Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 820)

The Sun: Roy Hodgson Oo Uga Digay Xiddigaha England Ee Chelsea In Rooney Kala Sheekeystaan Mustaqbalkiisa

The Sun: Roy Hodgson Oo Uga Digay Xiddigaha England Ee Chelsea In Rooney Kala Sheekeystaan Mustaqbalkiisa

Xiddigaha kooxda Chelsea ayaa laga mamnuucay inay Wayne Rooney kala sheekeystaan mustaqbalkiisa iyo inuu u dhaqaaqayo Blues inta ay wada joogaan xulka England. Tababaraha xulka Three Lions Roy Hodgson ayaa u sheegi doona ciyaartoyda Chelsea ee Ashley Cole, Frank Lampard iyo Gary Cahill inaysan ku dhiirogelinin weeraryahanka Manchester United Wayne Rooney inuu dhankooda u soo […]

Masuuliyiinta iyo xubnaha Gollaha madaxa banaan ee wadatashiga iyo toosinta ee dalka Switherland ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in Mdaxweynae Axmed Siilaanyo uu ka warwareego la kulanka xubnaha Siyaasiyiinta

(msl) Masuuliyiinta iyo xubnaha Gollaha madaxa banaan ee wadatashiga iyo toosinta Somaliland ee dalka Switherland ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in Mdaxweynae Axmed Siilaanyo uu ka warwareego la kulanka xubnaha Siyaasiyiinta, mujaahidiinta iyo aqoonyahanadda Gollaha madax banaan ee wadatashiga iyo toosinta, waxa kale oo ay dhaleeceeyeen doorka uu arrintan ka qaatay Guddoomiyaha golaha guurtidu, […]

Caasimadda dalka Soomaliya ee Muqdisho ayaa diyaarad hub iyo saanad milatari oo kala duwan u siday ciidamada nabad illaalinta ee Midowga Afrika ee AMSIOM

Caasimadda dalka Soomaliya ee Muqdisho ayaa diyaarad hub iyo saanad milatari oo kala duwan u siday ciidamada nabad illaalinta ee Midowga Afrika ee AMSIOM

Kampala- (msl)- Wararka ka imanaya caasimadda dalka Soomaliya ee Muqdisho ayaa xaqiijinaya in saaka oo Jimce ah diyaarad hub iyo saanad milatari oo kala duwan u siday ciidamada nabad illaalinta ee Midowga Afrika ee AMSIOM ay ku gubatay garoonka diyaaradaha ee magaaladda Muqdisho, waxaana ku dhintay Seddex ka mid ah shaqaalihii diyaaradda halka kuwo kelena […]

Wasiirka wasarada warfaafinta dhaqnka iyo wacigalinta Cabdilaahi Maxamed Daahir cukuse oo ku sugan dalka itoobiya gaar ahaan jigjiga

Wasiirka wasarada warfaafinta dhaqnka iyo wacigalinta Cabdilaahi Maxamed Daahir cukuse oo ku sugan dalka itoobiya gaar ahaan jigjiga

“Waxaanu shacabka Jamhuuriyadda Somaliland iyo shacabka dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya u dirayaa salaan anigoo u soo jeedinaya inay midoobaan isku duubnaadaan maadaama oo aynu nahay laba dal oo deris ah nolol wadaag leh, deegaan wadaaga, walaallo ah oo dunidda isugu xiga (wasiirka wasarada warfaafinta dhaqnka iyo wacigalinta)cabdilaahi maxamed daahir cukuse oo ku sugan dalka itoobiya […]

Muwaadinkii aan xiirin tinmihiisa intii uu kulmiye hayey talada dalka Maxamed Cali Cumar

Muwaadinkii aan xiirin tinmihiisa intii uu kulmiye hayey talada dalka  Maxamed Cali Cumar

Hargaysa(maantasomaliland) muwaadinkii aan xiirin tinmihiisa intii uu kulmiye hayey talada dalka maxamed cali cumar oo ahaa xildhibaanadii hadhay doorashadii golaha deegaanka ee dhawaan ka dhacday dalka ayaa dhamaan shacabka somalilannd tahniyad u diray ciidal fidriga awgeed isagoo ilaahay uga baryay inuu uu sanadka sanadkiisa ku gaadhsiiyo caafimaad qab iyo cimri dharer.muwaadinkan oo isgu aqn kala […]

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Aanay Ka Qayb-galayn Shirka Arrimaha Somaliya Lagaga Hadlayo Ee Ka Dhacaya Dalka Biljamka.warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Aanay Ka Qayb-galayn Shirka Arrimaha Somaliya Lagaga Hadlayo Ee Ka Dhacaya Dalka Biljamka.warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Aanay Ka Qayb-galayn Shirka Arrimaha Somaliya Lagaga Hadlayo Ee Ka Dhacaya Dalka Biljamka. Hargeysa(msl) Xukuumadda somaliland ayaa cadaysay in aanay ka qayb galay shirka looga hadlayo arrimaha somaliya kaas oo ka dhici doona dalak Biljamaka,waxa sidaa lagu sheegay war muartiyeed ka soo baxay madaxtooyada oo uu arrimahaas iyo qaar kaleba […]

Dhalinyaro ka mid ahyd urur siyaasadeedkii xaqsoor oo taageeray shirkii jaraaid ee shalay uu qabtay wasiirul dawlihii hore

Dhalinyaro ka mid ahyd urur siyaasadeedkii xaqsoor oo taageeray shirkii jaraaid ee shalay uu qabtay wasiirul dawlihii hore

(maantasomaliland)qaar ka mid ah garabkii dalinyarada urur siyaasadeedkii xaq soor ayaa caawa soo gaadhsiiyay shabakada caalamiga ah ee maantasomaliland.com nuqul qoraal ah oo nuxurkiisu ahaa sida wanaagsan ee uu uga hadlay wasiirul dawlihii hore ahaana siiyaasiyiinta ugu waawayn ururkii xaq soor eng/aadan dheere kuna taageereen hadalkiisii shalay ee ahaa xalinta khilaafaadkii sababeen dhawaan doorashooyinkii dalka […]

shaqaalaha shabkada caalamiga ah ee maantasomaliland.com oo hambalyo u diraaya dhamaan muslimiinta caalamka gaarahaan muwaadiniinta somaliland meel kasta oo ay joogaan munaasabada ciida awgeed by; xuseen xarbi

hargaysa(manatasomalilan.com) dhamaan shaqaalaha shabakada caalamiga ah ee maantasomaliland waxay hanbayo u dirayaan dhamaan muslimiinta caalamka gaar ahaan muwaadiniinta somaliland munaasabada ciidal fidriga awgeed waxaanay leeyihiin ku ciida ciid wanaagsan ilaahayna ciidaa ciideeda caafimad qab iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo .waxaananu salaan gaar ah diraynaa mar labaad akhristayaasha iyo booqdayaasha shabakada maantasomaliland.com meel kasta oo ay […]

Waxa saaka si weyn looga oogay goboladda dalka Jamhuuriyadda Somaliland munaasibadda iyo dabaal-degga ciidul fidriga. Waxaanay dadweynuhu salaadii ciida ku tukadeen masaajidada iyo Garoomadda waaweyn ee magaalooyinka dalka.

HARGEYSA (maantasomaliland.com)- Waxa saaka si weyn looga oogay goboladda dalka Jamhuuriyadda Somaliland munaasibadda iyo dabaal-degga ciidul fidriga. Waxaanay dadweynuhu salaadii ciida ku tukadeen masaajidada iyo Garoomadda waaweyn ee magaalooyinka dalka. Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka kumanaan qof kala qeyb galay salaada ciidul fidriga Garoonka kubadda cagta ee xaafadda xawaadle ee magaaladda […]

Wasiiru Dawlihii Hore Ee Wasarada Xananada Xoolaha Xukuumadii Rayaale Kana Mid Ah Ururkii Xaqsoor Oo Ka Hadlay Wadahadaladii Xukuumadda Iyo Xaqsoor, Madaxwayne Silanyona Ku Hambalyeeyay Bixinta Darajada Ciidamada.

Hargeysa(QNN)Wasiiru dawlihii hore ee wasarada xanaanada xoolaha ee xukuumaddii Madaxwayne Daahir Rayaale Eng.Aadan Daahir Maxamed kana mid ahaa masuuliyiintii urur siyaasadeedkii xaqsoor oo maanta shirjaraa,id ku qabtay magalada Hargeysa ayaa ka hadlay halka ay marayaan wadahadaladii xukuumadda madaxwyne siilanyo iyo xaqsoor halka ay marayso iyo waliba dareenkiisa ku aadan Golaha wadatashiga iyo Toosinta qaranka,ugu horayntii […]

Wargayska Washington Times ayaa boggisaafaalada 6 August ku soo saaray maqaal lagu eegayo cadaadiska ku socdashirkadaha lacagta dira ee Somalida.

Wargayska Washington Times ayaa boggisaafaalada 6 August ku soo saaray maqaal lagu eegayo cadaadiska ku socdashirkadaha lacagta dira ee Somalida.

Hargeysa (maantasomaliland.com)- Wargayska Washington Times ayaa boggisaafaalada 6 August ku soo saaray maqaal lagu eegayo cadaadiska ku socdashirkadaha lacagta dira ee Somalida. Maqaalkaas oo uu qoray Dr. Robert Rahn oo hore madax uga ahaa RugtaGanacsiga ee dalkaas ayaa ku dheeraaday dhibaatooyinka intii ka dambaysaySeptember 11, 2001kii lagu hayo xawaaladaha aduunka. Waxa maqaalka lagu sheegay in […]

Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa ka hadlay fal-celintii ay xukuumadda iyo dad uu sheegay in ay soo abaabushay ka bixiyeen Golaha Wadatashiga Iyo toosinta Qaranka oo hargeysa lagaga dhawaaqay.

Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa ka hadlay fal-celintii ay xukuumadda iyo dad uu sheegay in ay soo abaabushay ka bixiyeen Golaha Wadatashiga Iyo toosinta Qaranka oo hargeysa lagaga dhawaaqay. Waxa uu sheegay in aanu jirin hal qodob oo inta ka soo horjeeda Golaha […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com