa xilkii ka qaaday Wariye Xamse Cali Bulbul oo ahaa Madaxa wararka Telefishanka Qaranka Somaliland. Si cad looma oga sababta Wariye Xamse Cali Bulbul Xilka looga xayuubiyay, balse markii uu warkaasi soo baxay ayaanu la xidhiidhnay Wariye Xamse Cali Bulbul oo si Kooban noogu xaqiijiyay.Kaalintii laga qaaday […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com