Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 819)

Siyaasiga Fu’ad Aadan Cade ayaa ka dhawaajiyey in hanankii dawladnimo ee dhanka horumarku ka maqan yahay guud ahaan deegaanada Gobolka Sool.

Siyaasiga Fu’ad Aadan Cade ayaa ka dhawaajiyey in hanankii dawladnimo ee dhanka horumarku ka maqan yahay guud ahaan deegaanada Gobolka Sool.

Hargeysa (maantasomaliland) Fu?aad Aadan Cade oo ah la-taliyaha arrimaha bariga ee madaxweyaha Somaliland ayaa carabka ku adkeeyey in xukumadan iyo tii horeba ay ka gaabiyeen horumarinta Gobolka Sool, waxaanu sheegay in dadka deegaankaas ay aad ugu haraad qabaan waxqabad la taaban karo. Fu’aad ayaa sheegay in haatan loo baahan yahay sidii laysku soo gaadhsiin lahaa […]

Abigail iyo Brittany Hensel waa laba hablood oo ah mataanihii isku yaallay ee inta la og yahay dunida ka badbaaday in ay saqiiraan ama geeriyoodaan xilli yar uun dhalashada kadib, waxay dhasheen iyaga oo leh jidh isku yaal, balse leh laba madax, laba wadne,

Oslo(maantasomaliland) Abigail iyo Brittany Hensel waa laba hablood oo ah mataanihii isku yaallay ee inta la og yahay dunida ka badbaaday in ay saqiiraan ama geeriyoodaan xilli yar uun dhalashada kadib, waxay dhasheen iyaga oo leh jidh isku yaal, balse leh laba madax, laba wadne, laba lugood iyo laba gacmood. Waxaana ay hawl-wadeenada caafimaadku sheegeen […]

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay inuu dib u qiimayn ku samayn doono xidhiidhka uu dalkiisu la leeyahay Ruushka in uu noqon karo mid sii shaqayn kara mustaqbalka

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay inuu dib u qiimayn ku samayn doono xidhiidhka uu dalkiisu la leeyahay Ruushka in uu noqon karo mid sii shaqayn kara mustaqbalka

Washington(maantasomaliland) Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay inuu dib u qiimayn ku samayn doono xidhiidhka uu dalkiisu la leeyahay Ruushka in uu noqon karo mid sii shaqayn kara mustaqbalka. Madaxwayne Obama Waxaa uu cambaareeyay Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin oo uu ku sheegay inuu u fakarayo sidii berigii dagaalka qabaw. Obama ayaa ku eedeeyay Putin inuu caqabad ku […]

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa gaashaanka ku dhuftay oo meesha ka saaray in dabkii ka holcay garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee JOMO KENEYATTA, aanu ahayn fal aragagaxiso,

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa gaashaanka ku dhuftay oo meesha ka saaray in dabkii ka holcay garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee JOMO KENEYATTA, aanu ahayn  fal aragagaxiso,

(maantasomaliland) Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa gaashaanka ku dhuftay oo meesha ka saaray in dabkii ka holcay garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee JOMO KENEYATTA, aanu ahayn fal aragagaxiso, sidaana waxa ku sheegay booqasho uu ku tagay garoonka diyaaradaha ee dabku qabsaday, waxaanu tibaaxay in amaanka garoonku uu yahay mid sugan oo si weyn […]

Weeraryahanka Faransiiska Karim Benzema ayaa la hadlay website-ka Adidas, iyadoo Real Madrid ay booqasho ku joogto USA, waxaana uu sheegay in mid ka mid ah hamigiisa inuu yahay inuu ku guuleysto Ballon d’Or.

(maantasomaliland) Weeraryahanka Faransiiska Karim Benzema ayaa la hadlay website-ka Adidas, iyadoo Real Madrid ay booqasho ku joogto USA, waxaana uu sheegay in mid ka mid ah hamigiisa inuu yahay inuu ku guuleysto Ballon d’Or. Isagoo ka hadlayay hamiga kooxda ee xilli ciyaareedkan waxa uu yiri: ” Waxaan u baahanahay inaan diirada saarno xaqiiqda ah inaan […]

Kooxda Arsenal ayaa qorsheyneysa in si dhaqsi ah ay 14 milyan oo gini uga soo iibsato kooxda Bayern Munichen, xiddigga khadka dhexe ee Luis Gustavo. Sidaas waxaa qortay jariiradda Daily mirror.

Kooxda Arsenal ayaa qorsheyneysa in si dhaqsi ah ay 14 milyan oo gini uga soo iibsato kooxda Bayern Munichen, xiddigga khadka dhexe ee Luis Gustavo. Sidaas waxaa qortay jariiradda Daily mirror.

(maantasomaliland) Kooxda Arsenal ayaa qorsheyneysa in si dhaqsi ah ay 14 milyan oo gini uga soo iibsato kooxda Bayern Munichen, xiddigga khadka dhexe ee Luis Gustavo. Sidaas waxaa qortay jariiradda Daily mirror. Arsenal ayaa dooneysa in Gustavo ay ka dul-qaaddo kooxaha Chelsea iyo Wolfsburg oo iyagana daneynaya adeegga ciyaaryahankan caalamiga ah ee u dhashay dalka […]

Xiddigga khadka dhexe ee kooxda Lazio, Hernanes oo u dhashay dalka Barzil ayaa aad loola xiriirinayay toddobaadyadii u dambeeyay kooxaha AC Milan, Inter iyo PSG.

Xiddigga khadka dhexe ee kooxda Lazio, Hernanes oo u dhashay dalka Barzil ayaa aad loola xiriirinayay toddobaadyadii u dambeeyay kooxaha AC Milan, Inter iyo PSG.

Xiddigga khadka dhexe ee kooxda Lazio, Hernanes oo u dhashay dalka Barzil ayaa aad loola xiriirinayay toddobaadyadii u dambeeyay kooxaha AC Milan, Inter iyo PSG. Madaxweynaha Lazio, Claudio Lotito ayaa caddeeyay in aysan marnaba iibin doonin kubad-sameeyahooda reer Brazil. Wuxuu sheegay in ay ka fikirayaan in ciyaaryahanka ay heshiiska u kordhiyaan maadaama qandaraaskii hadda uu […]

Kooxda Juventus ee heysata horyaalka Taliyaaniga ayaa aad loola xiriirinayaa xiddigga reer Serbia ee Aleksandar Kolarov oo daafaca dambe ee bidixda uga ciyaara kooxda Man City ee dalka Ingiriiska.

Kooxda Juventus ee heysata horyaalka Taliyaaniga ayaa aad loola xiriirinayaa xiddigga reer Serbia ee Aleksandar Kolarov oo daafaca dambe ee bidixda uga ciyaara kooxda Man City ee dalka Ingiriiska.

Kooxda Juventus ee heysata horyaalka Taliyaaniga ayaa aad loola xiriirinayaa xiddigga reer Serbia ee Aleksandar Kolarov oo daafaca dambe ee bidixda uga ciyaara kooxda Man City ee dalka Ingiriiska. Wararka laga helaayo dalalka Taliyaaniga iyo Ingiriiska ayaa sheegaya, in Juve ay diyaarisay 12 milyan oo yuuro oo u dhiganta 10 milyan iyo bar Gini oo […]

Arsenal ayaa guul la yaqaano ka gaartay Manchester City oo ku dubteen 3-1 ciyaar saaxiibtinimo oo ka dhacday Freindly Olimpic Stadium ee magaalada Helsinki ee dalka Finland

Arsenal ayaa guul la yaqaano ka gaartay Manchester City oo ku dubteen 3-1 ciyaar saaxiibtinimo oo ka dhacday Freindly Olimpic Stadium ee magaalada Helsinki ee dalka Finland. Ciyaaryahan Theo Walcott ayaa hogaanka u dhiibay Arsenal daqiiqadii 9aad ee ciyaarta ka dib markii kubad dhex bixis fiican oo fantastik ah ka helay Aaron Ramsey, iyadoo Walcott […]

Tiro lagu Qiyaasay lix qof oo tahriibayaal ah oo ku geeriyooday doon ay saarnaayeen ooku qarqantay xeebaha dalka talyaaniga

Tiro lagu Qiyaasay lix qof oo tahriibayaal ah oo ku geeriyooday doon ay saarnaayeen ooku qarqantay  xeebaha dalka talyaaniga

(maantasomaliland)- tiro lagu qiyaasay lix qof oo tahriibayaal ah oo ka mid ah tahriibayaal ku safraayay doon ayaa lagu soo waramayaa inay dhinteen ka dib markii doontii ay saarnaayeen ay kula qaraqantay xeebaha wadanka Talyaaniga, halka tahriibayaal kale oo doontan saarnaa oo aan tiradooda la cayimina ay soo samata bixiyeen doonyo ay leeyihiin ciidamadda Talyaaniga […]

Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalidda Itoobiya Md. Cabdi Maxamed Cumar, ayaa sheegay in ciidammadda dawlad deegaanka Soomaalidu ay raacaan oo ay soo qabteen 1800 oo Neef oo adhi ah iyo 560 oo Neef oo Geel ah oo jabhadda ONLF ay ka dhaceen dad shacab ah.

Jig-jiga (maantasomaliland)- Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalidda Itoobiya Md. Cabdi Maxamed Cumar, ayaa sheegay in ciidammadda dawlad deegaanka Soomaalidu ay raacaan oo ay soo qabteen 1800 oo Neef oo adhi ah iyo 560 oo Neef oo Geel ah oo jabhadda ONLF ay ka dhaceen dad shacab ah. Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay xoolahaasi u celin doonaan […]

Guddidii qiimaynta darajooyinka ciidammadda Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay dib u qiimayn doonaan oo ay darsi doonaan wixii cabasho ah ee ka soo baxda darajooyinka todobaadkan loo qeybiyay noocyadda kala duwan ee ciidmada dalka

(msl) Guddidii qiimaynta darajooyinka ciidammadda Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay dib u qiimayn doonaan oo ay darsi doonaan wixii cabasho ah ee ka soo baxda darajooyinka todobaadkan loo qeybiyay noocyadda kala duwan ee ciidmada dalka.Guddidu waxay sidaasi ku sheegeen shir jaraa’id oo ay ku qabteen Magaaladda Hargeysa isla markaana ay ku iftiiminayeen in […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com