Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 808)

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

(msl):-Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasheena meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa wararka xanta ah ee wargeysyada ka soo baxa Ingariiska, Spain iyo Talyaaniga ay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo aan saaka indhaha soo marmarinay. Xuquuqda wararkaan waxaa iska leh wargeysyada ama warbaahinta ku hor qoran, Laacib.net mas’uul […]

Khadra Sinimo hees cusub (CISHQI) 2013 somali music

Wargeska Daily Mirror: Gerrard Oo Nabadoon Ka Noqday Xalinta Qilaaf Dhex Yiilay Luis Suarez Iyo Tababare Rodgers.

Wargeska Daily Mirror: Gerrard Oo Nabadoon Ka Noqday Xalinta Qilaaf Dhex Yiilay Luis Suarez Iyo Tababare Rodgers.

(msl)-Steven Gerrard ayaa dib u heshiisiin ka shaqeeyay taasoo la filayo inay keento in Luis Suarez uu sii joogo Liverpool, sida ay qortay Daily Mirror. Gerrard ayaa xaliyay dhibaatadii dhex tiilay xiddiga diirada u saarnaa Arsenal Luis Suarez iyo tababare Brendan Rodgers, taasoo saameyn weyn ku yeelan karta xilli ciyaareedka Reds. Iyadoo Liverpool ay ku […]

Ururka Dhaliyaradda Ee Horumarinta Gobolka Saxil (SYDA) ayaa Xaflad Ku Qabtay Hoolka Jamacadda Badda magaladda Berbera Xafladaas Oo Lagu Soo Bandhigay Waxqabadka Ururka Iyo Waxqabaddka

Ururka Dhaliyaradda Ee Horumarinta Gobolka Saxil (SYDA) ayaa Xaflad Ku Qabtay Hoolka Jamacadda Badda magaladda Berbera Xafladaas Oo Lagu Soo Bandhigay Waxqabadka Ururka Iyo Waxqabaddka

Berbera (msl)Xafladda Waxaa ka Soo Qayb Galay Gudoomiyaha Gobolka Saxil ,Gudoomiye-Ku-Xigeenka Gobolka Saxil, Mareeyaha Dekedda Berbera , Mamulaha Kastanka Berbera, Isku-duwaha Wasaradda Waxbarashadda,Isku-Duwaha Wasaradda Cafamidka ,isku-Duwaha Wasaradda Beeraha ,Isku-duwaha Wasaradda Xananadda Xoolaha,Saladiinta Waxqaradka Gobolka Saxil Xafladan oo aad loo soo Agsimay ayaa ahayd Mid Aad Ugu Qurux Badan. Ururka Dhaliyaradda Ee Horumarinta Gobolka Saxil Ee […]

Wasiir wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyi-gelinta Cukuse Oo Ku Nuux-Nuuxsaday 10-ka Qoddob ee ugu Mudan Wax-qabadka Xukuumadda

Wasiir wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyi-gelinta Cukuse Oo Ku Nuux-Nuuxsaday 10-ka Qoddob ee ugu Mudan Wax-qabadka Xukuumadda

Hargeysa (msl)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyi-gelinta Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa faahfaahin iyo sharaxaad ka bixiyay waxqabadka ee ay xukuumadda Somalilad ku tallaabsatay saddexdii sanno ee ay jirtay iyo weliba guulaha qaran ahaan la gaadhay muddadaas. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu si gaar ah u lafo-guray tobanka qodob ee ugu waawayn waxqabadka […]

Falaqeenta Man City Vs New Castle, Pellegrini oo Tijaabadii ugu horreysay maraya

Falaqeenta  Man City Vs New Castle, Pellegrini oo Tijaabadii ugu horreysay maraya

(msl)-Kooxda Manchester City oo uu leylinaya macallinka reer Chile ee Manuel Pellegirini ayaa doonaya in ay guul ka gaaraan kulanka ugu horreeya ee macallinkan kulamada tartanka ah marka ay caawa la ciyaaraan kooxda New Castle kulanka furitaanka ee horyaalka Ingiriiska. Kooxda martida ah ee New Castle ayaanan ka badin kooxda Man City horyaalka England tan […]

Guddiga Taageereyaasha Arsenal ee AST oo dallbaday isbeddel iyo in Wenger uu baxo

Guddiga Taageereyaasha Arsenal ee AST oo dallbaday isbeddel iyo in Wenger uu baxo

(msl)-Guddiga Taageereyaasha Arsenal ee loo yaqaano AST (Arsenal Supporters Trust) ayaa ku baaqay in aan heshiiska loo kordhin macallinka kooxda Arsene Wenger oo hal sano u harsan. AST oo 5% ku leh sheerka kooxda Arsenal ayaa ku eedeeyay maamulka kooxda iyo macallin Wenger iney sabab u yihiin fashil guud oo kooxda ku yimid gaar ahaan […]

Kooxda Juventus Oo Hanatay Koobka Supercoppa Italiana Ka Dib Markii Ay U Awood Sheegteen SS Lazio.

Kooxda Juventus Oo Hanatay Koobka Supercoppa Italiana Ka Dib Markii Ay U Awood Sheegteen SS Lazio.

msl:-Juventus ayaa sannadkii labaad oo isku xigta ku guuleysatay Supercoppa Italiana iyagoo u awood sheegtay kooxda Lazio oo ay ku garaaaceen 4-0, ciyaar xiiso leh oo ka dhacday Stadio Olimpico. Fursadihii ugu horeeyay ee ciyaarta ayaa ahaa laad xor ah oo uu Tevez kaga yaabsaday daafaca, laakiin Vucinic ayaa kubada cirka ku tolay. Arturo Vidal […]

Macallinka cusub Barcelona Tata Martino oo Sharraxay Sababtii uu u beddelay Messi

Macallinka cusub Barcelona Tata Martino oo Sharraxay Sababtii uu u beddelay Messi

(msl:-Kooxda Barcelona ayaa 7-0 ku garaacday kooxda Levante kulankii furitaanka horyaalka Spain, waxeyna ciyaartan qeybta hore lagu kala nastay 6-0. Macallinka cusub ee Barca, Tata Martino oo kulankan u ahaa kiisii u horreeyay ee xilligan u hogaamiyo Barca horyaalka Spain, ayaa garoonka ka saaray Lionel Messi wax yar uun kadib markii uu garoonka soo galay […]

Ciidanka Booliska ee Somaliland ayaa Maanta Xabsiga dhigay qaar ka mid ah qoysaskii dhaleen mujaahidiintii SNM ee ku geeriyooday Xorayntii Dalka.

Ciidanka Booliska ee Somaliland ayaa Maanta Xabsiga dhigay qaar ka mid ah qoysaskii dhaleen mujaahidiintii SNM ee ku geeriyooday Xorayntii Dalka.

Hargeisa(msl)Ciidanka Booliska ee Somaliland ayaa Maanta Xabsiga dhigay qaar ka mid ah qoysaskii dhaleen mujaahidiintii SNM ee ku geeriyooday Xorayntii Dalka. Dadkan Ciidamadu xidh-xidheen ayaa u badnaa Haween kuwaasi oo ka cabanayey dhibaatoyin haysta oo la soo darsay oo dhinca Nolosha ah iyaga oo sheegay in Xukumada madaxweyne Siilanyo hore ugu balan qaaday in ay […]

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta saamaxaad u fidiyey Guddoomiyaha Wargeyska madaxbannaan ee Hubaal iyo tifaftiraha wargeyskaas

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta saamaxaad u fidiyey Guddoomiyaha Wargeyska madaxbannaan ee Hubaal iyo tifaftiraha wargeyskaas

Hargeysa (maantasomaliland):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta saamaxaad u fidiyey Guddoomiyaha Wargeyska madaxbannaan ee Hubaal Mr. Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) iyo tifaftiraha wargeyskaas Mr. Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef), kuwaasoo Maxkamadda Gobolka Hargeysa hore ugu riday xukuno kala duwan, isagoo sidoo kale madaxweynuhu ogolaaday in xayiraada laga qaado wargeyska Hubaal. Maxkamadda […]

Markab Sida Toban Kun Oo Tan Oo Deeq Raashin Caawimo Ah Oo Soo Gaadhay Berbera

Markab Sida Toban Kun Oo Tan Oo Deeq Raashin Caawimo Ah Oo Soo Gaadhay Berbera

Hargaysa (maantasomaliland):-Markab sida raashin caaawimo ah oo loogu talo galay dadka danyarta ah iyo kuwaguddaha dalka ku barakacay ee degan magalooyinka Somaliland, kaasi oo isugu jira Bariis iyo Daqiiq oo dhan (1000) toban kun oo tan ayaa todobaadkan ku soo xidhay dekada magaalda Berbera. Sida uu sheegay wasiirka wasaaradda Dib-u-dejinta Somaliland Md. Axmed Cabdi Kaahin […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com