Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 792)

Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka hadlay kullamo Madaxweyne Axmed Siilaanyo maanta Boorame kula yeeshay Madax-dhaqameedka iyo waxgaradka Gobolka Awdal.

Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka hadlay kullamo Madaxweyne Axmed Siilaanyo maanta Boorame kula yeeshay Madax-dhaqameedka iyo waxgaradka Gobolka Awdal.

(maantasomaliland):-Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka hadlay kullamo Madaxweyne Axmed Siilaanyo maanta Boorame kula yeeshay Madax-dhaqameedka iyo waxgaradka Gobolka Awdal. “Waxa uu madaxwaynuhu maanta qaabilay, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ee gobolka Awdal, si haboon oo milgo leh ayay u dhaceen dhamaan kulamadaasi, waxana tan sal u ahaa gobolka Awdal iyo dadkiisa oo […]

Cuqaasha Iyo Wax-garad ka Hadlay Askar Amardiido ku sameysay Maxkamada Burco Soona Jeediyay In talaabo Sharciga Waafaqsan Laga Qaado

Cuqaasha Iyo Wax-garad ka Hadlay Askar Amardiido ku sameysay Maxkamada Burco Soona Jeediyay In talaabo Sharciga Waafaqsan Laga Qaado

(maantasomaliland):-Waxgaradka Cuqaasha iyo odayaasha Beesha Dhibanihii kiiskii iska horimaadka ka dhaliyay Maxkamada Gobolka Togdheer iyo koox  ciidamada milatariga ka tirsan,ayaa shir jaraa,id oo ay  ku qabatay Magaalada Burco waxay kaga hadashay dhacdadaas waxaanay ka dalbatay Xukuumada, Madaxda sare ee ciidamada Milatariga in wax laga qabto Askarta Maxkamada rebashka ka abuurtay ee Xukunku ku dhacay isla […]

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Dib Ugu Laabtay Burco Sababo Laxidhiidha Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Ciidan Beeleed Diidan Sahanka Shidaalka Iyo Shirkada Shidaalka

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Dib Ugu Laabtay Burco Sababo Laxidhiidha Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Ciidan Beeleed  Diidan Sahanka Shidaalka Iyo Shirkada  Shidaalka

(maantasomaliland):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa galabta ku soo laabtay magaaladda Burco   kadib markii ay xaalad amaan daro ka soo cusboonaatay deegaanka Waraabeeye oo ay saaka ku dagaalami gaadheen Ciidan beeleed diidan sahanka Shiidaalka ee laga fulianyo dhulkaasi. Sida uu ku soo waramayo wariyahayaga  maantasomaliland  ee Gobolka Togdheer waxa saaka iska hor […]

Wada Hadalo U Bilaabmay Maamulka Puntland & Kooxda Khaatumo Iyo Dareenka Xukuumadda Somaliland

Wada Hadalo U Bilaabmay Maamulka Puntland & Kooxda Khaatumo Iyo Dareenka Xukuumadda Somaliland

(maantasomaliland):-Madaxda maleeshiyaadka Khaatumo ayaa wada hadalo la bilaabay maamul goboleedka Puntland, waxaanay magaalada Taleex kulamo kula yeesheen Madaxweyne xigeenka Puntland Cabdisamad Cali Shire, oo halkaas safar ku yimid. Maamulka Khaatumo, gaar ahaan garab uu horkacayo Axmed Karaash, oo ka mid ah madaxweynayaasha Khaatumo, ayaa doonaya inuu maamul goboleedka Puntland ka iibiyo qaybta ka tirsan kooxdaas […]

Wariye Ka tirsan Radio Hargesa Oo Maanta Ay Ciidamada RRU-du Si Badheedh Ah Gaadhi Ugu Dhufteen Jidh Dil Ba`ana U Gaystay.

Wariye Ka tirsan Radio Hargesa Oo  Maanta Ay Ciidamada RRU-du Si Badheedh Ah Gaadhi Ugu Dhufteen Jidh Dil Ba`ana U Gaystay.

(maantasomaliland):-Wariye-Cabdiqaadir Nuur Xuseen Dacar oo ka tirsan wariyeyaasha ka hawl gala Idaacada Dawlada ee Radio Hargeysa ayaa maanta ay ciidama RRU-da loo yaqanaa u gaysteen jidh dil kii ugu xumaa ee loo gaysto qof suxufi oo reer Somaliland ah,wariye Cabdiqadir ayaa saaka isago maraya agagaarka shacabka ee magalada Hargeysa gaar ahaan wasarada beeraha horteeda waxa […]

Madaxwayne Siilaanyo oo Sibiq ku dhaafay Gabiley iyo Shacabkii Soo dhawaynayay oo Saluugay Sida uu Muraayadaha uga Dalacday.

Madaxwayne Siilaanyo oo Sibiq ku dhaafay Gabiley iyo Shacabkii Soo dhawaynayay oo Saluugay Sida uu Muraayadaha uga Dalacday.

(maantasomaliland):-Madaxwaynaha somaliland Axmed maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo Safar ugu Maqnaa Gobolka Awdal oo kaga qayb galay qalinjabitii arday jaamacada Camuud ayaa Galabta si lama Filaan ah usoo dhaafay Gobolka Gabiley oo si wayn loogu Diyaargaroobay in lagu soo dhaweeyo iyada oo Dadka iyo baabuurta soo dhawaynta la sii tumay illaa iyo magaalada kalabaydh. Xubno ka […]

M/Xigeenka Puntland Oo Maanta Hadhka Shiid Lagaga Dhigay Iyo Socdaalkiisa Bari Ee Buuhoodle +Ciidanka Qaranka Oo Ku Ruqaansaday Jiida Buuhoodle.

M/Xigeenka Puntland Oo Maanta Hadhka Shiid Lagaga Dhigay Iyo Socdaalkiisa Bari Ee Buuhoodle +Ciidanka Qaranka Oo Ku Ruqaansaday Jiida Buuhoodle.

(MAANTASOMALILAND)m/xigeenka puntland oo dhawrkii maalmood ee ugu danbeeyay ku sugnaa degmada taleex ayaa warka naga soo gaadhay degmada taleex ay sheegayaan in maanta dadka ku nool degmadaasi ay shiid hadhka kaga dhigeen m/xigeenka puntland kuwaas oo ay soo abaabuleen maamulka khaatuma ee halkaa ka arimaya, intaa kadibna waxaa lagu celiyay qolka uu ka dagan yahay […]

Odayaal U Xidhnaa Xiisadda Xariirad Oo Xabsiga Boorama Laga Sii Daayay

Odayaal U Xidhnaa Xiisadda Xariirad Oo Xabsiga Boorama Laga Sii Daayay

(maantasomaliland):-Waxa Maanta ooda laga qaaday oo xabsiga dhexe ee Boorame laga sii daayay odayaal dhaqameed ka soo jeeda dhegaanka Xariirad kuwaas oo ku xidhnaa halkaasi muddo 2 bilood ka badan una xidhnaa dilal ka dhacay deegaankaasi. Wasiir ku xigeenka Qorshaynta Xasan Daahir Dhimbiil oo ka hadlay kulan qado sharaf ah oo loo sameeyay odayaashan ayaa […]

Madaxwayaha Jamhuuriyada Somaliland Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Ayaa Maanta Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Dhawr Ah Oo Dhinaca Horumarinta Ah Oo Ka Qabsoomay Magaaladda Boorame.

Madaxwayaha Jamhuuriyada Somaliland Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Ayaa Maanta Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Dhawr Ah Oo Dhinaca Horumarinta Ah Oo Ka Qabsoomay Magaaladda Boorame.

(maantasomaliland):-Madaxwayaha Jamhuuriyada Somaliland Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray mashaariic dhawr ah oo dhinaca horumarinta ah oo ka qabsoomay magaaladda Boorame. Waxa ku wehelinay Madaxweynaha xadhig ka jarkaasi wefti balaadhan oo ay xubno ka ahaayeen Wasiirro tiro badan, marwadda koowaad iyo maamulka gobolka iyo kan dagmada Boorama. Ugu horayn waxa uu […]

Tababaraha Kooxda Man United Moyes : Rooney wuxuu ku guuleystay in kulan walba lagu soo bilaabo

Tababaraha Kooxda Man United Moyes : Rooney wuxuu ku guuleystay in kulan walba lagu soo bilaabo

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Manchester United David Moyes ayaa sheegay in Wayne Rooney uu ku guuleystay in uu kulan walba ku soo bilaawdo kulamada ay ciyaareyso Man United. Kadib markii Rooney uu qaab sare uciyaaray kulankii Man United iyo Chelsea ayuu tababare David Moyes sheegay in Wayne uu muteystay in uu ciyaar walba soo galo bilawgeeda. “Waxaa […]

Waa kuma Ciyaaryahanka asbuucan ugu fiicnaa kooxda Arsenal?

Waa kuma Ciyaaryahanka asbuucan ugu fiicnaa kooxda Arsenal?

(maantasomaliland):-Xidiga khadka dhexe ee kooxda Aaron Ramsey ayaa loo magacabay xidiga asbuuca ee kooxda The Gunners kadib bandhigisii asbuucan. Taageerayasha kooxda Arsenal ayaa barta Twiiter-ka ugu codeeyay laacibka asbuuca ee kooxdooda waxaana ay 58% ucodeeyeen in Aaron Ramsey uu ahaa xidigii asbuucan uguu fiicnaa kooxda. Xidiga sare ee weerarka Lukas Podolski ayaa ka soo muuqday […]

Abaal marinta xidiga yurub :-Ribery, Messi iyo Ronaldo , laakiin Ronaldo ayaa laga cabsi qabaa in uu imaan waayo

Abaal marinta xidiga yurub :-Ribery, Messi iyo Ronaldo , laakiin Ronaldo ayaa laga cabsi qabaa in uu imaan waayo

(maantasomaliland):-Caawa ayaa lagu wadaa in lagu dhawaaqo abaal marinta xidiga qaarada yurub ee UEFA Best Player ,xili isla waqtigaas la sameyn doono iska aadka Champions League. Frank Ribery ,Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa caawa midkood noqon doona laacibka ugu wanaagsan qaarada yurub. Waxaa ucodeyn doona wariyaasha iyadoo isla waqtigaas la codeyn doono. Cristiano Ronaldo […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com