Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 804)

Shabakada Maanta Somaliland Iyo Heesta Cawayska Jimcaha Ka Daawo

n

Kooxda Liverpool oo aad ugu dhow inay heshiis la gaarto Kyriakos Papadopoulos

Kooxda Liverpool oo aad ugu dhow inay heshiis la gaarto Kyriakos Papadopoulos

(maantasomaliland):-Naadiga ku cayaarto garoonka Anfield ayaa shaaca ka qaaday inay soo afjari rabto heshiiska daafaca xulka Greece iyo naadiga Schalke 04 Kyriakos Papadopoulos, waxayna 21-jirkan Liverpool ku qaadan rabtaa 13-milyan oo pound waanq qiimaha ay Schalke horey u sheegtay inay xidigan kaga samri karto, sidoo kale daafacan dhalinta yar waxaa dabagal ku hayeen naadiyada Arsena, […]

6-Cayaaryahan oo bad baadin karaan kooxda Arsenal hadii macalin Wenger uu lasoo saxiixdo

6-Cayaaryahan oo bad baadin karaan kooxda Arsenal hadii macalin Wenger uu lasoo saxiixdo

(maantasomaliland):-Suuqa horyaalada Yurub lagu kala iibsado wuxuu xirmi doonaa labo todobaad kadib balse ilaa haatan naadiga Arsenal ma aysan soo iibsanin cayaaryahan tayo wanaagsan sidoo kalena kooxdan dhibaato cayaartooy yari ah ayaa soo wajahday madaama ay ka dhaawacan yihiin inta badan xidigaha ugu muhiimsan kooxdan sidaa darteed taageerayaasha daacada u ah Gunners-ka waxay cadaadis ku […]

Xildhibaan Xasan Muuse Hufane oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee laga soo dooray gobolka Awdal ayaa badhasaabka Awdal Cabdoo Aayar ku eedeeyay inuu wado kala qaybinta beelaha reer Awdal, tilmaamayna inuu la saftay dhinac gaar ah

HARGEYSA ((maantasomaliland):- Xildhibaan Xasan Muuse Hufane oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee laga soo dooray gobolka Awdal ayaa badhasaabka Awdal Cabdoo Aayar ku eedeeyay inuu wado kala qaybinta beelaha reer Awdal, tilmaamayna inuu la saftay dhinac gaar ah. Xildhibaanku waxa uu intaas ku daray in badhasaabka Awdal uu hor taagan yahay cabashooyin […]

Xiddiga Marouane Fellaini ayaa doonaya inuu ka tago kooxda Everton kuna biiro Manchester United ka hor inta aan sare loo qaadin qiimihiisa sanadka soo socda.

Xiddiga Marouane Fellaini ayaa doonaya inuu ka tago kooxda Everton kuna biiro  Manchester United ka hor inta aan sare loo qaadin qiimihiisa sanadka soo socda.

(maantasomaliland):-Xiddiga Marouane Fellaini ayaa doonaya inuu ka tago kooxda Everton kuna biiro Manchester United ka hor inta aan sare loo qaadin qiimihiisa sanadka soo socda. Xiddigan qadka dhexe ee reer Belgium ayaa waxaa haatan lagu qiimeeyey wax ka badan 23-milyan, waxaa lagu diiday Fellaini iyo saaxiibkii Leighton Baines adduun dhan 28-milyan bilowgii todobaadkan. Kooxda Everton […]

Kooxda Liverpool oo ka cabsaneysa in Real Madrid gor-goriso Suarez hadii Benzema laga iibsado

Kooxda Liverpool oo ka cabsaneysa in Real Madrid gor-goriso Suarez hadii Benzema laga iibsado

(maantasomaliland):-Kooxda Liverpool ayaa diidday in Arsenal ay ka iibiso weeraryahankeeda doonaya in uu baxo ee Luis Suarez, taas oo keentay in Arsenal u jaheysato weeraryahanka kooxda Real Madrid Karim Benzema. Liverpool ayaa hadda ka cabsaneysa in arinta Suarez ay soo laba kacleyso hadii Real Madrid ay weyso Benzema. Madrid ayaa horey loola xiriirinayay Suarez isagoo […]

Madaxa sare ee kooxda Manchester United ee dalka Ingiriiska, Ed Woodward ayaa u diray kooxda Chelsea warqad digniin ah u dirtay Chelsea oo ku saabsan gor-gorinta Rooney .

Madaxa sare ee kooxda Manchester United ee dalka Ingiriiska, Ed Woodward ayaa u diray kooxda Chelsea warqad digniin ah u dirtay Chelsea oo ku saabsan gor-gorinta Rooney .

(maantasomaliland):-Madaxa sare ee kooxda Manchester United ee dalka Ingiriiska, Ed Woodward ayaa u diray kooxda Chelsea warqad uu uga digayo in mar kale ay markale ay gor-goriyaan weeraryahankooda Weyne Rooney. Jariiradda Mirror ayaa sheegtay in Woodward uu si gaar ah ugu diray maal-qabeenka Chelsea iskaleh Roman Abromovic warqadda oo uga codsanaayo in aysan mar kale […]

Shirkada dahabshiil oo ah shirkada ugu balaadhan xawaaladaha somalida ayaa xarunta loo yaqaano oxford house oo ku taala bariga London ugu qabatay dhamaan wakiiladeeda ka hawl gala magaalada London training ku saabsan kor u qaadida iyo tayaynta adeega ay uu hayso bulshada,

London(maantasomaliland):-Shirkada dahabshiil oo ah shirkada ugu balaadhan xawaaladaha somalida ayaa xarunta loo yaqaano oxford house oo ku taala bariga London ugu qabatay dhamaan wakiiladeeda ka hawl gala magaalada London training ku saabsan kor u qaadida iyo tayaynta adeega ay uu hayso bulshada, Training ku saabsanaa sharciga la xidhiidha dirista xawalaada iyo bixinta hadaba training kan […]

Tollaay Reer Hebelow, taladu maanta ma joogto” Qalinka: Boobe yuusuf Ducaale ´ cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com

Tollaay Reer Hebelow, taladu maanta ma joogto” Qalinka: Boobe yuusuf Ducaale ´ cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com

(maantasomaliland) :-Qabiilkii dorraad yiil, Isticmaarki baa dumay, Shalay dabo-ka-naax iyo, Dibitaati baa waday, Maantana dillaal iyo, Dibbir baa ku xoogsada Waa dabin qarsoodiya, Ummadday ku dagayaan, Boobkay ku dedayaan, Qolo qoladan loo degay, Kama dhalan dadweynaha, Ragga dacarta huriyaa, Waa kooxo duumo ah, Daaddihiyayaashiyo, Maammulkay ku duran yiin, Qaar baa digtoorro ah, Digriigoodu madhan yahay, […]

guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland Cali Aw Yuusuf Axmed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland u qaybsameen labada xisbi ee Waddani iyo Kulmiye.

(maantasomaliland):-guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland Cali Aw Yuusuf Axmed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland u qaybsameen labada xisbi ee Waddani iyo Kulmiye. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland oo u waramayey HCTV waxa kale oo uu ka hadlay colaada ka taagan deegaanada […]

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

(maantasomaliland):-Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasheena meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa wararka xanta ah ee wargeysyada ka soo baxa Ingariiska, Spain iyo Talyaaniga ay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo aan saaka indhaha soo marmarinay. Xuquuqda wararkaan waxaa iska leh wargeysyada ama warbaahinta ku hor qoran, Laacib.net mas’uul […]

Ciyaaryahanka lionel Messi Oo Shaki Uu Ku Jiro Kulanka Malaga Ka Dib Jug Ka Gaartay Muruqa Bowdada.

Ciyaaryahanka lionel Messi Oo Shaki Uu Ku Jiro Kulanka Malaga Ka Dib Jug Ka Gaartay Muruqa Bowdada.

(maantasomaliland):-Barcelona ayaa xaqiijisay in Lionel Messi uu shaki ku jiro kulanka ay u safrayaan isbuuca soo socda Malaga, madaama jug ay ka soo gaartay muruqa bowdada. 26 jirkaan ayaa la bedelay ku dhawaaq xilligii nasashada ee qeybtii hore ee ciyaartii xalay ee lugta hore ee Supercopa de Espana ee ay la ciyaareen Atletico Madrid ciyaartaasoo […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com